Cumar Dhuule - Waxaan Gocanayaa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • omar dhuule
    djibouti, jabuuti, somali, kaban

Комментарии • 42

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Год назад +2

    #𝐋𝐘𝐑𝐈𝐂𝐒!.
    Waxaan goconayaa
    Xaal gaboo ay ii gaysatee
    Gudi-yeey maqloo
    Hanaloo gar naqo
    Aniga iyo gacaladay
    Hanaloo garnaqo
    Gacaladaydii aan lahaa
    Nacabka goo
    Anigay guhaad iyo colaad
    ii Geysatee
    Gudiyey maqloo
    Gudiyeey maqloo
    Hanaloo garnaqo
    Anoon gubayn bay
    Giirataayoo i gilgishaa
    Gabalkii dhaciyo
    Waagii guduutaba
    I Garbisaa
    Waxaan gocanayaa
    Xaal gaboo ay ii geysatee
    Gudi-yaay maqloo
    Ha naloo garnaqo
    Aniga iyo gacaladayda
    Ha naloo garnaqo!
    Gacaladaydii aan Lahaa
    Nacabka Goo
    Anigay guhaad iyo colaad
    Ii Geysatee
    Gudi-yeey maqloo
    Ha naloo garnaqo
    Aniga iyo gacaladayda
    Hanaloo garnaqo
    Anoon gubayn bay
    Giirataayoo i gil gishaa
    Gabalkii dhaciyo
    Waagii guduutaba i garbisaa
    Gudiyeey maqloo
    Hanaloo garnaqo
    Aniga iyo gacaladayda
    Hanaloo garnaqo.
    Waxaan diidayaa
    Doqoniimadiyo Asmaay!.
    Dalahsigee
    Waxaan doonayaa
    Nolol daacadiyo
    Isku duubnidee
    Door baan bidee
    Ama iLa dedaal
    Ama haba dagtee
    Doonidan bur buri.
    Waxaan diidayaa
    Inaan kaa durkoon
    Sida dawri Aar
    Dibadaha maree
    Waxaan doonayaa
    Dawadaydiyeey
    Inaan kaa dugsado
    Nacab daalinee
    Door baan bidee
    Ama ILa dedaal
    Ama haba degtee
    Doonidan bur buri
    Adiga oo kale!
    Lamaba Abuurine
    Naa Calooshaad
    Iin ku reebtee
    Naa hooy malaa
    Amaantaydii
    waabad Eedoo
    Ereyadaydaad
    Amar ka qaadee
    Aramidayda
    Naa hooy aramidayda
    Waad U Aayi'se
    Inan RAGG waakii
    Adkaystee Kaa
    Uur adkaystee!.
    𝐇𝐞𝐞𝐬 𝐱𝐮𝐬𝐢𝐝 𝐦𝐮𝐝𝐚𝐧
    𝐌𝐢𝐝 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡 𝐱𝐮𝐥𝐤𝐚
    𝐇𝐞𝐞𝐬𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐢𝐫𝐠𝐚𝐋𝐚𝐲.
    𝐊𝐚𝐦𝐚 𝐝𝐚𝐚𝐥𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐲𝐬𝐢𝐠𝐞𝐞𝐝𝐚
    𝐖𝐚𝐚 𝐡𝐞𝐞𝐬𝐚𝐡𝐚 𝐤𝐡𝐚𝐚𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐢 𝐚𝐡!.
    ☆꧁༒ĹєǤ𝒆𝐧𝐃༒꧂☆
    ⠀______
    /⠀ R.I.P. ⠀\
    | Here 𝐭𝐡𝐞 |
    | NAME |
    | D𝐇𝐔𝐔𝐋𝐄 |
    | 𝐀𝐇𝐔𝐍. |

  • @CSeerbiya
    @CSeerbiya 4 года назад +27

    Dakhtar Cumar Dhuulle Cali Alle janneeyo oo caawa ruuxdiisii dahabiga ahayd ay dunida ka maqantahay 21 sanno .
    Mar kale ayuu fankiisu ii noqday midka ugu mudan ee la hadla ruuxdayda
    Jimce 21 August 2020
    Mogadishu Soomaaliya.

  • @asii9942
    @asii9942 4 года назад +11

    Boqorkii cuud garaacista lagu gaari waayay, xitaaa waan isku deyi waayay, Allaha kuu naxariisto hoygaaga janatu fardowsa Allaha ka yeelo.

  • @nabadoonsoomaaliyeed6291
    @nabadoonsoomaaliyeed6291 7 лет назад +14

    cumar dhuule cali ( cumar mahdi ) boqorka cuudka dhawr iyo toban xarig wax kagaraaci kara cuudka asaga iyo xudeydi ayaa kajira allaha unaxariisto

    • @cabaabeey5087
      @cabaabeey5087 7 лет назад +2

      soomaali soomaali waa 12 kabanku ragga macalimiinta ku ahna laba weey ka badnaayeen Saalax Qaasim,Axmed Cali Cigaal, Jiim Shiikh Muumin, Daauud Cali Masxaf Aweeys Goobe iyo kaloo badan.

  • @rimaaseey
    @rimaaseey 4 года назад +8

    Allaha u naxariisto walaalkeen cumar dhuule iyo dhamaan inta muslim ah ee geeriyootay inteena noolna ilaahay hanoo danbidhaafo

    • @asiamusa689
      @asiamusa689 4 года назад

      سعدية محمود ameen ameen yaa allah

  • @mursalwarsame5839
    @mursalwarsame5839 4 года назад +6

    Allaha u naxariisto walaalkeen cumar dhuule iyo dhamaan inta muslim

  • @abdifatahmohamed4409
    @abdifatahmohamed4409 3 года назад +7

    heesta gocasho waxbadan ayaan raadiyay allaha u naxariisto cumar dhuule cali🤲
    jumco 13 november 2020
    muqdisho
    degmada yaaqshiid ayaan uga soo ducaynayaa mid kamida aabayaashii cuudka cumar dhuule cali🤲

  • @shaficiabdullahiroble5538
    @shaficiabdullahiroble5538 5 лет назад +8

    Omar wax kasta farta nago tus iyo cudkisa wan jeclahay cumar dhule hesihisa tan warkeey daaa

  • @cabdinaairxasan5007
    @cabdinaairxasan5007 7 лет назад +12

    Cumar mahdi ilaahey hakuu naxariisto ifka waad ka taktay lkn inta ku jcl qalbigooda ayaad ku dhex nooshahay

  • @cabdinaasirkadiye
    @cabdinaasirkadiye 4 года назад +5

    Ax iyo way AUN cumar mahdi waad geeriyootay lkn qalbigeena ayaad ku nooshahay

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 7 лет назад +14

    BELO KU DEGI WEYDEY!!☺😊☺😊
    WAR HEEEDHE!! ILEYN BAHALKA CUUDKU, XARGIHIISU GARAADO GARAACA LALA TIIGSADUU LEEYAHAY!!😊😊😊

  • @laylaqueen172
    @laylaqueen172 5 лет назад +4

    cumar dhuule cali ayaaa arxama raximiin janatu fardawsa alaha kaa warabiyo fanankaa qlisan lamahelikaro wleee

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 4 года назад +5

    Allah yarxama Cumar Dhuule

  • @fatimadiamond6406
    @fatimadiamond6406 4 года назад +4

    Cod laguma gaaro heesihiisa bas dhagystaaa cod macaana qabka kabanka cadi mhn kma caajiso hesihiisa dhagaysigiisa
    allaha uniuaxariisto

  • @abh1271
    @abh1271 Год назад

    Alaha unaxariisto wlaalkeen

  • @filfishajacalkalamariyowee9619
    @filfishajacalkalamariyowee9619 7 лет назад +5

    dhuule gacan tiisa waan keeni waayay wli

    • @gorayhaldhaa8296
      @gorayhaldhaa8296 5 лет назад

      Keeni mayside, Waad dhadhawayne dedaal.!

    • @hassanrashid6530
      @hassanrashid6530 4 года назад +1

      Alla yaa arxamu raaximiin janada fardowsa ilaahay haku geeyo adeer

    • @cabdalla8481
      @cabdalla8481 3 года назад

      Walaalow kabanka ama cuudka meel laga helo ma iisheegi kartaa

  • @cabdalla8481
    @cabdalla8481 3 года назад +2

    Legend cumar dhuule cali 👏👏👏

  • @abdirahmanosmanbonaya1898
    @abdirahmanosmanbonaya1898 3 года назад +1

    Inanta timaha dheer ee dariska la hadleysa gabadha canjerada dubaysa gabadha baaf iyo tayir korkisa dharka ku dhaqeysa jimbarta sarirta cml ah wa nolol simple ah oo aan kuso koray goorma canjera igu danbesay ruxa sawirkas sameyay back to basics kudos sxb gacan ku tagay jamashada somaliya iheyso igu kicisay my homecountry

  • @abdisalaanmoshidane9825
    @abdisalaanmoshidane9825 Год назад

    Allow Kuu Naxariiso

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 3 года назад

    عمرطولي علي ( عمرمهذي ) ربي يرحمك ويعفوعنك ويدخلك الجنة من غير حساب

  • @abdirisakhusseingallaydh3965
    @abdirisakhusseingallaydh3965 2 года назад

    cumar dhuule codkiisi iyo cuudkiisa shiqsi soomaaliyeed oo keeni Kara ma jiro

    • @muqdisho205
      @muqdisho205 2 года назад

      Shariif Bakaari baa keenay walaal codka iyo cuudkaba, RUclips ku qor “Shariif Bakaari Ha noola gar noqo”

  • @ilyaasslb3065
    @ilyaasslb3065 2 года назад

    Waxan doonayaa Dawadaydiiyeey 🎻🎤🎻 Axlaa Qaraami

  • @kikijames210
    @kikijames210 7 лет назад +4

    ax ya qaramii 😍😍

  • @mohawacayz5323
    @mohawacayz5323 3 года назад +1

    Wll ahun cumar dhuule lyrics maad noga so dhigtid

  • @foosiyaabdisalam2444
    @foosiyaabdisalam2444 3 года назад +1

    Waxan diidaya inaan ku dayrshoo sida doqon awr duurkaa xulee

  • @AliAHMEDguide
    @AliAHMEDguide Год назад

    Redoi hakou

  • @ahmedsafeomar8221
    @ahmedsafeomar8221 3 года назад

    Kyv hello