Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
wakhtiga ilaahoow noo barakee adigana ILAHAY hakuu barakeeyo.
Masha allha
Mashaa Allah thanks.
Masha Allah keep going❤️
MashaAllah ilahaay hakudaayo jzk qayer wakafaaiday ilahaay hakuxafiido
Mnsh Allah mahadasnid 🥰❤🙏
Masha Allah horay usoco
WA mahadsantay balse cudurdaar wata topic kahadal shekoyinka kale Iska yerey
Asc wrwb sis waamahadsantahay mamidka qarsoombaa missa kan Muqdo
Asalaamu calaykum Naciima walaal Narcisster mawduucan buugii dhamaadkii meeyey ilaa 1-100 ma isku xajin kartaa mawduucan waa muhiim jazakiallahu kheyr
Masha allah mama adiga is ahaow an kalasocday m.a
Waaw cashirkaan sugaayay
Xageen kala soxariira ilma naga dheexeyo wuu I dhiba been badana u madu usheega marka se ilmo u wada haysan karna anago isqabin
Asc walashiis qaybtii xigtay aaway
welcome back maxaan u xiisay dhaqaaq aad dhaxashidee
Asc abaayo aniga narcissist guursadey dibna ka ogadey dhibato badan kadib
Asc noosoobadi
Waxad kasoo hadasha dadka xanaaqa badan cayow xanaqa welwelkeygana badan please
Hal chanel ka dhig taas noo roon
qof narcissm ah haduu daawado videoyadaan ma is fahmi karaa inuu asaga narcissm yahay
May walaalo waayo iyaga wax walbo oo saxsan iyagaa ah weyna isla dhameystiran yihiin subxaanallah ilaah uun baa dhamaystirane gar na ma gasho. Waa sida loo yiraahdo shaydaanul insi ama jahli murakab .
Wuu is fahmi karaa inuu joojiyaana ufiican
@@naimo133 isma fahmi karo isaga inuu saxsan yahay ayuu isku maleeya anigaa arkay mid narcissistic ah oo video gan dawaday Wuxu igu dhahay alla hebel ayaa sidaan ah heblayo ayaa laga hadlaya dadkaasi waa dadxun wAa narcissistic asagu maba isku jeedo Wuxu u maleeya dadka kale iney xunyihiin oo asaga qofkastaa xumaynayo subxanallah
@@Miidan5 haa isma fahmaan mid narcissistic ah ayaa ila joogay ila dawaday dadkale ayuuba xantooda ii galay asagu meesha maba is dhigin kulahaa alla hebel ayaa laga hadlaya iyo dadkas waa dadxun Malin ayey sidaas iila hadlen anigana waxa islaha bal inuu isfahmo maba isfahmayo dadkalu eedaynaya kusheegaya inay narcissistic yihiin markasta qof dhiban oo Asaga la xumaynayo ayuu isku haystaa
Masha allah