DEG_itobiya o kudhawaqday wakhtiga lasaxixayo heshiski kadib cabsi laga qabo wadani &hub lagu qabtay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 20

  • @SO24TV
    @SO24TV  2 месяца назад +2

    FADLAN___ SUBSCRIBE &LIKE hala dhaafin ___mahadsanid

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 2 месяца назад +1

    SO24TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️ 💪

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 2 месяца назад

    Isbahaysi xoog lihi ma jiro waxbana sameen maayaan ee halkaasay ku baaba'ayaan oo ay ugu dhamaatay...

  • @kayseduale1771
    @kayseduale1771 2 месяца назад

    Kan ka hadlaya heshiiis layska ilaabay

  • @RidwanAbdi-wx2
    @RidwanAbdi-wx2 2 месяца назад +3

    Somaliland Guul Guul 💚🤍❤️

  • @dahirahmed2405
    @dahirahmed2405 2 месяца назад

    Heshiiskan marwalba wuu hirgalayaa wadanina waysiiwadi heshiiskan
    Ethiopia labada xisbiba waylaid shaqaysaa

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 2 месяца назад +1

    Guuuuuuuuuul somaliland allahayow cadogeena jabi

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib 2 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KhadarIsmail-sw2ue
    @KhadarIsmail-sw2ue 2 месяца назад

    Warkaagu xigasho ma laha.waa qalad in aad tidhaa warar warsoon baanu helnay.wax saxa sheeg oo meel xogeed leh.

  • @khadanhirsi2947
    @khadanhirsi2947 2 месяца назад

    Maxad qayaali been kudos sheegayso😊

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 2 месяца назад +1

    Abiy wuu khiyaanay Muse. Shacabka Somaliland oon ka mid ahay raali kama aha Abiy inuu yimaado Badda Somaliland. Xaaraan bay tahay.

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 2 месяца назад +1

    Beeeeenale

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib 2 месяца назад +1

    Somaliland guuuul Somaliland hanoolaato

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib 2 месяца назад

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 2 месяца назад +1

    Cadowga gudaha hajabo

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 2 месяца назад +1

    Dowlada cadowga koobaad ey somalia habaabado cadowga somaliland ey somalia qaraxu ha dhamaadan qadaweyn iyo xaraanta faqashta ey hadhaagi afweyne ey fircoonka ahbq

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 месяца назад

    Sxb reer somaliland waxay kooxdaa wardani tahay way ogyihiine buunbuuninta ka daaa,, ninka heshiiskaa diidaa isagaa cirka roob ku og,, dalkan iyo dadkan wixii u Dana ninka taageera uunbaa nala joogi karee Cid kale dalkan waxba ka noqon mayso,,,, for ever Somaliland rep,,,

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 месяца назад

    Asqaash waxba malaha

  • @hashim4226
    @hashim4226 2 месяца назад +1

    Wariyahu wuxuu yahay wariye dadaal badan kuna amaanan. Hese yeeshee waxuu warkan ku sheegay inay "inay ...dalal badan oo calamku ka
    soo horjeedaan heshiiska Itoobiya iyo Somaliland", taasoo ah war aan sax ahayn oo "fake" ah. Dalal badan ayaa mabda ahaan taageersan mawqifka Somaliland iyo Itoobiya.

  • @gedyhildid193
    @gedyhildid193 2 месяца назад

    Kani been buu noo sheegayaa aniga waa awal bari isaga galbeed kaa