Anoo ka soo hadlaya caabudwaaq galgaduud somalia waxaan marag ilahay ka ahay sool sanaag iyo cayn inay yahiin gobta geesiyada somali ama qabiilka daarood reerka koobaad taleex yaa hilmaami kara somaliwayn oo dhan dadkii xoreeyey weeye dhulbahante ama darwish halyeeyo sharaf leh we love u our brothers and sisters
reer sool darwiish my dhiig layga beeray reer abtigay aan jeclahay ilove intaa iyo in ka badan waad uqalantaan hoygii geesiyada kartida iyo nabada daraawish 💋🥰❤❤❤💟
wali qof reer sool ah ma la saxibin lakin inan aan malin indhaha u daweyey oo sayidku awowo u ahaa ban arkay he was humble and gorgeous man allah ha idin barakeyo dhamantin great from togdheer
Halyeeyadi daraawiishe lagu hirtiyo hooyadii geesiyada heybada leh dhashay halgamaa caan ah iyo sooley hal abuur gabyaama waa lagagaa hadhay wallahi been ma aha rer Sool dad geesi yaal ah gobanimo u dheertahay dhaqan iyo hidaha ku dhagan af soomali dhaqan iyo geesinmo dad qani ku ah uma dhalanin waligeyna ma arkin lkn wa dad an karaamo u hayo oo jecelahay saaxibaday aya Sool ka yimid dad ka fican waligay ma arag 😍
Dhulbahante waa wada halyeey, tolna wuu leeyahey, dhulbahante waxaa garabtagan, majeerteen, warsagali, dashishe, geese guile, kaskii qabe,, Ogaden,, jiidwaaq, iyo mareexaan, dhulbahante Has tol and will never go down
I am from Puntland mudug Galdogob
Love you Reer AwooWayaaL❤👏
Ayeeyo thanks🫶❤️
Ree abtigay darawishta dadkan ugu jeclahay from Ogaden boy 💋❤️🔥
Anoo ka soo hadlaya caabudwaaq galgaduud somalia waxaan marag ilahay ka ahay sool sanaag iyo cayn inay yahiin gobta geesiyada somali ama qabiilka daarood reerka koobaad taleex yaa hilmaami kara somaliwayn oo dhan dadkii xoreeyey weeye dhulbahante ama darwish halyeeyo sharaf leh we love u our brothers and sisters
Thanks wall hilba wada dhashiyo hayb qudhaynu nahay
Gobti iyo nasabki tolkey Mr 🇱🇺🫶❤️ dhulbante 🐎 waxan ka ahy Mr🇱🇺
Wiil sade mariixan waxa ka ahay dhulbahante. Anoo gobtaas laascanod la xididin ilahey ima dilo
I am your brother from saho Eritrea. one day I want visit my brothers and sisters somalia 🇸🇴
Haye soo soco eritrean person
Somalia is your ancestral lands your welcome to visit any day from a jaberti Somali 💕
@@videotk1740 war maxaa tiri halkaad dhulkeena usiisey shisheeyaha 🙄
@@yool2176 huh? Isku daad banu aheyn 3000 waax kaa yaar loool
@@videotk1740 what are you talking I saho Eritrea but somalia is our roots somalia is my mother land in the history
reer sool darwiish my dhiig layga beeray reer abtigay aan jeclahay ilove intaa iyo in ka badan waad uqalantaan hoygii geesiyada kartida iyo nabada daraawish 💋🥰❤❤❤💟
Pa
Waad mahadsantahay soo dhawow habo❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@@farahshuria452222❤❤❤
Mahadzanid momyyyy🫅🫶❤️
Reer sool caruurtayda reer abtiyaashood wa gobta soomaaliyeed, from Berbera 💯❤💯
Waad mahadsan tahay soo dhawoow
Dumashi thanks dumashi qliya
Proud to be darwiish🇸🇴💝✌️ sool my Region
wali qof reer sool ah ma la saxibin lakin inan aan malin indhaha u daweyey oo sayidku awowo u ahaa ban arkay he was humble and gorgeous man allah ha idin barakeyo dhamantin great from togdheer
Gobolka sool magalada iyo dhamaan dhulka SSC waa wada gob walal nasoo booqo deegaanadi darWishta ku tuseyna
Thanks Man For Kind Words I.a Qof aad Kala shpto Iyo Gbadh Ba waan Kugu dati dona
Ahmed mahadsaniid walaalo 🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🤩🤩🤩🤩
Idoor hees uso qaad yaysaan maseerine
From sanaag somali
INA ADEER WLLHI WA IGA QOSLISAY🤣🤣🤣✌
Pure somalis idoor weyan kan maxey ku falayan
WAXAN KA SOO SALAMAYAA CASIMADA UMADA SOMALIYED MUQDISHO CADEY
From sanaaag dhulbahnte
@@abdisamedmire2955 You wish.
Heestan love buuran paan ku ahy wllh from hirshabelle😀❤️👸❤️
Dhulbanyow 1wiil igu darsada 🤣from Muqdisho Ilove u all rer sool io sanaag
Hhh
Kkk 😂 waa lagugu darayaa abaayo
@@salmaanfaaris2996 😂😂😂wa inka sugaq
Wiilal iyo gabdhaba waa istaahishaa in lagugu darsado
Wa diyaar boqortoyo 😂
My motherland ❤🇸🇴🇬🇲 from Djibouti 🇩🇯
hadii aad gobatiii lasanood tahy like isar indero hh
Sool
Jbn
SooL GpoLKa RaGGa ♥️
My home sool cadey illahow adaa mahadsan oo igabeeray geesiyaal
Waaa Diyaar wllo
Ninkeyga cidisa idin taganahay darwiishta am from galmudug
Dumo nolow
Where I grew up I still remember from galmudug also
Dhulkii nasab dhawaan waan dhaxjoogaa waa hooyo anaa marag Ka ah
Viva dhulbahante wllhi wan ini jeclahay💌❤️
M
Reer Sool 😊🥰👐 From galgaduud Caabudwaaq 😊
Viva darawish our freedom fighters, today wan idinla jirna from gabar ceyr habargidir eh
fiqishini
😂
Welcome sister soo dhawoow ssc khaatumoland
HG ceyar ah wilibaa faqashinii😂😂
Majirta dad an ka jeclahay darawishta
dad nasab ah wllhi
allow gabdh darawish wax igu dar🤲🤲
from 🇬🇲🇬🇲💯💯💯
Ina adero qli sharaf iyo karamo
Halyeeyadi daraawiishe lagu hirtiyo hooyadii geesiyada heybada leh dhashay halgamaa caan ah iyo sooley hal abuur gabyaama waa lagagaa hadhay wallahi been ma aha rer Sool dad geesi yaal ah gobanimo u dheertahay dhaqan iyo hidaha ku dhagan af soomali dhaqan iyo geesinmo dad qani ku ah uma dhalanin waligeyna ma arkin lkn wa dad an karaamo u hayo oo jecelahay saaxibaday aya Sool ka yimid dad ka fican waligay ma arag 😍
Noolow WALAl, kuso dhawow dhulka darWishta xilkastaba
Masha,allaah budul mahadsanid walaall nooloow budul yaan la,aflagaadeeyn qofkii xumeeyah sool buu xumeeyey waa garabkeena.
❤️🥺👸
Proud of my dharawiish background, original freedom fighters and THEIR girls are 10/10 too 🥰😇🇸🇴🇸🇴
ina adeer guleyso 🥰❤️
@@SAFWAN.0.499 further ttuulojkfgffGJJHK
Man shaa Allah halkii geesiyada iyo gobanimada ilove darawish my tolkey from caabudwaaq
Gobti sol iyo sanag cayna gesiyal dadki la iga barey 💞💞
❤❤❤ sool iyo sanaag hablaha somaaliyed oogu qurux meesha ay ku noolyihiin
Viva Sool Sanaag Cayn . Salaan sare from walaalkiin Somali-American oo kasoo jeedo gobolka Gedo
Appreciate it mate.
Gado xage kajogta ugaz
Gedo marexan wacane
Goygi nabada Gedo 🇱🇺 Ina adero thaks
Kadib Guushii Iyo Jabkii Jimcihii Idoor Heeesta sooleey Haduu dhegaysigeedu banaanyahay 🤩dhulbahantow Guul iyo gobanimo Reer SSC 🐎🤍💙 🙏❤️
Halgma cana halyeeydeyda drwiiish 🇸🇱💋♥️
Ina Abti yashe Am supporting you ❤🎉
Somali freedom fighters
Much love brothers
From Kenya
Mg😅😅😅😊
Dulbahnte from Syria 🇸🇾🐎🖤
Sool laascanood 😰🥰🥰 illah dartis baa idin jeclhy daraawishta from xamar cady aya idinka soo salamaya 🥰❤
🥺🥺🥺❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🔥🔥🥰🥰🥰🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Rer abtigey 🥰🔥🔥🔥❤️
heestaydii sool
🐎
Heesta wan iska jclhy from mj daroodnimo😘
Maxamed Harti (MJ) iyo Siciid Harti (dhulbahante) baa la jooge intaan darood lagaarin ina adero.
Mj ❤️🩸
Hestadii forma mj💔❤
Guul iyo gobonimo laascaanood from hawiye
Reer sool waa ayay kaligood soomali xukumi jireen waa waaagii daraawiishtii ,waana ay soo noqon doonan , waa dadka ugu wanàagsan ,Qabyaaalad ma yaqaaniin iyo xumaan midna
Sool iyo sanag viva
Froma abgal xamar
Sool, Sanaag iyo ceyn to the world and back!!🎉🎉 proud to be fulll blooded daraaawishhhhh ❤
ثس
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
Laascaanood cawa waa xor😍😍
I am support dhulpahante from puntland mj guuleysta😻😻😻
Dhulbahntee reerka geesisan samali manshallah allow idiin daaa
Viva wa idin jaclahy khatuma state from hg💪💪💪♥️♥️
Inta hada dhagysnysa ❤
Dhulbahante waa wada halyeey, tolna wuu leeyahey, dhulbahante waxaa garabtagan, majeerteen, warsagali, dashishe, geese guile, kaskii qabe,, Ogaden,, jiidwaaq, iyo mareexaan, dhulbahante
Has tol and will never go down
Am not from sool but wan iska jeclahay dad qalbi wanagsan ba ka imi
Reer Abtigay jecliya Darwiish farxad igu nolaada Abtiyo 😘😘😘😘😘😘
Habo qurxeyyy 🫅❤️🥹
I 'm from isaaq😍❤ i love harti
Isaaq iyo dulbahante waa isku mid ..Im dulbahante and hooyo is habarjeclo 👌
1 year later what have changed?
@mohamoudosman what ever so changed the people are brothers you have to separate the plocy and somali people
Thanks bro 😊
@@Amy_omere
Darawish waxan kajecelhy majirto😍Allahyow Darwish Calaf Iguudar😍😍Frm 🇬🇲😘
😅jah sumayooy iskumid nahay cidaan jinkayga jecel
Ala dhaantadaYdi soooley heedhe Sooleey 🐎🫡🫡🫡
Gobti darwiishta from hargeisa ✌✌✌
soomaaaliya ha noolato calankuna ha noolaado guul sooomalida
Sool waan iska jecelhy wlhi from burco dariska xalsha ah ex hurena dhulbahante ah ugaadhyahn ayuu ah love you 😍
Proud to be darawish u can bank on that the BEST 🔥
Darawiish English is called dervish
@@khalidsaidmusekhalidyare7616 thnx
‼️
Mpy
@@khalidsaidmusekhalidyare7616 am
M'y flag ❤🎉 i love You
Heestu macaana halyeeydi darawish la iga beerayey🥰🥰❤️
Reer sool darawiish wadan idin jeclnahay salaam idin katimid adan yabayaaal shabeelada dhaxe
Wlhi Reerka waa Reerka Aan Dunida Ugu Jecelahay Wlhi Awoowyaal Salan Iga Gudooma Ragi Darawiishta
Wan jeclahay hestan gul iyo gobo nimaa inrajeyna darawiish from Xl❤❤
Dhulbahante from Seattle 🎉
Jah wlhi love you darawish from ogaden 🇬🇲🥰❤️😓🥺❤️❤️❤️❤️❤️❤️
*Ilmahayga hooyadood baa Sool ka soo jeeda*
Darwiish dar alla u jeclhy wllhi ❤
I love reer Sool♥️ i love dhulbahante♥️. Reer laascaanood♥️, from wiil sade mariixan reer diini🫡🫡.
Sooley heedhe Sooley my dhiiga 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️
Dhulpahante hal wiil igu darsada from muqdisho ♥️
Wiil Iyo 100 Halaad Kugu Daryna Abyo 💙🇸🇴
I from xawaadle
Darawiish dadka kaliyeen aptiga uahay from Arab sheekh Isaaq 🦁
Guull iyo gobanimo SSC from DDs
Absolutely true darawish are the queens of the beauty . Am proud darawish . 💯
Omg the blood
Legend's daraawish from abgal ❤🙏💚💙🙏
لىبدظاهغ الله عؤيعلالعع
عغغعفتا
USHEEK Ciili Cumar in The house here!!!!! 🌹🦁💞💞💞
@@ruunmohamed6173 Sharmuto!! Naa Baax 🙊🙉🙈
We are all darwiish if you stand for cawaale and it’s five pointed star. My dhiig salaaan sare abgaalow
GpoLKa RaGGa Las anod MuDaN ♥️💯🌍
Rer Darwiish aad ayaan idin jaclahay from mudisho cadwga Alle ha inka qabto
Imagine malinka ilmahygu dhagysan dono dhantadan my future husband ba kaso bixi dona SoooL from gabar reer qardhood ah
Hhhh i.a Not Only Husban You desserve 100 Halaad Iyo 50 Faras
@@AHMD777 hhhhhh karamo korkaga ha ahaato wax kle ma karaye wll
Dhulkii hoooyo Soool ♥️
Proud of my dharawiish background, original freedom fighters and THEIR girls are 10/10 too 🥰😇
😮😮
❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤wwwwww
Dadki cilanaba lagu sa sasabaya
Ina ader Ahmed budul runtad ka hadashay hooyadi geesiyada haybadale dhashay hal gamaa caaniyo sooleey 1 abuur gabyaba waa lagaga hadhay 😢😭
Jah geesiyadii❤🐎
What a song 🤤👀
Love my Reer Abtii Darawishta ❤️❤️ from Sheekhaal
Jah dhiiga ilmo aderyaaal from mj🇸🇱
TNKS AHMED BUDUL MHDSANID POQORKA DNANTADA WN KA GUDONAY HEESTA MACAAN
Dumashiyal ❤🐎
Ya Rabi 🤲🤲🤲 dhibtaa kaa qaad lasconod we love you darawishtaa 💞💞💞
Maalin waan rajeenaya inaan arko sool aana heesan cadow
Maalintas waa lagaray waana lajogaa. Garaad jamac garaad cali guul from wiil sade mareexan
Dadkayga iyo dhiigayga waxaan ahay gabar Dhulbante ❤❤
Salaan sare ina adeer ma dhulkii baad jogtana🙏
Love you gbr dhulbahante from ina aderka mareexan reer diini🫡
Nice one,hees wacan,from Galgaduud,Ceelbuur
From mareexaan salaaman ree owowgeey
Proud to be darawiish❤💃🏿🐎
Inta najiib alteeso kaso araktay like izara💯👍
Tolow gorma soboqon lascanod gobti caruurtaydu ahayad Darwish 💋💋❤❤
I.a Wakuso Dhawenayna Fardo Ayanu kugu galbin dona wliba
Masha Allah dhashi darwiish from borama
mnshalh darwiishti waxn nasib u yeshy inanka dhasho nasbka❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😘
Reer sanag dhulbahnte 🐎🐎🐎🥰🥰🥰🥰
Sharaf iyo karaamo dhulbahahnte🦁🐎😍❤️🔥🥺
❤❤❤❤😊😊
Halyeeyadi Daraawiish 🦅🐎🇸🇴
Rer hoyadey mcn allaha idin xafido darawiishta
Reer abtigayyy idin jecliyaa😩❤️
Darwiish ragii halganka
Siyaasadaa ina kala yara fogaysee shacabku waa wllo
Wiil arab sh.isxaaq ahbaa idin salaamaya
Viva drwiish💙🤍🐎💧ahmedd noloww inader🥀❤😫☺
Ya rabi protect darwiiiidhta and their land❤❤❤
Jaaaaah ❤ darawishnimo ❤ 😊