hhhh farantiga anoontaabanbu soconaya kula aha, waar cinjirka aad jiidayso ayaa dhaqajinaya taasina wa wax la isla garankaro. anyway you are good for your confidence of akting.
Jacburkisu ma xuma xujadiisa already wn isku dayay lkn makeenin wayo sidisa cml uma jiljilcani faraantiga soconaya waloo wadajeeda waxa ad isticmalayso inu lastic yahay o gacanta qaar kugu jiran lkn wa maskax ad dheer thy kuwi hore Sheekoyinkagu nahmalaha qaybta labaad wxn rajaybaya sheekoyin xiiso leh inad la timado Anyway kuwa ku tartama hesaha waad dhaanta go ahead
Balanbaalis dacwada uhesana waxa weye maxad moguso yar yarenesaa videos ka ma so gelisid mar un haba la jar jare mida kale odaygan magicisa maqaane dadka niyad jab waxan ahen umahayo maraxa
var var var var markan indho sarcadkii dib u eegay lanber markan qabsado 2 ku dhufto hadan 5 ku dhufto hadan 10 uqaybiyo hadan 7 ka jaro waaa 3 tusale 2*2 =4 : 4*5= 20 : 20/2 =10 : 10-7 =3 natiijada tusale kale adna waad hubin kartaa 5*2 =10 : 10*5 50: 50/5 = 10 : 10-7 =3 marka xabada waan fahanay waxa kale la shir imo saxib
Qofkii sadex iyo tobnaad ahee plz wllky ama wllshy like isaar
Tan laastiiga VAR halaga firiyo like weligey ma codsan manta kaliya 👍👍👍👍👍
farantiga lastikada aya socodsineyso Markii lajido walafahmikara
hhhhhh Var Var uma baahna waa cadaan tani kayar wey ka dalacantay
🤣
Var....ayaa qabatay xadhigu jiiiday kdibna wuu dhaqaaqay
Odaygaaaaaas shaarka cad meesha halaga saaro waamaxey indha sarcaad kuguma siinayo topic mesha kuqoran waxwalba waaa ufuran yahy xoolahaas naga qabta
Wa runtiis inda sarcad maaqano midkan waxa u kufican yahay actor iyo jilaa
Hhh haa odygaas cusub wax wayn baba ka qaldan mesha in lga saaro wuu istaahilaa got talent mxaa logu qoray hdaana indho sarcad iyo waxlmidaa lguso bandhigen
Haa wiilkan waa jilaa lkn waa hadii lacawiyo kalsooni baa ka muuqata
Waa run wiilkan waa jilaa hadaa firiso re actionka uu bixinaayo
Tartanku waa inuu noqdo mid furan oo qofkasta iyo talentigiisa
Shimaali waa xaafid quraan wareesi hore laga qaaday baan dhageestay wuxuuu dhahay anigoo yar baan quraank xifdiyay
Inna. Sarcaad. Ibar
Wajigaaga Gortaan arkan waan matagayaaye sidaasay Tahay waan ku jeclhy Balo 😂😂
Hhhhhhhhbh waa iga qoslisay
Mohamed essa
Mnsha Allah wiilkan
Hadii aad iswashan waan ku furayaye 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
UF Yusuf xaybaro la anti bilaa dhadhan
Maa la eryayay intuu aday
Woo lalaabaha Waxaas dhan Beenta hhhh Farantika ma socone ee Laastiika ayoo jiide
Qofkii Ila argay Like
Shimaali masha Allah ducada aad noo aqrisay waxkasta Allah baa ka weyn
Sxbkey abshir qaajo waad iga quslisay sxb sheekadaada waan u xiisay wll lkn intii kaa horeeysay waad ka sidataa talent tida waad u dhalatay keep going bra😭😭😭😭❤
Aad iyo aad indha sarcaadka waanu ka soo horjeednaa wax lagu shaqaystana maahan in umada loo qurxiyana cml shaydaan maaha
Faraantiga waxa uu galiyay Laas tiik kadib laastiika ayuu kala jiiday ee waxaas indho sarcaad lamadhihi karo ee sifiican u fiiri 🙋♂️🙋♂️🙋♂️🙋♂️🙋♂️
Ma ila aragtay
maxamed Hilowle cumar wan arkayna inu waxu lastiig yahay car wax kale ha galiyo inu socdo bal an aragn3
Hadaa nebi Mohammed scw jeceshahay subscribe ii saar
Ha dhaafin
Alle haunaxresto awaawga Ameen
Shimali Ahmed Shimali waa xaafidul qur'aan, waa oday dinta waxkayaqaano runtii balse?
Farantiga sheekadiisa fahmnay ee mxakle?
Odayga cusub umaboogin anigu ahaantyda ee ma wax ka qabatan?
hhhh farantiga anoontaabanbu soconaya kula aha, waar cinjirka aad jiidayso ayaa dhaqajinaya taasina wa wax la isla garankaro. anyway you are good for your confidence of akting.
Kkkkk isaga maba dhaqaaqayo
Ee cinjirka ayaa kala baxayo
Saaiq waad ka raacday xabadaa
@@مبارك-د2و wuu jiidayaye u fiirso sxb
@@inaxariir9076 haa sxb ma aragta VAR ayan uso eege.
Gacantu way sahalanta kan yusan in gadin indho sarcad mahayo ki hora ka fcna lkn inta kale cajiba guleso😍
First ahy wcdle saaka waji dooraleey aaaa bisinka😂😂😂😂
Hhhhhh faraantiigu ma dhaqaaqine isaga aya gacantiisa dhanka shishe farantigu halkisa kama dhaqaqine. Ha loo fiirsado😇😇😇
Jacburkisu ma xuma xujadiisa already wn isku dayay lkn makeenin wayo sidisa cml uma jiljilcani faraantiga soconaya waloo wadajeeda waxa ad isticmalayso inu lastic yahay o gacanta qaar kugu jiran lkn wa maskax ad dheer thy kuwi hore
Sheekoyinkagu nahmalaha qaybta labaad wxn rajaybaya sheekoyin xiiso leh inad la timado
Anyway kuwa ku tartama hesaha waad dhaanta go ahead
Maad ad adagtahay
Midreer Mudug ah kulaha Asaaba reer Mudug ah
Ninkaan shaarida cad oo leh indha sarcaadka kuguma siinaayo leh naarta maa laga soo deeyay indha sarkaadka waa ubaxa barnaamijka iyo xamaasada tartanka
inta igu raacsan in uu abwaan aaqiro cabsanaayo Lek saaraa
Mo
Faraantiga anigoo taaban uu dhaqaaq ha dhihine waxa dhahdaa xariga ayaa fur furmaayo ileen sidee gacmahada isku ahayeen iyo markii uu furmay xariga waa kala meel oo faraantiga meeshiisu joogaa lakin xariga ayaa fur furtay taasna maahan wax tatik ah
AniGu ninkaaN waaN fahmay ziduu Far GaLka uzameeYay oo xadhiGa ayaa badaN markaa wuuna fur furaya😂😂😂
indha sarcaad kuguma siinayo waasaga leh odaguye ma hees uunbuu ku siin 😏😏😏😏😏😏
Qdw ma wada musixirinba kkkkk balo idin dagtay
Horay u socda dhalinyarada hibada leh viva Somalia ha is raacdo
Balanbaalis dacwada uhesana waxa weye maxad moguso yar yarenesaa videos ka ma so gelisid mar un haba la jar jare mida kale odaygan magicisa maqaane dadka niyad jab waxan ahen umahayo maraxa
I am first wlh yaba iga fican
Adogaan sharka cadle mesha ka sara awey wilkii la oran jiray yusuf war odogaan nanaba cajebin 😪
Ani iyo adi walahi waxan qabnaa iskufakar thanks you sister
He is a good actor
Caadi ma aha waji dooraaley lagu lahaa hhh
Wiilkan yari mnsha Allah
var var var var markan indho sarcadkii dib u eegay lanber markan qabsado 2 ku dhufto hadan 5 ku dhufto hadan 10 uqaybiyo hadan 7 ka jaro waaa 3 tusale 2*2 =4 : 4*5= 20 : 20/2 =10 : 10-7 =3 natiijada tusale kale adna waad hubin kartaa
5*2 =10 : 10*5 50: 50/5 = 10 : 10-7 =3
marka xabada waan fahanay waxa kale la shir imo saxib
King queen like isaar
Meesha waxa lagu isticmaalay waa algebra
Var var xariif magaalo keep going
fargalku ma aha indho sarcaad e cinjirka ayuu kala jiiday .
Shiimaali wlhi waan jecelhy ii soo raadiya😂😭😭
Faraantiga sida uu u dhaqaajiyay waan fahmay
Reermudug meesay soogalaan caadi maha jilaaga axmed waan taageeraynaa waa wiil soomaliyeed oodhalinyaraa
Kan reer mudug caadiya waye indha sarcad kulaha 😂😂😂😂😂😂😂
hhhhhh subxaanalaah abwaan aaqiri iyo abwaanka kale fuleesanaa indha sarcaada wey kavabsanaayaa hhhhhhh
Laastiig intuu galiyay faraanti ayuu jiiday kulahaa wuu socday 😂😂😂 indho sarcaadka ciyaarta kadaa adeer hhh
Laastiiga markuu jiido shaygu booskiisa wuu ka dhaqaaqayaa waxaasina talent lama odhan karo.
Gacanta gacanta wan ka dhex bixiyay wllhi
Cinjirkuu kala jiidayaa 😂😂😂
inanku cinjirka ayuu jiidayaye farantigu ma socdo
Laadtiga ama cinjirka ayuu dhaqaaq ku samynayaa, fargalkuna wu raacaya indha sarcaad maaha sidaa darteed
Ani ahantay waxan ka aminsanahay farantigu inanu indha sarcaad ahayn wayo cinjirku marka la jiido farantigu dhaqdhaqaaqbu samayna yaa yaa igu raacsan
Duqa shaarka cad plz plz meesha halaga saaro wax uu kala ogyhy haba yarate ma jirto mar uu qofka bahdili iyo mar uu qof talentigisa ku dido 😠😏 war waxa yaa mesha kenay
Waxas indha sarcaad miyaaa odayasha wuu gaday xariifkan
Odayga qalad magalin lkn waxuu kawadaa indha sarcaadka kiliinkaaga kafiican
Aniga inaan isdawaan galiyo ban diyar u awy codsi gain haa la iga aqblo plz
Farantigu masocon ee lastiga ayuu jiday xarifka😜😜❤
Odayga dharka cad
"EREYGA GOT TALENT" waxa uu yahay hala fahansiiyo nacalaa dhale jaahilnimadaas ba somali ku arkaysa
Adunka got talent hees lalama yimaado waxyaabo AMAZING ah baa loogu talagalay
Shimaaali quraankana saan miyaad utaqaanaah
Laastiiga ayuu jiidayaa indho sarcad ayuu na leeyahay.
Odeyga shaarkacad qabo update ma ahan ee mesha halaga saaro indho sircaadka kuguma siin muxuu kwadaa
Asc balanbalis away tartankii wllo waa nagu dahiseen
1---------9
Hadaad qabsato oo aad kudhufato 2
Oo hadan 5 aad ku dhufato oo hadana aad intaad qapsatay u qaybiso hadana 7 aad kajarto 3 baa kuu soo baxaya marwalba
Bilaa xigmad weeye wiilkan fargalku ma socon ee xariga ayuu jiidey
Xeriga ayuu jidayaa ee fargarka maahan
اعوذ بك من همزات السياطين
Aabo shimali mahadsnd
من همزات الشياطين waaye walal سياطين mahan
@@fartunmohamed6164 mahadsnd wlshy
@@Garnajo245 adigaa mudan wallo
Tan udambeyso Var ban kuso qabte. Laastiiga unbuu sii kala jiidooya mahine masocdo farantiga .lastiiga unbuu sii kala jiidooyaa ufiirsada idinkuba😀
hhhhh wa fashilaaa farantigama dhaqaqayo si fcn u fiiri Asiga gacantiisa dhaqajinaa Gacanta kle iyo farantiga fiiri waxa udheyo hadu dhaqaqi laha wa uu udhowan lahaa lkn uma dhowanayo fiiri hee
Lastiga in la kala dhereeye yaa ila arky
War waxoo got talent yimid fiiri
Kan xariif waaye.....tiradu mar walba waa 3!
ABDI-GAREEN PAGE Caadi waaye waxaaaaaaaas
m.a wllky hormar wcn❤
Ar odaygaa shaadhka cad meesha ka kiciya got talent mxaad u taqaanaa waa hibo soo bandhigid waxay doonto hanoqotee anba riwaayad qosol iyo hees riwaayad wuxuu rabo weeye lkn qofka lama niyad jabiyo niyada loo dhisaa waliga qofka haniyad jabin waayo qofku waa god tiigsi leh🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Lastic ga luu jiidaa wuu soconayaa kulaha 😄😄😄 war kan waaba funny ciyaal muu na mooday
Tan xujada xata aniga wa isku dayay wana sameyay ha la I balamiyo aniga wax uu ku hayo ma lahaan mesha
War marabno saxiriin hobo keena
Farantika masocdee lastiika oo sii jidaa 😁😁😁
Oday ga sharka cad wale tartanka meesha wax loo keenay maba kasayi wale
ODAYGA SHAARKA CAD WAA RUNTIISA HEES AYEY UGU DHAGANTHY WAAYO MARKII HORE AYUUBA KU BILAABAY HEESTA AAD KU TARTAMEYSO SHEEG
Wn sameyeye jujadad gacanta wey fududahay
Agah oo goormee laga furay muqdisho
war laastiiga lo kala jiidoya car geeska gaarsii dheh hhhh
Ninka ugu horeyay waye igu caawiya subcribe walaaliyaal
somalida wxy ledahay dhalinyar hiboyin kaladuwan leh
Maya maya faratiga xeraga laastiiga ayaa ku jiro asigana laastiiga ayuu jiidooya faraanyi ma socdo
Balanbalis shekadaada bilawdey miyaa naga dhaa dhaqalaha badan e muqaalada so dhamaystir barnamijka halmaalin lawada qabtaye
lkn farantika lastiig ayuu ku sameynayaa lkn masocdo ee lastiga ayuu jidayaa sidaa ayuu mesha in uu socdo lomaleynayaa
M.a dhalintena
Indha sarcad ku ben badanaa😂😂🤣🤣🤣
Lastiig waye farantiga lastig ayu ku dhaqajiye
Faraantiga waa laastiig la jiidanaya
Wiilkan indha sarcad lama imaanin. Faraantiga laastiiga uu kala jiidayo ayaa socodsiin kara, yacnii qof walba sameyn kara. Tan xisaabtana neh anago ciyaal isku xujesan jirnay waxa istimale Algebra (X) Saa jawabta u heshid. Indha sarcad waa wax impossible ah, la imaaw wax qofna sameyn karin
War waa la samayn karaa
waji Dooraleyey Anigu wanba ka helaye
Hahaha laastiig aa lakala jiida waa iska soconaya
Xadhigaya ayuu kala jiiiday ee fargslku ma soconaayo
Lkn faraantiga xariga lagu jiidayo waxaan umaleynaya inuu yahay xariga laas tiig o Hadi la jiifo laas tiiga Dee faraan tigana waa qasab inuu dha qaaqa
sax wasidad shegtay
Saaaanaaaba indha adeeeg ah hdaa ree mudug thy
Masha allaaaah axmed xasan aadan dhabtiii talent ayaad leedahay horey usoco
Xariga ayu jiday farantiga masoconin ogada
tan faraatiga gacanta ayaa socota
Xarigiisaa lasting ahaa
Odayga aakhiro K daran waa in laga jafo is adkeynta ha daye