markaad soo baxday ayaan joojiyey kulahaa, horta ninkan dhukuran waa dhimirka, xanuun kiisana waxaa sabab u ah innan ka adeegatay shoping keeda, kan ustaad leh ayaan layaabayba kkkkk
Waxa markad umada ka wacyi galinaysid sifican o din iyo caqli iyo akhlaq ku salaysan ba loga wacyi galiya e dhinac Loma janjedh Samo layman caytama توفيق وابالله
Dadka hadii xamaasad la geliyo fikrada waa laga qaadanayaa tan kale wiilka gabar uusan qabin lacag siinaya wuu qaldan yahay lkn gabarna nin ay mustaqbal ka rabto ma shaxaado
Ummada diinta islamka ayey ka tagen. Hadii diinta islamka lagu dhaqmi laha balayadan ma dhici lahyn. Diintena islamka dhinac walba wey nooga dhigtey. Ee diinta islamka ha lagu laabto
Danyerow sas miyad xaliye ku tahay adiga halaka tago walidki ku so gorshay miyad kula talinee ragaaa warya intan qangar kanoqonaye ayey iso koroneysay hada o an xog yeshay miyan ka tagaa ayagi o i bahan o waqtigoda iku so baxshay meshan anika ka daryeli lahay miyan katagaa war waxa tahay qashin casi walidin ah o maxishoda ah e hafasahadin dhalintan adunka ragmaday dhashay waxa tahay casi walidin
Wallahi ustaadka waa nin u soo baxay kuwa qaar ee dhaqan danyeeraadka lahaa ma xisaabtamayaasha waa tosiyey dhilana wataa cara fiq tiri xaqiiqatan gabhaha qaar xittaa badbaada ayey u tahay wayo imaan LA aan iyo dhileysi unbey ka sii qadeen nolow ustaadkeena toosiyaha umada
Waryaa of somaliga soo baro gorgoda waa nimanka not dumarka and don't call us nago raga wax u sheeg lakiin jooji dumarka ad ku galgalaneysay dumarka waa tiirka somaliya and somalia is nothing with out dumar
l think Somali men needs this support
I totally agree on this, we need to come together and talk about these topics. The boss should continue with the course.
Walaahi raga macalin fiican ayaa inoo soo baxay 😂😂😂😂bes aniga daanyeer maihi
Ninkan xun ha ina waalo🤣
Ninka waxu sheegayo maa ruun baa uu qabta sxb
😂😂😂 l love this guy
Ninkan Lacagta ayaa Illahay u ah oo oo Caabudayaa sida uu hadalkisa ka muuqata qadarti Alle ma Aamin sanyahayp²
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
free ice cream 🤣🤣🤣🤣
alaah haku wanaajiyo macalin
macalin raga bawada leh barnaamish nooga diyaari sida qaadka oo kale dheyli loo isticmaalo thank you macalin
Well done brother
Islii waxaan kafurayaa dukaan isqurxinta dumarka magaciisa ladhaho macalin xaliye dildaanyeerka
waxaan la yaabay rag aqbalay in ay daanyeero yihiin 🤣🤣🤣🤣🤣
Waa run qof inaa daanyeer loogu yeero waa qalad. Wax kordhin waa gaar.
Psychological abuse 😂😂😂
Anigu nin ma ihi laakiin casharo fiican baad wiilasha siinayaaa 👍👍
ruclips.net/video/wyBDzsTvBPg/видео.html
Subscribe iisara walalo qali
Intejogtaaa abaaaayo
We love you so much thank you
Walaahi waan qoslay markaan arko dabo waxaan hayo waan dhiibaa waa gurile wayn,
Free jalaato free bajaaj kkkkkkkkkk
Iskadaya shukansiga bentaa kasa laysku bartaa guursda
2🤣🤣🤣🤣🤣👍👍👍
Legend xaliye
Wlh ninkan gesi raga uso baxay waye ragoow hala tayero ninkan nolashinana wax haka badale
Dwa hadaa arko waa qalqalaa 🤣🤣🤣🤣😅😅😅😅😝😝😝😝😝😝😝🖕🖕🖕🖕🖕😆😆😆😆😆😃😃😃😃🤣😃😃😃😃😃
Walhi ninkaan imtixaan yar waye 😆 🤣
وَلَقَدْ كَرَّمْنَا بَنِىٓ ءَادَمَ وَحَمَلْنَٰهُمْ فِى ٱلْبَرِّ وَٱلْبَحْرِ وَرَزَقْنَٰهُم مِّنَ ٱلطَّيِّبَٰتِ وَفَضَّلْنَٰهُمْ عَلَىٰ كَثِيرٍۢ مِّمَّنْ خَلَقْنَا تَفْضِيلًا.
Qof allah karaameeyay inaladhaho
Daanyeer
Asna uuku qanacsan yahay
Waa arin foolxun waana canbaaraynanaa
Bajaajle iyo Jalaatoole Boor weyn sameesta oo ay ku qoran tahay No Shaafto
Hhhhhh video gaa ma dhameesatay sxb kkkkk 😂😂
This is very sad to hear, poor guys
Waa wax kale
🎯
markaad soo baxday ayaan joojiyey kulahaa, horta ninkan dhukuran waa dhimirka, xanuun kiisana waxaa sabab u ah innan ka adeegatay shoping keeda, kan ustaad leh ayaan layaabayba kkkkk
ruclips.net/video/wyBDzsTvBPg/видео.html
Subscribe iisara walalo qali please my RUclips channel
😅😅😅😅😅😅
Hhhhh Macha Allah waar ninkan waaba Roon yahay haduu ragooda hagaajinayo. Congratulations 👏🎉👏🎉👏 anigu maamo somaali ah ayaan ahay. Walaahi waa fikir fiican waaye . Laakiin qof xiiranow daayeer haku tilmaamin Daayeer
Waxa markad umada ka wacyi galinaysid sifican o din iyo caqli iyo akhlaq ku salaysan ba loga wacyi galiya e dhinac Loma janjedh Samo layman caytama توفيق وابالله
@@ugbadomar5881 ha ninkan waxa uu Malayan joke ayaya ka tahay waxan kaftan ka dhaab mahan baa uu maleeyah serious mahan
Prof xaliye🥰
😂
Miskiinka jalaadadii baa laga dhameeyay balse ( Xaliye University of self Determination ) baa badbaadiyay
Xaliyee ragi dhan bakhayl aa ka dhigtay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
ruclips.net/video/wyBDzsTvBPg/видео.html sister please subscribe my RUclips channel
Mclin xaliye hor usoco
Hor usoco Mclinkey
Hhhhhhhh😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣
Ycc
Imisa sano A daayeer ahyd kulahaa😂😂
ruclips.net/video/wyBDzsTvBPg/видео.html
Subscribe walalo qali please
Walhi wn qoslay 😁😁😁
Funny weye xaliye 😂😅
Kkkkkk
Subxaana laah waa dhalinyaro wada jiran oo ku mashquulka dumarka😇 jalaato aaaaa🤣🤣🤣😅
Naxadiin 😂😂😂
Yaa allah lacgtiiba labis uu kaga dhameeye
Nio waan kutumilayne xagee joogta bidaarta ayaan kaagaraacilahaa adoo dakhran baad soo fadhiisan lahayn inta
😂😂😂😂😂 wlhi xaliye wuu iga qoslisay
Kkk
Kkkkkkkkkkkkkk
Ninkan dadba dhaleceya lkn anu wan tagersanahay because naag adan qabin maxad lacag usiin uma bahnid taas wana tan ku tagersanahay
Free jalaato daanyèr kkkkkkkkkkk
Macalin xaliye
Hhhh
Wiilasha iney wax bartaan oo aqootoda kor u qaadaan ku waani kabo badan gado iyo dhar badan maxaa waye yaahuu
Snifa waxaan dhuhi lahaa ninkaa bidaarta haga dikaaciyo dahab ayaa ka soo dadanaayo
Asc walaalkisa xaliyo soo wìilasha dayeer mahoo waxaa lakulmay gabar dayeerha oo lacagtii qofsiiyo waxay siisaa qof
Yaan badanaa
Ustaad madaxbaad tahy wlaahay
war gabadhaha in wax la siiyo dhib ma leh. ee hala kala qaado wax in la bixiyo iyo in hormar la sameeyo,
Dadka hadii xamaasad la geliyo fikrada waa laga qaadanayaa tan kale wiilka gabar uusan qabin lacag siinaya wuu qaldan yahay lkn gabarna nin ay mustaqbal ka rabto ma shaxaado
Gabar lacag baraty waa dhiloowdy
Ummada diinta islamka ayey ka tagen. Hadii diinta islamka lagu dhaqmi laha balayadan ma dhici lahyn. Diintena islamka dhinac walba wey nooga dhigtey.
Ee diinta islamka ha lagu laabto
Wlhi wan furay
Horta ani nag lacag ma sii jirin balsa hada bilaaba gu xumeyn lee xaliye hada sida danyer gu noqona wan argeyna
Mid walaal Kay ah baad i xasuusisay oo la arkay asagoo meel cid la ah taagan
Xaliye ma muslim baa mase waa murtad su aashaa hala waydiiyo plz ?
ADAA GAAL AH
Aakhiro makudarsatay aduunka
Hhhhjjjjjkkkkkkkkkkkkkkk . Nin kaygaa ilaahay kumatuso waayo waa igudire.
Xaliye qosol weye anigu qosol baa uu dawada 😂😂
Ragaay Amina inay dayeeryihiin oo iskutilmamayaa baanlayqbanahay. Subxanallah
Hhhhhhhhhhhh
Uf hoyo ma laga waynada am sorry
Nin iga qosliya xaliyaa ka jira kkk
Runtii waa qoslay....Horta ninkaa raga hasheysto waa mahiin. Balse
..."raga iyo dumarku waa hal iiyo nirigteed..midba mid u ku nuurtee."
Waa wxu ka hadlayo yaa yiri rag iyo dumar isuma baahna... barnaamijka guntiisa idinkaa xitaa Dan inii tahy oo la ini toosinayaa saas u ogow
Danyerow sas miyad xaliye ku tahay adiga halaka tago walidki ku so gorshay miyad kula talinee ragaaa warya intan qangar kanoqonaye ayey iso koroneysay hada o an xog yeshay miyan ka tagaa ayagi o i bahan o waqtigoda iku so baxshay meshan anika ka daryeli lahay miyan katagaa war waxa tahay qashin casi walidin ah o maxishoda ah e hafasahadin dhalintan adunka ragmaday dhashay waxa tahay casi walidin
Sanad ka dib rag wax bixiyo in la waayo ayuu rabaa, macalinka
Hadii uu caqligu ku soo aruuray kab iyo kastuumo cilmiga aad dadka baraysaa xageeyal dadka halumin bartid wax ay wax ku faa idaan
really men telling true women hates him
Wallahi ustaadka waa nin u soo baxay kuwa qaar ee dhaqan danyeeraadka lahaa ma xisaabtamayaasha waa tosiyey dhilana wataa cara fiq tiri xaqiiqatan gabhaha qaar xittaa badbaada ayey u tahay wayo imaan LA aan iyo dhileysi unbey ka sii qadeen nolow ustaadkeena toosiyaha umada
Xaliyow dumarki weyka qeyliyen war uqafiifi gabdhaha waa masakiine
Walahi kan gabdhaha qaraabkooda ku dheloyaa
Asagaa tinta ka dhamaatey markaas uu leeyahay timaha dhaq
he is materialistic like sir xaliye how many trainers or clothes have you got? not everyone can afford
His kidding he can't be for real all he talk Abt is 🩳 and shoes and women 🤣😂
He means men need to use their own money to self improvement.
😂😂😂😂😂
Kkkkl
Naagahan dadki wa kici yeen
Hhhh haa sxb
Saladatuko ugudar
Xiirane xoor xumeeye
kan uf naagah iyo nimanka inow isku diro uso baxay wiiloow ninka asigaa lagak dhameeyay lacgti gebadhaas inan arko jeclalahay marka qaraar haayo daayeer tahy kii layiri yeelaa ka dabaashan asig haduuw naftiis wax u waayo ragkle xasinimeeya is lee yahay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 wara yaa afkag edeb uyeel waynu shaqesanaa hee
Kuwa iphone 13 ka xoog nimanka uga qaado ma tihid ba u garte 🤔
haa wligay nin isamed ma cunin wax kuweesa hadn uma bahani lkiin way jiri karan kuw cuno xoolah islamed marak ninki naag islamed ku dhamemayo xoolihiis maclin xaliye halo keeno as cashir siinayee
Waryaa of somaliga soo baro gorgoda waa nimanka not dumarka and don't call us nago raga wax u sheeg lakiin jooji dumarka ad ku galgalaneysay dumarka waa tiirka somaliya and somalia is nothing with out dumar
kķkkkķ
Walaahi waa qoslay war ninkaan imtaxaan waaye nacalaa kudhashay
Abwe danyeeenimo haqadan 🙄
Reer baadiye qashin
Ma nooci lacagta laga jaray ayaad thy
War kan dadkii waalayaa
🤣🤣🤣🤣🤣 guskaan ayaa ku waalaayaa shut up ku dheh
Waxa raga walay wa kaas
Daanyeerkaa xiiran, ma gabadhii Ciishay ayaa Musbaar madaxaa fmdaloola kaga muday??
17 jiro kulahaa macalinku aan shaafto gara nayan ba lagu keeni ku laha wllhi ninkan waxba lagama qaban karo
Dadka hasku durin shaydayoho
Saswaaye
Xanibe umada hawalin
He so rude
Waa ku yar fiican waye lakiin dayeerr dadka haku sheegin..waa ceeb xalye Badal. Ilaahay wuu karate dadka Charles drawings theory .badal dAAYEKA. WAAR DAAYEER,,BADAAL.
Kkkkkk
Khaniis
Ma isgaa sheegay inuu khaniis yahay sidee ku ogaatay
Bow haliye gabdaha weykayawen iskadaf
Kkkkkkkk
Bidrar loof
Meesha sano ayaa daanyeer ahayd
Dàanyeer nimo lagu qanacsanyahy igu daran
Adimaalugu aroosaa
Cws
🐒🐒🐒🐒🐒