DEG-DEG Somaliland oo sheegtay Inaysan Baddeeda Iyo Khayraadkeeda ku doorsan doonin Citiraaf.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 янв 2025

Комментарии • 97

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz День назад +5

    Guul insha'Allah Somaliland guul insha'Allah Somaliland

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 День назад

      Somaliland guul they are capable leadership.❤❤❤❤

  • @sismail120
    @sismail120 День назад +6

    Nuuroow ni kan iska fogee inkastuu aad saaxiibo tihiin laakiin waa qof lafta ka xun oo godob ummada ka galay waa doqon carrab wayn oo badow ah

    • @ahmedismail2507
      @ahmedismail2507 День назад

      Waleee. Run ayad ka sheegtay Waa kuwa Dadka shacabka ah Kala fogeya

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 День назад +1

      Sida uu dadka u caayo ayaad adna u cayday. Maxa farqi ah oo idiin dhaxeeya??

    • @ahmedismail2507
      @ahmedismail2507 День назад

      @ yad lahadlaysa

    • @autonomie1913
      @autonomie1913 День назад

      Waa qof maskixiyin u xanuunsanaya

  • @Tea4ever-o8h
    @Tea4ever-o8h День назад +1

    Jail iidoor bay samayin haday saylac and Barbara u fariisato

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 День назад +4

    Guul iyo Gobonimo

  • @j.jilani4535
    @j.jilani4535 День назад +3

    The Somaliland project died at Goojacade. Insh allah, Awdal will leave the one clan enclave.

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 День назад +2

    أرض الصومال وخيراتها لشعبها

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv День назад +3

    ❤❤❤❤❤❤❤geesi guul insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Tea4ever-o8h
    @Tea4ever-o8h День назад

    True story good joob

  • @qassimyusuf9694
    @qassimyusuf9694 День назад +3

    Ogaaden wadad kuwanagsan islamnimada iyo Galonacaybka

  • @fifisaid6470
    @fifisaid6470 День назад +2

    Asc Wariyaashaya Qaliiga ah

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s День назад +1

    😂❤😂 Waa Run 👍💯😅😅

  • @anabhassan8361
    @anabhassan8361 День назад +1

    Jamhuriyada Somaliland ha odhan maamulka waa gaf and kagashay dadka reer somaliland

  • @alinoor6515
    @alinoor6515 День назад +1

    Somaliland has more vision than the federal govt of Somalia

    • @Bashi-h8w
      @Bashi-h8w День назад +1

      Masayrku dawo Málaha .
      Somalia kuma garanayso .
      Haka daba yuusin.

  • @fadumaabdi9765
    @fadumaabdi9765 День назад +2

    Kkkkkkk wallaahi cadaabka ayay u galeen siday ictiraaf u helilahaayeen waayo wixii khaniis dunida joogay bay soo kaxaysteen nimankoodiina waa isu guuriyaan dadkuudiina badh bay gaalaysiiteen cadaabkuna waaba intaa

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 20 часов назад

      Faqash ma shaqadii ad kongarayska maraynkan ka haysay bad ugu qaldaysaa adoon yahay 2025 la haysto qaniisnimadana aduunka uga dooda

  • @MustafeAbdi-e5x
    @MustafeAbdi-e5x День назад

    HUWAN Ayaa tihiin

  • @haydar378
    @haydar378 День назад +1

    Walaal badu hanoo danbayse malqaacadii noo soo celiya

  • @abdihafidali7595
    @abdihafidali7595 День назад +3

    Waar horta hadi ad kaso horjeedan aqoonsiga somaliland oo an ku badalanayno 21km oo base military ah waxay ka dhigan tahay inan umad dhan dantooda iyo hurmarkoda calamka ku hagajinayo, lakiin maxaad u dhaliili waydeen xasankan iyo somalia oo badii ku badashay wax alaala iyo waxaan la garanayn kaliya ay tahay yaan somaliland la aqoon San iyo shilimad yar oo saxeexa ah🫢🤫🧐🫣

    • @hakaam7___ali469
      @hakaam7___ali469 День назад

      Waar wa dad liita runtii, teeda kale horta camal an somaliland ahayn manay lahayn ragani ma views kiba galay somaliland 😂😂

    • @baaqshacab1440
      @baaqshacab1440 День назад

      Heshiiska somalia waa mid caalamka dhamaan kajiiraa oo sharci ah lkn maamuul laama gaali kaaro heshiis caalami ah dawlad kale

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 20 часов назад

      Futada faraha ka bax meeshu dhul xarod mahe se xage ka talisaa adoon yahow

  • @MaxamedYusuf-s6s
    @MaxamedYusuf-s6s День назад

    Waa Goor xeedho iyo fandhaal kaladhacee

  • @AbdirazakAhmednour
    @AbdirazakAhmednour День назад

    Walalayaal Sooraan ilahay ha u naxariistee ayaa waa hore yidhi " Ictiraafka ma cadaabta ayaan u doonanaa"

  • @omargass-o5y
    @omargass-o5y День назад +2

    Qaawane waziirkii maryaha dhigtay.

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 21 час назад

      Nacdal ha halku dhacdo dhaka xiirkii laga roonaha ahaa Waa ninki maryaha u dhigtay si rag kale janabi ahi u jeeclaadan caloishiisa iyo gadaashiisa. Kaasi wuu ceebeeyay wallee🤑 .

  • @AbdirazakAhmednour
    @AbdirazakAhmednour День назад

    Waxay ku jirtay riwaayadii xeerka Kufsiga.

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 День назад +1

    Waa nin rageed wasiirka cusubi runta ayuu sheegay waayo ina biixi benaale ayuu ahaa wuxu rabay inuu Samaroon iyo ciise madaxa isku galiyo Ethiopia

  • @hamsaibro6454
    @hamsaibro6454 День назад

    Cadawgii somaliland oo naxsan heshiiska 😂

  • @hakaam7___ali469
    @hakaam7___ali469 День назад +1

    Kaw waar walee wa yab somaliland waxn ahyn kuwani ma hayan views ki ba somaliland galay, war dantina raaca wxba dad tashaday oo dawlad iyo calan iyo ciidan iyo lacagba samaysaty, haku mashqulina. intad burush xaar leh mar marinaysan😂 haku dalina😂

  • @AhmedHandule-b5p
    @AhmedHandule-b5p День назад

    Baddayada kabaxa,oo Burdoow tiina beegsada

  • @siedmeash515
    @siedmeash515 День назад

    Waxaa muuqata in dayaxa somali ahaa somaliland waayo qofkii war isku dayaa hadaanu somaliland so qaadin muu waramin tasaa hubaal ah wabilaahi tawfiiq

  • @Mukhtaarmuxumedcabaas
    @Mukhtaarmuxumedcabaas День назад

    Belaale

  • @XaliimoMuuse-n8r
    @XaliimoMuuse-n8r День назад

    Waa soo dhaweeyey wasiirka iska dhiciya xasan dhiiqo

  • @Wanaagsane
    @Wanaagsane День назад

    Markaaa inuuu xasan sheeekh bada bixiyo waaa jano miyaaa hadiii sland bxiisan waa cadaaab miyaaa markaa

  • @IbrahimAreh
    @IbrahimAreh День назад

    Waa mushaakil siyaasadi somaliland oo caruurti tulooyinka qarijoqor ku dhashey falanqeynayaan

  • @MakoFarax
    @MakoFarax День назад

    Waad ku dawakhdeen somaliland ma is tidhaahdeen

  • @abdirahmanjama9290
    @abdirahmanjama9290 День назад

    Labadan nacas ee cagdheer Dalka Somaliland ayay ku waasheen

  • @anwarismailgedu5409
    @anwarismailgedu5409 День назад

    Waar hade Aakhiro xagay ina xigtaa ?

  • @YFC-lo9nj
    @YFC-lo9nj День назад

    Taasi baa kuu cadeenagsaa in dantii laga lahaa snm ama “somaliland” laga gaadhay.
    1. In dowladii dhexe lagu burburiyo, iyaga iyo jamhadii kale.
    2. In aynan Soomaali isku imaan, inta fartii looga taagoba ‘XAADIR’ ay ka oranayso “dowlada” Soomaaliyeed.

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 День назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂WAA XAQ IN AY AAN BADEENA 😂😂😂😂😂😂😂

  • @Fowsiya-p4m
    @Fowsiya-p4m День назад

    Caajib

  • @MakoFarax
    @MakoFarax День назад

    Cagdheer maxay ka taqaana somaliland waatan ku dawakhdee

  • @cabdirashiidawxashi1204
    @cabdirashiidawxashi1204 День назад

    Waxan hanbalyayna xumada cusub ee somaliland ogaanka gesimada leh ee ay qaadatay

  • @anabmohamed344
    @anabmohamed344 День назад

    inamadan ogaadeen ee halkan soo fadhiistaa somaliland markey ka hadlayaan waxey jecelyihiin iney dhulka la dhacaan ama deydayaan meelo khaladaad ka soo baxayaan

  • @XaliimoMuuse-n8r
    @XaliimoMuuse-n8r День назад

    Irirsamaale waxay dhaqan lu leeyihiin in bada iyo bariga ku xaraashaan

  • @mohamedfagadhe8606
    @mohamedfagadhe8606 День назад

    ASC WAAR UMADA BEENTA KA DAAYA NIMAN YAHOW WAAWEYNI MUUNA ODHAN HADALKAAS WASIIR BAKAAL

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg День назад

    Ma dhamaato

  • @YFC-lo9nj
    @YFC-lo9nj День назад

    Dhibtu waa iskala qobqobka iyo kala tafaraaruqa ay Soomaali ku jirto.
    Soomaalidu waa inay maamul gobaladeeda u gaarka ah ay ku boguudiyaan, inay dowlada dhexe la shaqeeyaan.
    Dowlada dhexe qaabkan ay wax u wadona waa inay wax fara badan ka badasho. Haday dan Soomaali ka shaqaynaso. Soomaaliya Soomaali baa iska leh. Ajinabiga ay dabo ordaysoo, waa inay joojisaa.

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 День назад

    Somaliland wixii gurguurte u diiday asagaa isla rabay lacagna ka qaatay imaaraadka xabashina ka iibiyey

  • @Abdiwahabmohamed-mc4cj
    @Abdiwahabmohamed-mc4cj День назад

    Layaab malihid guuleedow aduu axmaar ku gumaystaaayoo saaas ayaad laandheeere ugu sheeegaysaaa

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 День назад

    Cagdheer soyaasad ka sheekeyneysa

  • @mohamudosman3840
    @mohamudosman3840 День назад

    HADALO AAD JARJARTO AYAAD BARATEE HOYADAA AYAA KUGU DHASHAY BEENTA IYO WANJALADA AABAHA AYAA WALAALKII SOO BASAASI JIRAYE MAXAAN KAALA YAABI

  • @JaamacJamac-o9h
    @JaamacJamac-o9h День назад

    Daroodku waxay dowld sharciya uyaqaniin daroodka iyo hawiyaha

  • @haligrondin6821
    @haligrondin6821 День назад

    Carab iyo shinihii ayaa dekedo ka samaysanaysa meelkasta,
    Xataa maraykan ayaa u soo socda dekeda Barbara.
    Markaa maxaa looga xunyahay hadii ay Etobiya deked ka hesho dalala deriskeeda ah?
    Waayo dhul waa ninkii iska leh, hadii aad ninkale ka kiraysid markaa is agaran waydaan waad kala wereegi kartaa!!

  • @mohamudosman3840
    @mohamudosman3840 День назад

    IDINKU ADOON AYAAD TIHIINE MAXAA SLAND IDINKA GALAY SLAND CIQDADA AAD U HAYSAAN WAXBA KA QAADI MAYSO KU WAASHA SLAND

  • @FarxaanCali-j3w
    @FarxaanCali-j3w День назад

    Itoobiba soona xamar ka sii bad xasznow mid kale mz bixinkadhide

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad День назад

    Waar waaxasi hada shubaysan wxbajiraan horata Somaliland iyada badacas leh waxy doonto ayey kubedelaynaysa Ethiopia Iyo Somaliland maxaa arimahooda indhex galiyaa shaqo iddin taala ma ahee

  • @abdirizakabdilahi3453
    @abdirizakabdilahi3453 День назад

    Argagixisada soow maqirsana in somalilan tahay wasiirku

  • @akhalif579
    @akhalif579 День назад

    Kuwii qabyaaladu dishes ayaa somaliland ka hadlaya, ceeb bey ku tahay caqli beni adamka.

  • @mohamudosman3840
    @mohamudosman3840 День назад

    HORTA YAAD U MACNAYSAA CIDA KU DHAGAYSTA WAA CAGDHEER CAQLIGU CAGTA KAGA YAALO KKKĶKK RAGAN AAD WAX KA SHEEGAYSAA WAA KUWII BUUDHIGA MADHAN KAA KIRAYN JIRAY KKKKKLL

  • @ahmedismailabdullahi3821
    @ahmedismailabdullahi3821 День назад

    Musse Biixe marxalad adag uu marayey ayaad u malaysa in badda oo kaga siibanay, sidaa filayana run kama aheyn.

  • @BARKHADLEMEDIA
    @BARKHADLEMEDIA День назад

    Deegaankaaga guuleed dhuldhule ayaa laga dhahaa lasoco kkkkkk

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs День назад

    xasan sheekh argagixisada snm wuu soo afjray oo gawracay

    • @samaaraqurux2736
      @samaaraqurux2736 День назад

      Argaixiso ya 10nin ee hogaamiya Alshabaab wa darood iyo Hawiye aqoonsiga kuma xidhnaa bad Itobiya sino kaliya anaga siin aya helayaa mid caalami ah sii qora godadka ileen xlda xamilimaysane mid se kaga farxi kol hadi xsn hargysa iyo Berbera iman karin calankisuna katagayn

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d День назад

      Lagu gawrac sibiilxun xasan adaa wax uyaqaan oo uu kuxoreeyay falstiineey😂😂😂

  • @KhadarAxmed-i1b
    @KhadarAxmed-i1b День назад

    Maxaydu dhab ka handli magaca wasiirkaba magaranaysaane waar geelii utaga cagdheer yahay

  • @samaaraqurux2736
    @samaaraqurux2736 День назад

    Anago an bixin wxba aya ilahay na siinaya miyad dhimandoontan sii qota godadka

  • @AhmedMohamed-zk9ud
    @AhmedMohamed-zk9ud День назад

    Dagaalkii dacawaley ee aad ku dhiiqeysateen ee dhex marey idinka iyo muuse biixi....reer sh.isxaaq cadow ayaad u tihiin

  • @halimoabukar8642
    @halimoabukar8642 День назад

    Stop talking about Somaliland

  • @adenmaxmedcabdilaahi123-fi9zc
    @adenmaxmedcabdilaahi123-fi9zc День назад

    Ogaadeenow.barta.sidawarka.loosheegayo.ictiraafka.s.lndl.alaanoohayaidinku.abikahoosbaxa

  • @hargtech9301
    @hargtech9301 День назад

    Ogaadeen jaajus amxaaro. Amxaro idinka ayaa idiin deyney

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 День назад +1

    Wasiir qaawane dhaha

  • @Fowsiya-p4m
    @Fowsiya-p4m День назад

    Soomali Weele Dalku Rag Male

  • @libanmira1938
    @libanmira1938 День назад

    Dhul dhule

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 День назад +1

      Guled is we 30m while oromo is 35 million.Dont succumb to the cheap propaganda of Eithiopia.

  • @MaxamedCismaan-gn7gb
    @MaxamedCismaan-gn7gb День назад +1

    Asc dawlada cusub ee somaliland u dhalatay waa xukuumad u janjeedha soomaaliwayn

    • @saweeriyayusuf250
      @saweeriyayusuf250 День назад

      Markaa walalo baadaa somaliland ayaan Oromo siina iyo awdal muxu citraaf taraa haduu khayradakii laguu cuuno mid reer kulmiye oo waalaan baad thy kaa fadhiiso viva CIRO 🧡

  • @MunaAdan-r7p
    @MunaAdan-r7p День назад

    Beenata iska daa

  • @AhmedIbrahim-ut3wm
    @AhmedIbrahim-ut3wm День назад +1

    Awdal state waa somaliland munafaqin bada ithopia uma didanee aqonsiga Jamhuriyada SL 🟩⬜️🟥 ayey didan yiHiin

  • @Mukhtaarmuxumedcabaas
    @Mukhtaarmuxumedcabaas День назад

    Wareye beenalah ayaadtaha

  • @OmarMuhumed-pg9wm
    @OmarMuhumed-pg9wm День назад

    asc Guled iyo saxibkii Malin Walba Jadwalka Tgan Kwarama Sidokale Waxan idinlehay Sawacan Malin Wangsan uhorey Usocda

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg День назад

    DOQONIMO ogadeem

  • @legacyofafricakooshinducaa146
    @legacyofafricakooshinducaa146 День назад +1

    Kkkkkkk Ogadeen oo somali naaceb hadana siyaasadeenda faleenaya waa yoomalkiimihi

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv День назад

    Kkkkkkk Kkkkkkk Kkkkkkk

  • @siedmeash515
    @siedmeash515 День назад

    Waxaa muuqata in dayaxa somali ahaa somaliland waayo qofkii war isku dayaa hadaanu somaliland so qaadin muu waramin tasaa hubaal ah wabilaahi tawfiiq