Masha allaah qofki taageeray rajada shacabka ee wadani abaal baa loohayaa waraya waxan leeyay jigija iyo soomaaliland waa mataano oo ma kala maraman markaa waa gar illaahay weeye in ciro la taageero waa bilaa godob salaan sare 👍🏽
Beeeenaaale adiga rabo sidaa muuse wuu so noqon Insha alla waana la tageersanayhay Waxaanad ka mid kuwa sonaliand neceb muuse wuxuu ku helaaa taagero badaan marka argno cadowga somalind ku jirtaan sida aad u neceb tihiiiin
Abdirahman ciro inta aqliga u sxbka ah aya tageyreyso wayo nin dhulkisi cadow kuwarejinaya ya tagerayo tusale hadi manta lagu tagero Muse bixi inu itobiya bada siyo side Bari logasaraya aqliga wa inuu shaqeya
War waxaa waa laga daran yahay,kismaayo waxa ka socdo ma ogidiin miyaa,xamse ma imaan karo kismaayo iyo car ka celi iyo meeydka agalax noqon ayaay sheekada mareysaa,kismaayo waxa ay maalin walba meel soo martaba maanta ma inagii baa isku haaysana,
Cirro waa nin aan kursi jeclayn , markii hore waa laga shubtoo odayada munaafaqiin ta ahee habaryoonis baa yiri iska samir, laakiin doorkan kulmiyaa kaa badiyay cida ka dhaadhicinaysa baa la doonayaa, habaryoonis way wada hubaysan tahay reer waliba tuuladiisuu u talin
Laakiin Mr. Avocado sida wacan ee kiiska Haashim uga hadashid si cadaalad leh uga haddal. Muuse waxba kuumuu. Geysane waa nin dadkiisii dhex jooga. Muuse waa soo noqonayaa. Markaad maxaad. Odhan?
Hadana maanta hakuugu danbeyso miyay ku dul saaran yihiin😂😂 Somalida qabiilkooda wax ku saabsan iyo wexey raali me eheen ma rabaan dadka kale unbeey rabaan
Bari suug muuse caga dherow away jigjiga inta somaliland ku dalayesid warba kuma hayese degankaga ka hadal away jigjiga xage ku danbayesay calanki laga badalayey maye ka hadashay hhhhhh
Isbadalku. Haguulaysto wadani guul
Nimankan oo kale waa kaftan aan turxaan lahayn oo. Nacayb ka madhan yahay hore u socda
Masha allaah qofki taageeray rajada shacabka ee wadani abaal baa loohayaa waraya waxan leeyay jigija iyo soomaaliland waa mataano oo ma kala maraman markaa waa gar illaahay weeye in ciro la taageero waa bilaa godob salaan sare 👍🏽
😂😂 waa warbaahinta aan ugu jeclahay very funny iyo Somali American tv thanks from hargeysa
Labadaas channel hadaad isku darsatey war fiican ma jeclide ee cilaajka aad hhh
Cabdiraxmaan cirro guuleyso oo hore u soco idam alle.
Soo dhawaada, anigaad ii casuumantiin
Mashalaah ragg qalbifiican ayaatihiin alle haidin sharfo lkn wad nagayara xaraabaysateen inkasta oon ilaa maanta qoslayay aamiin aamiin wll idinkana alle ha idin dhawro ❤❤❤lkn xaraabatihiin somaali sina kuma kalatagayso wllo
😂😂
Guul wadani rajada shacabka soomaaliland ❤❤❤
Welkom 🤗 Ilkecase and Abdirahman
Free comedy +news😂😂😂😂😂😂 yaa Ila qosla haduu qumaati u go’ay ii baashaala ilka case iyo Cabdirahman avacado❤❤❤
Walaahi way iga qosliyeen! ❤
Runta haddii laydin sheego Muuse Biixi cabdi ayaa soo noqonayaa
Asc hno adeerkay sylici ka daya dacayada sln sare huunoyaa
Mid lamida ina aabo
Dacaayada waa lawada siman yhy😂
Kuwa kalaba dad beey adeer u yihiin ina adeer
Waa Chanelka aan Daawadopa Keliya 😂😂
Waa falanqayn. Cajiiba. Laakiin noo soo duceeya. Inay khayr noogu dhamaato ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc
Avocado maansha alaah nin aad aad u caqli badan somalinimadaa weliaa ku dhimo,sidaad walaalahaa nabada ugula daraantayna,ale ha aransiiyo
Thanks
War Somaliyeey Kenya guryaha aad ka gadaneyso ika joojiya
asc nacaaka muuse iyo kaahin way soo noqan yaa filo
Reer gibiley uun u codeenaayo muuse banaaye
Abdirahman dadka halagaqabto please waa ruwaayad socoto😅
Beeeenaaale adiga rabo sidaa muuse wuu so noqon Insha alla waana la tageersanayhay
Waxaanad ka mid kuwa sonaliand neceb muuse wuxuu ku helaaa taagero badaan marka argno cadowga somalind ku jirtaan sida aad u neceb tihiiiin
Wllo maamul goboleed ha odhan Somaliland waa dawlad madax banaan
😂😂😂istaafurulaah
Muuse kaahin 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Xassan sheekh marku jarmalka yimid ee uu dhalinyarada gatay maxaad uga soo hadli waydeen ileen meelkasta waan idinka daawanaye
Baryahaa sidan umaan,qoslin . Aad baad u falaysay siyaasada,Sland
Hooyadaa afkakawas
Muuse waanu dooranay naa faqash ogaadeen ka lagu maysto falanqeeya
Kkkkkk
Abdirahman ciro inta aqliga u sxbka ah aya tageyreyso wayo nin dhulkisi cadow kuwarejinaya ya tagerayo tusale hadi manta lagu tagero Muse bixi inu itobiya bada siyo side Bari logasaraya aqliga wa inuu shaqeya
War waxaa waa laga daran yahay,kismaayo waxa ka socdo ma ogidiin miyaa,xamse ma imaan karo kismaayo iyo car ka celi iyo meeydka agalax noqon ayaay sheekada mareysaa,kismaayo waxa ay maalin walba meel soo martaba maanta ma inagii baa isku haaysana,
Waa xaqiiq
Bisinka yaa is heysta
Waa ku weniye noo wada
Beel ahaan maxaad ka wadaa yaa jaahil ogaadeen
avocado wa soraan caadiya😂
Majaajilayaasha❤mhdsnidn❤waanqoslay❤
Very funny free qosol
Kkkk ninkani caadi maha waa funny kiish baa u tolan haye
Cagdheereey hanagu dhex walanina adeer oo horta idinku amxaaro ka soo xorooba
Oo iidoorow adigaa ka kow ah kuwa axmaaro gumaysato ee anaga maxaad noogu soo riixi kaalay iskawadda xoreynaa Xarshin yaaleh, gaashaamo,daroor rabo dhul iidoor ma aha😂 miyaa
Muse Kahin😅😅😅😅
Ogaaadeenkii jaahilka ahaa reer sheikh isxaaq haku mashquulina futada ayuu caqligu idiinkaga jiraa xaarka muuse ayaydaan gaadhayn
Niman waa weyn oo muxtarama tihine rabitankyga nagu ixtirama 97% anaga gooonsanyan inaan gono 30 sano aaan somaliya la midaysnaayn horena somaliland baan u ahayn imikana nahaye wareyo nimada hawga faaiidaysan cuqdaad waxanu amin sanahay nagu ixtiraam
Calan noocee ayaad leheedeen walaalo madaxweynihiinuna yuu ahaa
Aan kala faaideysanee jaarkoow adigoo degan oo xanaaq iyo ceey kugu jirin ii sharax walaalo
😂😂😂😂 si cad baad ciro noogu qulaamisay eee afukaadhow naga bas
Muuse gaas iyokabriid buu isku qabtay waxaasi kibir waali doqoniino ah cudur xun baa muue ku dhacay cid ka dawaysana ma helin belaa ku xeeran ka baqa oo duliya
Cadowga Somaliland waxasn u shergayaa, muuse Waa badbaadiye Daa'in soo dirine e ka naxa oo nafta waaya muuse Waa halyey guushuvau la deris tahay oo guule garab taagan yahay, e ku quusta qunaanjo,
Cadowga muuse alloow ciiida j hoose mari, cadowga Debeda iyo Gudahaba ee Somaliland illahay ha jebiyo 👍👍😁
God bless Somaliland
You are a liar .where is sool .you know what he did to that family he make them suffer.but byforce you will come ander blue 🔵 flang 😂😂😂😂
😂😂😂
😂😂😂😂 ala ma qosli karo muuse kaahin abdirahmaanow bas deee beerki baa na xanuunay eee
War muuse waxaa ku dhacay isagoo ciil qaba baa dhulbahante dagaal ku qaaday oo wixiiba ka qabsaday ciidankii hubkii wixiiba waa sii dhintay muuse
War beenta dhaaf waa la isgumeysta isaaq baa awooda u sareeyso leh
Guuul muuse somalind faqasha ayaa neceb
Daraad isku soon hici88 dalaka ooo dhan ka dhacay maxaad uga hadli waydeeen uga aanusteen
Laba kocood is layasay aad lahahyad
Kkkk moussa kahin
Kelaab cag dheera yaa maamul gobaleed ah ma jamhuriyada somaliland ordayoo gumaysiga madow ka hoos kaca jilicsanyahay
Waxaa sharaf u ah inaad views siisay ood daawatay 😂
Anoo jecel dadka waqoyi dhaman. Laakin diidan talo xumada siyasiyinta sida;
1. Kala goynta somalia 2. Dhul iyo bad lasiyo itobia. 1. Xasuuqii rer sool iyo dagalada.
Si shidada waqoyi loo xalliyo waxaan anigu taageraya muuse biixi si loogu kala dareero beenbeenta halkaa taala, dadkuna unoqdaan soomaali nimadoodii.
Waligii waxa uu galay Ciiro afar doorasho hal mar ayaa laga shubtay
Cirro waa nin aan kursi jeclayn , markii hore waa laga shubtoo odayada munaafaqiin ta ahee habaryoonis baa yiri iska samir, laakiin doorkan kulmiyaa kaa badiyay cida ka dhaadhicinaysa baa la doonayaa, habaryoonis way wada hubaysan tahay reer waliba tuuladiisuu u talin
Hal mar ayuu ayuu doorashada ku dhacay xibta haqaldiin 😂😂🎉😊
Ciiro
Kkkkkkkkk
Laakiin Mr. Avocado sida wacan ee kiiska Haashim uga hadashid si cadaalad leh uga haddal. Muuse waxba kuumuu. Geysane waa nin dadkiisii dhex jooga. Muuse waa soo noqonayaa. Markaad maxaad. Odhan?
😂😂😂
😂
Kkkkk😅
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Qaabkaad ufalan qaynaysaan maaaha sidiiii sharafta lahayd waxaan idi Kula dardaarmi wajiginu wuu dhalaalaya lakiin dooodiiin xikmad uyeeela wlhi waxan lagu qosol ayaad qosol usamaynaysaan waaa markii uhoraysen barnamijkina soo booqdo isasaxa ama iska daaaya
Hadana maanta hakuugu danbeyso miyay ku dul saaran yihiin😂😂
Somalida qabiilkooda wax ku saabsan iyo wexey raali me eheen ma rabaan dadka kale unbeey rabaan
Bari suug muuse caga dherow away jigjiga inta somaliland ku dalayesid warba kuma hayese degankaga ka hadal away jigjiga xage ku danbayesay calanki laga badalayey maye ka hadashay hhhhhh
Magaca cusub ayaad keentahay muuse kaahin weeye waa labo nin ooo habarawal weeeeye
Oo kaahin hj ma ahan miyaa
Walhi wiilashan waa xaraabo qosol iguma hadhin😂😂😂
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Faqashti.maxa.farxaadka.dhacayso.beenbeyisku.sheegen.snm.wayjoota
Walhi dhe yeey ku dhuusayaan 😂😂😂
Hayeey Dhulbahante