Puntland Hooyadeed, Bosaaso Weyaan | Geenyada oo DHIKILO Raacday 🚚

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 сен 2024

Комментарии • 381

  • @Geenyada
    @Geenyada  3 года назад +83

    Fadlan muuqalkan share dhaha 🙏🏽

    • @najmomohamedkasim9264
      @najmomohamedkasim9264 3 года назад +1

      Geenyo waan Ku salamay abaayo first second abaayo noo tag xerale ee noga doo dub video hadey Mac quul tahay

    • @haniabdikadir5967
      @haniabdikadir5967 3 года назад

      biyo kulule namaadan tusin geeyo

    • @Samiirka
      @Samiirka 3 года назад

      Dhikilo waxanu unaqana rer hargeisa dameer qadiye hhhh

    • @11naa44
      @11naa44 3 года назад

      Idk how you deal wit somalis 🤣🤣

    • @saxiibdixalside9252
      @saxiibdixalside9252 3 года назад

      Hooy hooy war geenyada muuqeeda iyo magaceedaa is leh GUUL ❤️☑️ BAAYO ❤️💯

  • @abdinasiraden8875
    @abdinasiraden8875 3 года назад +5

    geenyo gabdhaha usheeg quruxda inay tahay in aydaan is cadayn, Somalida waa dadka ugu skin ka qurxda badan, Thanks sis enjoy your trip back home sweet home,

  • @zakisomali6148
    @zakisomali6148 3 года назад +5

    Geenyada aad baan ku salaamay bosaso waa mesha ku soo bar baaray hada ku sugan gobolka raga ee burco

  • @mohedabdiaziizmohed9537
    @mohedabdiaziizmohed9537 3 года назад +3

    Bossaso deeqa
    Hooyadii marti galinta ummada soomaaliyeed kadib burburkii ❤
    Allow belaayada ka xijaab

  • @losname2166
    @losname2166 3 года назад +12

    Wooooow bosaso caadi maaha wlhi 💚

  • @adenaden4958
    @adenaden4958 3 года назад +2

    MASHA ALLAH DALKAAGA HOOYO WAX KUU DHAAMA MA HELAYSID ALLE AYAA MAHAD ISKA LEH DAL QURUX BADAN WAAN HEYSANAA SOOMAALINIMO🇸🇴🇸🇴🇸🇴 GUUL👏👏👏❤❤❤

  • @Fatma12120
    @Fatma12120 3 года назад +7

    Msha allaah my home possasa deeqa thank you geenyada 🥰

  • @saara.....................8503
    @saara.....................8503 3 года назад +4

    Mgldaydii Bosasa deeqa❤ soo dhowoow Geenyo Qurxey❤️

  • @alixujaale9704
    @alixujaale9704 3 года назад +5

    Hawo guul iku salaan genyada madoow bosaso deeqa si fiican ugu damashaad biyo kulule ina geey bayo

  • @diywithhubi
    @diywithhubi 3 года назад +2

    Mnsha Alla abayo kheir badan Allah ku siiyo mudo maaane arkin magaaladeydiii baad I gaysay manta Allah ku xifdiyo.
    Abayo waxaa ku dhiman inaad tagto biyo kulule. Iyo laaag waxaaa kalooo tagtaaa buurta qardho ku taaalo halalooow iyo ha I booqan la dhaho waxyaaabo baaa laga sheegsheega iyadane nooo tag halkaas markA qardho adaysid insha Allah. Dakada bosaso iyane nosooo duuub Allah ku xifdiyo guuulayso Ari baaaayo😘😃

  • @abdirizakpato3527
    @abdirizakpato3527 3 года назад +3

    Kuso dhowoow magaldii umada somalia Bosaso wllshy Geenyada Madoow

  • @bintuzeynab7140
    @bintuzeynab7140 3 года назад +4

    Masha allah my home bosasa deeqa🧡❤

  • @ubahibrahim6477
    @ubahibrahim6477 3 года назад +11

    Bosaso Deeqo❤️🔥

  • @Najuumfantastic
    @Najuumfantastic 3 года назад +7

    MashaAllaah bosaso ❤️

  • @mssmaria7094
    @mssmaria7094 3 года назад +2

    Geenyo goldogob imow sundus sacid isoo wad dheh 🌻🙏

  • @hooyoali8142
    @hooyoali8142 2 года назад

    Masha Allah baaraka Allah boosaaso Somali hoyadeed, thanks sister geenyo go ahead ❤️🌹🇸🇱🌹❤️🌹🇸🇴🇸🇱❤️🌹🇸🇴🇸🇱🌹🇸🇴❤️

  • @nadiayaqup4157
    @nadiayaqup4157 3 года назад +2

    Geenyada madow noolow sida aad midabkaaga ugu faanto Allah haku dhowro Minneapolis ayaan kasoo salaamaa me from qardho isoo duub markaad dhexmarayso insha Allah kolba mar hore ayaad soo laabataye

  • @sacdiyocabdigaab4502
    @sacdiyocabdigaab4502 7 месяцев назад

    Mashallah bosaso hadaadba noogu timid naag adag baa tahay wallee

  • @abdinurmahamed2948
    @abdinurmahamed2948 2 года назад +2

    #Geenyada you gave me big hope to be honest mashaallah I will be visiting ❤ Somalia 🇸🇴 very soon inshallah

  • @queenikky1436
    @queenikky1436 3 года назад +3

    Biya kulule iyo laag ban ka sugaya geeno 👑👑

  • @ayaansaid3697
    @ayaansaid3697 3 года назад +1

    Masha allah wa gobanimada lagu yaqaano reer bosaso ❤️❤️❤️👌

  • @MHaashi
    @MHaashi 3 года назад +2

    Waa shidan tihiin Genyo reer ayeeyo ayaad u tahay reer puntland sidaas u ogow!

  • @activeacademy7623
    @activeacademy7623 3 года назад +3

    Taageere nomber 1 kuu ahay queen

  • @ctraami1765
    @ctraami1765 Год назад

    8:57 this dude got voice masha allah👏

  • @khalifjama2981
    @khalifjama2981 3 года назад +1

    Bosaso deeqa meesha ku dhashay. Waa ku mahadsantahay qeenayda qurexey vidiogaga

  • @ayanomar1596
    @ayanomar1596 3 года назад +4

    msha alh bosaaso deeqa nadeqday 🇸🇱❤️🇸🇴👑

    • @daviroza4700
      @daviroza4700 3 года назад +1

      That’s flag of Netherlands

    • @ayanomar1596
      @ayanomar1596 3 года назад +1

      hhh i now already in u ahayn maxa cusub bowe marka naag reer bariya oo magladewda u xistay uma xumi 😏🤣 yaap dadkan

  • @AbdallahBotan
    @AbdallahBotan 3 года назад +4

    Well done Geenyada Madoow.

  • @cabiirmahmud1557
    @cabiirmahmud1557 3 года назад

    Masha allah my home bosaso deeqa geentada madow bosaso waa dalkaga sida rabto ugu gal galo thanks abyo🥰🥰

  • @zalminaahmed9901
    @zalminaahmed9901 3 года назад +1

    Msha allh my home genyo magaladi cidna kama xigto ku bashal❤

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 3 года назад +1

    Bosaso ilove 💖❤allaha daayo aamin

  • @Kaluu09
    @Kaluu09 3 года назад +6

    bosaso guri gayga❤❤❤❤❤😭😛😛♥

  • @ikhlaasahmed6790
    @ikhlaasahmed6790 3 года назад +1

    My home waan uxiisny hooyadeen bosaso cdey

  • @xuppimohamett8506
    @xuppimohamett8506 3 года назад +1

    M.a mai Home bosaaso cadey

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 3 года назад

    Geenyada madow wll MASHAA allaah meeshaa ka wada barnaamijyada waa kuwa dalka iyo TAARIIKHDA QOREYSA loona baahan yahay

  • @maryamnutrition1435
    @maryamnutrition1435 3 года назад +1

    M.a my home bosaso deqa

  • @Memestv1000
    @Memestv1000 2 года назад +1

    *Geenyo waxaad soo duubtaa meyshey* *iskugu yimaadan 2bada*
    *Bada cas iyo hindia Ocean*
    *Ii codeya in eey Genyada madow soo duubto*

  • @ramaddanabdi1272
    @ramaddanabdi1272 2 года назад

    Boosaso iyo garowe isgaara Boosaso waa caasimad

  • @ahmedyasein29
    @ahmedyasein29 3 года назад +1

    Geenyada madaw wa inanta kaliyee an tageero hablaha youtuber da 🥰

  • @abdifatahyare8352
    @abdifatahyare8352 2 года назад +1

    Bossaso waa meshan ku soo koray

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 3 года назад +1

    Dhalinyarada rer Puntland mayaqaanan is dhiska iyo nolol dhalan eedadey in dadka la tuso Geenyo meelihii ugu qurxooneyd kumee faana waaxay dhalinyaradaan

  • @cabdicasiiscraxman192
    @cabdicasiiscraxman192 3 года назад

    Waa ku mahadsantahay muuqaalkan Soo badi

  • @mohamedwarsame1269
    @mohamedwarsame1269 3 года назад

    Marshallah, waxaa iigu Danbeeysay 2003 Ayadoo ku eg Xaafatul Carab, dhanka kalana Netco, I miss a lot Accept August iyo Kala Aamus

  • @mhassan4038
    @mhassan4038 2 года назад

    BAAYE QAALI waxaa joogtaa magaladaydii

  • @ruweida9590
    @ruweida9590 3 года назад +1

    Galkacyo imow abyo🥰🥰🥰

  • @hawadegan6796
    @hawadegan6796 3 года назад

    Mansha allaah geenyoy baayo manoo timid magaaladayda bosaso deeqa alle hanoo barakeeyo adine wanu kusoo dhawaynaynaa

  • @abdullaahiahmed3857
    @abdullaahiahmed3857 3 года назад +2

    My home Bsso ❤

  • @adna-qv4bn
    @adna-qv4bn 2 года назад

    Run ahaantii Bosaaso aad bey oga weyntahey Hargeysa ee iska sax

  • @abdirahmansomalichanal1682
    @abdirahmansomalichanal1682 3 года назад +2

    Geenyo hora usoco wll

  • @xaajibootaan0987
    @xaajibootaan0987 2 года назад

    Home bosaso❤❤❤

  • @almisciise6752
    @almisciise6752 3 года назад +1

    Wallow nagadaa maxaa dhikilaha ku saaray.naga xishood

  • @kingmj5675
    @kingmj5675 3 года назад

    MAA SHAA ALLAAH. Bossaso DeeQa.

  • @habibmohamed3476
    @habibmohamed3476 3 года назад

    Qardho muqaalkeeda meeye geenyada madow🥺❤️

  • @fardowsayusuf2976
    @fardowsayusuf2976 3 года назад +2

    Baayo mcn sodhowow 🥰😂

  • @fartunahmee3694
    @fartunahmee3694 3 года назад

    Mashlh bosaso my home kuuxiisay wlhi

  • @afnanmoha1163
    @afnanmoha1163 3 года назад

    Nosoo badi boosaaso my home miss wlhi

  • @mohamudbashiir3438
    @mohamudbashiir3438 3 года назад +2

    Great place

  • @axadosaeed4731
    @axadosaeed4731 3 года назад

    Safar salaamah Allah ha u gargaaro

  • @abdiqanisugule4609
    @abdiqanisugule4609 3 года назад

    Geenyo wllo wax badan noosoo bandhig

  • @ilwadqurux635
    @ilwadqurux635 2 года назад

    Boosaso magaalo aad uweeen💕❤️❤️

  • @hajiyusuf5648
    @hajiyusuf5648 3 года назад

    Soo dhawoow geenyada madow

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 3 года назад

    Dameer Qadiyaha Rer Bosaso Ma Waxay U Yaqanin Dhikilo

  • @asiasiget2873
    @asiasiget2873 3 года назад

    Mashaallah Mashaallah Mashaallah

  • @hafsam7829
    @hafsam7829 3 года назад

    Geenyada madow Hdaad kulaylka boosaaso ila wadaagto waa ok 🤣😀 soo dhowow xppti 💚.

  • @superfun1819
    @superfun1819 2 года назад

    Visit laasqorey geenyada madoow .

  • @khadrabeerdhige6030
    @khadrabeerdhige6030 2 года назад

    Boooosaaasa deeeqadeena❤

  • @zalpatimajilicpoi8325
    @zalpatimajilicpoi8325 2 года назад

    balbalaare hotel meel caana

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 2 года назад

    U my hero ❤ 🙌 ♥ 💙 💓 💗 ❤ 🙌 ♥

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 Месяц назад

    Daaroodow dhulkiina isbaarooyin mayaalin

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 года назад

    Bosaaso waxaa sadex jeer ka weyn magaalada Burco dameerta madow waxaad tahay midgaan majeerten oo ku nool Minneapolis Minnesota oo majeerten ku badan yahay waa khasab in aad qanciso waxa dhegahoodu jecel yihiin dameerta madow

    • @Amallllll-j8q
      @Amallllll-j8q Год назад

      Naaag naaag dhly see u cytmaysa maxa kaa crysiiyey ina dhlo dhulka waaa wda dhul somliyed ta ogow mjeertn waa kn idin rbeeyey 🤷‍♀️

  • @amiinali2228
    @amiinali2228 2 года назад

    😂😂😂...DHIKILAHA LAMAFUULO WLL WAA XANUUN....IYAGOO KUGUYAALUMBAD GARANLAHAYD....WAXKALE KUSHEEG BAHASHA

  • @salmanahmedmohammed5353
    @salmanahmedmohammed5353 2 года назад

    Waan u xiisay

  • @Aaron-joseph570
    @Aaron-joseph570 3 года назад +1

    Ahmett farax Ari bowe ngda ciyarta😂🙏

  • @rmohamedmattan1040
    @rmohamedmattan1040 2 года назад

    MashaAllah

  • @mrbakhbakhle
    @mrbakhbakhle 3 года назад

    gabdhaha mj ka qurux bdnaa yakhey!!!!!!!!!!!!!

  • @aishaomar8303
    @aishaomar8303 2 года назад

    My City ❤️

  • @sacidocadceed8330
    @sacidocadceed8330 3 года назад +1

    Geenyo qardhana

  • @walalakofficialchennal6493
    @walalakofficialchennal6493 3 года назад

    bosaaso masha alh 😍😍😍😍

  • @Sharafqurux
    @Sharafqurux 3 года назад +1

    Dhilkilo racday istakhfurulaah 😂😂😂

  • @HassanMohamed-to9qg
    @HassanMohamed-to9qg 3 года назад

    Kirikuu aya ladaha wadanka 🇹🇿

  • @Kampala24
    @Kampala24 3 года назад

    Gob gobi dhashay , geenyada madow , halkaa ka hay , dalkeena hooyo geenyo oo kale ayuu u baahanyahay

  • @saadiijamaal7220
    @saadiijamaal7220 2 года назад

    Ar waa dhikildii muuse buraale

  • @hibomohamed1462
    @hibomohamed1462 3 года назад

    Uuu ceeb caleek dhikilo aaa na xishoo yaa noga sheega odaygii qaby qofkn afka ka walaty

  • @askaraskar131
    @askaraskar131 3 года назад +1

    Bosaso waa magala gancsi

  • @fatxiaididosmanfxixrrvkau317
    @fatxiaididosmanfxixrrvkau317 3 года назад +50

    My home Bosaso. ❤️

  • @abdirahmaansheebe6723
    @abdirahmaansheebe6723 3 года назад +17

    Welcome hoyga xadaarada iyo hormarka puntland Bosaso Deeqa 🇺🇿

  • @scherzer6428
    @scherzer6428 3 года назад +30

    thank you we need more people like her true somali

  • @thequeen3431
    @thequeen3431 3 года назад +16

    7 Sano ma aragg Bossaso Alla Maxaa u xiisay #Geenyo Mahadsanid xbbti Muqaalkan Quruxda Badan❤️❤️❤️🔥🔥🔥🔥

  • @subxanaallah4528
    @subxanaallah4528 3 года назад +18

    Masha allah muuqaal qurux badan baad kasoo duubtay Bosaso deeqa 🙏🇸🇴

  • @ahmedabdinasir859
    @ahmedabdinasir859 3 года назад +14

    Masha allh thank you geenyo I miss home sweet Bosaso wllahi 💚💙🤍

  • @Falkiye1
    @Falkiye1 3 года назад +10

    Gurigayga Bosaaso, Maasha allaah.
    Geenyo Fursad si aan kuugu helno Kulanka Khamiis ama jimce ka dhig

  • @fazkafamily8966
    @fazkafamily8966 3 года назад +11

    Bosaso Deeqa❤️❤️💯hooyadi puntland

  • @mariamyusuf6044
    @mariamyusuf6044 3 года назад +15

    My home town bosaaso 😍❤️

  • @amuunmuse1779
    @amuunmuse1779 3 года назад +13

    Suuqa oo aan jaam ahayn baad jaanis ku heshay 🥰

    • @maryanhassan
      @maryanhassan 3 года назад

      Waa kuleel magaaladu dadku guryaha ayeey fadhiyaan

  • @ahmedkafiak5021
    @ahmedkafiak5021 3 года назад +14

    The one only geenyada ❤🥰

  • @ajanmohamed8524
    @ajanmohamed8524 3 года назад +6

    MaashaAllaah...bal baabuurta tartiib u wada dheh..❤❤❤Dalmar.iga dheh geeyo abaayo dhalin yarada ka wacyi gali in eey san tahribin sheydankii magafe dhibka lagu haayo somali wad aragtaa.

  • @healthandfitness5061
    @healthandfitness5061 3 года назад +13

    Masha allah walashey ❤️❤️❤️

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 3 года назад +6

    Masha alah marayn ad ayan kujeclahay alah kusharfo wlahi midibkaga sida ad uga fanto wan kahelay alah kubarakeyo abayo

  • @amaldirir1499
    @amaldirir1499 3 года назад +2

    Ay geenyo abayo nasiibku imasiin inaan bossaso kugu arko wakhtigay ahataba inaa bosso noguso labto ayan rajnaya farxad kudhanyso safrka waxku dhiba alle kuma tuso

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 3 года назад +1

    Yaa diidi kara boosaaso deeqa puntland hooyadeed weeyaan halkay reer puntland ubaxsadeen waa halkay soomaali kusoo dhaweeyeen

  • @rudachanal16
    @rudachanal16 3 года назад +4

    Alla maxaan jeclaystay Puntland 🕊️🕊️