Hada caadi waxaa noqotay in wixii guriga ku asturnaa banaanka loo soo saaro. Dadku waxay ka fakarayaan qabiil ahaan ma is guursan karaan laakiin waxay ahayd sharcigu muxuu ka qabaa dadka hortooda inay is qabqabsadaan lana soo duubo aduunkana laga daawado. War xishoodkii iyo alle ka cabsigee mee?
*Waaa Malin Jummac*
*💚بسم الله الرحمن الرحيم*
*👉 IXasuusi aan ku *Xasusiisay ☝️Allah Drtis khyka & wanaaga*
💖 *Rasuulka* ﷺ 💖 ﷺ
*Naxariis iyo Nabadgalyo*
*Eebe kor kiisa ha yeelee*
💖 *Wuxuu yidhi* 💖
*Ruuxii xifdiya Tobanka* *aaayadood ee hore ee* ✨¸ *Surat Al kahf* ✨
*Waxa Laga Dhawraa *(( Dajaal ))* *Waxa Wariyey* *Muslim* ✔ 💖
👉🏿 *Hadi rabi idmo
Ah ee aan* *BaDino SaligaNabiga*⚘ *C.S.W*⚘ *Ku Sallinta Nabiga* *C.S.W *Waxay ka mida tahy* 🌷🌴
*Cibaadoynka kuwaa uugu Fadliga Badan*
*الله يرزق من ينشرها* *✋*
*( 💙لااله الا الله💙)*
*( 💙لااله الا الله💙)*
*( 💙لااله الا الله💙)*
*( ❤سبحان الله❤)*
*( ❤سبحان الله❤)*
*( ❤سبحان الله❤)*
*( 💜استغفرالله💜)*
*( 💜استغفرالله💜)*
*( 💜استغفرالله💜)*
*( 💖الله اكبر💖)*
*( 💖الله اكبر💖)*
*( 💖الله اكبر💖)*
*( 💕الحمدالله💕)*
*( 💕الحمدالله💕)*
*( 💕الحمدالله💕)*
*( 💛سبحان الله وبحمده💛)*
*( 💛سبحان الله وبحمده💛)*
*( 💛سبحان الله وبحمده💛)*
*( 💚سبحان الله العظيم💚)*
*( 💚سبحان الله العظيم💚)*
*( 💚سبحان الله العظيم💚)*
*( 🌻ربي اغفرلي🌻)*
*( 🌻ربي اغفرلي🌻)*
*( 🌻ربي اغفرلي🌻)*
*( 🌹الهم صلي وسلم على سيدنا محمد🌹)*
*( 🌹الهم صلي وسلم على سيدنا محمد🌹)*
*( 🌹الهم صلي وسلم على سيدنا محمد🌹)*
👉 *Uadeegso Qalinkaag 📝 fidinta Diinta iyo Islaaxa umada muslimiinta*✍🏿 ✅
*Baarakallaahu fiiikum* ✍🏿 ✅
M.a dad iskufaraxsan alle haiskukindayo lamanaheygi🥰
@Hanad Omar Pro Wan ku tagera
Keep going lpxeyga 🔥💯
Wxan jclan laha in an kula so xiriro Waa Hadi ey Macqul tahay
Masha alaah is ku waara walaalo Muslim ah hadana somali 🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯
M.a
Aniga iyo sxp waxa naloo kala kexeeyey qabiil 🤦♀️ahaan lkn waxaan aaminsany maalinkey ahaatabab inan is heleynoh 😊inshlh
Alle ha isku kiin keeno
Wlhi farxad kamuqata gawadha manshalaah kii farxada burburiya alle ugumadhigo 🥰🥰♥️♥️♥️
Famil qurux badan allaha idin dhowro kuligeynba
Waan yaabay wuxu ma filimbaaaa naaag muu wayay baan isdhahay
@@cabdirizaaqaxmed9701
Hadalkaaga macnihiisa?🙄
Inta jecelka aaminsan ❤️hello
Is the best couple m.a allaha idin dhowro ishe dadka allaha idinka xijaabiyo
Somali qabyaa lad melkista ka gashay xita hesti way ka qisheen😭😭😪😪😂😂😂✌️
Wlhi calafku waa wax jira m.a lamana yaasha is calaf fadey keep goin
Hebel shaygaana ilaahey nuurka u saaray oo xaqiiqa waye walahu mashllh
Maansha Allh❤❤👏
Masha allaha wllyal hor u socda ha u joninina hadlkoda
Wlhi waa lamane ku dayasho mudan ❤
I love them both🥰❤
War dadkan ayagaba cunsirnimo sameynoyo bee kadiba anaga nagu edeyneysin
Masha Allah waa gabr qalbi furan
She so beautiful amazing mash allah
Masha alah lamaane isku faraxsan🥰🥰
Acuudi bilaah waa maxay rooxaantani umadeena maahee😅🤣
Ramadaan mubarak ✨ 💖 ❤
MashAllah 🥰🥰❤️❤️👍
Hello rer turgi wiilka igu sima meshuu raboh anaa gaysa neh ilove wiilka
Ha somaliyey isku xishoda plz😭😭
Ma xamar bey yimadeen MashAllah
Maya istanbul wye
Sahro daawo xafladaan jaceel ma bal balaarka walaasheed baa mise waa ayadii oo isa soo turukeysay
Tani lamanahaga cadiga mahe
Zxp wa Prank na dheh
Ha qariyo jirkeeda waad uqalantaa hadaad qanacsantihin
Haye gabadhu ma somali ma ahan miya rer jijiga waan iska dhaga culusnahaye
Masha Allah allaha isku dhowro yaa rabbi
Waa fartuuun wllsheeed😂😂😹
🤣🤣🤣🤣
Subxanallah waa maxay marada kugu dhagan walhi qaawin wax madhaan tid ogow abaayo soo ma ogid ineey qiyaamo danbeyso sidaan maehee wax isku dhagan midaasne waa iga talo😢❎😭😭😩
Ninba ceesantii ceeel keeeen Gabadhu Ma Ugands baaaaa wiilka garaneeeee
Manshalah waa gabadh funny aad ufur ufran
Kkkkkkk walaahi xariifkaan waa aqliloow qoftaan kisuu ku arkay ugu yaraan
Subscribe iisaar Wll 🥺 Haddad Awoodo 30 Qof Ayaa Iiga Hadhey 200 Maanta Ugu Talo Galey Allah ☝️ Waxa Uu Yiri Is Caawiya Aan Idin Caawiye 🥺
isoboqda wlalaha qalbiga wa wlashiine
Sᴜᴜsᴜᴜ
Balbalaarka mamruug
Sabaxana lahaa
Catoosh yare. Maslaxo. Iga raali noqda. Bal catosh kuwo lamida jira
Mnzha allH ❤
M.a hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo ❤la manaha
Masha Allah
War wxn ma fartuun balbalarka mise qof kle
war waxy ninkan dhakada ubada ah leh iyo nagtan madaxa buulka ah leh 🤣🤣🤣
looma dulqadan karo gabadha iga dulqaad badan ninkaasu hmmm
Qofta see wx ka yihiin hedhe daanyeer maqli jiray wlhi😂🤣
maasha allaha
ticket mareykan ilahay yusan ka dhigin maskiintan
Indhaha blue ga wamahay 🤔🤔🤔
Wiilka qurux badana bahyar ha iga dhigto 🥺
Oo cadaa😳😂
Maxaaa lamaaana ah waan kala furay
Somali xasid nimo lagama wayo🥺🥺
Kan baasabor raadis lee waaye qofyahay waad sirantahay maalinkaad america geeyso kadib laguma yaqaano wllhi
😹🤚haah3y
Indhah.maxayu geelisay. Kkkk
Masha Allah tabara ka Allah
From shadiya sharaf
Wxs anaga rali kma nihin😀😀😀🤣🤣🤣🤣
😁😁😁😁😁
🤣🤣🤣
😂😂😂😂
Maxa ka qaban karna he🙈🤣🤣😂😂😂😂
Masha allh ❤ ♥
Wacaleykum salam
Waxaan Canugaan Hadow Cadaado la tagi lahaa waa xiri lahaayeen res xaaji 😂😂😂😂
Acuudu bilaah war gabadhu ma mahalba wan naxybe 😅🤣🤣🤣
War wxn wba ku daly😂😂
M.a gabartu waa funnywllhi
Wax walboo wacan idinka ka wacan waxba dhagaha u dhignina dadka dhiman
Subxanalah waxay waxani waa waliye
Ayy jacylka qarniga 💑💑💯
M.a
Subscribe isoo dhaha dadkeyga
Beautiful family
Balaayoalahaidkurido
Intejogta
Hambalyo walaalkiis isku waara farxad Ku noolaada
Aduunka soomaali dad ka liita badankooda lama arag
Waayo wiil iyo gabadh soomaali ah oo is guursaday oo sharafleh ayaay isku diidayan hanada cadaan ama gaal madow naaga ay qabaan ama raga qaba waa loo sacab tumaya waar illahay ka baqa oo dhalinyarada amaan siiya laba qof oo soomaali ah sabaab layskugu diido waa saqajaanimo wayn
Huray usocda lamano qurux badan🥰🥰❤❤🎂🌹💞💞💕
Isaga sixraday why gbdha maxa keny turki hhhhh guulysta somali dad isjecel kama amn helo dumshi gbdha ilali
Ani cid kala qurxoon uma jeedibee 😃
Abaayo timaha iska sameey😫😫😂
♥️♥️♥️♥️🥰🥰❤ Good idea
Waa wareeeey kuwaana yaa dhalay😨😨 sharafi dhimatay ilaahow youtube naga xir😎
😂😂😂😂😂
Waxan timahid maxa waye
Waa labo qof oo muslim ah soomali ah maxaa laga rabaa hadii ay gaalo ahaan lahayeen waalaga amusi lahaa soomali waa umad dhib badanaa
Oo soowtn la baaymaahn
Hmplyo jclka ha waro
Waxan jeceel mahine naagtan wax kle ka wal waloya 😳😂😂😂😂👊
iska dhaafa intaa naledahay ma anaga haysana nio adinkaba suuqa dacayad igalinaya reer wax,haysta maleh
Soomaaliyay xaasinimada iska dhaafa naagta noo ga celiya ninka a😆😆😆😆😆😆
Acudubilh🙈
haadi ba commati ka xanaqeyso waa in eey ka baxda
Yaab gabdha ma soomali baa mise waa kenya
Waa jareeer
Somali pure dhalad dhalad dhalay weyan sida layna idhi
Bal balarka Max Pro🙄🤣
Manoli
Ala!ninkan naf adagaa.....ooji shiirkeeda yaa u adkeysan karo iska ba daaye la raaxeysi
Madaxa waxa ay gashaty iiso waydiiya inanto
Miya gashan lahayd adiguna!! Xalad kale weyan
Nio ninkan wax wado xoog badanaa
Hahajaaj
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Hada caadi waxaa noqotay in wixii guriga ku asturnaa banaanka loo soo saaro. Dadku waxay ka fakarayaan qabiil ahaan ma is guursan karaan laakiin waxay ahayd sharcigu muxuu ka qabaa dadka hortooda inay is qabqabsadaan lana soo duubo aduunkana laga daawado. War xishoodkii iyo alle ka cabsigee mee?
Wllhi hortaa anaa yaa bay runtii😩😢😭✖️😭
😂😂😂😂😂
Sixir wudafe waxan
Wuu sixranyahay
Waxaas jeceel maahee hambalyo America 🇺🇸 sxp murti maal ayaa horey usameeye sxp dantaada garo ceeb maaha hhh
❤❤❤❤❤❤❤❤🤲