Qof Muslim ah qofka gaal ku sheega wuxu ka jawaabaya Allah hortiisa haku dagdagina arintaas, Fatxiya wa gabar Muslim ah mana guursan nin an Islaam ahayn
Fathia guurkiina guur khayr cillaan maxad umarsan wayday gacmaha qurxuda ban xiitaa hada caruusad tahay Mashaallah you are different than somali women i love you my sister ❤❤❤🎉🎉🎉
19:17 I knew he would say that. Fatxiya inaad waxaa ka ilaalisid bey aheed. Qof Islamka ku cusub oo foolxumada Somalida lugu soo dhaweenayyo is never a good idea! Inuu Islamka ba ka noqdo baa dhici karta. You should have moderated the comment section and blocked all offending comments.
Alaha s.w.c INCREASE FOR YOU Xabiibtii cidna ha u joojjin horumar kaaga farxadaada don't listen loseres keep going qaaliyeey 😍 thanks for sharing qaaliyeey C
Raga Budapest leh anigaba wan tageer runtii waxan is yidhaahdaa nimanka waxbay dheeryihin cilmi iyo waxas ba maskaxdayda kuso dhacda markan arko ma aqan sababta
xadisul arabaciinka akhrista ku dheh qadarka ilahay amina ku dheh ilahay qof walaba qofku u qoray bu guursaada wiil muslina ilahay yaqna waa walalka hadi si loo egona haplogrouokaisaaqa dna waa T cadan badan ba abe na wada d dhalay iyadoo marka horeba abe umadaba adam wada dhalay hadan kuman kun sano ka dib cadanka qaar badan walahay dna waxay shegtay in abe ina wada dhalay iyo carabtay diidayen waan soo dhigiye akhrista
Muranka ma dodon daqiiqo oo aan Dulayste farta u sheego ayaa wakhtigayga oo dhan ah? Muran maaha ee waa run u sheeggid community tuug ah! Ninkuna dee nama xukumo ee xor baanu nahay!
@@FatxiyaCabsiiyeChannelhabo dadka waxan ku soo qorayaa waxey rabaan iney ku niyad jabiyaan oo aad joojiso xaqiiqada iyo xaqa aad ka hadleysa fadlan habo marna ha joojin oo hadalkooda dheg ha u dhigin mar walba ilaheyban ugu mahadceliyaa inuu adiga noo kaa soo sarey adiga la,aanta waxba ma nihin❤❤😢
Asc sister don’t waste time with this idiot. You are a legend my dear keep going and enjoy your love 💕 and your life. If you talk to them you’re going to be like them so ignore what they say. We are proud of you and we know what Somali men are like so don’t waste your time even mentioning their names. We love you and I would love to order that shampoo 🎉❤😊
Waxaa ogataa kii kuxanta in uu ajer kuu aruurinayo somalida badanked ma fahmsana😂 Dinta say u yaqanan xanka haday iga. Lahayen qofna may xamteen ilen xasid😂ku badan sifican in ay diintan iska sheganayaa u bartaan baa la qatay duli
I agree and witnessed that since childhood " xaal ILLAAHI baa og waa iska AlxamdLILAAH" 😂😂😂
😂😂😂😂😂😂 me too
When the fox couldnt reach the juicy grapes he said they are sour Dulayste is envious of women that reach for the sky❤❤❤❤❤
Qof Muslim ah qofka gaal ku sheega wuxu ka jawaabaya Allah hortiisa haku dagdagina arintaas, Fatxiya wa gabar Muslim ah mana guursan nin an Islaam ahayn
You're truly found a real man love you becouse somali man doesn't know how to take care his wife
Sumadii awoowiyo sinji waa ma guuraan oo soomaali baa tahay fatxiyaay duleystana daandaami😂😂😂😂😂❤
Congratulations sister you find a happiness finally
I was always happy gacalo. A person can only add to your existent joy but can’t create one for you!🙏❤️
Fathia guurkiina guur khayr cillaan maxad umarsan wayday gacmaha qurxuda ban xiitaa hada caruusad tahay Mashaallah you are different than somali women i love you my sister ❤❤❤🎉🎉🎉
Mansha allaah fathia adiga iyo xaajigaaga allah haysu kiin barakeeyo .bagaad unacday nimaka somalida dhuxkureeb iyo dibqalooca iyo qoyanta dacalka haysata dulayste
Keep going till jannah. Habo! May Allah bless you, these ppl love to see other ppl struggle. Subxan Allah
Habaryar macan Ilahy haku sharfo aduun iyo aaqiraba dadkaan cay doodana danbi dhaaf allaha kaaga dhigo 🥹❤️👸🏻🙆🏽♀️💋
You’re an amazing person, may Allah protect you from Dulayste Evil!!! Amen 🤲🏽👿
Ha u bixin abaayo anagaad noo tahay Hormuudka Nolosheena
Alaabta holand mana soo gaareysaa ma soo dalban karnaa
Shots fired today, I’m here for it!
These boys need real Men to be fathers to raise them not qoyan and dulestye
Somalis are 🔃 marathon continues 😂
Duleeste tugsade gabdha indhaha ukala furtay aya uso baxay walee 😂😂😂😂 love u gabdhaha dhiiran xaqooda dhacsada
Allah jecliya shekadada! Nolow walashey intay nololi jirto ❤🎉
Allha aya mahad le naga koriyay bahida duleste alxmdullah kun mar rabiyow adaa mahdle ❤
Ma shaa Allah ma shaa Allah🥰🥰 🎉🎉🎉 raaxeyso oo 16 kii sano ka tirtir kalenderka noloshada 😂 nuurka ka baxaya aya jawab ugu filan dulayste 😅
Farhiya is the best women somali
Hey sis I’m glad your only talking about once I guess he needed reaction from you, but let them talk there’s no one can take what you have 😚 my dear
Masha Allah Farhiya horey u soco 🇸🇪
♥️Allah is The ♥️Greatest♥️ Habo Fathia . Alhamdulillahi for everything from Our Creator Allah Swt ♥️🙏🏻
Farxiya waxa la yidhi hadad amaan doonayso dhimo hadad cay donaysana guurso wan ku wadanaa rule model bad ii tahay walhi
اللهم لك الحمد كما ينبغي لجلال وجهك وعظيم سلطانك الحمدالله على كل حال ديمآ وأبداً خالة فتحية 😂😂😂😂❤❤❤❤❤
Wallee dulleyste ha iska cabaado. Haw joojin. Karbaashka wad baan ku idhi intaa podcast ka furanayo ee microphone ka kaala wareegayo😂
Waa sax ninkasta ha iska hadlo love you fatxiya ❤❤
The little froggy is cute😅
Feridaaad haboo iska celiiii😂😂😊😊😊
I love you strong woman الله يحفظك
Salira Amrita. Basmalaghelaa. Labarkakaqornyn. Inshaala
❤❤❤❤❤❤❤congratulations 🙏🙏🙏🙏
Asc Fathia congratulations 🎉 🎉we love ❤️ ❤❤you.
Qofki aan ku helikarini wuu ku xagxaganya iska dulqaado.
Mansha Allah ❤❤❤
Rag somalida koofiyd baa culy ku dhishye wll buuga naxriista ubaadho bal salidan ama cream timha usoo saara oo ay koofida kaga marman dulyste koofiyd calol baa dhishy
Abdinasir soola hada wuu kuso hambalyeyay dhowr mar😅😅😅
Haw joojin qaali keep flying high ❤
Asc masha allah wllo
MashaALLAH MashaALLAH
Farxiya waan ku salaamay💚💚🤍❤️❤️❤️
Naa fadxiyay cawa boodbood baa ka muuqde is daji wll marka hore dulyste adigoo dagan rif ileen iskam ka celin kare lkn kaa qoyanbaa ka daran
19:17 I knew he would say that. Fatxiya inaad waxaa ka ilaalisid bey aheed. Qof Islamka ku cusub oo foolxumada Somalida lugu soo dhaweenayyo is never a good idea! Inuu Islamka ba ka noqdo baa dhici karta. You should have moderated the comment section and blocked all offending comments.
Habo I didn’t read these pathetic comments. I got people sending me some plus the rest of the uproar as if killed their fathers!
22:20 - 23:20 waa runtaa 💯
🤣🤣🤣@3:20 - 3:50 ALLAHU AKBAR, saaka maxaan qoslay qosolkii dembiga lahaa🤭 I can relate😅
Asc fadxiya ha u jawaabin noocaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Walaal naga daa dadkaano gormaad noo bilaabi motivation ka
😂😂😂😂😂😂😂😂 calacalka wa camal sheyedan
خالة فتحية الزيت الشعر يمكن يكون في السعودية متوافر
Alaha s.w.c INCREASE FOR YOU Xabiibtii cidna ha u joojjin horumar kaaga farxadaada don't listen loseres keep going qaaliyeey 😍 thanks for sharing qaaliyeey
C
Raga Budapest leh anigaba wan tageer runtii waxan is yidhaahdaa nimanka waxbay dheeryihin cilmi iyo waxas ba maskaxdayda kuso dhacda markan arko ma aqan sababta
Abaayo wax warkooda la wadwado maahan jawaabta badan iska daa dadka liita hadaa u jawaabto waa sida ay rabaan yeysan ku daalin duul wax maqla mahan
Illaahay kaa cabso dadka iska Nabad gali odeygagana illaahay haku barakeyo
Kan walee Rahaa dhaama Anigu hadaanba arko Nin Gabadh kadaba jaqaaq leh liiska Raganimada waan ka saaraa waayo Nin Rag ahi Gabadh wuu ixtiraamaa
Bravo habo hore u soco ❤️🫶
Masha Allah my beautiful sister may Allah bless you and your family 💖💖💖🫶🫶🫶🌷🌷🌷
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 astaqfurallah dad iyo bahal dhexdood 🤣🤣🤣🤣🤣
habo aad baan kuu jeclahy guuleyso🥰🥰🥰
😂😂😂 ooh dawn!!!
Hbo farxiya uganda mala so gaarsiin karaa saliida timaha aad baan ugu baahnaye.
Hakudayni. T’as wawxhalkainadhiy. Mansha alabalyidhada
Habo ku jecliya 😂😂😂
❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂Omg love u habo runta kugu jecelahay dulayste wa ma hagagayo ila u isagu dhinto
NAA DUUQI GAALKE KAA WAARAN 🤣🤣😂😂😂
😀😀😀😀😀😀😀😀😀
Fathia ka soco kuwaan
xadisul arabaciinka akhrista ku dheh qadarka ilahay amina ku dheh ilahay qof walaba qofku u qoray bu guursaada wiil muslina ilahay yaqna waa walalka hadi si loo egona haplogrouokaisaaqa dna waa T cadan badan ba abe na wada d dhalay iyadoo marka horeba abe umadaba adam wada dhalay hadan kuman kun sano ka dib cadanka qaar badan walahay dna waxay shegtay in abe ina wada dhalay iyo carabtay diidayen waan soo dhigiye akhrista
Walaaley waabad daashaye goormaad guurrkaaga kuraaxaysan maxaadkuwan kagadaali niku soo kula yaabi maayo hadaad muran kujirto marwalba
Muranka ma dodon daqiiqo oo aan Dulayste farta u sheego ayaa wakhtigayga oo dhan ah? Muran maaha ee waa run u sheeggid community tuug ah! Ninkuna dee nama xukumo ee xor baanu nahay!
@@FatxiyaCabsiiyeChannelhabo dadka waxan ku soo qorayaa waxey rabaan iney ku niyad jabiyaan oo aad joojiso xaqiiqada iyo xaqa aad ka hadleysa fadlan habo marna ha joojin oo hadalkooda dheg ha u dhigin mar walba ilaheyban ugu mahadceliyaa inuu adiga noo kaa soo sarey adiga la,aanta waxba ma nihin❤❤😢
Waadhashiy fircon
The Y-DNA Haplogroup T (former K2) Project halkas ka dawada cida anu nahay meesha ka soo jeedno
❤❤❤❤❤
Hu
Asc sister don’t waste time with this idiot. You are a legend my dear keep going and enjoy your love 💕 and your life. If you talk to them you’re going to be like them so ignore what they say. We are proud of you and we know what Somali men are like so don’t waste your time even mentioning their names. We love you and I would love to order that shampoo 🎉❤😊
Muxuu kaa qaadikraa duliga asagaa adunyada waxba ka ahayn akhirana wax kuma laha inshallah waxaa ku tiraahdaa
Isceeji oo sakiin laq
I work as ANP when I see them in clinics the first thing they ask are you a doctor I want a dictor.
They can't comprehend a woman seeing them 😂😂😂😂
امين امين يارب
Fatxiya Ana Abti
Kenya malakenay fathia
salamo xabibti adiga iyo somali weyen RUclips adiga nagu hayo waxabanu ka fa edneye
Longview happy that was smarter
Walaal ilaahay ka xisho waxaad dumarka oga shekaynaysid
Jacayl iyo Qurux Waa sida Allah jecelyahay. Acuudubillah
😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂
Maashalah the Tiktok girl is telling the truth. The ugly truth.
DJ Shuceeb la dhahaa ninkaas duleeste ma aha shuceeb😂😂😂😂
Waa Dulayste weliba foolxun
Cabaadbaakadhamadey
Ala fatxiyaay miyaanu ninkaagu maseerayn markuu arko waxano nin ah aad soo taxday 😨 😯 🙈 🙈
No, because he is just as fine as they are. I just don’t want to show his face more closely at least not here. I am respecting his privacy gacalo!
Kkkk farxiyo waa iga qosolsiiyey odigeygii reerkiisa dawersaneysaan wala heshey.
Farxaday kuu quudhi laayihiin
❤️❤️🫶🏽
fatxiya ilaahy kabaq
Ilahay baqdibtiisa iyo jacaylkiisu waa ka runta igu kelifaya. 😂
@@FatxiyaCabsiiyeChannel waxba kalamajeedo wll ilaahy dartii
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Bisinka garanaye burdaha noo sharax walaal adoo raali ah
Aamiin
Lol walahi I was lol 😅
Waad saxsan tahay wll
Lol 😂
❤
Farxiyaay ha ubixin ku tun
mandheertan baladhan balashan dhabarka u jiifa sidii habar odaygeedi raajicinaysa wax uu ka qadayo malahaa gabadh goba tahay guulayso habo macan kaasoo kale igu daa face book kum abadinye hadan arko walahay waan rifilaha
Somalidu taagba waxay kadhigteen waa lay sixray kk markay wax qabsanwayen
Kkkkkkkkkkkkkj
Waxaa ogataa kii kuxanta in uu ajer kuu aruurinayo somalida badanked ma fahmsana😂 Dinta say u yaqanan xanka haday iga. Lahayen qofna may xamteen ilen xasid😂ku badan sifican in ay diintan iska sheganayaa u bartaan baa la qatay duli
Rafasho badnidaaa
Labada saliidood maxay ku kala duwan yihiin