Xasuus Hargeysa February 2 1992

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Dagaalki kadib Hargeysa 1992

Комментарии • 172

  • @drmohamadomar1289
    @drmohamadomar1289 3 года назад +33

    This is history that needs to be kept in Somaliland library!
    It brings tears to the eyes.
    This is the Hargaisa I grew up. It brings back painful memories and a beautiful simple life I can’t find anywhere else.
    We were one earliest families to return to Hargaisa after the war. We’ve move back in mid 1991.
    What a transformation. InshaAllah i will soon migrate back to Hargaisa. May Allah protect it.

  • @farhanBM
    @farhanBM 2 месяца назад +6

    I remember clearly how Hargeisa looked in 1992. I was 12 years old returned from refugee camps in 91. Almost all the buildings and houses were destroyed, some by shelling and some by looting, except the shacab area. Alhamdulilah, Hargeisa had recovered very quickily and became bigger and beautiful. May Allah protect Hargeisa for ever. Amin.

  • @Pumpkins298
    @Pumpkins298 2 года назад +18

    May Allah reward whoever recorded and made this video immensely. Aamiin.

  • @hamsirr6551
    @hamsirr6551 2 месяца назад +3

    Allow ragii u shahiiday u naxariiso anagana naga yeel kuwi qaranka dhisa ameen yaa allah. Maanta dhulkaa aan arkayno wada fooq alle ayaa mahad leh

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul Год назад +26

    Waxa aan dhashay 1980 maalintii ay xorowday Somaliland waxa aan joogay Rabaso 1992 ayaan ku soo noqday tuleedka Hargaysa oo la yidhaa Uubaale tuulada Sharmaarke inta qof iyo inta neef ee xoola ah ee aylaysay miino tiro male. Sanadkaa 1992 aniga walaalkay ayaa ka dhacay gaadhi siisaw ah waxa uu ahaa sanad farxad iyo murugo iskugu jiray.😢😢😢😢

    • @naasirbanisheekhisaxaaq7374
      @naasirbanisheekhisaxaaq7374  5 месяцев назад +5

      saaxiib mahadsanid hore u soco sheergareeya oo kor u qaada bogayga youtuubka si ay u daawadaan una gaadho cajaladahan taariikhiga ah anuun baa haya
      saaxiib nin lacag ku doonaaya ma yihii youtuubka samafale ayaan ahay 4 cajaladood oon hayay 24 sano ayaan iska wareejiyay amaanadooda 2019 si dadka reer Somaliland uga faaidaystaan anigu qof qurbaha ku nool baan ahay saaxiib si aanan amaanadan ula dhiman ayaan goaansaday in aan halkan ka daawataan maalinta Alla raali ka noqdo ee tago wadankii waxaan ku wareejin meelaha ay ku haboon tahay insha Alla

    • @martaindaherabdi230
      @martaindaherabdi230 2 месяца назад

      ok sxb mahadsanid

    • @daadredmerseysidelfc2870
      @daadredmerseysidelfc2870 2 месяца назад

      Wuu soo noqonayaa gumayste d5 😂

    • @saamiaden7451
      @saamiaden7451 2 месяца назад +2

      @@daadredmerseysidelfc2870 siyaad bare ayaa ku jiray nini wax iska celin kara D5 aad sheegayso isagana waxan ku kalifay inuu suuli ku dhex dhinto waxa kale waa wax aan adoonsado oo laascaanod inaan uga baxo iga baryaya😂😂😂😂

    • @caydaruusabdi5702
      @caydaruusabdi5702 2 месяца назад

      Miyaad karaysaaba wllo Adi 😂😂😂😂

  • @kl8650
    @kl8650 Год назад +20

    A history that should be thought at every school in Somaliland.

    • @husseinabdille
      @husseinabdille 10 месяцев назад +2

      Manta ka fiicn tahay mamul gobaled weyn haysatan

    • @naasirbanisheekhisaxaaq7374
      @naasirbanisheekhisaxaaq7374  5 месяцев назад +3

      saaxiib mahadsanid hore u soco sheergareeya oo kor u qaada bogayga youtuubka si ay u daawadaan una gaadho cajaladahan taariikhiga ah anuun baa haya

    • @oamaer
      @oamaer 3 месяца назад +1

      Same thing happened in Las Anod, Somalia done by Muse Bihi regime. It's sad how history always repeats itself. We Somalis never seem to learn from these historic moments. Muse Bihi and Siade Barre are damn same killers.

    • @kl8650
      @kl8650 3 месяца назад +3

      ​@oamaer that's the worst crap I heard. We fought for our freedom, you guys in Sool are fighting because of kiibir. Two big differences.

    • @NimoAden-t8i
      @NimoAden-t8i 2 месяца назад

      @@MA-xb3cy xaasidnimaa kaa buuxda iyo cuqdad guusha bini aadanka waa looqiraa failed state muqdishaa ah oo illaa imka ajaanib gunaystaa

  • @Moon0312
    @Moon0312 8 месяцев назад +8

    Video somaliland ka hadlayaa ayaa meel lasoo dhigayaa , qaar ay naftu hayso ayaa meesha kuwada neefsanaya . Somaliland ❤ hargeysa caday hore usoco wadankaygii

  • @ridwankk2187
    @ridwankk2187 2 месяца назад +10

    Alhamdu Lillah 1976 ayaan dhashay 1988 kii iyo wax walba waan garanaayay 12 jir ku Abo waayay ayaan ka mid ahay SNM thank you kuligiin 1994 ayaan ku soo noqday Hargeisa ibnu xalaal SNM ahi maba ilaawi karo SOMALILAND GUUL SNM OUR heros thank you & MY father GOD BLESS ALL REER SHEIKH ISXAAQ

    • @Amiinadam10
      @Amiinadam10 2 месяца назад +2

      Aabahay baad isku xili dhalateen mosha allah alle cimriga haku dhereyo ader

  • @icc.concepts
    @icc.concepts 2 месяца назад +4

    I was born in the 93 😢 when i realised this video 📹 is older than me, it brings me to realise how life's short and one day all these will be left to our childrens children. See, most our parents are not with us today. Dalacada iskuulka biya dhacay iyo dalacada togdheer markan markay ilmaa iguso so istaagtay walhi. Wax kalena maaha ee meesha aan ka nimid iyo beri inaan ka socon doono carurteenu ina badali doonto.

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 Месяц назад +3

    HISTORY XASUUS MUDAN ILAAHOW BARAKEE SNM❤

  • @AhmedAbdulahi-e8y
    @AhmedAbdulahi-e8y Год назад +6

    2023 ayaan daawanya alxamdulilaah

  • @rawdahahmed8102
    @rawdahahmed8102 Месяц назад +1

    Aad baad u mahadsantay inanka duubay Cajalada waa taariikh qaaliya Alaa yacizak Walaalo , talow ku mee waa bari horee .

  • @iamzackyy__4339
    @iamzackyy__4339 2 месяца назад +2

    best of best wllhi that’s a memory 😢❤

  • @asadali-qn5fw
    @asadali-qn5fw 4 года назад +8

    Wlllhi waan ka kumahay dhibkaa nasogadhay sory aniga waxan dhashay 2001 bishi 4 afraad waaxa ku madhay dhibkaa abtiyashy iyo adeeraday ala haw naxaristo dhamaan mujahidinti somaliland

  • @hoodoaxmed3516
    @hoodoaxmed3516 Месяц назад +2

    Why I am carrying😢 2024
    Ilahayaw inti dhimaty u naxariso inta nolna tus gusha malin dib lo noqdo ma jogno wxn jeclanla dadkygo fahma halka laga xigo😢

  • @abdirashidosman6127
    @abdirashidosman6127 2 месяца назад +3

    Walee waa taariikh meel fog fog baa Laga keeny runtii waxaan dawanayaa maantoo ay taariikhduthy 5/08/2024 dalka waxaan ku noqday anoo imaraadka ka tegay ciyaala iskuulna ahaa 1994 burco oo sidanoo kale ah oo aan weli dagaalkii sokeeye ka dhicin markaan kasoo noqdayna dagaalkii sokeeyaa dhacay oo intii loogusoo noqday magaalooyinka galaafty hadana intasaa runtii taariikh madow ahyd

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 4 года назад +11

    Walee waa taariikh run ah waxaanu ahayn goob joog ilaahey ayaa mahad oo dhan iska leh hadaba waxaanu u sheegeynaa ciyaalka yar yar ee ku dhashay xoriyada ee maanta loogu yeedhayo in ay somaliland dumiyaan walaahi dhici meyso koley furuukh fara badan oo faqashtii dhashey wey inaga buuxaan laakiin waxaanu leenahay maanta farakh kama shaqeeyo somaliland guul iyo gobanimo

    • @naasirbanisheekhisaxaaq7374
      @naasirbanisheekhisaxaaq7374  4 года назад +1

      Masha Allah soo dhawoow gudoomiye Ana waan joogaan xiligaas

    • @bilancilmi6678
      @bilancilmi6678 2 года назад

      @@naasirbanisheekhisaxaaq7374 wl su aal dagaalki faqashta goormu aha se intey kala danbeyen dagalki sokeye wl

    • @ahmedyusuf4851
      @ahmedyusuf4851 2 месяца назад

      markaa islaamihiina waa la idiin wasay miyaa oo furuukhdaa waa la idiin qariyay

    • @saedabdilahi2569
      @saedabdilahi2569 10 дней назад

      ​@@ahmedyusuf4851daarood ciilan inaad tahay walagaa dareenayaa

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 5 лет назад +8

    Happy 18may somaliland guul iyo gobanimo. Sxbkay qaaliya mahadsanid

  • @wehelcaashaq5397
    @wehelcaashaq5397 2 месяца назад +2

    Wllhi waa taariikh dahabiya wakaa calankii u horeeye 3 sano kadib kan imika lgu badalay daawada hdba ciyala internet tan dhibka looso maray aad mnta nimcada hystn idiin been sheegtee ku kibir dhacsataan hadalo doqoniimo le 👈 Viva Jamhuriyada Brkysn ee Somaliland ❤❤❤❤

  • @rraxdaaxmed7167
    @rraxdaaxmed7167 4 года назад +7

    Ardayda ku dhiganaysa xusbiga ayaan ku jiraye wakhtigaa 1992

  • @ahzaaball2052
    @ahzaaball2052 Год назад +4

    Amazing video wallahi

  • @jameelvlogs474
    @jameelvlogs474 2 месяца назад +2

    We Forgive But Never Forget 😢😢😢

  • @mustafas1129
    @mustafas1129 4 года назад +5

    Jazaak Allah khair sxb xasuus wacaan

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 2 месяца назад +3

    Tariiqdu waa Cajiib dad maskiin aad leeyseen ayan lafahoodi soo bandhigeeysn lkn manta lafihii Snm wxy wadhn yihiin cara dhulbahante oo dhurwaagu ku cunay amazing karma

  • @jamaalh465
    @jamaalh465 Год назад +1

    Hargeysa iyo somalilads meel fogbaa lagakeney mansha alah mantaba

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 6 месяцев назад +3

    Waad mahadasntahy walaalka muuqaalkan xasuusta ah soo diyaariyay xamar waa cadawga dadka reer soomaaliland intaasi cashar noogu filan no no no moqdisho marka kale guuul guuul qaranka somaaliland hambalyo intii ku dhimatay alle ha u naxariisto

    • @naasirbanisheekhisaxaaq7374
      @naasirbanisheekhisaxaaq7374  5 месяцев назад

      saaxiib aamiin mahadsanid hore u soco sheergareeya oo kor u qaada bogayga ha gaadho dad badan cajaladahan anuun baa hayaa taariikhda ah

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 2 месяца назад +1

    Gaza maanta joogta ayey aheyd Hargeysa barigaas

  • @abdirahmanaidid1289
    @abdirahmanaidid1289 Год назад +2

    Manshaalaah. Wa taariikh quraan oo doorman hadana qar iiinaga miida aya. Dafiirsanba amaba garanayniin taariikhda iyo siido ahaa. Dalku ama loogu yiimii

    • @naasirbanisheekhisaxaaq7374
      @naasirbanisheekhisaxaaq7374  5 месяцев назад

      saaxiib mahadsanid hore u soco sheergareeya oo kor u qaada bogayga youtuubka si ay u daawadaan una gaadho cajaladahan taariikhiga ah anuun baa haya

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 2 месяца назад +1

    WAA TAARIIKH AAN QOF XALAAL AHOO SL AHI ILOOBAYN.
    NACAS IYO BASAAS IYO FULENA WALIGOOD WAA XUMAAN TALIS.
    LAAKIIN ILLAHAY BAA INOO HIILYAY OO WAXBA INAGA QAADI MAYAAN,
    CACAA KUWAN PARLIAMENTKA KA DHEX QAAYLIYAA.

  • @mohass2721
    @mohass2721 10 месяцев назад +2

    Idacada io inta u dhawna manta siday u dhisantay malayn maysid

    • @MohamedElmi-ly1dv
      @MohamedElmi-ly1dv 5 месяцев назад

      Wax ba mey dhismin in yar oo xaraan ah wax weyn yey kula noqonin adiga iska so qaad maxad heysataa futada biyo ka socdaan

  • @Hamsebaashe1
    @Hamsebaashe1 2 месяца назад +1

    Illahay haunaxariisto intii kudhimatay dagaaladi 1988ki waxan ahay dhalinti dhashay 2004 kuna dhashay hawd gaar ahan moholin oo gaashamo udhow imakana waxan jira 20sano mahadsanid saaxib taariikhda aad noso gudbisay

  • @MIDNIMOJANAQOOW
    @MIDNIMOJANAQOOW 2 месяца назад +1

    Widh, widh magaceedii hore waa TUMBULUQ

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 месяца назад +1

    Waa muuqaal xasuus leh

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 2 месяца назад +1

    Waa markaan dhashay cajiib hadana waa 2024

  • @Ismailw19
    @Ismailw19 Год назад +1

    Waa clip taariikhi ah, ALLAH khayr hakaga abaal mariyo qofkii dhaxalkaa duubay ee you tubeka soo galiyay

    • @naasirbanisheekhisaxaaq7374
      @naasirbanisheekhisaxaaq7374  5 месяцев назад

      aamiin saaxiib mahadsanid hore u soco sheergareeya oo kor u qaada bogayga youtuubka si ay u daawadaan una gaadho cajaladahan taariikhiga ah anuun baa haya

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews Год назад +1

    waw. Dalkan meel fog ayaa laga keenay. Keep it up Somaliland.

    • @naasirbanisheekhisaxaaq7374
      @naasirbanisheekhisaxaaq7374  5 месяцев назад

      saaxiib mahadsanid hore u soco sheergareeya oo kor u qaada bogayga youtuubka si ay u daawadaan una gaadho cajaladahan taariikhiga ah anuun baa haya

  • @lander_man
    @lander_man 2 месяца назад +1

    Muuqaaladan Oo Kle waan dhamaystaa Xataa Haday 2saac Yihiin

  • @xaajilacag828
    @xaajilacag828 2 месяца назад +1

    Runtii wxan ka mid aha caruurtii gacanta la hayey markii la qaxayey….
    Wan yara but I remember many times
    Maantana Cabdiraxman Ciro wuxuu
    Leeyahey
    There is no SNM
    SNM WAXAY SABAB U AHAAYEEN
    NOLOSHA MAANTA XISBIYADA DAWLADNIMADA
    13 sano ooo aad aheyd speaker parliament
    Raali galin siii umada
    You are not deserve to be our president no no no cirro
    Faysal yes 👍

  • @miskiinilahayjecelyahay5749
    @miskiinilahayjecelyahay5749 2 года назад +1

    Ma jirin 1995kii aya ku dhashay miyi lkn markasta taariikhda somaliland ayan dib u racaa wanan barta

  • @FjrjrAsr
    @FjrjrAsr 2 месяца назад +1

    Meel badiyaa ayey aheed ina ilah wani ileyhu rajacuun

  • @zakariamowlid
    @zakariamowlid 5 лет назад +2

    Hore u soco halyay

  • @Happane
    @Happane 2 месяца назад +1

    Aniga caruur ah Alabla hawdka Gaashmaamo joogay wakhtigaa

  • @aminamuxumed7626
    @aminamuxumed7626 5 лет назад +2

    Mansha allaah

  • @ShaashkaShaashka
    @ShaashkaShaashka 2 месяца назад +1

    Dhalintii dhalatay 96kii ee dulcad Ka timid

  • @AhmedUsman-gm6jh
    @AhmedUsman-gm6jh 3 месяца назад +1

    Naasirow video ga waxaad u duubtey si heersareysa kuwa hada joogaa sidaa waxba uma duubi kareen ilaa Muuqaalka sare waa Taarriikh e keydi

  • @Amiinadam10
    @Amiinadam10 2 месяца назад +1

    Cajiib!! Dadkii 2000 wixii ka danbeyey dhashay baan ahay dadkayga iyo dalkayguba samir iyo adkaysi , isku duubni buu heerka kusoo gaadhay , Hargeisadi shalay, iyo maanta farqi weyn baa u dhexeeya waa in cashar somalida kale ka barata.

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 2 месяца назад +2

    Qarankan hawl iyo dhib badanba losoo maray sland guuuuuuuuul

  • @hassahilowle-nh7nj3ru5s
    @hassahilowle-nh7nj3ru5s Год назад +1

    Waqti Fog ayay Somali Jeel and Jeedal ku Seexatay. Wa Qurxooneed Caasimad labaad ee loo Darsado.

    • @naasirbanisheekhisaxaaq7374
      @naasirbanisheekhisaxaaq7374  5 месяцев назад

      saaxiib mahadsanid hore u soco sheergareeya oo kor u qaada bogayga youtuubka si ay u daawadaan una gaadho cajaladahan taariikhiga ah anuun baa haya

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 5 месяцев назад +1

    It came from long way. The first private radio station and every private Television started from Somaliland. The only thing Somaliland desperately needs is an Airport upgrade.

  • @zaedjama5108
    @zaedjama5108 4 года назад +2

    Sxb waad ku mahadsantay clipkan cajiibka runtii waan ilmeeyay taariikhdaa iyo duruuftaa la soo maray waxay u baahantay in wax lagu qaato

  • @Fahiimahindaleyla4kulmiye
    @Fahiimahindaleyla4kulmiye 8 месяцев назад

    Waxaan sharaf ku yeeshay SNM ilaahoow SNM karaamee🙏🙏🤲🤲🤲👊👊👊💪💪💪🙏🙏🙏🙏

  • @YCQBo
    @YCQBo Месяц назад +1

  • @ahzaaball2052
    @ahzaaball2052 Год назад +1

    Wa video si dagdag ah aad Like iyo love ba aad u saarysid haddana like tiisu yartahay.

    • @naasirbanisheekhisaxaaq7374
      @naasirbanisheekhisaxaaq7374  5 месяцев назад

      saaxiib mahadsanid hore u soco sheergareeya oo kor u qaada bogayga youtuubka si ay u daawadaan una gaadho cajaladahan taariikhiga ah anuun baa haya
      saaxiib nin lacag ku doonaaya ma yihii youtuubka samafale ayaan ahay 4 cajaladood oon hayay 24 sano ayaan iska wareejiyay amaanadooda 2019 si dadka reer Somaliland uga faaidaystaan anigu qof qurbaha ku nool baan ahay saaxiib si aanan amaanadan ula dhiman ayaan goaansaday in aan halkan ka daawataan maalinta Alla raali ka noqdo ee tago wadankii waxaan ku wareejin meelaha ay ku haboon tahay insha Alla

  • @yousifomar
    @yousifomar 7 месяцев назад +1

    What do you think about who wants Somalia today

  • @Shamso697
    @Shamso697 2 месяца назад +2

    Been been dhashey dhulka waxa burburiyey waa Jamhadii SNM💯

  • @zakarieali5554
    @zakarieali5554 2 года назад +1

    Baabuurtii barigaa magacyadood meeday estii horedee

  • @YCQBo
    @YCQBo Месяц назад +1

    2024 8 21
    M.a❤memory❤

  • @WeligaHanyeelo
    @WeligaHanyeelo Год назад +1

    Hargaisa waa magaalaydii

    • @naasirbanisheekhisaxaaq7374
      @naasirbanisheekhisaxaaq7374  5 месяцев назад

      saaxiib mahadsanid hore u soco sheergareeya oo kor u qaada bogayga youtuubka si ay u daawadaan una gaadho cajaladahan taariikhiga ah anuun baa haya

  • @jiilkacusub3019
    @jiilkacusub3019 Год назад +1

    12:50 sheekh macalin carab

  • @cigaalcigalhore4828
    @cigaalcigalhore4828 2 года назад

    magaaladaydii hargeysa ee aan aadka u jeclaa ilahay hormari thanks

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 4 года назад +2

    Naasir Kayd aad U qaali Ah Baad Haysaa. Mahadsanid. Inaad Gaadhsiisay Jiilka Danbe. Bal Halkaynu Ka Nimid Eega

    • @KingHaji
      @KingHaji Год назад

      Waa xaalada uu muuse kuwado Laascaanood

    • @halilmamohamed4493
      @halilmamohamed4493 Год назад

      @@KingHaji
      Ma muuse mise garaadada ayaa keenay qabyalad darteed inay gala dagaalka ku dhawaaqaan isir nacayb darteed xitaa dhul aanay wada lahayn sheeganaya…ilaa hadana nabada diidan

  • @ifrahjaamac5149
    @ifrahjaamac5149 5 лет назад +2

    Taariikh la soo maraye weyaana ardayda xusbiga ku dhiganaysa ayaan ku jiraye

    • @naasirbanisheekhisaxaaq7374
      @naasirbanisheekhisaxaaq7374  5 лет назад +1

      Masha Allah noolow dee isku iskuul baynu aheeyn ma xasuusataa maamulihii xisbiga ee cadaani ee canka jeexnaa

  • @queentanya3787
    @queentanya3787 5 месяцев назад +1

    Habaryartay waxay haysaa sanad guradii afraad ee 18may oo la duubay 1994 cajal bay ku jirtaa saan usoo saaro ma aqaan

  • @Muhandis17
    @Muhandis17 2 месяца назад +1

    28:30 waa waqtigii dagaalkii sokeeye ee habarhabarta

    • @Hamsebaashe1
      @Hamsebaashe1 2 месяца назад +1

      Dagaalki sokeeye wuxu aha 1994ki halka taariikhdan kahadlayso 1992 waa marki dalka lagu soonoqday

  • @Fahiimahindaleyla4kulmiye
    @Fahiimahindaleyla4kulmiye 8 месяцев назад

    SNM SNM SNM abaalkiina ma gudi karno🙏🙏🙏🙏🙏💪💪

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Год назад +1

    Itobiya elataree maxay kalayihin yase udhaxeeya oo macamilo leyihin

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 2 месяца назад +1

    لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم
    Dadka hada iska hadlaya ee Faqashta daba socda hala tuso

  • @MaxamedDalmar-eu2xq
    @MaxamedDalmar-eu2xq 2 месяца назад +1

    Waa nala xasuuqay iyo dhulkayaga baa la burbriyay yaan la idin ka maqlin isaaqoow
    Waxaad awdal iyo sool ka geysateen waad la socotaan
    Markaa cuqdada iska saara catowga badana joojiya

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 2 месяца назад +1

      Laascaanood in maadaafiic iyo pm lala dhaco ayey ahayd waayo iyadoo la garaacin oo la dhowrayey ayaad Bern cad la soo taagan tihiin awdalna waligeed lama burburin

    • @MaxamedDalmar-eu2xq
      @MaxamedDalmar-eu2xq 2 месяца назад +1

      @@jamalskp7280 hargeisaba in dhulka lala simo bey aheed sababtoo ah been cad baad 32 sano la soo taagan tihiin
      Iyo catow

    • @aliabdullahi1410
      @aliabdullahi1410 3 дня назад

      @@jamalskp7280waaba lala dhacay madaafiic iyo PM weliba 8 bilood ayaa madaafiic iyo kaarayaal lala dhacaaya Laascaanood. Weliba Adna Aadan tidhi hadaan Laas Caanood maanta madfac la dhacnay oo aan burbirinay berriba waanu dhisi doonaa. Balse waxaa kacdoon ka keenay 15 sano oo afka iyo wejiga habeenkii loo soo duuban jiray shacabka Laas Caanood oo habeen walba haldoor badan oo kor dhaaftay qudhgooyada 300 marxuum Taas oo ahayd isir sifayn ula kac. Adeer dib oo dambe faqash anagoo ah iyo idinkoo SNM iyo Qudhmis ah dib isugu iman mayno. Never again ever….

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 месяца назад +1

    Dhulka ayey dhigeen faqash

  • @sahalstudio799
    @sahalstudio799 4 года назад +2

    xisbigu jaamacada hargeysa muu noqon saxiib

  • @KhaddoQabojiye
    @KhaddoQabojiye 5 месяцев назад +1

    Ilintaydu wayqubaneysa waa tarikhdan dhashey lkn dadkeygii dhimanayey ilahow unxariiso dham tod wllka duubay ilahow udanbi dhaaf

    • @naasirbanisheekhisaxaaq7374
      @naasirbanisheekhisaxaaq7374  5 месяцев назад

      saaxiib aamiin mahadsanid hore u soco sheergareeya oo kor u qaada bogayga ha gaadho cajaladahan anuun baa hayaa taariikhda ah

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 5 лет назад +1

    Maanshaa allaah sxb

  • @cabirahmanali5360
    @cabirahmanali5360 4 года назад +4

    Ciyaalka yar yar ee waqtigan xamar u haqaltaagaya sidi janada laga hayo bal dawada sida rajiimki hora dhulka ugalay dalkiina aamina meel aan hallakan ahay qimo ku yeelan maysid

  • @liojeams7550
    @liojeams7550 5 лет назад +2

    wale waan xusuustaa waan jooga

    • @naasirbanisheekhisaxaaq7374
      @naasirbanisheekhisaxaaq7374  5 лет назад

      Mash Allah wa xiligay ugu ficneeyd ee noloshu Dadku isku mid ahaayeen noloshu macaaneyd xiligaas kk

  • @niciimamaxamed8441
    @niciimamaxamed8441 4 месяца назад +1

    haa waa sidaa sidoo kle laascaanood hal nin ayaa xasuuqay anaguna raali kama nihin waxa laascaanood ku dhacay

    • @AbdiFatah-bu4hg
      @AbdiFatah-bu4hg 2 месяца назад +1

      Haaye wllo lascanod sowta sideedi uqurxbadan wax badana yaalan bal Hargeisa hal meel oo hagaagsan majirto😊

    • @MaxamedDalmar-eu2xq
      @MaxamedDalmar-eu2xq 2 месяца назад +1

      ​@@AbdiFatah-bu4hg laascanood ma waxbaa loo reebtay??
      Hubkii uu muuse haystay nooc walba wuu la dhacay
      Lkn inuu dhulka dhigo wey u suurto geli weyday
      Si la mid ahna hargeisa
      Hub nooc kasta waa lala dhacay
      Dhulka in la dhigana wey suurto gashay

  • @guledali8848
    @guledali8848 Год назад

    Eebe ayaa mahad oo dhan leh

  • @ceelgoonitv3243
    @ceelgoonitv3243 4 года назад +1

    Xasuus 1992

  • @momindekk1
    @momindekk1 2 месяца назад +1

    XARUMO DAWLADEED OO BADAN AYAAN ARKAYAA OO HADA LA WAAYAY.

  • @mustafaosman3250
    @mustafaosman3250 10 месяцев назад +6

    what faqash did to us we will never for get long live somaliland

    • @martaindaherabdi230
      @martaindaherabdi230 2 месяца назад

      e mondion il faut pas comparer les un comparable
      et casse-toi

  • @naufalakbar2012
    @naufalakbar2012 4 месяца назад +1

    Somaliland waxay noqotay dhacdadii Timor Leste oo kale

  • @loveisakiller7711
    @loveisakiller7711 5 лет назад +2

    Ninkan duubay wa nin aqoonyahan buxa siduu u duubay videogan dhaxalgalka ah wan qiiroday wlhi wana halka video ee magalada laga duubay 1992 ilaa 2011 wax u dhexeya ma arag
    waar xiliyada mxaynu muuqaalo uga duubiwyney magalada chaanis ina seegay wye xaqiiqdii
    Aad wxn ugu mahad celinayaa masulka soo galiyey muuqalkan la duubay xiligan ku dhashay hargaysa ee muhimka ah

    • @naasirbanisheekhisaxaaq7374
      @naasirbanisheekhisaxaaq7374  5 лет назад

      aad ayaad u mahadsan tahay saaxiib horee u soco fiidyowgan sidaa aan ku maqlay wa duubay Caadil Cabdo Faarax Joone oo aad ka maqlaysid bilowga fiidyowga magaciisa iyo muqaalkiisa lakiin waan soo xoog ogaal doonaa si aan u hubiyo waxaana aan hayay muda u dhaxaysaa 20 ilaa 23 sano fiidyowgan taariikhiga ah aad ayaad u mahadsan tahay mar labaad halyay horee u soco aqli fiican ayaad ka dhawaajisay

    • @saidofficialchanel2027
      @saidofficialchanel2027 4 года назад +4

      @@naasirbanisheekhisaxaaq7374 wlhy ilmo ayaa indhahayga ku soo istaagtay inkastoo aanan maalinta joogin oo 1988 dhashay hadana taariikda snm waan dabagalaa adeeradayy way dadaaleen anakaa halkaa ka sii amba qaadayna. Ciyaalka yaree aan taariikhda dalku soo maray ogayn ee xamar u barooranaya waan edbinayna. Waa inoo habar xabusheeda. Oo muuse shiikh isaaq ah. Oo maxamed abokora. Oo nuux maxamed ah. Oo faarax cabdile ah. Oo axmed faarax.

    • @siciid6066
      @siciid6066 4 года назад +1

      waxa duubay caadil cabdo faarax joome

    • @saidofficialchanel2027
      @saidofficialchanel2027 4 года назад +1

      @@siciid6066 ma nool yahay indr qoloma ayuu ahaa

    • @siciid6066
      @siciid6066 4 года назад +1

      Said Official Chanel may walaal wuu dhintay muu soo dhawaan AHN wuxuu aha reer xoosh

  • @ibrahiimhassan3331
    @ibrahiimhassan3331 2 года назад +1

    DUQEYNTII SOMALILAND 1988 BURBURKII MAGALADA HARGEISA
    (Xasuus shalay iyo maanta #Hargeisa)

  • @amiincox6206
    @amiincox6206 2 месяца назад +1

    Bariga guryaha si qurxan ayaa loo dhisi jiray

  • @Hippobottomless
    @Hippobottomless 2 месяца назад +1

    Wa balan mar kale inaan dhuqeyo hargeysa anoo darood ah. Isaaq was always traitors and simps for foreigners

    • @Ayaanle133
      @Ayaanle133 Месяц назад +1

      Wixii qaranka soomaaliyeed la odhan jiray ayaan wado cad oo aanay 34 years kasoo noqon aan marinay markaa a maanta adoo qabiil yar ah oo waliba qayb ay Ethiopian iyo kenyan adoonsadaan ayaad leedahay waxbaan burburinaya
      LOL😂😂

  • @lazerlightgaming5334
    @lazerlightgaming5334 11 месяцев назад +1

    Manitaas waxa ay haystin reer isaq school free ah Hospitals free ah wax barasho free ah hada ma xaad haysatan wadoyinkii Airport waxba ku medan kordhin wax aan ahan 3 reer oo xisbiyo loo ekeysiyan just.

    • @Khaalidsheekh
      @Khaalidsheekh 9 месяцев назад +1

      Hoyada faqashta kawas

    • @saeedlover2457
      @saeedlover2457 8 месяцев назад +1

      Tan waanu dhisanay adigu maxad meesha ku haysata ?!!

    • @Moon0312
      @Moon0312 8 месяцев назад +2

      Hadalakaa ad soo qortay for real dadka stroke buu ku ridayaa , if you have something nice to say go for it but if all you have is nonsense, u might need sometime to educate yourself .....

  • @soonoqoadoonabada1402
    @soonoqoadoonabada1402 5 лет назад +2

    Ilahay Naarta ha ku fogeeyo dadkii sida u galay magada,😱😱

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 5 месяцев назад +1

    Qaldaanti Qolalwey
    Maxay been sheeki

  • @Baaruuda2024
    @Baaruuda2024 2 месяца назад +1

    Faqashta maanta waxay la caqli tahay Faqashtii aynu dabada kaga dhacnay..midkoodna Somaliland wanaageeda ma rabo waayo waa umad jahil iyo xasad lagu soo ababiyey.. iyakuna wanaag iskuma hayaan cidna wanaag lama rabaan

    • @aliabdullahi1410
      @aliabdullahi1410 3 дня назад

      Dee ismaba rabnee adna gurigaaga joog anigana kayga yaynaan isu soo wareegin

  • @yaakcon
    @yaakcon 2 месяца назад +1

    War dadyahow ilaahay ka baqa ee beenta iska daaya; Somali cadaw idinku ah oo idin neceb ma jirto. Waxaad ogaataan inaad Somali tihiin.

    • @Ayaanle133
      @Ayaanle133 Месяц назад +1

      Bro we don't care cid na jecel iyo cid na neceb toona 😂
      We are just minding our own business 📈

  • @naasirbanisheekhisaxaaq7374
    @naasirbanisheekhisaxaaq7374  5 лет назад +2

    Waar wax soo qoraa miyaad iska daawanaysaan kkk

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 5 лет назад +1

      Sxb daawashadii baan ku dhex jiraa waanan sii qaybiyay mahadsanid sxb

    • @naasirbanisheekhisaxaaq7374
      @naasirbanisheekhisaxaaq7374  5 лет назад

      Waan kaftamaaya

    • @naasirbanisheekhisaxaaq7374
      @naasirbanisheekhisaxaaq7374  5 лет назад

      @@maxamedxuseen4516 Waan kaftamaaya saaxiib ka waran fiidyowga oo dhameystiran sow cajiib ma ahaa hayee markaad daawato jawaabta

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 5 лет назад +1

      @@naasirbanisheekhisaxaaq7374 sxb kaftanka waynu ogolahay ilayn saaxiibo ayaynu nahay kolay caawana waxbaan kusoo waydiin doonaa inshaa allaahu waanad kasoo jawaabi doontaa sxb intaas kadib sxb Cajalada waan daawaday bilow ilaa dhamaad waana clear sxb cajaladu markay socoto mudo ilaa saacad iyo laba iyo toban mirir waa clear wixii ka dambeeya waa shucaac iyo khad buluuga ilaa dhamaadka sxb waydiin waadagii nagu lahaa aabahay baa gudoomiye ka ahaa snm sxb iisoo sheeg aabahaa aan si fiican isu baranee caawa anigaba aabahay wuxuu ahaa saraakiishii snm kusoo biirtay 1988 ee halgana gashay waxaana la odhan jiray xuseen yoonis saban waxaan nahay habar awal afgaab muuse sxb mahadsanid

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 5 лет назад +1

      @@naasirbanisheekhisaxaaq7374 sxb qoraalkii aan kuusoo diray miyaanad akhrisan wali sxb jawaabtii baa lagaa sugayaa inshaa allaah mahadsanid sxb

  • @cabdiraxmancali1096
    @cabdiraxmancali1096 5 лет назад +1

    Hargeisa caday

  • @cumarkhaliif4817
    @cumarkhaliif4817 2 месяца назад +1

    Leeches red ticks

  • @talokeen259
    @talokeen259 10 месяцев назад +3

    horta isaaqaw ciil qabiil baad qabteen oo dhulbahantaad ka aargoosateen , in dhib hargeysa ka dhacay lama in kiri karo balse waxaa geystey talis uu xukumo hal nin, dhibkan oo kale ayuu muuse juudaan ka geystay laascaanood , dhamaan dadkii wey kaqaxeen laascood 2023 waxay ka weyneyd hargeysadii 1988 , marka yaan xasuuq dambe la idin kamaqal naga aargoosatee

    • @talokeen259
      @talokeen259 2 месяца назад +1

      @@OneLoveOneLife84 ku tuur

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 2 месяца назад +1

      @talokeen259 Isaaq oo dhan aya u mideeysnaa xasuuqi iyo dulmigii SSC dhulbahante 2007, Kii buhoodle/kalshaale iyo Kii Laascanood 2023 oo madafiicda nagu dhaceeysay ku farxayay oo u dabaal dagayay Alxamdulilaah manta SSC waa Xor cawaale aya ka lusha deegnkyga 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @MaxamedDalmar-eu2xq
      @MaxamedDalmar-eu2xq 2 месяца назад +1

      ​@@OneLoveOneLife84😂😂😂
      Ma dadkii 9 bilood hoobiyaha lala dhacayay baad wanaagooda ka shaqeyneyseen??
      Arinku haduu sidaas yahay
      siyad barre iyo moorganba w wanaagiina bey iyaguna ka shaqeenayeen

    • @MaxamedDalmar-eu2xq
      @MaxamedDalmar-eu2xq 2 месяца назад +1

      @@OneLoveOneLife84 dagaalkii 1988 bilowday yaa bilaabay ? Yaa Mar walba weerari jirey ciidankii xooga dalka
      Dee soo snm maaaha
      Sidoo kalena waxaad tiri haduu dagaalku dhab noqon lahaa boqolaal qof lama dileen kkk
      Oo 9 bilood baad migaalada duqeeneyseen maxaa kuu hadhsanaa? hub nooc walba oo aad haysateen migaalada waad ku garaacdeen
      Hubkii hargeisa lagu garaacay
      Iyo hubkii laascanood lagu garaacay
      Waxaa faqri ah oo u dhaxeeyaay waa diyaaradihii hargeisa lagu duqeeyay
      Soamlind iyaguba hadey haysan lahaayeen diyaaradahaas
      Migaalada wey ku garaaci lahaayeen
      Markaa adeer haduu siyad barre hargeisa duqeeyay oo shacab ku laayay
      Muuse iyo rajiimkiisuba laascanood wey duqeeyeen shacabna wey ku laayeen

    • @MaxamedDalmar-eu2xq
      @MaxamedDalmar-eu2xq 2 месяца назад +1

      @@OneLoveOneLife84 soomali ma tihid miyaa mise qurbo joog baad tahay
      Hadaladaadu nuxur malahee