FIRDHIYE OO YIDHI CEERIGAABO XOOG AYAAN KU QABSANAYAA. GARAAD JAAMAC OO YIDHI MA NOQON KARNO MAAMUL

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии • 43

  • @musegele9168
    @musegele9168 19 дней назад +4

    Thanks indeer

  • @fluxyackerman7487
    @fluxyackerman7487 19 дней назад +3

    Nin raga sidaa ku soco, ana kula mida baan ahay, waxay doonayaan inay taarikhdeena ina nacsiiyaan weligeen nicimayno guul SNM iyo S/L.

  • @hindafarah9663
    @hindafarah9663 19 дней назад +4

    ماشاء الله تبارك الرحمن ❤guuul guuul guuul Somaliland 👍

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 19 дней назад +2

    fariid fariid dhalay, reerkayagu waxay ku dhamaadeen dagaaladii faqashta xataa dadkii Qaxay ayaa lagala daba yimi diyaarado iyo kaare

  • @ifrahmohamed5854
    @ifrahmohamed5854 18 дней назад

    Absolutely true, with our SNM there would be no somaliland, ❤🤍💚👍👍👍,👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @NIMCOCisman-k8j
    @NIMCOCisman-k8j 19 дней назад +3

    Asc Masha Allah Afku kuma go'o wa runta guul JSLAND ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 19 дней назад +1

    Mashaa Allaah❤❤❤💯💯👍✅💖💖❤❤❤❤

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 18 дней назад +1

    Isaaq halmaruu kala jabay ayad dhawac ugaysten oo qaar buuro naga fuulen lknse imika wanu miday sanahay wana layaqana ninki baxsan jiray lascanod 👀👀ayay kadhici donta xabadu

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 19 дней назад +1

    WAA HEEGO. AYAA. Kuguuleysatey. Insy. Diifo. TAARIIKHDA. SNM. QAASATAN. TOGDHEER ❤❤❤.

  • @CabdiJaamac-d6m
    @CabdiJaamac-d6m 19 дней назад +1

    Waar FIRDHADE UGU YEEDHA WAXA ❤❤❤INSHA ALAAH ❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤GUUUUUUL IYO GOBONIMO

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 19 дней назад +5

    Ceerigaabo isaaq baa Iskale

    • @farhiamursal7256
      @farhiamursal7256 19 дней назад

      , gabadhay , haday Ceerigaabo isaaq lee yahiin waanu eegi
      oo markii dagaal Harti oo dhan dagaal kugu soo qaadan markaas ninkii geesi ah ayaa ceerigaabo u haraya gabadhay ha dhaw hargaysa haka calaacalin iyo burco . Oo habrihiina yey ooyin iyo carar kala daaya idoor wagaash 😂😂😂😂😂😂

    • @farhiamursal7256
      @farhiamursal7256 19 дней назад

      Idoor waxaad u fadhin ladihiin waxaad ogtihiin Canshuurtii laascanood baad waydeen 😂
      Hada dakada Barbara waa zero waxba kama soo dagaan 😂😂😂😂😂 😂😂😂😂😂😂😂
      Idoor dhaqaalo xumo ayaa ku dhacday 😂😂😂😂😂😂

    • @farhiamursal7256
      @farhiamursal7256 19 дней назад

      Meel walba waa lagaa soo xidh xidhay nayaa 😂😂😂😂😂😂
      Oy 😂kkkkkkkk Mac idoor allaha jabsho 😂😂😂😂😂😂😂 goojacadana waa ku jabteen 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @alisacid-cf8fu
      @alisacid-cf8fu 19 дней назад

      @@farhiamursal7256 dee miyad ilowday 12/2024 idinko harti so qaaden dagaal maxad u qabsan weyden iiga jawaab la iskma hadlo

  • @Abdi123-w2x
    @Abdi123-w2x 19 дней назад +1

    Good job mujaahid nuur

  • @MuxiyoDiincarab
    @MuxiyoDiincarab 18 дней назад

    Waa runtii msha Allah alaahu akbar

  • @maryamali.
    @maryamali. 19 дней назад

    Waar mideey siyaasad buu ciyaarayaa ee run hamoodine firdhiye iyo garaad mideeye waa iskumid riylanow 🤣🤣💪🏾💪🏾💪🏾🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 19 дней назад +1

    Haday sida u hadli wayan habrihi ba lacagta kajaranya lasoco

  • @MuxiyoDiincarab
    @MuxiyoDiincarab 18 дней назад

    Yuhuuda ilaahay inama hoos geeyo adeero kanoqo adeero
    Eraygaa waa gaf sxb

  • @RashiidSulub-m7f
    @RashiidSulub-m7f 19 дней назад +1

    Runtaa weeye sidaasi ha loo fahmo

  • @FaadumoMaxamed-m1h
    @FaadumoMaxamed-m1h 18 дней назад

    Ssc khaatumo guul 💪🏻💪🏻💪🏻

  • @abdullahidirirhersi2297
    @abdullahidirirhersi2297 18 дней назад

    Mr. Firdhiye ma afkaad ku ciilbixi cidlaad ka hanjebeysaaye !!!!

  • @abdullahidirirhersi2297
    @abdullahidirirhersi2297 18 дней назад

    Waa dhab sida aad u sheegtay .

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 19 дней назад +1

    Faqash hanagu so dhisin

  • @MuxiyoDiincarab
    @MuxiyoDiincarab 18 дней назад

    Alaahay ayaa ka dambeeya

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 19 дней назад

    😂😂😂firdhiye marki tuuladi lascanod aay somaliland ku lahayen logu tagi waayay iya ka keentay inu yidhado cerigabo iyan uu huureeyna yidhado wa garti marka jabhadaa ssb iyo G36 ilmadero yaalow ka shaqeeysta dhuqbehante

  • @farhiamursal7256
    @farhiamursal7256 19 дней назад

    War nuur NAC nacda naga daa nacalaa la afdheertahay af huuro 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 futo jeclo 😂😂😂😂😂😂😂😂 idoor down no more ictiraaf 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉
    War dhulbahante iska ilow ❤.
    Laascanood iska ilow iyo taleex ❤war dadka beenta ka jooji ilahay inkaar kugu rid 😂😂😂😂😂
    Caynaba dhulbahante iskaleh ❤
    Waanu kaa ka cinaynaa oog xataa dhulbahantaa leh ❤

    • @abdullahhassan2940
      @abdullahhassan2940 19 дней назад +1

      walaalo shaydaanka iska naar oo Qabrigaaga u tudho cidina qabriga kula galimaysee

  • @AhmedFaarax-x9t
    @AhmedFaarax-x9t 19 дней назад

    Hhhhhh ceerigabo maxaa naga galay wayo harti way dagane shalay ragii lahaa isaqow lascanood ma hoyadiin ayaale ragii lahaa sanag mata ha ilaashadan

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar День назад

    Naftu way aga xaransantahay ila raga caynka uhadlaya lamaqlayo

  • @AbdirahmanSheekhmuxumed
    @AbdirahmanSheekhmuxumed 19 дней назад

    Waar burco sidelooga tirtiray taarkhdeedi snm gadhgi me

  • @bashirhassan6812
    @bashirhassan6812 19 дней назад

    Uf uf warnaga aamus

  • @Qodax-x7i
    @Qodax-x7i 19 дней назад

    Waar Reer barigu fulaysanaa waa waxa magaakadoodii ceerigaabo laleeyahay waanu idinla leenahay ??

  • @farhiamursal7256
    @farhiamursal7256 19 дней назад

    War af qadhmuunka naga la tag 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AbdirahmanSheekhmuxumed
    @AbdirahmanSheekhmuxumed 19 дней назад

    Waar gaadhgi inaxoreeyay ee xusuus qorka aha mawadanibaa kaxanaaqay waa side

  • @farhiamursal7256
    @farhiamursal7256 19 дней назад

    Ciidankii ugu badnaa ee reer burco goojacade ku dhintay 3000
    Oo ciidankii kharanka uu muuse Haligay😂 dhawaca 600 waa Futo jeclo bes Faysal bootaan kkkkkkkk xabsi laascanood kkkkkkkkk😂😂😂

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 19 дней назад +1

    𝒅𝒂𝒈𝒂𝒂𝒍𝒌𝒂 𝒖𝒖 𝒇𝒊𝒓𝒅𝒉𝒊𝒚𝒆 𝒊𝒄𝒍𝒂𝒂𝒎𝒊𝒚𝒆𝒚 𝒅𝒊𝒚𝒂𝒂𝒓 𝒃𝒂𝒂 𝒍𝒐𝒐 𝒚𝒂𝒉𝒂𝒚 𝒃𝒂𝒍 𝒌𝒉𝒂𝒂𝒕𝒖𝒎𝒐 𝒚𝒂𝒓 𝒚𝒂𝒂𝒏 𝒍𝒂𝒈𝒂 𝒃𝒖𝒓𝒃𝒖𝒓𝒊𝒏