Maxaa is bedela ah ma jiraan waxaaba sii kordhaya, dulaysiga madaxyawaynta wadamada carabta oo lagu khasbayo in ay ku daydaan Emirate iyo Egypt oo telabiib laga xukumo
Asc dhamaan labada wariye. Ee london iyo America. Salaan kadib. Anoo kuxidhan British somali tv. Jogana. Washington Seattle. In. Wariyaha. Kasohadla Washington. Ukala cadeyo. Washington DC iyo Washington. Waanad mahas santahiin
Maxay Tahay Cabsida Soo Wajahday Muslimka America Donald Trump Dadka U Soo Xushay White House Wasiirada Waxay ka Badali Garaan Maleh Sharciga U Yaal America Ama The Magration Hadii Wax Laga Badalo Sharciga Qaxootiga Wieey ku Saxan Yihiin Wasiirada Qaxooti Maxay U Soo Kordhineyan Maleh America
Masha Alla salan sare
Asc shiekh c/xafiid
Asc
Abdixafid salaam sare
❤❤
Minesoto Dadka dagan Ee -
Somalida ‘Ah iyo Carabtii Mishigan
Iyo Newyorka haka Xaaxaabsheen!
Wariyayaashu aad bay u mahadsan yihiin
Waan dhawnahay
Waad mahad santihiin
9ka maxkamadaha Asgaa keen-
Saday Doorashadiisii hore !!
Duufaano iyo dabaylo xadleh(xadhaafa)
Inshaalah inshaalah inshaalah hadameyoo
Dimoqraadiyad waa gumaysi reer galbeed
Asc labo cabdi
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asalamu Calaykum. Allah halaga baqo carabkiinana yaanu naar idin gaynin . Umada Ilaahy iska daaya ! Qofkasta wixii uu gaytay asaga ayaa Allah lahortagaya marka adigu taada ka adkoow please.
Maxaa is bedela ah ma jiraan waxaaba sii kordhaya, dulaysiga madaxyawaynta wadamada carabta oo lagu khasbayo in ay ku daydaan Emirate iyo Egypt oo telabiib laga xukumo
Asc dhamaan labada wariye. Ee london iyo America. Salaan kadib. Anoo kuxidhan British somali tv. Jogana. Washington Seattle. In. Wariyaha. Kasohadla Washington. Ukala cadeyo. Washington DC iyo Washington. Waanad mahas santahiin
Haleyska ilaaliyo yuhuuda
Caqliga umada muslimiinta ah ayaa lacayayaa
President Donald trump waaxh ushegayo maalexh.allah kufillin
Kooxdii gabalkeeda dhacay ee shegan jirtay dimuquraadiyiin ayaaba sii hadlaya ma dhici doonta mardanbe in dib u xukumaan amerca waa koox labe wajiile yaal ah ayaga oo kuu qoslaya ayay ku dugayaan
Sofaar ma daahiro
Asc abyaaill mad i fcntyia
Maxay Tahay Cabsida Soo Wajahday Muslimka America Donald Trump Dadka U Soo Xushay White House Wasiirada Waxay ka Badali Garaan Maleh Sharciga U Yaal America Ama The Magration Hadii Wax Laga Badalo Sharciga Qaxootiga Wieey ku Saxan Yihiin Wasiirada Qaxooti Maxay U Soo Kordhineyan Maleh America
🥺.🥺 🥺🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
😂😂😂ilhaan sharmuuto waa faqash adna faqash ayad ,nin wanaagsan marba iska dhig.