Puntland oo Soo bandhigtay Awood Ciidan,Maamulka Saciid deni oo ka adkaaday kooxda digsi xagato

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 дек 2024

Комментарии • 84

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 6 часов назад +2

    MashaAllah, Hooyada waa qof aad u aqli badan, PUNTLAND reerna dulankuma aha iyada Alle Swt aya Xafidaya

  • @SowdoBiryar
    @SowdoBiryar 8 часов назад +11

    Guul DANI QURUX❤❤❤❤❤

  • @AbdiwaliAxmwd
    @AbdiwaliAxmwd 5 часов назад +1

    Guulayso balwaan gabadhaasna pld waxay ugu jirtaa boos mihiim ah alaha daayo walaasheen

  • @user-zv6ec8hht
    @user-zv6ec8hht 8 часов назад +7

    Digsi xagato fuuny waaye magacas balwan wariye xaqiiqda ka hadla guulayso ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-zv6ec8hht
    @user-zv6ec8hht 8 часов назад +4

    Guul puntland first powerful insha allah 🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @lorenzlischer3682
    @lorenzlischer3682 2 часа назад +1

    Aloowa afkahakuqaban waa fariida ❤❤❤❤❤

  • @lorenzlischer3682
    @lorenzlischer3682 2 часа назад +1

    Waasax runtaankujecelnahay ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 7 часов назад +1

    C.balwaaan xaqudirir

  • @aduunka
    @aduunka 7 часов назад +1

    Gabadhaan Faisa waa DIAMOND KUN KA ROON ❤ Masha Allah, Allaha daayo.

  • @ashafarah6052
    @ashafarah6052 8 часов назад +3

    Salaan sare brother Balwaan,
    Walee magac Wanaagsan oo istaahilaan baa loo bixiyey.
    DIGSi XAGATO WAA SAX.

  • @MohamudMuse-x4k
    @MohamudMuse-x4k 8 часов назад +2

    Wcs
    Weriye Sare..
    Kooxdii Magac ku habboon ayaa loo helay.
    ❤Balwaan ❤❤
    FR: Puntland
    Waa dadkaagi iyo Dalkagi ..

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 7 часов назад +1

    Mashaallah gabadhaas rabiyow caqliga u daa

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 6 часов назад

    VIVA WERIYE BALWAAN JIRO JOOG❤❤❤

  • @AhmedDahir-io2wy
    @AhmedDahir-io2wy 6 часов назад

    Asc Mr Abdullahi balwaan mashaallah waa runtaa kooxda digsi xagato wax qiimo oo aayleeyihiin majirto.
    Somalia puntland ayaa ilaalinaysa namaadka & dowladnimada puntland ayay kabilaabataa kuna dhamataa.
    Thank you so much. Mr Abdullahi balwaan.

  • @CabdalaIbrahimceeje
    @CabdalaIbrahimceeje 8 часов назад +1

    Guul dani iyo balwaan

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm 4 часа назад

    Wariye balwaan horay u soco

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 8 часов назад +1

    Degsi xagato wa magac cusub
    Abwan balwan
    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 8 часов назад +1

    Guul guul puntland ❤❤❤❤

  • @ruqiyoese1193
    @ruqiyoese1193 8 часов назад

    Guulayso mudane balwaan

  • @AbdillahiHarir
    @AbdillahiHarir 8 часов назад

    Guuuuul iyo gobonimo marwo puntland

  • @seed3966
    @seed3966 8 часов назад +1

    Kkkkkkkkkk. 🌎✅ Digsi xagato waa magac aan caadi aheyn oo laheley kooxda xasan maxamud 🌎✅✅✅

  • @AdenismaelIgal
    @AdenismaelIgal 8 часов назад

    ❤❤❤

  • @ahmedjama9321
    @ahmedjama9321 9 часов назад +1

    Well said faiza🎉

  • @CabdilahiYousuuf-ue2zs
    @CabdilahiYousuuf-ue2zs 7 часов назад

    aad iyo aad digsi xagato

  • @Shiinecalijiije
    @Shiinecalijiije 4 часа назад

    Gabadhaas oo kale ayaa loo baahan yahay maashaa Allah

  • @mrjamac
    @mrjamac 8 часов назад +1

    digsi xagato waa calooshii u shaqyste wana daneyste aan dal iyo dadba ka naxeeyn 😭😭😭😭😭😭😭

  • @deqaissa7045
    @deqaissa7045 8 часов назад

    Faisa waa gabadh qaaliya

  • @Man19699
    @Man19699 7 часов назад +1

    Digsi xagato hhh Aad & Aad.

  • @AbubakarMohamoud-p9r
    @AbubakarMohamoud-p9r 6 часов назад

    Masha allaah walaahay run baad sheegtay waxaan kugu baratas daacad iyo soomaalinimo waana kugu ognahay in aad dhamaan soomaali aad je estay wanagood iyo horamarkood magac dhaxalgala ayaad bixisay oo abid aan hari doonin bacalwaan guulayso codkashacabka diyaar buu kuuyahay ku xisaabtan guul

  • @spiritualmeditation5070
    @spiritualmeditation5070 7 часов назад

    MAGAC FICAN BA LOO BIXIYEY WLH. DIGSI XAGATO 👍

  • @DblockDarwish-vb8df
    @DblockDarwish-vb8df 7 часов назад +2

    Somalinimo SSC bay ka bilaabta kuna dhamaata. ✅

  • @momtaazMohamud
    @momtaazMohamud 8 часов назад +1

    digsi xagato waa laga yaabanahay

  • @Jama-ny3xy
    @Jama-ny3xy 8 часов назад

    Waa run Eedo usheeg runta Maanta

  • @seed3966
    @seed3966 8 часов назад +1

    Kkk ubd digsi xagato 🫵🫵🫵

  • @seed3966
    @seed3966 8 часов назад +1

    Asc soomaali inta midnimada sharafta rabta hanoolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯

  • @CabdalaIbrahimceeje
    @CabdalaIbrahimceeje 8 часов назад

    😅😅😅 digsi xagato kkkk laandheere balwan

  • @abdmohamud1776
    @abdmohamud1776 8 часов назад +1

    Talefonkeyga ayaa ogacoden madaxwena ha qaranga frmjo

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z 8 часов назад

    Islaan Maxamuud Saleebaan ah.

  • @FaaraxCrixmaan
    @FaaraxCrixmaan 8 часов назад

    Balwaanoow.magaca.aadbixisay.taariikhda.ayuugelayaa.wadmahadsantahay.adiga.iyogabahadlaysaba.mahadsanidin

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 8 часов назад +1

    Asc ma sha alaha alaha wlkn abdulahi balwan dowlada puntland oo hogaminayo mw siciid abdulahi dani kuxigeenkisa ilyas osman lagutoor iyo gudomiyaha barlamanka puntland abdirisaq ahmed said labadisa iyo xildhibanada galaha wasirada isimada cuqasha waxgaradka siyasinta gudiga doroshoyinka puntland pec shacabka ciidanka puntland wey taqana dagal culus bey ku juran argixisada shbb dacish cadowkada tiksi xagado argixisada shbb dacish eedaysane xasan munafaq marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid wey fashil

  • @abdmohamud1776
    @abdmohamud1776 8 часов назад +1

    Anaga somalinimo qaran oo dhap ah waa mudane farmajo

  • @CabdulqadirBashir
    @CabdulqadirBashir 5 часов назад

    Magac cusub

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z 8 часов назад

    Maxamuud Saleemaan.

  • @fadumakabdi2791
    @fadumakabdi2791 Час назад

    Lkn waxa tahay somali dhab o xallal cun ah o geesi ah runshek lama jeclo nolow tariqda adiga ayey ku qureysa 🇸🇱❤🇸🇱

  • @yuunastuunis7449
    @yuunastuunis7449 6 часов назад

    Putln guuul guuuul

  • @momtaazMohamud
    @momtaazMohamud 8 часов назад

    Waad asiibtay afka illaahay kaama gooyo

  • @AniisoAhmad
    @AniisoAhmad 7 часов назад

    Guuuul putland cadowgeda allaah ha jebiyo kooxda digsi xagato na xagay geleysaa hadu xasan dhiqo dhacaya e

  • @seed3966
    @seed3966 8 часов назад +1

    War inantani maxaay aheyd irmaaneeye badan wey dhaantaa🌎🫵🫵🫵

  • @joeokieh43
    @joeokieh43 7 часов назад

    faiza wa kun, wa horgal , wa urur samaleh

  • @MahmudMahamad-zb7tx
    @MahmudMahamad-zb7tx 6 часов назад

    Guuleeyso balwan nasab baatahay wax garada

  • @sooyaalka326
    @sooyaalka326 6 часов назад

    Aniga maalmahaan ereyga dowlad aa iga soo horbooday maamul goboleedyo haddii dowlad la dhahaayo aaway dowlada Somaliyeed aaway wadankii Somalia

  • @deeqyare2897
    @deeqyare2897 8 часов назад

    War dad matihid intaa dad kurabin iska daba qorayso. Waadadka aaminsan inaa dowlad noqonkarin. Lkn heer magaaraayaan xaasidiinta

  • @yassinabdi146
    @yassinabdi146 8 часов назад

    Loved magaca Digsi Xagato 😅 reer maxan cunaa oo cabnaa intee ka shidantahay 😅😅😅

  • @muuseabdi4888
    @muuseabdi4888 8 часов назад

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk absolutely

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 7 часов назад

    Puntland ooma joojiso HSM XAABSADE IYO XAMZE MARXUUN ilama Gaal u Sujuude

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 6 часов назад

    Digsi xagato markuu ka dangaaro xasan sheekh ayagaa ku xiga qoor dheereeynta Kim Jon un ama xaafigul asadka Siiriya oo kale sideey u galaan dadkooda ay ku meelgaareen

  • @mahaddiriye9386
    @mahaddiriye9386 5 часов назад

    Gabdhaas 1000 nin ayaay kakarti iyo dadnimo badantahay

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 8 часов назад

    Wixii tuugu iyo horogalla iyo mooroyan jooga waxa llashaqeyetan oo lasafan yihiin xasan dhiiqo lkn waya eedayan👁️

  • @CismaanCeydaruus
    @CismaanCeydaruus 5 часов назад

    Digsi xagato waa aaran jaan iyo ilmadiyaano 😂😂😂

  • @shamsogarad6932
    @shamsogarad6932 7 часов назад +2

    Gabadhani waa Xawaadle, waxayna isku dirta Harti iyado habeen iyo maalinba cayda beesha DHN .

  • @HalimaAli-k8u
    @HalimaAli-k8u 5 часов назад

    Yaahu. Maxaad. Dadka. Kucaydaa. Lacag. Ayaa. Lagusiiyey

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj 5 часов назад

    Balwaanow gabadhu waa dumare walaalke ha u qaban ereyga ay hawiye magacaabayso.
    Hawiye waa soomaali walahayo ah shakhsigii xun isagay ju egtahay.

    • @farhiyadahir3725
      @farhiyadahir3725 4 часа назад

      Yaa hawiye ka hadlay yaab? Xasan waa madexweyne soomali sidaasaa loo doortay ee hawiye kaliya ma dooran.aqligu ha shaqeeyo siyasiyinta dalkeena dalkaa dhigay yay naa qaabil ku difaacin. Kan qarankeena dambi kagalaa isaga iyo kooxdiisa baanu mucaaradi waxba yaan qabiil lagu ordin

  • @aminahussein1
    @aminahussein1 3 часа назад

    Digsi Xagato. 🤣🤣🤣🤣

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 8 часов назад

    Waxaa kamiida asad diyaano kan sheegta boqorka burhaan oo siyaasi qabyaaladiiste ah

  • @MaxamedJamacfarax
    @MaxamedJamacfarax 6 часов назад

    Warun taa

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy 7 часов назад

    Xasan.dhiiqo.hawiye.dooranmaayo.daaroodna.iskabadaa.reer.waqooyi.koonfur.majoogaan..doorash.qof.iyo.cod.waa.baraanki

  • @yaqubofficel212
    @yaqubofficel212 8 часов назад

    Ninkaan waa bal arka isku diraya dadka somaliyed naclaa qabilesta hatahay ku yaal

  • @abdmohamud1776
    @abdmohamud1776 8 часов назад

    Talefonka oga codeen

  • @AbuAli-kx6nw
    @AbuAli-kx6nw 7 часов назад

    Kkkkkkkkk Kkkkkkkkk Kkkkkkkkk 👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼💯👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼💯👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼💯👍🏼👍🏼🧡🧡🧡👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼💯👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼💯👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼💯👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼💯👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼💯👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼💯👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼💯👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼bakwaan rusheeh bajaasta midnimada kasoohorjeeda

  • @Abdihafiidmaxamuud
    @Abdihafiidmaxamuud 8 часов назад

    dani qof maaha waa gaajo gaajo dhshy

    • @HodanAhmed-hs1we
      @HodanAhmed-hs1we 8 часов назад +1

      Digsi xagato miyaa ka midathy

    • @Abdihafiidmaxamuud
      @Abdihafiidmaxamuud 8 часов назад

      @ Dani wx aan lacag la.aan ahyn miyaa ka faaiidny lkn

    • @HodanAhmed-hs1we
      @HodanAhmed-hs1we 8 часов назад

      @@Abdihafiidmaxamuud ma jiro madax africna o lcg laga helo madxwynihii dalka ugu sarya argtaa xalkuu ku sugaan yahy iyo shacbkii reer muqdisho bilaa madaxwyne ma mul goboled oo cuna qabtyn lasii saree

    • @Abdihafiidmaxamuud
      @Abdihafiidmaxamuud 8 часов назад

      @ waa runtaa ani waa katagy dalka goortaa arky dhibka ka jira anoo wx barry oo 12 sano oo school ah iyo jamacad 4 sano ah soo dhigty baa shqo la,aan iyo wx qabiil qabiil isku laynaya

    • @HodanAhmed-hs1we
      @HodanAhmed-hs1we 7 часов назад

      @@Abdihafiidmaxamuud ma tahriibta markaa

  • @MahadFarahhersi
    @MahadFarahhersi 2 часа назад

    Waxaa kale oo loo yaqaan kooxdaas gorof sidato

  • @truthafrica288
    @truthafrica288 9 часов назад +1

    Correct

  • @MaxamedJamacfarax
    @MaxamedJamacfarax 6 часов назад

    ❤❤❤❤❤