Tinta waxaa ka daadiyo waa kala duwan yihiin for hooyada iyo gabarta aan caruur dhalin. Hoyada tinta waxaa kadaadiyo 1. Hormone ka isbadalaayo iyo low iron. 2. Dehydration 3. Insomnia 4. Poor nutrition choices 5. Daryeel la aan ama daryeel xumo 6. Chemicals 7. Stress 8. Exercise la aan iyo daal ama fatigue.
MashaAllah thank you quraxey aniga ninkeyga Naaag ayu gursadi waligey hata ma dihiin maha u gutsatay asaga lee is walay aniga qof an ka war qabin aya iska digaa 😂😂😂😂
Fekirkayga hada kudarsado farhiyo tawakaley timaha cream ama dawo la mariyo waxba mataran waxa laga yaba vitamin jirkaga kamaqan ama nafaqo bajira jirka nafaqo hadu helo tinta way ku baxaysa
Mashaallah tabarakallah farxiya tawakal allah kubarakeya wallahi manta waqoslay wa lislasowadajabay lkn jabka walokala nugulyahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ love you macanto allah kuxifdiya
Haka Xiirin abayo Ku dadaal Isbuuci mar cilaan iyo Qasil iyo Dhaga Yare iyo Basal iyo Toon Isku Dar u mari Gacantana ku Haay Tinta Ha Dabin 4 Kuus Ugu dhig intey guriga Joogan Saliidna Salka Haka Marin Isbuuci Hal mar Saliid ugu shub ila salka Habenki Ku seexi Su Bixii Ka Dhaq Kadib Saliid yar ama Kareen Yar kor ka Mari Kadib U kuus @UmuUpthirahmaan
gabdho ani agolka idhibay axl hada xal u helay kuli al qaando kadhig wlh m.a ana niiga huba abayo mcn ina soo duceys coffe bakin soda sonkor qalka salid qaombe shambo
Tinta waxaa ka daadiyo waa kala duwan yihiin for hooyada iyo gabarta aan caruur dhalin.
Hoyada tinta waxaa kadaadiyo
1. Hormone ka isbadalaayo iyo low iron.
2. Dehydration
3. Insomnia
4. Poor nutrition choices
5. Daryeel la aan ama daryeel xumo
6. Chemicals
7. Stress
8. Exercise la aan iyo daal ama fatigue.
Jafitaanka waaba dhiira galin caadi
Farxiyo quruxey noo soo badi❤
Walaahi waligey aroos ma aadin xaflad ma aadin hooyaan aahy waliba yar alxm maanta gurigeyga maryo labisah dhan saako iyo xijaab aakayaala waalahi aygana ciidii aan gaty baraafuun maan 100 kabixi karaa ilaahaa ilahe shoobine maba soogado qofwalba jeebkiisa haku xisaab tamo🎉 ceeb maahn lacagtaan micna darada aad kubixineysaan iska daayaa aaqiro waaleydinsoo istaajinaa kabad badiska mafiicna wixii kaasoo hara sadaqeyso wll😢 maanta waa aduunyo berina waa aaqiro 😢dadka baatiga marwalba soogadana maba ihi gurugeygana kama baxo markaan qudaarta soogadanaayo maahne
Masha Allah
Mnshlh isku mid ana nahy❤❤
Wlhi farxiyo jafitaan marka arkay wan farxay 😅 jafitaankan dhiga galin aad u wayn ayu ii yahy
Habo mcn sanadkan lee ku barty vedioyadaadii dhana wan fiirse labada chanalpo mar walpana waan jeclahy inan sheekoyinka io jafitaankab inan fiirsado cimri dheer io caafimaadba Allaha kusiiyo ❤🎉
MashaAllah thank you quraxey aniga ninkeyga Naaag ayu gursadi waligey hata ma dihiin maha u gutsatay asaga lee is walay aniga qof an ka war qabin aya iska digaa 😂😂😂😂
Naag nool😂😭
Danteed garad. 😂❤
Fariid m.a
Hada waydiisid inaa ka maseersantahay ayuu moodi ee shibtaada gal😂 waad ka raysaye fariid 😂
Farxiyo aniga marka wax baranayay 200 dollar ba shoping bishi laysiin jiray asbuuc walba dharcusub gadan jiray hada wa caqliyaystay 😂😂😂
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
Fekirkayga hada kudarsado farhiyo tawakaley timaha cream ama dawo la mariyo waxba mataran waxa laga yaba vitamin jirkaga kamaqan ama nafaqo bajira jirka nafaqo hadu helo tinta way ku baxaysa
Farxiyo jafitanka nosobadi❤❤❤
Farxiya cadey jafitanka nosobadi❤❤❤❤❤
Masha Allah allah ku barakeeyo habo macan
www Ana uhoreyo subaxan habo subax wngsan ❤
farxiyay🎉walllah waxan arkay wiil abihii 😢isaga iyo hoyadis oo ahayd gabar uudulmay waxay ahayd🎉xaski 2halqol ayuu dajiyey lacag wuu hastay lakiin wuu yasi jiray malinti danbe saxibadis ayaa yiri halkas maqribka lama tago ayuu geeyey kadibna gabadhii waxa galay jini ilaa ay walan gartay wiilki ayaa waynaday shaqo helay kadibna hoyadis walashi masuul ka boqday quran saray way guursatay🎉 odaygii waxa kudhacay cudur iminka waxa haya wiilkii markaa abayal dalibin ah ayaa jira🎉❤❤❤❤❤
Habaryarey Ciwaaan jafitaaan eh aanku hayaa ood ilowsanthy ee inte kguso diraaa
Masha Allah 🎉❤🎉
Koko maadaama aa hada somalia aadey Farxiyo Tawakal maa so aragdi walaaley maadaama aa isku wadan joogtiin anaka darteen quruxey
@@mankanur7758ayada ma ahan ciwaankeda fir😂
Asc Koko 😊
Jafitanka wan jeclahay noso badi
Maasha allah fom haragiihas
Mnshalh jaftan san u jeclhy❤❤
Masha allha haboo noso badi❤
Maasha allah fom harag iihas
Mashaallah tabarakallah farxiya tawakal allah kubarakeya wallahi manta waqoslay wa lislasowadajabay lkn jabka walokala nugulyahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ love you macanto allah kuxifdiya
Pamiyaha iyo flak seed is ku ogada gabdho
Maash. Allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ana seyrtaas iyo kaniinkeeda iyo shaambadeda is ticmaalo masha allaah waye
Sida buunkaad ii qabata farxiyow sheekoyin kagu ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salaam alaikum sister farxiya tawakal ❤❤❤❤❤❤
Habo farxiyo magaca jafitaan kabadal ee dhirigaliye kadhig❤❤❤
Farxiyo abaayo jafitaanka magaciisa waxaad u bedeshaa Latalinta Dumarka ama Waano. Abaayo khayr badan ilaahay haku siiyo
Abayo jafitanka noso baadii❤❤❤❤
Thanks 😊
Masha Allah sister
Alla ani xtaa hbrr aaad aau jeclhy crfta 25 kbixiyaa brfoom waa aruuriyaa brfoomo adi ku cjbiyy hdd nla soo wdaagi lheedna waa jeclnlhaa ❤
Saliid qumbo waxa aheyn ma isticmalo farxiyo❤
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allaha kubrakeyo mashllah jazakallah qer
Mama dheera galiso wankusalmay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Abayo farhiyo fiican kiimika waa la nacay hada waa lagu diqoowaa waa runtaa waxa ay haaaraan u tahay manfacaat maleh aniga saaluunley ayaan ahay waxaana leeyahay wuruxdu herbalka dumaroow kiimika iskadaaya
Waankusalame abayo salan kadib abayo nasra ali sharif waaniskaseyna wawalashey m.a weyjogtaa Kenya
Saliida qumbaha sameeusta hadii somalia laga helaayo qumbaja aniga guriga kusameeyay beel waye wlhi yoitupe ku qora how to make coconut oil
Habaryaree aniga reerkeena wey iska dhaqanyihiin balse lacag LA imasiiyo 😢😢😢😢
Abayo Suuratul towba ayada ugu dambeysa aqriso saliga nabiga iyo istigfaarta badi waxi aa rabto waa helee qofki aa wax weydiso xitaa kuuma diidaayo
@@halimomohamed-2805xaliimo abaayo gaber waaye waxa qoraalka kuu soo qoraayo abaayo intaan kalasoo xariira suaal ayaan ku weydiinaa
Meqa mar la aqrinaya ayada udambeyso suratul towba mise halmar lee la aqrinaya
@@halimomohamed-2805meqa mar aya la aqrinaya ayada isheg abyo
Jecliyaa jafitankaga❤❤❤❤❤❤
Farxiyo abaayo b k u halkee ku talaaa qaali aniga ayuu idhibay agoolka wlh
Perfume shly 19 kaso bxiyay ila hda xanun kadaremoya😂
Maasha Allah Abayo waa mahadsantahay
Nooso badi Qali
Ani shanbo Dover is ticmalaa
Farxiyoy wa mhdsn thy abayo ❤❤❤
gabadhayda ayaa agol dhibay markan cilanka ku bilabay way ka raysatay waba tin igama adkeen aniga iyo gabdhahayga qurux biyo bas ku dhaqanaa
abyoy inan ma ubaxeen marka aniga gabdhihi aya timaha igu bixi layihiine qaabka u qastidna iso sheeg❤😊
@@sihaamitaanaa kula mida wll maba ubaxayaan wax kastana wan ku sameeyay iminka waxan isleeyhy ma ka xiirtaaba
Haka Xiirin abayo Ku dadaal Isbuuci mar cilaan iyo Qasil iyo Dhaga Yare iyo Basal iyo Toon Isku Dar u mari Gacantana ku Haay Tinta Ha Dabin 4 Kuus Ugu dhig intey guriga Joogan Saliidna Salka Haka Marin Isbuuci Hal mar Saliid ugu shub ila salka Habenki Ku seexi Su Bixii Ka Dhaq Kadib Saliid yar ama Kareen Yar kor ka Mari Kadib U kuus @UmuUpthirahmaan
M.a mcnto guuleeso
😅😅😅😂😂 farxiyooy yaa jafysa maanta
Wcs hobo faarxd ku nolow lkn xuulbadu waa shiir miidhan
Ani qumbo marsadasa tii 2aad marooyaa wxn kadeemay wllhi mana joojinyi
Farhiyo noso sawir parfunka abyo 🥰😀
Asc❤❤❤
Wcs❤
Flaxseed waxa maqlay inuu timta qalajiyo
Ala baayey ileen waxy tintu igu bixi wayday wa salidan gunta ugu kadinayo
Ma isla qabnaa 😂😂😂
@@Beerlula_adam iga tag wa gacn galee na hda iarag tintayta qosol ba udhimanaysaa
@@AzmaCabdi-qi8ku😂😂😂😂Anni sariirteyda madaxeeda wada Saliid ey noqoty
Jafitanka farxiya jecliya❤
Intii iga danbeyso protein ha isku isticmalina ana ku qasaray 😢
Abaayo farxiyo serum ta sida saliida maaa loo marinaaaa mse lafta leee la marinaaaa qaaabkeee loo marinaaa❤
M.a hbo mcn aad ugu mhd snthy hdn jmcd bilawi rbaa wna rby inn aruursado
Masha Allah
Asc noo soo sawir macaanto
Wcs abaayo 😂😂😂
gabdho ani agolka idhibay axl hada xal u helay
kuli al qaando kadhig wlh m.a ana niiga huba abayo mcn ina soo duceys
coffe
bakin soda
sonkor
qalka
salid qaombe
shambo
Ma la isku daraa abayo
Yuul bagandhari
Farxiyo abayo numperka shekada lagugu sogudbiyo isheeg pls
Salid timaha u fican ana hayo o herbal ah
Hana jafin😢😢🎉
Iskinkerka danbi amahane😢
Maya wax ku cadeeynaayo ma aha xbbti
I don't know how to write that one in Somali. I only speak on Somali but I don't know how to write it down
😅😅😅😅😅
farxiyo chebe protect kwrn shmpoo condition cml
Farxiyo abyo numberkada inte kahella pls😢
Wwww
Habo Mcnto Waxaa Itahy Dhiiragalinteyda✅️💯🗣👂👸🌹🎁✨️👑🫡❤️🥰🫶
Hbo frxiyaay .madaxa hadanan saliid ka puxin ima dago ilen timuhu waxy igu pixi wayeen hada kapacdi waan ku yaryn xinena waan marin
Haaa sax habo
Wx wlba Wan Mariyy hadana wxba kama tatto nafoqo kastn Mariya walina isbadal kuga arko tintydu waa qaly xad ah
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Ani tinteyda wqa jileec cilaankas gabar ka fiirsaday xooga waaba i adkeeyay dhumac iyeelay
❤❤
Hada kaso dhaqay bamiyaha iyo moska
Abayo farxiyo nin warkiis naga dhaf
Gabdhow chebe powder kaan la dhaho hada la xayisinayo kwrama gawar marsatay ma jirtaa
abayo timaho badiyo lakiin faid badan ku jirta
Madelna
Habo talo ayaan rabaa ee intee kala soxiriiraa
Wsc
Qali dumar
Hhg
Masha Allah
❤❤