DAAWO Gabar Su'aal Layaab Leh Waydiisay RW Xamse iyo Dood Kulul oo Dhexmartay Shacabka Muqdisho

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 сен 2024
  • DAAWO Gabar Su'aal Layaab Leh Waydiisay RW Xamse iyo Dood Kulul oo Dhexmartay Shacabka Muqdisho

Комментарии • 19

  • @AliAhmed-qb2yy
    @AliAhmed-qb2yy 20 дней назад +2

    Manshallah gabar aad iyo aad uxishood badan weeye gabadhaasi allah hasharfo

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 20 дней назад

    Duqa! Kenya iyo Habartaa la’aad canshuurta aa sheegeysid😂

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 20 дней назад

    Wasiirka Haweenka waa nin😂 usra kulahaa!
    Usraha aa sheegeysid Mars la’aad😊 alien yohow alien ku dhaley!!!
    Xamse alien 👽

  • @laylosiciid781
    @laylosiciid781 19 дней назад

    Puntlan guulwadayn waa diiday

  • @laylosiciid781
    @laylosiciid781 19 дней назад

    Noo guulwadeya aan project idin siinee punland waa diiday
    Wayna tashatay dakadaheeda bay cunaysaa

  • @AbdirahmanOmarmasaari
    @AbdirahmanOmarmasaari 20 дней назад

    Mashaa riicda dowlada fedaraalka diidan

  • @elmielmi4397
    @elmielmi4397 19 дней назад

    Teendadii baa doorasha 2027 baa loo qanin xasan mudo korsi ma jidho.

  • @laylosiciid781
    @laylosiciid781 19 дней назад

    Puntlan way ku saxan tahay
    Gartu waa sidaas

  • @malaboa591
    @malaboa591 20 дней назад

    Waa Runtiis Reysalwasaare Hamze bare waa in dadka kala aadan axsaab, si ay 4.5 oo qabiil ahaan qurunsaday ay uga baxaan oo horumar dadka iyo dalkaba u gaaraan.

  • @daudsalah4832
    @daudsalah4832 17 дней назад

    Kuwa soomaaland ma yimaadaan muqdisho woxoodana waad usii daysaa Rw maxaa qaldan.

  • @ubahjimale8666
    @ubahjimale8666 16 дней назад

    Shaqooyoonika in loo tartamo waa u muhiim

  • @user-rm9qp4fs3t
    @user-rm9qp4fs3t 20 дней назад

    Waa qof xishooneynin xasan baaa ka dhax hadlaya

  • @user-ki7hm6dg9e
    @user-ki7hm6dg9e 18 дней назад

    War odagu been badanaa. Ma qofba wadankiisa projection udiidi kara?

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 20 дней назад

    Isaga laftiisa rag ayaa meeshaas keensadey😂
    Diqonkaan! Imisa reer Culusoow ah ayaa shaqo utartamey😂?

  • @MuqtaarKhalif
    @MuqtaarKhalif 20 дней назад

    Abniga iyo teendhada. Oo laga gudo Stay ku xirantahay. Guusheenu. R w s xmse. Xooji. Arinkaas

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 20 дней назад

    Geedkaas Marxuumnimadij waakaqalinjabiyey hada!
    Waa alien 👽 😊 indhihiisa dey😮
    Culusoow weysada dabo qaad saaxiiboow! Masjidka xaarka iyo kaadida halaga meyro😂
    Thomaliland kulahaa😂
    Meeshaan fawdo aan caadi’aheyn ayaakasocoto😊
    Marxuum alien 👽 😂

  • @abobasement346
    @abobasement346 20 дней назад

    Lacagah hawadah lagah heloh xamar bay ku dhacdah khyradkah badah somalih bay u dhaxaysah tan wax weydisay waa unukah leh xamar

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 14 дней назад

    Dadka booqashada xamar ku jooga oo gob9lada ka yimid ma canshuur ayeey awelba bixinaayeen gobol canshiluur kama timaado ee suaalaha la laabta