mustfe alfa horta raga somalida naaago ajanabku maba hayan markiiba way iska furan marka somaliyada alla ku baday wayo iyaga hada caruurt kaga tagatan meel idinka gayn mayaan ajanabka kolay wa ka tagtan caruurtiina wa dayacmi doonta marka dantiina wa somaliyaad lakin habalah hadya helna cid kale walee guul bay gadhanbadankooda sababtaasna ilahay uu nbaog in dumarka somalida wanagsan yihin
Horta Aniga Hada ayu iso gaadhay vediogan markaa vediogan Aniga samaynbu igu leeyahy sababto ah Waxan ku qoslay kuna farxay Wiilka dhahay Hadad ajinabi guursanaysid laandheere la guurso ee BRITAIN jeclaan lahaa inu guursado Sababtay anigay saamayn igu yeelatay Aniga waxan ahay iska dhal waxa iska kay dhalay British Iyo SOMALI♥️ALHDULLILAH 🙏 My mom is British Alhdullilah she can speak Somali very well I love her so much So waan so dhawaynaynaa wiilasha somaliyeed waanan jeclahy Adeeraday dhamaantood I will.come somaliland burao ♥️🙏🤩😍
@@upsidesalam2870 bro waxbad isku qaldaysaaye ani ma odhan waa qasab inuu jeclaado meeshan Comments ka la yidhaahdana waxa loo sameeyay in qof walba fikradiisa ku cabbiro taasbaanan qoralkaa usoo galiyay Teeda kale hablaha somaliyed hablo ka wngsn oo ka qurux badan haddaad garanaysp guurso adigu
Marwalba Wan Ku Taageersanahay Sakariye Madax Sare Hore Usoco Sxb qali ✋
J .Kennedy 💖🙏🙏 madax ilaahay best wishes dear
@@SakariyeJakarta 😂😂😂
Intaan inan soomaliyeed oo sharaf leh aan helayo cidna ku doorsanmayo viva hablaha soomaliyeed ❤🙏
Thanks
@@rodaali3036 U welcome my sister 👏
maansha Allah thankz wll
Viva Somalia
mustfe alfa horta raga somalida naaago ajanabku maba hayan markiiba way iska furan marka somaliyada alla ku baday wayo iyaga hada caruurt kaga tagatan meel idinka gayn mayaan ajanabka kolay wa ka tagtan caruurtiina wa dayacmi doonta marka dantiina wa somaliyaad lakin habalah hadya helna cid kale walee guul bay gadhanbadankooda sababtaasna ilahay uu nbaog in dumarka somalida wanagsan yihin
anigoo rer burco ah kuxiga like dhac igu sii
nin walba wuxu leeyahay sababta aan ku doortay waa quruxda waa sababta ay hablaha somaliyeed isku cadeeyan waar walalayalow hana kalifina
Quruxdu cadaan maaha wll
@@xamsecarab4055
hee hadaa horaa loo yidhi casaan qurux kama qatana
Casaanku mararku qurux wuu noqdaa lkn quruxdu mar walba casaanka maaha wwl
@@xamsecarab4055
waa run lkn casaanku hadana waa wax la isku raacay inuu quruxda qayb wayn ka qaato
qaali dumar waa runtaa wll casaan qurux Kama qatana
Gabdhaha Somaali. Lamagaaro. Haday. Tahay. Gaarinimo.iyo Qurux. Asturnaan. Akhlaaq. Diin. Intaba. Way. Ku. Dheehan tahay
Zeinab Hassan hhhh yaa kuyiri walal gabdhaha adunka idinka ma ushidan lkn taas garinimada gabdhahan danbe aadba laidinkaga dayriyaye
Xaqiiiq wlhi wll qali Allah hku sharfo
waa dhab wll
Runta wlllhi so sweet😍🥰
Hablaha somalida ayaa ugu wanaagsan uguna gaarisan .
Inta somalilader ah like isaar❤
Bali gubadle😂😂😂
Qosol waynaa 😂😂
Waxa la yiraa awliyo Shalay meherad ayaa wada fadhinoo iiga sheekaynaayey waraysiga
@@hamiishofficial7042 🤣🤣🤣🤣🤣 wuu jibbeysanyahay
@@azlmcl198 Haaa
Ninkaa wa ma naxayo
Horta Aniga Hada ayu iso gaadhay vediogan markaa vediogan Aniga samaynbu igu leeyahy sababto ah
Waxan ku qoslay kuna farxay
Wiilka dhahay
Hadad ajinabi guursanaysid laandheere la guurso ee BRITAIN jeclaan lahaa inu guursado
Sababtay anigay saamayn igu yeelatay Aniga waxan ahay iska dhal waxa iska kay dhalay British Iyo SOMALI♥️ALHDULLILAH 🙏
My mom is British Alhdullilah she can speak Somali very well
I love her so much
So waan so dhawaynaynaa wiilasha somaliyeed waanan jeclahy Adeeraday dhamaantood
I will.come somaliland burao
♥️🙏🤩😍
WelCoMe Ku LenHyy ApTi💕😁
Ereteriya Somalida ka qurux badan op sakariye libx boqor horey usoco malin waxaragenaya in aad iwareysato
He said Somalia bcz waa cideena such a honest person 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
Arab iyo Albaabada adag gacan Utaag Ree burco 😂😂😂😂
I like this man, his shows is amazing and interesting to watch. I like the question you ask the public. I am sending big hug. 💕
Hug?!
waar Reer burco wadamada Dibada ma Bali gubadle ayay u yaqaan From reer baligubadle
Awliyo wuu xaraabaynayaa albaabada adag iyo arab
Hhhhhh hal abuur cadaani iiwrn
😂😂😂😁astaqfurulaah mid hindiya ban kubaqtin lahaa kulahaa wlhi dacad ban uqoslay 😂😂😂😂
Kkkkkkkkk Ani adaan kugu bakhtiib lahaa wllo
@@allahwithmeneverbedeprived3494 wll wan kugu baq tinlahaa maxaa laga wadaa mafah mine 😂bal isheg
@@sagaleymohamed2703
Macnaha eeen een iga tag hadalka debeda hayga wada keenin ee
@@sagaleymohamed2703
Email-kaaga ii sheeg wllo
@@allahwithmeneverbedeprived3494 😂😂😂ok geb baan ka iri
Yaan qalad la fahmin midkastaa wuxuu lahaa hablaha Somaaliyeed cidna kuma doorsadeen.
Su’aashuna waxay ahayd marka laga reebo hablha Somalyed yaad guursan lahayd?
Mya abti dhawr qofba yiri hdan helayno dad cadaan ah somali mxay no hayan
Lakiin kuligood mid moye gabadhaha somalida u eegee madow may nan codsan cadaan iyo carabay isku dhejinayaa kkkkk la xawla
Walaahi baan ku dhaartay anaga oo ah wiilal somali ah kaiya inaan dareymin in eey hablaheyna eeihiin gayaanka u sareyo hablaha ku nool dunida anaga iska daay duna oo dhan ayaaka qeylisay hablaha somali 🌹🌹💃🌹🌹🎈💕💕💕
Caruur yaryaroo Software 😂😂👍👍
kkkkkkkkkk war murqaan wax lagashekeynayo moga waa maqane joge kulaha isrilyd walhi ano arkaya gabadh soomaliya maxa shisheye igaynayo allw gabdhahayaga nooda viva gabdhehena ❤❤😘😘
Geed labkii isaaq 👍
Moh Abshir Arab Ka Weeye Geed Labka Isaaq
Waa ragow yaynaan is walin oo yaynaan qalbigena racin gaalo iyo waxa ee waxa wax walba inoga wacan girls of somaali❤❤❤❤ dhamaan hablahayaga sharafta lahow i love you❤❤❤❤
khamiis baluugle reer miyi uurleh
WAAR HABLAHA SOMALIYED HABLO KA QURUX BADAN LA WAAYE HA WAREERIN
Dee qof wlpa dookh pu leyahy adu wxapa guurso
@@upsidesalam2870 🤣waxaba waa guursan lahaaye diintaa inoo xaddiday bro
Qofku maha inu qasab ku jeclaado hapalaha somaliyeed ma iyagapa quruxbdn maxa lagu gursada
@@upsidesalam2870 bro waxbad isku qaldaysaaye ani ma odhan waa qasab inuu jeclaado meeshan Comments ka la yidhaahdana waxa loo sameeyay in qof walba fikradiisa ku cabbiro taasbaanan qoralkaa usoo galiyay
Teeda kale hablaha somaliyed hablo ka wngsn oo ka qurux badan haddaad garanaysp guurso adigu
@@upsidesalam2870 way jiraan hablo aad naxayso hadaad aragtoo oo models ka ka qurux badan xaafada kasoo bax aad xaqiiqsatide
Anigu nin turki ah 😍💋 Ayaan guursanayaa soo duceeya guys zakariye Jakarta keep going wllky 👍
Mhadasnid nimco wllal guulayso💖🙏
Waayeelkada hadaad turki guursanaydo iyo hadaad Buuryo qab guursanayso Adigay kutaal
@@maskaxbuqletv kkkkkkkk waa caynkaaa brother ishaaad ka riday
Ma hawl waxaan ahayn bay inoo soo kordhinaysaa 😂😂
Alla wilasha maseer badana 😂🤣
@@farhiaahmed3621 😂😂
Anigoo reer burco ah baaa u horeeeya
Horay usoco pro su aalaha lee ku wad reer burco lee su aalaha weydii wllh waa funny
Labadah guryaha leh waa dhoof doon cadiyah😂😂😂
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wiilka yiri “mid hindiyad ah baan ku baqtiinlahaa”😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣,
🤣 🤣 🤣 Reer Burco caadi maha 😂 😂 😂
16:50
Muxu dhahay
Rag indho buluug leh
Rag dhaadheer
*Hahahahaha war dumar matahy Maxay raga aad ka sheeekeeeneysid 😂*
Sheeku waa lacag raadis👐🤗🤣😂😂😂
Kulahaa Gabadh Laan,dheera Oo Britain 🇬🇧Kasoo Jeeda 🤣🤣🤣🤣
13 :37 wx yaroo cad cad oo softi ah kulahaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Hhhy soft muuu odhan eeee software bu yidhi🤣🤣
@@abdi-azizabdi-rahman674 😂😂😂😂🤭🤭 haa sax
Hhhhhhhh
Hdad qososhay 😂 like isar
Barasiil baa caalamka ugu qurxan kan yiri lamaba socdo aduunka
Maasha allaah inamada reer burco gabdhaha somaliyeed qiimahooday yaqaanaan.waa mahadsan tihiin
Aad iyo aad shaakir
Sakiriya jakarta keep going sxb well done
Dumarka Somalida wx ka macaan waa la waayay 🇸🇴🇸🇴💪💪
Cidii aragta inu jikarta title walpa reer burco kuzo qoro liketa ha ila dhafina
Baligubdle
Anu waxaan jecelahay gabadhaha soomaalida
22:40 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 adeer been baad sheegtay.
Waan ka guursan lahaa dalka wayn gabilay gaar ahaan gobolka gabilay gaar ahaan caasimadiisa gabilay 😂😂😂😂😂😂
*Holand* paan ku qab san lahaa qalanjo is parkatay 😂 Dumarka somalidan waa dumarka dunida ugu qiimaha padan oo waxaa ka dhashay *Janadii ifka Hooyo mcn* 😍😍😍❤❤😘
Holland🗨
Hadii cadaan laga guursanayo laandheerayasha laga guursada 😂😂😂
Wiilkaas laandherey sana kuma lahoo waan ku bakhtiin lahaa wax kle
British guursan lahaa kuyi, Cadaan hadaa guursaneysid Laandheere ka guurso kulahaa 😂ar soomaali dhib bdnaaa😂
aniGo Reer BurCa GaBadh aan Somali ahynBa Ma GuurSaden
Suaasha horta fahan cidiba ma guursanyso ajaanibe
😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣
Hablaha somaliyeed cid kale kuma doorsadeen😙😚😗
😂😂😂 gobalka Bali gubadle ku lahaa.kkkkk
Bali gubadle ma dal qalaad baa ? Kkkkk
Jilaagiiba meesha jooga 🙌🙌🙌
Wawaray rer burcoy 🤣🤣🤣🤣🤣kulaha shahaadan uqabanlaha🤣🤣
Ninka Ashahada u qabanaya waa aniga my name Abdisamad my nickname gaagale
@@maskaxbuqletv hhhhhh🤣🤣🤣 alla mxn idinka yaabay rer burcoy 🤔
Sakariye horey usoco marwalba
15:15 Wlahy qoslkuu iga dhameeyay 😂😂😂😂
Muhiimadubu waa caruurta😂
War zxp RUclips kaga waan ku cusbahay
Subscribe na waan saaray
Barnamishyadan aad ayaan u jeclahay
Keep going zxp
From Ohio
Thank you dear dhirigalintada guulayso walal qaali🙏💗💗
Sakariye Jakarta
U too my brother
0:30 wllihi qoslay hhhhhhhhh bali gubadle 😅🤣🤣😂😂😅😃
Sakariya hore usoco wll
Mahadsanid walal qali ah maxamed 💖🙏🙏 gulayso bro
Hhh FoolXuMo QuruX RaDinyZa YaaaP 😂😂
😂😂😂😂😂
Oraman la sheegine ana oramo guursanaya 😂😂😂😂
Kuwaasi waaba caadi oo .Somalida Ethiopia way ka guursadan inaga way inaga guursadan .waayo waxaynu nahay dad isku diin oh oo hadana isku eeg .
Ragan leh naa somali ahayn ilma qurxan beey dhali Waan kayaabay kwrn haduu ilamahan asaga qudhigiisa u ekaado yaakamasuul ah asagi baa madow iyo foolxumo meel lafadhiya. Hablo hinda ah oo rag soomaaliyeed qabaan baan garanayaa oo ciyaal tima adagoo madmadoow lagadhalay. Daris baan nahay Edo .
Hawa Abdi hhh walalo way dhacdaa lkn raga somali mawada madoobaba iyodumarma somalidaba cadan iyomadowba way isugu jiran oo qaar in somaliba adan modayn
Fool-xumo, fool-xumo kudhufo waa wareer marka udaa ilmaha ha uyara qurxoonaadaan kkkkkkk...
Somali. Wax. Ka quruxbadan. Majirto.
Xaqiiq jirta weyaan
Balse dhibka jira ayaa ah inaan dadku wada fahmikarin
Gabar Somali iyo isreal waxaa u dhaxeeya . Waa diinta 💙🇸🇴
Naag Marocco Udhalaty Oo Quruysha Ayaan Anu Jeclanlahaa Lkn Gabdhaha Somaliyed Cidna Ku Doornsan Maayo❤❤❤❤❤
Reer Pakistan ayaan ayaa ♥️♥️♥️♥️
Wxan Ahy Tagerayashada Khaaska Ah Lkn Ha Odhan Reer Burco
Wxd Tidhahda Bariga BurCo
From Hargeisa
Hamse HassaN qabyaali caadiya🤣🤣
Waxan kaguursan lahaa baligubadle 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Like ii saara bilaa
Calaykum wixii
Reer Burco
Kkk hindi baa qurux badan kulaha ku meeshana laa xowla 🤣🤣🤣 wlhi hadiyad maku guursaden hindi 😂😂😂
Hablaha Somaliland ayaa aduunka ugu qurux badan.Noolaada hablahayaga!!!!!!
Hhhhhhhhhhhhh israel iyo baligubedle🤔🤔🤔😂😂
War saxibayaal inamada iyagana bal halawaraysta anigu horta inanba hadilasheega mid aan soomaliyad ahayn liqi karibimaayo duniduba hablaha soomaliyeed baa usita waana dooqayga koobaad👌👌
Zakariye salaan sare waad ku mahadsantahay sidaad iiga qosliso
5:00 hahahaha sodohdi baku qabanaysa tan ka raacda eeg ahahaha xaaskisi bu amaan ugu dhaqaaqay🤣🤣🤣
Hadad cadaan guursaneysoH🤣Laandheere ka guurso de
DJiboutian ayaan guursan laha dhinac Somalia kama bixin hadii Somali ka baxo Ethiopian ama Eritrean Muslim ah
Caruurr yaryarooo software ah 😉😉😉 ma dhanka technology-yada ayey gashay sheekada
dhegaa 🤔🤔🤔quruxbay ku washeen raggi 🤐 inkastoy quruxi inladaydaya ceeb ahyn😏😏 hadana dadnimda diinta sabirka iyo wlltinimadu ayka muhim sanyin cidkastaba ha ahaate ama ( madaw cadan) tad guursanayso yacni😜😜😜😜😜😜
Gopolka baligubadle kulaha😃😅
Kkkkkkk walaahi waaa cabdilaahi sheikhal baladkii kulaha sida barkhadba u qabo nagaga jumekanka
way iska riyoonayaan ragana wle mid s/lnderada idi le idinku yale 😂😂😂😂 sy u leyihiin wxd moda in mrks lo qaybinayo🤣🤣🤣
Waan ku tagera zhp sakariye jakarta
Anigo from muqdsho waxan guursan lahaa gabar suuriyan ah
ASHAHAADAAN U QABAN LAHAA😂😂😂
Ajaanibta waxay lee yihiin “gabadh soomaali yaan guursan lahaa” soomalidina waxay lee yihiin “qof ajnabi ah baan guursan lahaa”
Isku yaaca dheh hada😂🤦♂️
Baligubadle rag adag baa daga hada dumar aya laga hadlayaa🤣🤣🤣🤣🤣
Haboon Deka awliyo waa nin waaalan🤣🤣
😂😂😂bali gubadle kulahaa istafurulah 😂😂😂
badra Mustafe channel kkk
🤣🤣🤣🤣
Caadi ma ahan wlhi dadka reer burco
Kulahaa Hadaad cadaan ka gursaneysid laandheere ka guurso UK🇬🇧 😂😂🤣😅
Bali gubadle😂😂Ninkaa dhahay su,asha muusan siwacan u fahmin😂Sxb Sakariye
Kkkkk gabadh British ah ayaan guursan lahaa laandheeraha cadaanka kkkllkk walee reer Burco hadal lagama waayee
Badigubadle Rag adag baa daga Kulahaa 😂😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂 tolow israaiil ma ethiopia moodayaa waa isku dhaqan kulahaa
Israailadu waa yahuud
Xabad yamanida oo junior 😂😂😂
kkk wlhi ninkaa cabdiracmaan sidican ayaan kuu garanayaa masuul qaran gaaal laan dheere uun kaguurso kuwa kale waa fadhato😂😂
Ani ahaan naag Zimbabwes ah 😂😂😂😂😂
gopolka baliguduble😂😂😂😂
kkkkkk oo gabdhahana xaa loo weeydiin waayay suaashaas ??? mise waa ka mamnuuc ala wiilasheena soomaaliyeed qiiro badnaa ilaahay hanoo daayo rageena soomaaliyeed qiirada waa wax wanaagsan
hindia flimka ka dawadaan war kuwasi waa kuwa north india ka yimi waana iran asalkooda iyo dhiig carbeed soo galay hindada cadiga maha kuwa dawataan
Kkkkkkk waxan kuqoslay ka yidhi baligubadle waxa dega rag adag runbu sheegay arab waa rag adag
Anigu naag yuhuudiya ama inan mexico🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡❤❤❤❤
انتي سلمان قان😍😍😍😍