#DEGDEG

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 18

  • @BoqoradaRerkeenadiid
    @BoqoradaRerkeenadiid 2 месяца назад +3

    Gabdhaha bahdilka ka daaya ragoow illaahay ka baqa oo guurka xalaasha ah ku dadaala waxyaran kastaba ha jirtee, haday gabdhuhu idinkugu samraan faqiirnimada markaad wax heshaan haku jisaarina,badankiinu waad ku jisaartiine 100/90

  • @BoqoradaRerkeenadiid
    @BoqoradaRerkeenadiid 2 месяца назад +3

    Dumarku way dulman yihiine ragoow illaahay ka baqa, wadaadaduna dhibaatadaas taagan haka hadleen, please and please fisqigi baa batay ragii dumarka waxay ku siraan guur qudbo siro ah,subxaanallaah illaahow iimaanka nagu sug oo xaqa uhiili

  • @Ayaanmahamettt
    @Ayaanmahamettt 2 месяца назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭❤❤❤

  • @BoqoradaRerkeenadiid
    @BoqoradaRerkeenadiid 2 месяца назад +4

    Inay saas u ooyaan gabdhaheena xaq maaha ee ragoow illaahay ka baqa,haday gabdhihi ajnabi guursadaana waa lagu caaynaa rageenina saaseey u qiyaamaayaan oo u luggooynaayaan,sorry sorry dumarka somaliyed way dhiban yihin alloow ugargaar yaa raxmaan yaa raxiim🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @sabrinaborrows1728
    @sabrinaborrows1728 2 месяца назад

    Gaabdhana haa dadelkeda maa saxano walahi haalaga fiiraado please 😢

  • @BoqoradaRerkeenadiid
    @BoqoradaRerkeenadiid 2 месяца назад +2

    Gabadhu way ku degdegtay iyadoon dadkeda u sheegin dadkisana aysan si fiican u baranin,qudbosiro bay ku baabi'iyeen gabdhihii nimanka aan illaahay ka baqeeynin, gabdhuhuna degdega io nimanka ay reerkooda ka qarsanaayaan ha iska daayeen,reerkiisa xitaa iyada reerkeedaa soo qaban karo haday reerkeeda la wadaagto,

  • @sabrinaborrows1728
    @sabrinaborrows1728 2 месяца назад +1

    Maa arkisina inaaye dhahaye uigu ikaraye hadna 150 dolara isiyo yaaba

  • @sabrinaborrows1728
    @sabrinaborrows1728 2 месяца назад +1

    Waa benteda seku ogania wesa

  • @sabrinaborrows1728
    @sabrinaborrows1728 2 месяца назад

    Naaya illaahye kaa caabso subaxanallah bena bena badna warkana maxa kenaye hada uuuf

  • @1000ZXCVBN
    @1000ZXCVBN 2 месяца назад

    Abgaal waxaa la arkaa ,markii madaxweyno ama meeyar la dooranaayo.
    Ee gabadha wax lala qabto walaal yaal.

  • @bellaguul840
    @bellaguul840 2 месяца назад +2

    Ina abti get a job

  • @bellaguul840
    @bellaguul840 2 месяца назад

    She is not really

  • @Boqorada_ceelcarfiid
    @Boqorada_ceelcarfiid 2 месяца назад +2

    Arimaheena manuucaasbaaaa washamsi halaguqaado soomaliyeey waaba bastar wlh manuucaas baa😊

  • @nimcoabdullahi9597
    @nimcoabdullahi9597 2 месяца назад +2

    Nimanka Edeb daranaa

    • @kulan24tv
      @kulan24tv  2 месяца назад +1

      Raga dhan maahan wllo

  • @Zainab-tx1rv
    @Zainab-tx1rv 2 месяца назад +1

    Beenley ayada maxaa nin aynay garan hayn u geeyey haday run sheegi maxay family kisa u baran waysay