"Qabiilka jacaylkiisu maaha mid diinta looga baxo" Sheekh Mustafe.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Комментарии • 35

  • @AbdishakuurAbdilaahi-q9q
    @AbdishakuurAbdilaahi-q9q 9 дней назад +9

    macalinka ugu fiican soomaalida ❤

  • @abdullahiadawe5637
    @abdullahiadawe5637 9 дней назад +3

    Jazakalahu kheer shikh Mustafa I wish Somali meel eydagto in muxadardan darbiyada loogu qoro❤

  • @barwaaqoWarsame
    @barwaaqoWarsame 9 дней назад +3

    Alle ha ku barakeeyo
    Kuwii fahma diinteena qiimaheega ee ku dhaqma Alle ha inaga dhigo
    Amiin! Amiin

  • @jaamacxasanmuuse535
    @jaamacxasanmuuse535 9 дней назад +4

    ماشاء الله الله يحفظك شيخنا الفاضل ❤

  • @adnantukale3131
    @adnantukale3131 9 дней назад +6

    Wllhi Shekhu wu ku daalay
    Somalida si Kasta wu ula hadlay
    Lkn ya ka dhagaysanya
    Alle ha xifdiyo shekha

  • @ismaelmuztaphe
    @ismaelmuztaphe 3 дня назад

    Macalinkayga
    Siyaasigayga
    Sheekhayga
    Indhahayga

  • @Mubaarak87
    @Mubaarak87 9 дней назад +3

    Caawa Xaqiiqda aaad gaart een ma sha Allah 👍

  • @popular7493
    @popular7493 9 дней назад +2

    اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤

  • @abdulkadirbuuxow427
    @abdulkadirbuuxow427 9 дней назад +3

    Culumada oo dhan hadii meel kawada istaagi lahayeen qabiilka iyo qabyaalada sida sheekh Mustafa umadana way isbadalilahayd

  • @Abdi_Rashid_Ozil_Yare
    @Abdi_Rashid_Ozil_Yare 8 дней назад +1

    Masha allah sheekh mustafe alle haku xafido mahadsanidiin bahda mmsomali tv

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 9 дней назад +1

    Allaha ku barakeeto sheekh
    Malaha mawduucu waxuu ku wacnaa islaamku siduu udaweeyay qabyaaladii foosha xumayd ee carab

  • @bukhaaribade2776
    @bukhaaribade2776 8 дней назад +1

    Waa muxaadiro xiligeedii timi !
    Illaahay diinteena ha ina fahansiiyo .

  • @MOHAMEDABDI_01
    @MOHAMEDABDI_01 7 дней назад

    Maansha allah

  • @haawomohamed4241
    @haawomohamed4241 5 дней назад

    Sheeq Mustafa waxa maanta socduu ka hadlaa Allaha noo xafido

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 9 дней назад

    Masha alllah sheekh mustafe nolow❤

  • @AbuBackar-dx7ow
    @AbuBackar-dx7ow 9 дней назад +1

    ilhayow dabigeen dhaaf ❤

  • @HAMDAMuuee
    @HAMDAMuuee 9 дней назад +1

    Waa runtiiisa qabiilkii iyo diintii qabiilka awood batay hada

  • @MoHass
    @MoHass 9 дней назад

    Waa sax hadalkaas, laakiin sidoo kale Khamrada in la cabo ama in naagta ay xijaamka ka takto iyo sinada loogama baxo diinta. Waa macaasi. Marka, sida kuwaas loola dagaalamo waa in qabyaaldana loola dagaalamo. Somalida Qabiilka iyo qabyaalada waa isku mid.

  • @CabdiMahamet
    @CabdiMahamet 9 дней назад

    Warkxari

  • @XusenMaxamad-je6uq
    @XusenMaxamad-je6uq 9 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @FalxadoSahra
    @FalxadoSahra 9 дней назад +1

    Madaxda in layska bedelo weeyaan

  • @ShadiaAhmed-g3m
    @ShadiaAhmed-g3m 9 дней назад +1

    ma wuusan nabigu scw noo dheegin aakhiru samaanka niman diinta u bartay dano gaara iyo maslaxadooda ku fulinaya oo inaga af badiya inay soo bixidoonaan?
    ninkan baaba kamida,sheekh mustafa dirir.
    oo ismoodaya inaan laga maarmin.

  • @sahalduale7531
    @sahalduale7531 9 дней назад

    30:23

  • @sahalduale7531
    @sahalduale7531 9 дней назад

    35:31 35:41

  • @RobertCallahan-m9e
    @RobertCallahan-m9e 4 дня назад

    Jones Matthew Hernandez Elizabeth Thompson Jessica

  • @ismalurebulshaawiyoutubechanel
    @ismalurebulshaawiyoutubechanel 9 дней назад +1

    Allah ha barakeeyo

  • @MustafeMahmuudMustafeMah-bi7nh
    @MustafeMahmuudMustafeMah-bi7nh 7 дней назад

    KHUDBADAN ASKARTY TOOS IGU SOCOTA

  • @User-T-c2v
    @User-T-c2v 9 дней назад +1

    Shiikh besha-dhaxe qabiil a wax kasta kala weyn