Nimcaan Hilaac Labac Labac 2013 HD

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 окт 2024

Комментарии • 627

  • @keekolpnever1269
    @keekolpnever1269 2 месяца назад +38

    2014 ayaan dhagee san jirey heestan anoo ardey class 8 ah mantana waxaan soo dhameeyey jaamcada heerka labaad anoo soo qatey jamacad dalka india imnka aan ku noolahey dalka Qatar wiil ama gabar kaa tahey ee fariin tayda aqrinaayo waliga nolosha hays dhiibin ilaahey na ku xidhinoow akhirana waad guuleysan ❤

  • @rijaaljr
    @rijaaljr 7 месяцев назад +67

    2014 bn dhageysan jiray anigoo class-ka 7 ah aad bn u jeclaa heeskaan, alxm hadda wxn soo dhameystay heerka 2aad ee jmcda kulliyadeq enjineeriyada dhankaas iyo india, cawa ayn dib u dhageystay anigoo kaxeynaya gaari milkideyda ah xeebta liido kusoo socda, waxey tahay tusaale iigu noqotay iney noloshu halgan tahay, dadaala oo ka dhabeeya riyooyinkiina iyo kuwa waalidiintanaba, 2024 baan dhageysanayaa heeskaan macaanka ah, guuleysta jaalayaal.

    • @abdifatahabdulkadir7034
      @abdifatahabdulkadir7034 5 месяцев назад +3

      10yrs ago ayey aheed, waqtigaana waxad ahee dugsi dhexe, claas 7,, sidee master mudadaas lagu noqon karaaa,,,

    • @abdimajiidosman493
      @abdimajiidosman493 5 месяцев назад +1

      ​@@abdifatahabdulkadir7034 5 years ayaa dugsiga uga dhinnaa wakhtigaas + 5 years oo jaamacada waa sax bachelor 3yrs and master 2yrs

    • @MaaidoJaamac
      @MaaidoJaamac 2 месяца назад

      Siday ahataba qofwalba nlozhiisa riyyu kuleeyhy alla hakudhawro❤

  • @alibulle7612
    @alibulle7612 5 месяцев назад +12

    Gabadh qiimo badan oo Muno la dhaho ayaa jaceyl xad dhaaf inaga dhaxeeyay anaga oo guurkeena u diyaar garoobeyno ayay Nairobi shil ku gashay 2018 oo ku dhimatay qaracankii aan ka qaaday ma iloobo ilaa hadda waana u duceeyaa markasta heestan maqlo waa iska ilmeeyaa ayada ayaan ku xasuustaa 😭😭😭
    Guriga ayaan ku dhageesanayaa maanta oo taariikhdu tahay 09/05/2024 waliba cod sare ku dhageesanayaa waxaan idinka soo salaamayaa Calgary, Alberta Canada 🇨🇦

    • @Shakur810
      @Shakur810 5 месяцев назад

      War la ooya qaablahan dee maxad uga amusteen😂😂

    • @KhadarAbdilaahi-mw3df
      @KhadarAbdilaahi-mw3df 15 дней назад

      sorry for your loss - life goes on brother - salam from CT 🇺🇸

  • @libaandahir5673
    @libaandahir5673 2 года назад +15

    Hestan wxaan dhageysan jiry 2014 anigoo ciyal xafaded ah balse hda waxan dhageysanyaa anigoo lalicayo jaceyl daran
    #sat.6.aug.2022.
    Yozgat .Turkiga
    Yaila mida

  • @khaalidqeys3672
    @khaalidqeys3672 3 года назад +31

    😯😯😯24-november-2021 maalin kamal daari ayaan hestaan ku sugayaa elclassico+liver vs m.unitd✌ 👊

  • @fetahephra4150
    @fetahephra4150 Год назад +46

    Waxaan dhageesanooya habeenka happy new year.ka ee sanadka 2023 inta ika danbeeso ilke

  • @jafaye2109
    @jafaye2109 2 года назад +85

    2022 yaa dawanaya 🔥🔥🇸🇴 ama lahadasha naftan ku nugul ma libsiside ma lugooiyo Mise labac labac 🗣🗣

  • @hamdiapdirisaaqapdirisaaq4008
    @hamdiapdirisaaqapdirisaaq4008 Год назад +12

    Sagaal sano ka dibaan dhagaysan oo xiriir labaad samaystay kuna ilawayo kii hore blse dhawac bay igu taahy midaan💘😿

  • @updirashetahmeth4436
    @updirashetahmeth4436 2 года назад +16

    2013 malcaamad salaxu diin layidha dhigan jiry waxan ku xasuusta mid zxpo ahyn daariq la odhan jiry ba nusasaace kaste qadi jiry
    Still watching Fri 29/ july/ 22

  • @qanciyesuuley9700
    @qanciyesuuley9700 2 года назад +21

    Nomcaan Hilaac 2013 ilaa 2022 Dhgaysanayaa Taageerihiisa ugu fiicana iima Doorto

  • @anababdirahman1243
    @anababdirahman1243 Месяц назад +2

    Intan labac labac ku jiri lahaa aniga ayaa tagaaya 👌😍 madoonayo hbn iyo mln ba hesaheyga unba dhageysan

  • @sultanhufane1051
    @sultanhufane1051 3 года назад +8

    8/6/2021 from Djibouti ban iniga so salamaya somaliyeey

  • @freefiregarena7611
    @freefiregarena7611 Год назад +9

    3:00 8-may-2023 habeen aan biri o kale bilaabayo semestarki u danbeeyay jaamacada jomokenyata university Bc IT inshalah hadaan dhameeyo wadanki baan aadaya iso duceeya plz

  • @konkbowy5981
    @konkbowy5981 9 месяцев назад +2

    2024 xasus soo labadi ya igula Jura heestan cawa

  • @AmraanicaliIbraahim
    @AmraanicaliIbraahim Год назад +4

    Adna lahashada labtan kuu nugul ma lib siiside maad lugoooyiyo daysid labac labac
    Qotiiyay
    2/8/2023 ❤

  • @Amir_Rrahmani
    @Amir_Rrahmani Месяц назад +3

    (H.M.Y ) adunba laasimoo qalbiga ku ladhan 😢❤

  • @angelheart1915
    @angelheart1915 7 лет назад +33

    Nimcaa hilaac you song is good wll

  • @MuxzinJaama
    @MuxzinJaama 7 месяцев назад +1

    10/3/2024
    3:18 Am
    Still Waan DhagaYsaNaYaa ❤😢

  • @povbob671
    @povbob671 4 года назад +10

    10/6/2020 hbn isniina wxanan ku suganahay sucuudi arabia

  • @MuhudiinAbdulrahman
    @MuhudiinAbdulrahman Год назад +7

    Fartuun İbrahim moh'ed still waan ku jecelahy

  • @KhadarAbdilaahi-mw3df
    @KhadarAbdilaahi-mw3df 15 дней назад +1

    bro i used to listen to this song when i was seven grade and now I am junior studying abroad #goodolddays

  • @NimcaanMuuse-pj3in
    @NimcaanMuuse-pj3in 21 день назад

    Heestan waxan dhagaysan jiray 2014 memory card ayan ka dawan jiray aniyooo ah fasalka 3aad mantana waxan ahay fresh man intii iga dambaysa loveta ku tuura👋

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 2 месяца назад +2

    Goat nimcan hilaac❤🐐🔥

  • @sihaamjano6968
    @sihaamjano6968 Год назад +8

    Adna laan yahy leydho way luxdaa marun aan ladee lurka igada🥺💔

  • @cadnaanyareyare9406
    @cadnaanyareyare9406 2 года назад +46

    Waxan wlhi aad ugu Xasusta 2014:6:25 Markii Qof aan jecelahay aad Ujecla Iminkana Jecelahay Iga Dhofay Lkn anan Calaf Isku helin Kuma ilawi donoh Seeskii Habenkii Udanbaysay Aan fadhinay Wlhi Hadaan Maanta Garo Talo xasuus i ah Ayaan Kadhisi Laha😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @asiyasahal2487
    @asiyasahal2487 2 года назад +6

    La aanta ma lado ma liicayo wan lumee.🥺❤😪

  • @Dayr12
    @Dayr12 2 года назад +6

    Heestaan xasuus gaara ayeey ii leedahay waxaan dhagaysan jiray 2014 ilaa 17 😥

  • @Abbas-uo7gd
    @Abbas-uo7gd 9 дней назад +1

    Inta Iga danbaysa like iisaar saxibayaal 2024❤😢🖐️ habeen sabti ah October 19 2024 team 22:13 😭❤️

  • @PrIfrah-ys2or
    @PrIfrah-ys2or Год назад +28

    Still wan dhageysanaya 21/4/2023🥺jaceyl daran baa dhex dabaalanaya nolosheyda kuma fakarin qof baa san ujeclan lkn way dhacday kula tashan myo jacayl 🥺💔2year baa kaso waregtay hadana. Sidi ban ujeclhay 🥺

  • @sumaiaabdulkadir7764
    @sumaiaabdulkadir7764 4 года назад +61

    2020 ya dhageysanayo 🤩😊♥️💋

  • @axmedbybulshaawi4875
    @axmedbybulshaawi4875 4 года назад +30

    Waxaan Dhagaysanaya 2020/5/21 Ama Hapeenki Ramadaanta Kugu Dambaysay 2020 May 21 Waxaan Jooga Addis Ababa

  • @cawomaxamedcali9514
    @cawomaxamedcali9514 8 месяцев назад +1

    after 10yrs still i loved this song😢

  • @wllromi3836
    @wllromi3836 6 месяцев назад +25

    inta 2024 dawanesa wn idn salamy✌🏻

  • @Idmanmursal
    @Idmanmursal 4 года назад +26

    2020 yaa dhageesanooyo heestaan

  • @adanyusuf4150
    @adanyusuf4150 6 лет назад +35

    2019 dhagesanaya wali

  • @abdirahmaanali67
    @abdirahmaanali67 4 года назад +8

    2020 dhageysaehyaaaa

  • @cawomohamed5112
    @cawomohamed5112 6 лет назад +13

    I like you nimcaan wllo

  • @AmraanicaliIbraahim
    @AmraanicaliIbraahim Год назад +3

    Intii iga dambaysa 2/8/2023 like isaara
    Xazuuuz

  • @rukiaahmed9035
    @rukiaahmed9035 Месяц назад +2

    Fv Song😢❤

  • @mahomedhassan1723
    @mahomedhassan1723 Год назад +12

    Wakhtigu waa kala guur ree sool oo xaq kutaagan ay halgan naf hurnimo ah ku jiraan dhulkoodii badankiizii ku xoraysteen waxan ku suganahay magalada porama waa 2023 August 31 malin khamis ah 1:39 duhurnimo waxan ilahay ka rajaynaya mustaqbal fcn iyo somali oo mida 10 sano ka bacdi wxn dhagaysanaya hobolka caanka ah ee nimcaan abdirahman hassan hilaac qofkasta oo iga danbeya wxn urajaynaya danbi dhaaf iyo naxariis ta rabi

    • @mohand17
      @mohand17 Год назад +2

      I see you bro😢

    • @mahomedhassan1723
      @mahomedhassan1723 Год назад

      @@mohand17 so dhawow sxp

    • @mohand17
      @mohand17 Год назад +1

      Thanks

    • @NasroAbdirahman-pm9lf
      @NasroAbdirahman-pm9lf 8 месяцев назад +1

      Aamiin dhulkena dalkenaba alle hanoo wada mideeyo alle hnoo naxaristana mhsnid abowe adna❤❤

    • @KayfXasan-ce2oo
      @KayfXasan-ce2oo 3 месяца назад

      Aamin ogowna in rer zola guulayzteen😢

  • @Mariadiamond129
    @Mariadiamond129 6 месяцев назад +2

    17/4/2024 ban daawanaya heestan jaceyl aan jeclhy my best fun nimcaan hilaac😢😂❤

  • @inacumar170
    @inacumar170 4 года назад +40

    Markyso baxdy dugsiga hoosan dhiganyay xata mobil mn sidan melahabnka dhagysan jiray yaa ila mida hadana jacayl baba i hayaa 😂😂❤

  • @salmaali3886
    @salmaali3886 2 года назад +5

    2013 kii baan dhegaysan jiray annoo secondry ah haddana 2022 baan dhegsysaynayaa

    • @axzaap9995
      @axzaap9995 Год назад

      Salmo yariisey 2013 dugsileey ba ahayd school xta madhigan jirinee xaa beenta kgu xaqsaday hda iyo kow a secondary tahaye😂😂

    • @salmaali3886
      @salmaali3886 Год назад

      @@axzaap9995 eddo mcn 2013 form three baan ahaaa. Mana jirto sabab aan been u sheego , waqtigii yaraanta laga xanaaqi jiray waan dhaafay Alxmdulillah

  • @rahmafathi
    @rahmafathi Месяц назад +2

    From tiktok 😂❤

  • @mustafemohamed3412
    @mustafemohamed3412 Год назад +3

    Heesta Waxa ku bartey
    InadeerkaY Hamze Jamac waxay soo baxadY arooskiisi 🤴

  • @NagaadQaali
    @NagaadQaali 2 месяца назад +1

    Heestan wxn dhagaysanya 24/8/2024. Saacada 9:56:23 subaxnimo inta iga si dampaysa like👍

  • @UGAASKA632
    @UGAASKA632 Год назад +2

    31/8/2023 jacayl igu baa,ba,ay dhalinyaro kolay waa inii jeeda heestan qofkii soo dhigay inay dhalinyaro ahayne waa odayaal iyo habro 😅😂❤❤

  • @hassanressdirir6917
    @hassanressdirir6917 2 года назад +8

    The best song ever

  • @jimcaaleabdrisaq6609
    @jimcaaleabdrisaq6609 8 месяцев назад +1

    Jacaylow abaha was 2024😢😢

  • @sacdiyoabdiwali3302
    @sacdiyoabdiwali3302 Месяц назад

    HEESTAN inaa RUclips kadhgeesto manta igu horeeso ,anigoo xalad family iheysato oo hoyadey iyo Aabahy kafog waliba Arday jamacad ah semester 7 ah noloshaa caqabad kasta waa ledahy waxan rajaynaa inaa kagudbo didaalkedana waan wadaa Allah iifududeeyo 30/September/ 2024.

  • @amranabdule
    @amranabdule Год назад +4

    La,aanta mlado wa licayo wa lume cawa ey soon thy aya dhgesanaya ilhyw dmbigena dhaaf 2023/4/9 12:08 dqiiqo jcylw mxa i silcisay wan iska ooya mrwlpo alla dadow cidna qlpiga hka jabinina jcylka xnunkisa aadayu u drnyhy waan dulooway iso duceya axxx 😢😢

  • @cawomohamed5112
    @cawomohamed5112 6 лет назад +10

    My fav song

  • @Maskaxmaal739
    @Maskaxmaal739 Год назад +10

    One of the greatest artists in somalia NIMCAAN ABDIRAHMAN HILAAC

  • @najmoyusuf1433
    @najmoyusuf1433 2 года назад +8

    🥺🥺 yaa wili dawanaya2022

  • @fadxiahmed7637
    @fadxiahmed7637 5 месяцев назад +6

    Maruun aan ladee lurka igadaa, hetan waxaan dhagysanyaa 17may 2024 waxaan udabaal dagaynaa 18 may bari oo ah sabti I love you somaliland💚🤍❤️

  • @cayniothman4178
    @cayniothman4178 3 года назад +56

    Who still love this song 🎵 😍

  • @Daadir_mahad
    @Daadir_mahad 8 месяцев назад +1

    Still fav song 2024❤️‍🩹🥺

  • @mssfarxan
    @mssfarxan Год назад +4

    Igu lamaanow nimcaankayga💃😭👸❤❤❤❤❤❤❤

  • @xoogsadejamac
    @xoogsadejamac 10 месяцев назад

    Weeewee maxn xasusu Ku galya 2013 ❤2023 Halkn jogba adiga iga muqda mcnye

  • @mustafe983
    @mustafe983 Год назад +4

    9 sano ka hor anoo 9 jir ah ayaan qayb sana wllhi heestan 😂 caawan dib uxasustay it's beast wllhi se🎉❤

  • @abdishakuurmohamed7870
    @abdishakuurmohamed7870 Год назад +3

    Wowww

  • @khaalidhaamud3738
    @khaalidhaamud3738 3 года назад +3

    who is listening 2021
    Nimcaan hilaac our legeng

  • @farahismail6252
    @farahismail6252 4 месяца назад +1

    19/6/2024🎉❤ manta malinbey tarikh i noqon donta i.a😊

  • @cadecabdimajiid4072
    @cadecabdimajiid4072 Год назад +2

    2023 allow cimree dheer iyo caafimad

  • @RabiicaBadari
    @RabiicaBadari 5 месяцев назад

    Waxan dhagsany wakhatgan cauurta aha llkn had waxn dhasany ano jacl igu dhacy❤❤❤❤

  • @cabdale7539
    @cabdale7539 2 года назад +4

    best Fanaaan nincaaan hilaaac

  • @misbalaxmed9582
    @misbalaxmed9582 Год назад +4

    I love you nimcan hilac❤🥺

  • @wardaabdi4168
    @wardaabdi4168 Год назад +8

    Old is gold 🥺💔

  • @halimahilowle9987
    @halimahilowle9987 2 месяца назад +2

    waan libsiinaah manaah luro dadke 😂❤😂❤❤😂, VIVA,

  • @KingdeleAlih
    @KingdeleAlih Месяц назад +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @muhamudqarazta7865
    @muhamudqarazta7865 3 года назад +5

    Habeen Sabti Ay So Gleyso Tarikhdu
    24sep 2021 ❤13:11

  • @KayfXasan-ce2oo
    @KayfXasan-ce2oo 3 месяца назад +1

    Waxan kudhex jiRa mawjado jcyla oo aad u xoogag waaweyn qalbigygiina waxa kabuux zamay jcyl aad ubadan hadii laygaga baxan wlhy waxan gali doona xaalad adag heeztan aad ujecelhy wlhy😢 2024

    • @FeysalInaduceysane
      @FeysalInaduceysane 16 дней назад

      Hadda intuu kuu marayaa inàad guuleysato ayaan kuu rajeynaya 🎉

  • @triedneverlistened2385
    @triedneverlistened2385 2 года назад +3

    Heeso macaanbuu qaadi jiray

  • @RIHDAKAGAWA26
    @RIHDAKAGAWA26 4 месяца назад

    Memarre childood fav song iyo xusuuso aan marnaba qalbigayga ka baxayn iyo azxp qaliya 07/june 2024 12:24 hbn

  • @cadey__boolo__556
    @cadey__boolo__556 Год назад +5

    After 10 year’s baan dhegeysanaya 2023 alle cimriga hano dheeryo♥️😌🤲🏿😢

  • @axzaap9995
    @axzaap9995 Год назад +2

    Monday 9:44 2022/26/ December 💔 2017 ban dhagaysan jiray 💔😒

  • @Majit_x0Ali
    @Majit_x0Ali 3 месяца назад +1

    Dadka 2024 yaani balamiyey 😂

  • @haashimoffcial5545
    @haashimoffcial5545 Год назад +2

    Hadad dawaneyso 2023 please igu sharaf like❤

  • @SAADAQ_SEERAAR
    @SAADAQ_SEERAAR 5 месяцев назад +1

    2024 inta dawanisa❤😂

  • @Sinjibiil10
    @Sinjibiil10 3 года назад +5

    HARGEIZA SOMALILAND......21/9/2021
    HABEN AAN XASUUSO BAARAY.

    • @Sinjibiil10
      @Sinjibiil10 24 дня назад

      Bosaso puntland Somalia
      04/10/2024. Wakhti wuu ordayaa wlhi
      Galabtaan soo booqday😂

  • @Abdihakim-vn6zd
    @Abdihakim-vn6zd 4 месяца назад +2

    28/06/2024
    Jig jiga Somali Galbeedban Ayan Ku Dhagaysanaya Waana Heesaha Nimcan Tan U Jecelahay 12:12 Habenimo Ayan Dhagaysanaya Ee Hadi Ad Iga Danbayzan Liketa Tabta ZhpayaL

  • @ikrangullet7539
    @ikrangullet7539 7 лет назад +83

    Who listens to this song now😭

  • @angelheart1915
    @angelheart1915 7 лет назад +11

    Keep up wll

  • @M0hametkei_23
    @M0hametkei_23 2 года назад +29

    Old but still Gold 🥺
    9 yrs kadib baan dhagaysanayaa iyadoo wax badan i taabanaysa lkn mrkan markii ka Horaysay wax ii hayd iska hees caadiya!........🥺
    19 -august- 2022 1:15 habeenimo 💔

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 Год назад +2

    12-05-2023 Friday in Borama Awdal Somalia iyo Merfeshkii Fadxiyo anagoo badan dhowr Haryita iyo Labo iidoora😅😅😅

  • @guledyare7119
    @guledyare7119 Год назад +1

    2023 muxu fanaan yahay kani

  • @giniosman8780
    @giniosman8780 Год назад +2

    Keep going legend

  • @ruunguurecantush1459
    @ruunguurecantush1459 8 месяцев назад +11

    3/3/2024 😜

  • @mohaabdi5919
    @mohaabdi5919 3 года назад +4

    2021🥺😭😭💍 waan la liitaa

  • @mohayare1687
    @mohayare1687 Год назад +2

    2023 ayaan daawanayaaa

  • @xamsefan8238
    @xamsefan8238 Год назад +2

    Stil 7/2/2023 waa JecLaY heestan 🙌🏿✨❤️

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 11 месяцев назад +1

    10 years, and it seems yesterday 😮

  • @mohaaigalemustafa1913
    @mohaaigalemustafa1913 4 года назад +6

    Still my favorite

  • @mahdiabdirahman4941
    @mahdiabdirahman4941 Год назад +3

    Only legends 2023 😢

  • @updyrahmanahmett9813
    @updyrahmanahmett9813 Год назад +7

    still No 1 fav SoNg 21/12/2022🙌

  • @abdisalaanmaxamedaxmed9035
    @abdisalaanmaxamedaxmed9035 5 месяцев назад

    Xasuus 2012.cwana wa jimco .17/5/2024
    Wax walba wan isla dhamaynay marka laga reebo waalidkeena oo qabiil nagu kala geyay cawa waxan jooga Calgary Alberta Canada.ayadana waxay joogta dortomud Germany wana garoob haysta 6ciyala i.a wana xarirna wali balse ani 35 years still single 😢
    Qacdii ankaqaday iyo qalbi jabkii qalbigayga wax naxariisa ma galayaan😢 dadka is calmadow alx dhaha markaste😢

  • @laaskat6103
    @laaskat6103 2 года назад +3

    adna Lahasha Laabtan Ku Nugul
    ma Libside 🥹🥹

  • @amaalamaliina
    @amaalamaliina Год назад +6

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanabdikani9876
    @abdirahmanabdikani9876 2 года назад +16

    Used to be my favorite song back in the days.

  • @sahlasahla9860
    @sahlasahla9860 4 месяца назад +1

    Waxan dhihi jiray hestan waa hesti u horreysay uu nimcaan qaado bal yaa iishegay taageero weyn baan u ahaa nimcaan waagas ciyaalnimo yaab leedahay😂❤