PART 1 GABAR 13 SANO HAYSAY HOOYADED OO WAALAN LACAG KU QADAN JIRTAY INAY HOOYADEED TAHAY MAY OGEEN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 фев 2025

Комментарии •

  • @xamdiaadan2894
    @xamdiaadan2894 3 года назад

    Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu akbar.

  • @habibawarsame660
    @habibawarsame660 3 года назад

    Waa sheekadi uugu muqaalka dheere hadan aan udhegeeysto si niyadah waxaan maraayaa qebti 1waxaan frutta gableelka🥰🥰🥰🥰

  • @fathaomar3446
    @fathaomar3446 3 года назад

    Mashallah 💓

  • @hamdiwarsame5297
    @hamdiwarsame5297 3 года назад +1

    Dadba dowladii siyaad bare ilahay ha i naxariistee wax ka shegayaa dowladii hore Allhamdulilah iskuulo free isbadaalo free nabad free ayaa la haystay

  • @abdinasirdaud17
    @abdinasirdaud17 3 года назад +3

    Alle SWT awoodiisu badanaa,,,, laa xawla
    Wallaa quwati ilaa billaah,,,, sidii uu alle u qadaray inuu nebi muse calayhi wasalaam uu ugu koriyey gurigii fircoon
    Oo uu ugu nabadyeelay,,,, ayuu alle isugu keenay oo raxmadii waalid iyo ilmihiis uu isu geliyey ayuu dhexdooda dhigay oo ay isu caawiyeen iyagoon is aqoon...mucjiso

  • @mamaruney4373
    @mamaruney4373 Год назад

    Waa qiso cajiib ah

  • @madinamaxamed4928
    @madinamaxamed4928 3 года назад +5

    Masha allah walky keep going

  • @yusufjiile7943
    @yusufjiile7943 3 года назад

    Cimran sheekada cawa kasugeyn wa qeeybta 3aad cawa waxkale hada nalaso aado wlhi wa dhagaxtuuraya sxb sheekadan wa sheeko aad u xanuun badan

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 3 года назад +2

    Allh akbar

  • @aniisherovlogs9529
    @aniisherovlogs9529 3 года назад +3

    First time comment hore usoco bro

  • @galoolgoma1073
    @galoolgoma1073 3 года назад

    Wa qiso cajiib sxb wan ku salaamayaa

  • @nourilmi6679
    @nourilmi6679 3 года назад +4

    Asc cimran waxaan ahay asxaataadi kudhageysata salaanta saxda ah waa salaamacaley mahan salaamulaahi caleyku

  • @sarahcabdi7376
    @sarahcabdi7376 3 года назад +7

    Asc Masha Allah keep going ♥️♥️♥️

    • @xalimalaki9326
      @xalimalaki9326 3 года назад

      Waa nabsi

    • @nadifojama8205
      @nadifojama8205 3 года назад

      @@xalimalaki9326 9 Ohiooh 8888 9k 889989888999898 i7 8 9k 899 9k 98i99i889999i9899889999 Ohio 8988989i9 9k 89888889 9k 889i8i9 9k 88i998i998988 i7 99998i9i88988i998i90 9k 8 i7 i8i i7 ok 9i88i99898888999998 i7 99998i 9k 8889888i8i8998i989988i9 99998i 9988888i8898889999 99998i 88 99998i i988899998988898i88998888989 99998i 98889988 99998i 988 99998i 98888 99998i 888i8i99 and 8899889 99998i 8 99998i 99998i 99998i 889i8i9 i 99998i 88989i8888 99998i 89988i8998888888 99998i 99899 99998i 9k 8988899i888 99998i 9 99998i 899i8 99998i i99989889898989i88899898988i888989 OP 899989889i9989 9k 8i8i98889999ii 99998i 998i899i 99998i 8889i89i98 99998i 88 99998i 998898888i89889898 99998i 099888988888 99998i 998999i88888899988999 99998i 99998i 888 899i8 8899889999 99998i 999 99998i 899898 99998i 9 99998i 889998igg9988898989889 899i8 899i8 8 99998i 9998989998988888i8888 99998i i 99998i 99889989 99998i 9888999889 99998i 88i88888889998999988 998i899i 99 99998i 99998i 9i 99998i 9 it 9988898i8 9i 98 9i 899i9889i98899888i99i99 99998i 888898898990 9i 99899898889 9i 8 9i 9 9i 9 9i 98 9i 8 9i 9 9i 988 9i 89 9i 998908898yyi 9i i9888 99998i i9998988889888999989 out i 9i 998998898i89 9i i888989i88889989i9 9i 98i889 9i 9909898889898898998999 9i9i 9i 9 9i 8i 9i 8998898899999888 9i 898 9i 898 9i i99888 9i 8998899989ii9889998 9i 9i 998998i99 9i 8899888989 i7 88i89809998 9i 889 9i 9i 9 9i 99i8 9i 88888899999 99i8 9i999⁹99889i8899898i 9i 899 99i8 88 99i8 889i 9i 99899 99i8 i8999989898 and 8889 9i 88 9i 99i8 9899989888 99i8 98989i88899 9i 8988998898i88998 99i8 9 99998i 99 9i 99i8 98 OP 98 99i8 998989988 889i 999 99i8 8 99i8 9i 999899988 9i 9i 8i8 io

  • @lulali6059
    @lulali6059 3 года назад +4

    Waa qiso xanuun badan oo cajiib ah.

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 3 года назад

    Alx illaah waa qafuuru raxiim

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 3 года назад +3

    wcl bro👋👋👋👋

  • @Umofficial3191
    @Umofficial3191 3 года назад +2

    Allahu Akbar ☝️ ilaahey wa qafuuru raxiim

  • @sacdiyagobeey7516
    @sacdiyagobeey7516 3 года назад +1

    Subxaana Laah Ilaahay ha nabadyeelo oo Barakeeyo Gabadhaas iyo Hooyadeed iyo Adeerkeed

  • @nasteha874
    @nasteha874 3 года назад +3

    Wcs wr I c a fresh 💇

  • @H.zxxdg.
    @H.zxxdg. 3 года назад +2

    Maasha alah wlaahi qiso cajiib ah

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 3 года назад +10

    Waxaan dhihi karaa Xaqbaa u keenay gabadheeda waayo waa la dulmay oo marna ninkii baa laga cayrshay marna asagii baa ku inkiray inkastuu nacas iyo ninliita ahaa balmuxuu ilmihiisa u inkiray anigu waxaan ka bartay qisada maah maahdii ahayd illaahay xaq ma mooga xaqii laga galay ayaa illaahay siiyay guri ay ku dhasho iyo islaan u korisa una keenay inay xanaanayso aniga qiso ayaa ayaa iga soomartay gabar uurleh oo nin askari ahaa uu xumeeyay anigoo raba inaan wadan afrika kamida u aado safar ayaan ciidan xumo kafakaray markaas ayaan waxaan daganayn guryo aan leenahay walaalahay ayaa magaalada daganaa laakiin marabin ilmahayga inaan GURIGOODA ka wado oo guri kale geeyo waxaa ila joogay laba wiil oo iga yar yar oo walaalahay ah 18 iyo 20 iyo caruurtaydii lakiin anigoo walwal San ayay gabari igu tiri heblaayo waxaa la joogta gabar uurleh oo rabta ciday la joogto dadkuna marabaan inay kudul dhasho waxaan iri gabadha malayaqaan waxay itiri haa oo waa reer hebel waaba qof aan qabiil wadaagno laakiin aan kala nahay laba jifo waxaan iri aniga iyo ayadaa isu baahan ee ii keena dadkiibaa shaki igu riday naamaad shaqaale keensatid maxaa naag caruurta ku dhex dhasha kuu keenaya waxaan iri shaqaale aan la aqoon midaan la yaqaan oo meel ay ilmeheeda ku haysata rabta ayaa iiga fiican wiliba inaan lacagna ugu daro iskuna liibaano markay ii timid oo la ii keenay bay waxay igu tiri cunug kalana waan leeyahay oo hooyaday ayuu lajiraa miyiga saan waaba sii farxay oo waxaan is iri waaba qof masuuliyada sifiican udareemaysa reerkii baan kala tusay bakhaarkii raashin ka laga soo qaadi jiray ayaan ku iri lacagtu idinkay idinku soo dhacaysaaye waxay rabaan siiya caruurta gabadha biilka in tiisa kale kaash usiiya gabadhii anoon wili tagin bay itiri nin askariga ahaa inuu magaalada yimi ayaa la ii sheegay markaas ayaan ku iri naa raadi oo usheeg meeshaad joogto waa intaas oo aad dhiigbaxdaa anoo maqan waa nin eh bal inuu ku caawiyo haday wax dhacaan GOOR habayn ah war icaawi kudheh anaa lacagtayda haystee markaasuu soo eryay hadhowbay ii timi ninkii waa isoo eryay wuxuu iyiri naasoco waa kufuraye ana waxaan iri baytiri hadaad ifurtay warqad iigu qor waxaan ku iri oo hada meeday warqadii waxay tiri waatan intay bac aysidatay kasoo bixisay markay itustay ayaan ku iri abaayo gurigana joog anigaa dadkayga kaala balamaya waan safray gabadhii waankabalamay waxaan u tagay labo umuliso oo magaalada goobo dhalmada ah kuleh taleefanadana waan uga keenay waxaan ku iri hadii ay idin soowacdo hadba tiifiraaqo haysaa ha aado tagsigana anagaa iska bixinayna wiil iidhowna waxaan ku iri markii xaaskaaga lasoowaco umulisada raadi gabadhii sadex bilood kadib way dhashay qarabadaydii iyo asxaabtaydii ayaa ayaguna dhar iyo lacag kala soo daalay markay dhashay illaahay ayaa isugu kaayo gargaaray waxay noqotay umul caafimaad qabta fooshiina kuma daahin balaayo lamatusin waxay noqotay gabar aamin ah dariskii ayaa jeclaaday qolkayagii jiifka ayay joogtay ilmihii ayay kusoo xaraysatay si ay habayn kii uga war qabto musqul gudaha ah ayuu lahaa markaan imi ayaan lacag teedii siiyay markaasay u qaadan wayday waxay tiri anigaaba reerka culays ladul joogaye maxay tahay lacagtu waxaan iri inaad gurigaan ku dhasho culays maahayn balse adaa masuuliyad noo hayay way yaabtay way farxday waxay igu tiri marka waxaan aadayaa magaaladii reerkayagu agdaganaa oo waan shaqaysanayaa makhaayadbaan furanayaa wiilka iga maqana waasoo kaxaysanayaa sidaas ayay KU dhamaatay howshaas waxaa iri caruurtiibaa ku jeclaataye nala joog waxay tiri hooyaan ahay oo waa shaqaysanayaa ayadoo Alaab iyo qurux maashaa allaah aniga sanad iyo bar kadib soomaaliya waakasoodhoofnay laakiin gabadhii meel aan ka raadiyo ma aqaan waa xariirin lahaa ilmaha way ii dhaqaalaysay iyo reer kaygii wiilasha xataa way uroonayd👍👍

    • @ayanwarsame7044
      @ayanwarsame7044 3 года назад +2

      Ilahey ajir hakaasiyo waxfican baad subisay somalidana adookale alaha kadhigo oon anigu kujiro

    • @marianabdulahi6633
      @marianabdulahi6633 3 года назад +1

      Sey Yusuf Mashallah wax fiicanbad sameysay baafi iney kubahantahay ayalagayaba oo ajar badan Alle kasiiye

    • @fartunahmedxasandahirxasan9946
      @fartunahmedxasandahirxasan9946 3 года назад

      Mnshlh jzklh byo

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 3 года назад +2

    Aaamiin yaarabi 🤲🏻 ♥

  • @adenhashi4027
    @adenhashi4027 3 года назад +2

    Wayahay sxb tack från örebro

  • @dahirbarda4049
    @dahirbarda4049 3 года назад +2

    maashaa Allah

  • @shukriaabdirahman9783
    @shukriaabdirahman9783 3 года назад

    Waa Qiso Xanuun Badan Allaha Sahlo Amuuraha🙏

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 3 года назад +2

    Wcs wallo cimraan

  • @fashions3893
    @fashions3893 3 года назад

    masha Allah

  • @ruquyoyuusuf6274
    @ruquyoyuusuf6274 2 года назад

    الله أكبر عجب

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 3 года назад +2

    Allow noosahal amuuraha

  • @Ninjagokeke
    @Ninjagokeke 3 года назад +3

    🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴

  • @koswarfa2154
    @koswarfa2154 3 года назад +2

    Waasheko qatarah oo yablee

  • @klbkhiķkkkokkkklll
    @klbkhiķkkkokkkklll 3 года назад +3

    Mashs allha omaanow waadku mahadsantehey qisaska ruta Ah ood noosoo gudbisid

    • @xalimalaki9326
      @xalimalaki9326 3 года назад

      Cimraan sheekadiisa waan jeclahy isku lahjad Baan nahay hhhh xitaa caruurtayda aad Baan u jecelnhy guulaysta baaye iyo boowe

  • @hamdiwarsame5297
    @hamdiwarsame5297 3 года назад

    Dhiiga ayaa soo jidanayaa madaama ay hoyadeed tahay Qiso cajiib ah

  • @aminaali5963
    @aminaali5963 3 года назад +2

    Asc wakusalamaya qisoyinkaga weyna cajabgaliyeen lakin qlsomarkad mantokale soodeyso qebtakale wadladahada maxawacay

  • @aminaali5963
    @aminaali5963 3 года назад +2

    Asc

  • @halimab5796
    @halimab5796 3 года назад +2

    Sheekoy sheeko xariira, Runtii sheekooyinkaagu waa Xariir ama macaan

  • @galoolgoma1073
    @galoolgoma1073 3 года назад

    Huwa raxmaan

  • @hidaayoabdullahi2252
    @hidaayoabdullahi2252 3 года назад

    Shimee ogaatay sideeyse ku ogaatay in ay hooyada ay heyso dhashay gabadhii

  • @nila7120
    @nila7120 3 года назад +4

    mashAllah tabarakallah walal today no tea that's better keep on going may Allah bless u n your family

    • @aaminamohamed7407
      @aaminamohamed7407 3 года назад +2

      Maxaa waacaadi haduu cabo waayo rag waa shaah dumarna sheeko

    • @nila7120
      @nila7120 3 года назад +1

      Walalo it's true but they way he sipped or drink is bad

    • @sagaliina
      @sagaliina 3 года назад

      @@nila7120 vaar maku qabatey, wax ila arkaa la aaa 🤣😂🤣😂😅😂😅😂😅😂😅😂🤣😂

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 3 года назад +3

    bal maxay ugu shiigi wayday

  • @suldaanbeegsi5098
    @suldaanbeegsi5098 3 года назад

    War shekadani ma run baa mise film somali

  • @farhiyoawad8795
    @farhiyoawad8795 3 года назад +2

    Sheekadii hore mxaa ku dhacay cimraanw

  • @salmaansanka8461
    @salmaansanka8461 3 года назад +1

    Waan kusalaamy wllky Cimraan waxan codsan lahaa kalmada (XEYRAAN) micnaheeda

    • @hawoxassan8343
      @hawoxassan8343 3 года назад +1

      Xeyraan waa xanaaq

    • @nasteha874
      @nasteha874 3 года назад +1

      @@hawoxassan8343 😂😂😂😂benta day

  • @abCd-lx8df
    @abCd-lx8df 3 года назад +2

    Àw

  • @MohamedHassan-jg1fy
    @MohamedHassan-jg1fy 3 года назад

    ❤❤❤❤❤

  • @klbkhiķkkkokkkklll
    @klbkhiķkkkokkkklll 3 года назад +3

    Marka qaarakod anigoo shaenyo ayaan dhegeesat

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 3 года назад

    Cimran wlle wn ku salamy,mamada xanunsa wxy ahayd qof daacad ah oo ilaahy u keenay gabadhedi,ilaahy ha siyo cfiyo mamadas

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 3 года назад +2

    Maalinba qaracan hor leh wlh midba miduu ka xanuun badantahay baa yimaada maalin kasta

  • @khalidabbas9013
    @khalidabbas9013 3 года назад +2

    Walhi somalia waa dad iamtixan waiik lkan osago maskin yahay u awood lahan maxa gabrta u luug gooyana maa iska sheegto anga qabo gabarta maa iska dhahahow waa duulma waa ankar

  • @hamdiwarsame5297
    @hamdiwarsame5297 3 года назад

    Goldogob dhulkii hoyaday.

  • @hamdiwarsame5297
    @hamdiwarsame5297 3 года назад

    Wali waxaa ka wanaagsan miyir dhiman luqada qalaadka waxaa la dhahaa waali crazy marka wax fican ma aha dadka xanuunsan ama miyir dhiman aan ugu yeerno crazy ama waali. Iy ha carona inta xanuunsan

  • @yusufjiile7943
    @yusufjiile7943 3 года назад

    Wan sugi la.ahay q3 sheekadaan wlhi wa qalbiga taabaneesaa

  • @Yusufpamer20
    @Yusufpamer20 3 года назад

    Meher xadku wuxuu dhibaata wayn kuyahay haweenka!

  • @khalidabbas9013
    @khalidabbas9013 3 года назад +2

    ليش هو ماتكلم يقول هي زوجتي البنت هي ضعيفه هي مفروض تقول هذا هو زوجي بس هو يعترف الحقيقي الطفله مسكينه جبان ليش يخاف لو مايتحمل المسؤليه هرب مع البنت وحملت النهائيه هو هرب منها في بعض الرجال مايتحملو المسؤليه ليش ويشته البنت لما تحمل هربو منها ناس بلا ضمير

  • @shobtosaid177
    @shobtosaid177 3 года назад

    Waxaa la yiri la tuuraa la tuugaa

  • @ismaelahmed4618
    @ismaelahmed4618 3 года назад +2

    Please you are boring the story in many talks

    • @abdullahiabdi3787
      @abdullahiabdi3787 3 года назад

      His story is good but the way he tells is boring

  • @xamdiaadan2894
    @xamdiaadan2894 3 года назад

    Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar.

  • @xamdiaadan2894
    @xamdiaadan2894 3 года назад

    Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar.