Al-ustaad Naaji....Walaahi Bilaahi ku dhaaranaayaa in Axmed Naaji Sacad taariikh weyn uu ku leeyahay ummadda Af-Soomaliga ku hadasho oo dhan... Soomaaliya; Soomaaliland; Jabuuti; Kilinka Shanaad or Ogaandiinya iyo NFD or Nothern East Kenya.. Fanaan caan ah oo la qadariyo ilaa maanta waaye Al -Ustaad Naaji.. ku dhawaad 47 sanno uu ku jiraa fanka , sidaan ku qiyaasaayo...VIVA aL-uSTaaD
Cidlo lagama berme dadku wa cudud waxida somalidu cado xun I guma caydene o imay cananten sidan cuud ka ibsanayo casharkay wadadu qoren cudurkan gu'ii wayay #Ninki fahmaya aya fahmi
Heestan waxaa lasoo dhigay 16 sano Kahor mnta Ayaan daawanaya oo tarikhdu that 1 Aug 2023 waxaaan kasoo arkay tiktok . Halkan waxaan kasalaama Dhaman dadka heesta marka ay tik tok lasoo arkan lee soo radiya
Anna bisha 31keedii baan daawanayaa oo akhrisanayaa commentkaaga. Salaantaasina dadka aanay ku socon baan ka mid ahayoo markayga horeba youtube ku waa ii hooy aan iska dhex wareego Fankii iyo suugaantii baan ka baadhaa. Heestanna way iga soo hor baxday ee tiktok kama soo arag. Aad baan kuu salaamayaa sis
I love this. We need to see more videos which display our culture like this one. Not the synthetic garbage that some poeple call Somali music that people produce today.
wuxu ahaa nin dareen dhaba u ka hadalsiinayo erey kasta qalbigisey ka imaneysay marka isku mid manoqon karan ereyo laga curiyay dareen mala awaal ama la jilayo o lkin anad ahay iyo mid ad taho adiga ka so go eysa
@Alberto Herrera , Many ancient somali songs were lost because of the civil war in Somalia ,but many tapes were saved in Djibouti ! An Independant country inhabited by Somalis! Even this concert took place in Djibouti !
2023 yaa ila dawanaya ☝️
Al-ustaad Naaji....Walaahi Bilaahi ku dhaaranaayaa in Axmed Naaji Sacad taariikh weyn uu ku leeyahay ummadda Af-Soomaliga ku hadasho oo dhan...
Soomaaliya; Soomaaliland; Jabuuti; Kilinka Shanaad or Ogaandiinya iyo NFD or Nothern East Kenya..
Fanaan caan ah oo la qadariyo ilaa maanta waaye Al -Ustaad Naaji..
ku dhawaad 47 sanno uu ku jiraa fanka , sidaan ku qiyaasaayo...VIVA aL-uSTaaD
What a song 😯 After 15years later who’s here
AHMED Naaji 👏
salam to all my somali brothers and sisters from pakistani brother ..
MashaAllah our Pakistani brother, Salaam to you too
Love back my beloved brothers of 💟💕Pakistan😎💗
Thanks our brother from pakistan
شكرا أخونا الباكستاني
Love from Yemen
2023 yaa dhageeysan haayo Alle aduunaa 2007 ayaa la soo galiyay waxaana laqaaday waqti hore
Erayadii Cilmi Boodhari - Allahayoow u naxariiso isaga iyo intii dhimatayba. Ustaadkana waxaan ILLAAHEY sw uga baryayaa inuu denbigiisa dhaafo oo isagoo hanuunsan oofsado.
الحمد لله الذي جعلني صوماليا
نستغفر الله من الموسقي ونأخد حسن ادب الصومالي
10 sano Kahor ayaan Dawan jiray Heestan Waliba Radio FM ayaan ka dawan jiray
■Inaan Eebegey idin qaribin hee
■Qariya Laabtiina ✋️👏👏👏
Cidlo lagama berme dadku wa cudud waxida somalidu cado xun I guma caydene o imay cananten sidan cuud ka ibsanayo casharkay wadadu qoren cudurkan gu'ii wayay
#Ninki fahmaya aya fahmi
This song composed by cilmi bodhari in 1920's
Axmed Naaji Sacad waa halyey faneed. Waana mid ka mid ah fanaaniinta fara ku tiriska ah ee fariisiyey muusigga dhaqanka waafaqsan.
Heestan waxaa lasoo dhigay 16 sano
Kahor mnta Ayaan daawanaya oo tarikhdu that 1 Aug 2023 waxaaan kasoo arkay tiktok .
Halkan waxaan kasalaama Dhaman dadka heesta marka ay tik tok lasoo arkan lee soo radiya
Anna bisha 31keedii baan daawanayaa oo akhrisanayaa commentkaaga. Salaantaasina dadka aanay ku socon baan ka mid ahayoo markayga horeba youtube ku waa ii hooy aan iska dhex wareego Fankii iyo suugaantii baan ka baadhaa. Heestanna way iga soo hor baxday ee tiktok kama soo arag. Aad baan kuu salaamayaa sis
A true legend of Somali music.
Thanks A-ustad.
I love this. We need to see more videos which display our culture like this one. Not the synthetic garbage that some poeple call Somali music that people produce today.
fdama fasaalin
100%. most modern musicians are just copycats and fakers, we need new, original and cultural stuff
@@AFDiini1722 ku eekaada niikada oo noo daaya dhaqankayaga
Ishaad ka riday aduunku wu ku faana afkisa iyo dhaqankisa lkn waxa inaguso batay caruur fankii ku ciyaartay wax xikmad ahna qadayn
11/02/2023
2019 ayaan daawanay 😢
What a song
Somali aan ka dhashay midnimo idin rajeena
2023 After 3 year I dawanaaa ani 😅
mash allah, what a nice video. The true somali tradition, no electric instuments like we play today. beautiful
this is domaliland tradition
NOT somalia u f….,,,,cking faqash
2020 still I am hearing all Ahmed Naji music he's really legend big respect Aabo Somali 👌👌👌👌👌🙏😎👊🤚👏👏👏👏👏😘
Wuxuu ku hesayaa gabagii cilmi boodhari alle ha u naxariistee cashaqa haween waahoraa caadil soo rogaye
Fankii hore ee kamanka iyo qalabyadiisa ku qaniga ahaa ayaa heestan lagu qaaday. 27/01/2022 Friday.
Diiyooy hidii hidii diiyooy hidii
Axdii dii diyooy hidii
Diiyoo hidihi ar hidiidii yoo
hidihii ahi hidiyo dii yoo hidii
Laacayo hinqaday
Hir bay laacayo hinqaday
Hilaac bay baxo handaday
Hadana waayayo hakaday
Waayayoo hakaday
Halyeey waayayoo hakaday
Haween baan ahoo habraday
Hiil iyo midna hoo ma karo
Aawadaa ma lado
Hurdada aawadaa ma lado
Humaagaagii bay horkacay
Howshaada masoo hargalo
Kula qeybsadaa
Howshaan kula qeybsadaayoo
Haraadkaan kula qabaa oo
Anigu waan kula hayaaye
Adaan i hagaajineyn
Aduun hal baan lahaa
Aduunyo hal baan lahaa
Hashii horor baa la tagay
Oo haruur maran baan sidaa
Siduu i go'ay
Halbowle siduu i go'ay
haabhaabtay waxaanan hayn
Hogayoo ba'ayee ma harin
Ma dhamaa la yiri
Haween ma dhamaa layiri
Habloow anigeydin hanan
Ee hubaal hal ma siisanaa
Ku sifoow halyeey
Hanadoow kusifoow
Hanadoow halyeey
Howraar same hadal gobeed
Ii hayoow adiguna i hano
Nin lala gudbane
uskay reere
Aroos nin galaa hergale
Ee aroorin anaa ku haray
Garna waa Ilaah
kuu dhameeye
ku dhameeye waa Ilaah
Kuu dhisaayana waa Aabahaa
Ani Ilaahey ii dhameey
Aabaheeygaan ii dhiseyn
Oo qarqaray
Roobka soo qowloo qarqaray
Qaawanaanteyduu arkaa
Ee qudheyda xaggeen dugshaa
Nafisoo qumane
quud safreed nin sitoo
Qumane fiicanoo
firinlaan fogeyn
Waan dheelmadaa
Waankaa waan dheelmada
Dhaayahaygaa kaa Jeclahay
Waan dhaqaaqay hadaad itiri
Dar ilaahbaan kugu deeyaa
Hey hooyadey hooy
Caloolaay hooyadey
Cows alool matahay qatar
Oo cadceeday isuma dhigten
Caloosheydiyey
Diiyooy hidii hidii diiyooy hidii
Axdii dii diyooy hidii
Diiyoo hidihi ar hidiidii yoo
hidihii ahi hidiyo dii yoo hidii -
Ace child translation?
These lyrics are of another song
Sxb mahadsanid Waan Ubaahnaa Lyrics kaN
Wax badan oo Khaldan baad qortey
Eee Horta ereyada soo Baro Hadii kale tan ma garanayside ku ekow niikadiini
Viva Somalia🇸🇴🇸🇴
Somalia ha noolato❤️
Legendary Ahmed Naji
Dhaqankeenna ❤❤❣❣❣💙💙💙
Allah ubaxaristo naji
When they were sinning this song so long from now may blessing you
Hoboolow😊
Füll casetkii soo buuxan haystaa Waanka jabuuti arkayay ayan ahaa inaadeertaybaana noo keentay after school badan daran jirnay familiär oo dhan
Wakhtigaas ayaa heesaha heer laga gaadhey
Legendary song! Thank u Naji
Wllo heesta ahayd waa gabadh suldaan dhalayo walaso sasabaya ubahnaa? Linkgeda🥺 waka wayay inta
WAAAAAAW cod ayaa kudhamaaday Fanaankan, thanks bro.
13sano kadib ma nooshahy zxp hdii aad dhimatyna ilahy naxariistisa hakugu irsaaqo wllo
Axmed Naaji Ilaahay cimrigaaga ha raajiyo
Hadan Arko Ustaadka anna macalin ayan ka dhigan lahaa wn jeclhy kamankiisii
Fannaan qaran!
waa erayo dhaxal gal ah loona baahanyahay in la barto
❤Somali song
I'm still watching 👀
Living legend
Watching 2023 ❤🇸🇴
Honest and good man
Nice ❤
gbdhaas sida ay u garaacayso durbaanka
That nomad music ✊🏾💪🏾
waw cadi mahan
Watching 2020
0:13 Anybody knows the girl?
cilmi boodhari eraydiisa waworld wide weeye
wuxu ahaa nin dareen dhaba u ka hadalsiinayo erey kasta qalbigisey ka imaneysay marka isku mid manoqon karan ereyo laga curiyay dareen mala awaal ama la jilayo o lkin anad ahay iyo mid ad taho adiga ka so go eysa
Erayadii Cilmi boodhari
manshaallah, manshaallah
2021?
wow this song is nice thankz for post it.
after 13 yrs r u still here ?
God... is there any place i could purchase any CDs of his?
I have incredible respect for this man and somali music in general. It is absolutely beautiful.
I wot purchase this can of song two but there not much in Itune they have some good somali musick but not that muche
+Alberto Herrera me to
@Alberto Herrera , Many ancient somali songs were lost because of the civil war in Somalia ,but many tapes were saved in Djibouti ! An Independant country inhabited by Somalis! Even this concert took place in Djibouti !
Ikr this song is amazing😍😍😍
Legend
waaw masha allah
روعة
Nasha
3
🇩🇯🇩🇯❤️👌👏🇩🇯🇩🇯
77
Sxb ku eekaada niikadiina oo noo daaya dhaqankayaga Somaliland baa Iska leg dhaqankan
Ma waxaasaad isugu sheekaysaan?
@@ahmedabdi33
erayada iyo qaafiyadaba reer somaliland baa leh waa gabaygi cilmi boodhari
Dhaqanxumada jooji Somali we isku mid from reer Burco
waa runtaa faqash baa ku dhashay iyo baajuun maxaa isku mid ka dhigay somaali
laxanka wa sari Ahmed naji wuxu shegaay in ciise ay hiida ulahayen. Lakin gabayga wa kii cilmi boodhari
somaliland dhaqan
who?
Abdinaaji
صموئيل إيتو
ىااا؟