Been ma aha somalidu way kala lumeen aniga ayeeyday inaan aay so korisay iya jira isago sadex afar jira melaha iya la helay afka reer konfuredka iyu ku hadlayay iya la yidhi marki la helay qabilkisana ma aqoon hada abti iyanu nidhaana wa qof weeyn😢
Weligeda lakala dhumi jirey dad waa ween hada qoysaska heleen qabiilkoda ceeb ma ahan iyo caay hooyada maskinta hde saan ku dhimato murugada kurbada aj cuquba ku dhaceso DNA halagu kala baxo iyada qalbiga uqabobayo hde dhalin hde dhashey
omar madhihiin been baa sheegaysaa nayaa omar madhihiin waa nag madow waxaa uu dhahay maamada waa daruufaysantahay waa run way daruufaysantahay been maha
War naagahaan shaqo la'aan badanaa maxaa idin ka galey hawshaan teeda kale mj ma dad la'aan baa heysa nagta leh caruurta ma dhalin ma iyadaa arbitar ü ahayd markuu ninka kale ks dhalaye caruurta kkkk hadusan DNA ogoleyn yaa qasbaya naa tuugoyin yohow camal yeesha ish
Hooyada cunuggeeda oo 9 jir ah ka tagtay ee ka ogolaatay, markuu ku yiri ha i sheeganin reer baan been u sheegay oo aan ku iri "aabahay iyo hooyaday wey dhinteen". Waa khalad waxa hadda ay u raadineyso iyadoo cimrigaas jirto!!!.... Ha la ii koriyo miyaa?! Markuu wax noqdana anigaa dhalay oo leh!!!
Saxiix ❤ wll anaa hortaa iri bowe mala is weydiye sidee ilmeheeda ooy Cid ku aragtey ugu deysey 😮😮 Hoyo waxan iri hoyadey iyo aabehey wey dhinteen why ay u ogolatey taa maa laga hadlo miyey waalneyd maamada
bismilaah raxmaani raxiim wa fuusto ugu weyneyd baa meesha ka socota
Mama daas was dadka soomaali ugu quruxda badan sanqaroorkeeda iyo wajigeeda yaa heli karo
Hoyo macan Duruufta Ma Hoyo lakunaca Asaga Wa manta Wa Ugacsantahay Miya
Aj ga Hooyadaa ka quruxnadan
Yes islanta cawina will an ka hara
Waa la yaqaan wilkaan lakiin wuu ka xishoday qabilkiin
Qabiilkisa siduu oga xishodaa maa ciirku kaso dacaay wamaxaay waxaad kuhadleysiit
🎉
Naa Aj waa nin shaqeysta ha wareerina
Haduu shaaqasto hooyo male miyaa?
Ani wa dhagestay marku laha adunk ajey ugu jclhy
Been ma aha somalidu way kala lumeen aniga ayeeyday inaan aay so korisay iya jira isago sadex afar jira melaha iya la helay afka reer konfuredka iyu ku hadlayay iya la yidhi marki la helay qabilkisana ma aqoon hada abti iyanu nidhaana wa qof weeyn😢
Aniga waxaan maalin hore maqley wiil aan wadasoconey oo raxaween ah iney soo korsadee cidd shaashi ah oo rerkiisa mardhaw isheleen
J family farxadoda miyuu sheydan so weraray
Hanoy sochalmedia wixi kugu qabsaday wad oktahay ejey haku faaganin qofba waa maalinkiisa
Hah wudahay kılmadan Omari yujesjesin
Fuusto maahee tii Aakhiro ka baqa daska caruur eeysan dhalin sheeganayo ilmihiina baad ka heleeysaan cuqubada Habartaas laga gelayo. Waa danbiyada aan aakhiro LALA sugin oo aduuyada laga helo ee markhatiga beentaa dhaafa.
Weligeda lakala dhumi jirey dad waa ween hada qoysaska heleen qabiilkoda ceeb ma ahan iyo caay hooyada maskinta hde saan ku dhimato murugada kurbada aj cuquba ku dhaceso DNA halagu kala baxo iyada qalbiga uqabobayo hde dhalin hde dhashey
CUMAR MAXAMUUDRREER CABDILE🎉AYUU KA YAHAY! WAX FAHMA!!
War illahay ka baqa danbiga iska daaya
Aj waa over 30 akhtiyaar leh haysku dhedhijina raxanweyn huf huf
AJ awal kurtun buu aha hada nin laan dhere eh bu noqday hada Masha allh ❤❤jh
Kkkkk war ninkaan ka hara hoyadiis iyo abihi waa haystaa hadaad adinku dadka xadi jirteen
Haduu haysto muxu uqariin
Ilxyow hdy iyadha dashi uso hanuni hdy dalina kla sar Adha wx ksto og ee
asc
omar madhihiin been baa sheegaysaa nayaa omar madhihiin waa nag madow waxaa uu dhahay maamada waa daruufaysantahay waa run way daruufaysantahay been maha
O raxanwen ba dadka caruurtisi hasata
Dadkii mj xasaasiyada ku qabey soo yaaca kkkkkkkk
War naagahaan shaqo la'aan badanaa maxaa idin ka galey hawshaan teeda kale mj ma dad la'aan baa heysa nagta leh caruurta ma dhalin ma iyadaa arbitar ü ahayd markuu ninka kale ks dhalaye caruurta kkkk hadusan DNA ogoleyn yaa qasbaya naa tuugoyin yohow camal yeesha ish
wiilka muqdisho ku dhashay
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Ikuma eka sankiisa waa jabsan yahayxoogaa maamada sandheer ayey leedahay
Ooya hoyadii shashafey u satan tahay
Hooyada cunuggeeda oo 9 jir ah ka tagtay ee ka ogolaatay, markuu ku yiri ha i sheeganin reer baan been u sheegay oo aan ku iri "aabahay iyo hooyaday wey dhinteen". Waa khalad waxa hadda ay u raadineyso iyadoo cimrigaas jirto!!!.... Ha la ii koriyo miyaa?! Markuu wax noqdana anigaa dhalay oo leh!!!
Saxiix ❤ wll anaa hortaa iri bowe mala is weydiye sidee ilmeheeda ooy Cid ku aragtey ugu deysey 😮😮 Hoyo waxan iri hoyadey iyo aabehey wey dhinteen why ay u ogolatey taa maa laga hadlo miyey waalneyd maamada
@@zeinab-o6r waa dhaqan xun wlh. dad baa difaacaya ama aan fakeri karinba!!! horey baan u aragnay mid la dhaho Yuusuf, haddana waa AJ, labaduba waa Raxanweyn!!!
@@zeinab-o6r dagaala kaa jireey
Sahar waa marki dagaaladii aj hooyadii muxu uqariin nayaa