maxkamada ayaan layahy bari I so ducay asxabta by samira siman 🥰

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 янв 2025

Комментарии • 63

  • @abdirazakkhalifkarshe
    @abdirazakkhalifkarshe 20 дней назад +35

    Gabar yar baa tahay waxaan waxba aheen yeeysan waxyeelo kaaga imaanin ..Ninkaan fuundiga ah iska cafi hana baran xafiisyada , boliiska iyo maxkamadaha kiinya ..

    • @munocaday2902
      @munocaday2902 20 дней назад

      Sawab xaqeeda ma dhacsan karto miya wadanka sharciyuu leyahay wixi ilaah kuu qora kugu dhacayo xaqaaga haka aamusin

    • @NaimaHassan-i1u
      @NaimaHassan-i1u 20 дней назад

      Waan kugu raacsanahay dadkaan waa dhagar badan yihiin

    • @NaimaHassan-i1u
      @NaimaHassan-i1u 20 дней назад +1

      In aa iska dhaafto ayaa fican

  • @AsmiNaBbe-r5t
    @AsmiNaBbe-r5t 19 дней назад +1

    Samiroy abyo waa iga talo noloshada iyo mustaqbalkaga quruxda badan ha iskaga cayarin dadkaan waa dhib badan yihiin hadii xta lagu dulmiyo dhanka maxkamada ninkaas waa nin kuyaqaan inuu kudhafi dono ila mahan hada adiga iska tanasul lacagtii uu kadhacay badal ka qayr badan allaha ku siiyo
    Ilmahaaga fiirso mustaqbalkooda i.a guul ayana kurajeynaya

  • @hodanf2829
    @hodanf2829 19 дней назад +3

    Samiira nin gurigaaga iyo meesha aad dagantahay garanayo maxkamad lakoree mama kaligeeda oo ilma yaryar hausata baatahay hafududaan for your safety arimahaan kalaabo baan kugula talin lahaa Kenya meel abni ah maahan sis

  • @Umayma12
    @Umayma12 20 дней назад +5

    Fashiga 2xabo geed timir ama nooca jeclaato dhig miiskana flower iyo decoration yar saar dhameestir hoosha allaha ku fududeeyo

  • @Faizamonaa
    @Faizamonaa 20 дней назад +10

    Naa walaley waxasoo problem ah maxa isku galinee ilmo yaraa heysataaye kenyankan maxa isugu diree hadaa kala dhamaataan inu ku cafinayo miya modaa anyway Alle shartoda hakaa qabto

  • @HassanAli-ys1bm
    @HassanAli-ys1bm 20 дней назад +2

    samira abaye iskada walwalka waxaatahay gabar yar oo qurxon masha alahi gabdhuhuna waykuu korayan

  • @NaimaNuur8943
    @NaimaNuur8943 20 дней назад +7

    Samiira abaayo baqiil miyaa tahay? ninka miskiinka ah maa iska cafisid وأن تعفو أقرب لتقوي

    • @sabnasiman
      @sabnasiman 20 дней назад +1

      Dhib ine ku keentay laga yaaba

  • @FAkiyoXassan
    @FAkiyoXassan 16 дней назад

    Alaha kuu caafiyo ilmha

  • @امسارهاحمد-غ2ق
    @امسارهاحمد-غ2ق 20 дней назад

    Maasha allaah illaahay niyadaada sey jeceshahay rabina raali kayahay allaha kusiiyo naag kaa qurxoon majirto cayilka ku qurxoon tahay

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 20 дней назад +5

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 20 дней назад

    Mansha Allah Allah kaga soo khado xolahada inshallah xabibti ❤❤ waxba yusan ku hagajin hadi la xiray kuma wanajinayo

  • @nuuradiinoffici
    @nuuradiinoffici 20 дней назад

    Masha allah alle haku xafido Insha Allah walashey qali ❤❤❤❤🎉❤🎉🎉🎉❤❤

  • @FadumoAbdulahi-lr9pz
    @FadumoAbdulahi-lr9pz 19 дней назад

    Walaley gcliso😢 illahey ha ku badbadiyo iska cafis badanow

  • @aminakiinali3911
    @aminakiinali3911 20 дней назад +3

    Abyo waxaa badisaa Laa xowla walaaa quwata ilaa bilaah waa kuu fududanaaey wax kasta

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 20 дней назад +5

    Ma iska daaysid wxas wx ween maahe sadaqo cml uu niyeso hda ka dib nah iska ilaali yeey sas cml kugu dhicine

  • @Toca-t1l
    @Toca-t1l 20 дней назад

    Mash allah❤❤❤❤ allah ku caafiyo

  • @aminakiinali3911
    @aminakiinali3911 20 дней назад

    Abyo rag kaxayso rag MAHELAYSAAA rg rag baa ka celin karee Allh hakuu fududeyo xaqaaqa allh hakusoo dhiciyo

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa8466 20 дней назад

    Allah ku soo saqiro Inshallah

  • @umacaaisha1041
    @umacaaisha1041 20 дней назад

    Allaha kuu fududeeyo abaayo macaan samiiro

  • @FeysalCabdulahimaxamad
    @FeysalCabdulahimaxamad 20 дней назад +2

    Aan i laalino Salaada ❤

  • @aminaosman5402
    @aminaosman5402 20 дней назад

    Asc allaah ahkusaacido adigana digriga xajiso xabibti❤❤❤❤❤

  • @SeynabGahnug
    @SeynabGahnug 20 дней назад

    Ilahayamuuraha hakuu hagaajo xbbti ❤

  • @aminamohamud8829
    @aminamohamud8829 20 дней назад

    Ilahay haku fududeyo wl❤

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 20 дней назад

    ILLAAHEEY HAKA QAABTO QEER QOODA ILLAAHEEY HAKU SOO ADIIYO

  • @aminoaden6671
    @aminoaden6671 20 дней назад +1

    Allah haku gargaro mcnto

  • @ShukriShukrishino
    @ShukriShukrishino 20 дней назад +1

    Guri Cusub hadaa degto ilmaha rinjiga ey ku xanuunsadaan

  • @foosmuke6029
    @foosmuke6029 20 дней назад

    Alaha kugu guleyo xaqaada abaayo

  • @Qamaromar-id3mu
    @Qamaromar-id3mu 20 дней назад

    Alaha kucafiyo ciyalka

  • @RamloCumar-o5n
    @RamloCumar-o5n 20 дней назад

    Abayo guul allha kaa siiyo

  • @abdikanimohamedyusuf9111
    @abdikanimohamedyusuf9111 20 дней назад +1

    Allha ku fududeeyo

  • @Deeqomohamedomar
    @Deeqomohamedomar 20 дней назад

    alle haku fududeyo abayo

  • @NuurtoSundus
    @NuurtoSundus 20 дней назад

    Allha kuu fududeeyo abooyo

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 20 дней назад

    ABAAYO. ILAAH. KUUFUDUDEEYO. MAXKADA MABAYO. CARUUR KUUJOOGTO. NAXKAMADA. KUUMA. FIICNA. DADKAN. WADANKA. UDHESHEEN
    XAQADDA ILAAH. KAGASOOQQADO❤❤

  • @abdibarre7520
    @abdibarre7520 16 дней назад

    Sorry abayo❤

  • @ifka-nuuraabdi4345
    @ifka-nuuraabdi4345 20 дней назад

    Qurux baa thy❤❤❤

  • @nasraaxmed6598
    @nasraaxmed6598 20 дней назад

    Ilaah ha ku gara gaaro

  • @UmaShukri
    @UmaShukri 20 дней назад

    Qabeska habenki aya keno abyo hergabka an dhaman malinki u qabe inshallah

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 20 дней назад

    AFRIKA MUSMASUQ KAMAA DHAMAADO EE ILLAAHEEY HAKAA QAABTO

  • @DhdhdjDbdbjs
    @DhdhdjDbdbjs 17 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @HaniCabdi-g7s
    @HaniCabdi-g7s 20 дней назад +3

    Alle darti isagadhaf

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 20 дней назад

    Masha Allah my sister You are beautiful. 💎👈👑🌹May Allah help you amen 🤲🫶♥️🫶👏👏💯👍

  • @RuqiyoDaahir-b3u
    @RuqiyoDaahir-b3u 20 дней назад

    Allah ku so fudodeyo abyo

  • @falis2104
    @falis2104 20 дней назад

    Mnty ana uhoreyo

  • @Bintuxaji629
    @Bintuxaji629 20 дней назад

    Lakin maxkamada waa iska dawarek xaraga ku madamenayin

  • @XayaatAbdinasir
    @XayaatAbdinasir 20 дней назад

    Iska dhaaf ninkaa wllo

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 20 дней назад

    U Look good

  • @hony5804
    @hony5804 18 дней назад

    Kenyan allow xaq haigagelin waa wadan gaajo adigeybo kaa aaminsanyihiin in aad kalacagbadantahay watu wa somali ikona pesa nyingi 😂😂😂😂markad kasohesho xaqada isosheg kooxaq igaqabo kadonaniye

  • @AishaSharif-r5r
    @AishaSharif-r5r 18 дней назад

    Walaley dadka madowga ah ha isku tabanin plz wil walalkey hada ka hor sas ku dhacdi wlhi wadanka dan ka carari nin mombasa jooga miyaa isku tabani mombasa weli makala baranin ilahay shartooda haka qabto

  • @sadihassan7045
    @sadihassan7045 20 дней назад

    Culusow oo inta taagan waye gabdhaha

  • @rawihassan8615
    @rawihassan8615 20 дней назад +1

    Allaha kuu fududeeyo xaqaadana allaha kaaga soo qaado markaad ilmaha iskaalso u gali dhulka qaboow waaye mutuneelka kaba daran ❤️😘

  • @Umufaatimafamily
    @Umufaatimafamily 20 дней назад

    Yuutubkeyga iisoobooqa

  • @suadaabdirahman7499
    @suadaabdirahman7499 20 дней назад

    Allaah ha ku fududeeyo allaahuma Aamiin yarabi alcalamiin iyo intamuslinba

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 20 дней назад

    Ilaahey hakufududeyo ,insha allaah🤲

  • @qaalimusse8365
    @qaalimusse8365 20 дней назад

    Kenya xaq kama helesid maa iska desid

  • @Saafilife
    @Saafilife 20 дней назад +1

    Dadkaan dhiikar haku ridin wax hiro majiro ee somaliyey caadi iskadhiga

  • @NimcoCumar-z8h
    @NimcoCumar-z8h 19 дней назад

    Rr

  • @UmmuAmira-sw6dh
    @UmmuAmira-sw6dh 20 дней назад +1

    dadkaas ayagaa iskakaaxigo ee yaan meelaha lagugu ceejin maal waalahelaa

  • @aminailwaadai1555
    @aminailwaadai1555 20 дней назад

    NAA WALAALEY DAL AADAN LAHEEN DAREEN KU JOOGA LAYIRI