Anigu caamo ayaan ahey waxaan in badan dhageystey Dooda Suufiyada iyo Salafka natiijadu waxay noqotey Suufiyada in laga cilmi badan yahay oo aaney aqoon laheyn. Suufiyaaloow cilmiga ka barta Salafka caamadana lugooyada ka daaya.
This is the new sh shantay looking to become famous, hadi ad rabtit inad caan noqoto culumada waweyn iskalalmi, this guy needs to slow down, I think this channel supports suufism
Kani dad qalkii meles zewani kuwii uu mushaarka ugu qoray in ay luuqada tigreega diin uga dhigaan soomaalida deegaanka weeye.. maalin hore waxaan arkayay asaga aflagaadeynaya caalimka soomaaliyeed ee sh muxamed cabdi umal. Khuraaflahaan in la wareyto ma ahan.
Waa waadado tababar dheer ku soo qaatay habka diinta hanti fara'badan looga sameysto, iyo habka dumar wax'magardka ah ee Yurub iyo Ameerika jooga ee single mother-ka ah loo dhaco oo dahabka looga furto lacagta gaalada ku sadaqeystaana jeebka looga shubto. Qof kasta oo wax garad ahna waxaa ku waajib ah inuu dhalinyarada dumarka iyo dadka aan aqoon fiican nasiib u lehen aga digaan tuug'nimada Wahaabiyiinta diinta islaanka ka gacansada.
Xafido hulahu shaykhunaa sh ja
Mashlh sh Jamal
Maanshaaalaah
أنا أعرف شيخ مستعد
وكان أحرى به ألا يجيب مثل هذا
(يميت الباطل بالسكوت)
Carabigaaba kudhibayee higaada kulaabo bro 😅
Sh jamal Allah hakubarakeyo
Yaa kathaab aa 🫢 oo soo adiga sheekhnimada sheeganayay🫣
Très bien contenu comme ça
Ya sheikh jamal
Barakallah
Wahabiya alle haka qabto dadka
Mna sh alah sheekh jamar ale ha ku bara keeye aakhiro iyo adun ba
يا علما لاتهينوا بعضكم بعضا، ولاتختلفوا وتسخروا في أعين العامه لكي تحظي شهر. والعلوا و اللتي لا تعطيكم الا بالاستغراب.
Anigu caamo ayaan ahey waxaan in badan dhageystey Dooda Suufiyada iyo Salafka natiijadu waxay noqotey Suufiyada in laga cilmi badan yahay oo aaney aqoon laheyn. Suufiyaaloow cilmiga ka barta Salafka caamadana lugooyada ka daaya.
Qofka caamada ah inta badan dooda waxba kama fahmaan
Wahaabiyo in aad barato hadii aad rabto kutubtooda fiiri iyaga iyo takfiiri waa isku mid
@@nuurqoraneadan6757Waxuun waan facmeynaa xoolo manihin ee cida aanu cilmiga ka qaadaneyno waa cida mudan
كلام صحيح جزاك الله
Jamaal kaligii miyaa ka warwaba DDS ? Sh Umal iyo culimadii lasocotay waxay janaaso kutukadeen M Ahmed muhumed ookugeeryooday Dhanaan Sabtidii
SSTV mawaxay bilaabeen inay culumada isku diraan qabyaalad iyo been baan ku ogayne. Maalin baa imandoonta la isxisaabin.
mnsha allh
Allah subax watacala waxan ka ga barya inu ku xifdiyo Insha Allah waxan weey dumeene Iska daf Yeey ku waline
Configuration configuration configuration configuration Sheeq Jamal sh'xuseen ❣️❣️💝
M.A sh jamal anika wxn kudhihi lahaa wahabikaan xadithka macnihisa xita wuu fahmilayahaay ee wax ufaide
Lalefonka Miya natuseysa bas hada wan aragnay kakac mesha hada
Odayaasha waxay dhihi jireen wadaado is degaaley waxba iskuma reebtaan ee sida dumarki qamiiska kiifida iska diirtaan, allaha noo dhowro culkmada lkn qilaafka naga yareeya insha allah.
Nuurow kan oo kale inaad waray sato sax ma aha wuxuu kaxunyahay dadku inaydiinta bartaan takale culimada ayuu aflagaadaynayaa
Horta muxuu lagaar daymoodaa axadku war ma idinkaa indhaha ugurxinaya😅
Asc culimo haysdaalinina dadka caqli ay qabaan ee kalaxishooda oo ogaada dadku dowomo maaha markasta oo isujawaabtaan inta uu laegyahay caqligiina culimanimadiina ee hays ceebeynina
Sstv naga daaya bunbuuninta khilaafka
Qaar.
manshaalah shee jamal
الله يفتح عليك يا شيخ جمال
Sh.mustacid waa jaamici ahna ganacsade
Hhh ganacsi ma wx lagufaanaa allahu akbar
This is the new sh shantay looking to become famous, hadi ad rabtit inad caan noqoto culumada waweyn iskalalmi, this guy needs to slow down, I think this channel supports suufism
Kani dad qalkii meles zewani kuwii uu mushaarka ugu qoray in ay luuqada tigreega diin uga dhigaan soomaalida deegaanka weeye.. maalin hore waxaan arkayay asaga aflagaadeynaya caalimka soomaaliyeed ee sh muxamed cabdi umal. Khuraaflahaan in la wareyto ma ahan.
Sheekhow waad saxsantahay laakiin ganacsigan diinta ayaa fasahaadkii ugu badanaa baryahan socdaa. Taada kawado.
Mashaa allah sh Jamaal waxaa tahay caalim waliba waxaa kuu dheer taqwo iyo ale kacabsi alaha ku xifdiyo
Ilahay hadu kacabsanayo muxu culimada ucayaya
Benta dadka kadaa wax sax ah mashegeysid
War Suufigan khuraafiga ah hanaguso caanbixinina
Caammay caalim ismoodi wuu caytamaa maamaahda maanta😂
War khuraafiga maxa ciilhaya ma asagaa leh DDS?
Maye hooyaadaa
Hhhh
Kaalay chanelkan ma Suufi aya iskaleh??
Mar walba war Suufi ayey lasoo ordaan....akhas
Suufina ma dadbaa!!
Lafdiga xadiithku ba qaldaaya wax kale iskabadaaye
Ninkan sheikh Jamal xagxagan haya waa jaahil waliba takfiir nimo ayaa udheer
ماشاءالله
Way badan yihiin dadka ka afbarta cayda culimada
Wuu qarracanyahay kan jaahilka waalagu yaqaanaa ciilka 😂
Nimankan baryahan mashruuc cusub ay bilawen kala laabta subscribe views ha u badinina iska moodmotiya codka
Been badanaa ninkaa wax shegayo ismaa lehee ee
Sax
Ma sh mustacid ayu wax kashega war kan nagadhaya
@@daudmohamed1690 kkkkk
Waryaa Ninkan ay Nuur dhahaan Adiga kula hadlayaa
1.ugu horeenDiin wax aad ka taqaanid ma lahan, wariye iyo fanaan khayr leh horey uma arkin hada kadib inay imanayaan ilama ahan waa Adiga mar walba aadaanka iyo aqinka Adiga oo maqlaayo warkaada iska sii wata
2. Wadaadkan suufiga aad rabtid channel kaada inaad kusoo caan bixisid jooji
3. Culamada rabaaniga ah ee qabuulka iyo ogolaashaha dad waynaha haysta ka xishoo
😂😂😂😂 is qab qabsada
جاهل جمال، الله يهديك
😅😅😅
Qaraabki lacak uruursiga ma qaylo ka galay mise canimaad dooneysa ?
Niman kan wahabiyada ah daqalo bey ku arursadan dineh wamawan e weyduminayan
Waa waadado tababar dheer ku soo qaatay habka diinta hanti fara'badan looga sameysto, iyo habka dumar wax'magardka ah ee Yurub iyo Ameerika jooga ee single mother-ka ah loo dhaco oo dahabka looga furto lacagta gaalada ku sadaqeystaana jeebka looga shubto. Qof kasta oo wax garad ahna waxaa ku waajib ah inuu dhalinyarada dumarka iyo dadka aan aqoon fiican nasiib u lehen aga digaan tuug'nimada Wahaabiyiinta diinta islaanka ka gacansada.
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
ياجمال ألا تسحي من الله أظن أني أعرفك
Waxaad imoodaa inaan kugaranayo soo matihid jamalaalki xagardheer iyo meri iyo Haare iyo madaxlibaax katuugsan jiray mayaadan ogeen in lagugaranayo war xishoo Hadiikale Radinta kugu dhacdo dhagaha ayaa ku dheeraan doona
Ahmed jamac adu soo matihid ninkii gabadha dugsigisa dhigata lagu eedeyey?
Subscribe kaala noqdey
Sax anba markii horanba kala laabtay hana fiirsankalaya cinwaanka iyo dadka falcelintoda fiiri si uusan u helin views
Adi hadad kala noqo Tay dad baan kala noqonqynin