Комментарии •

  • @Apdirisaaq_khadar_
    @Apdirisaaq_khadar_ 4 месяца назад +373

    Aduunka ma soomarin ruux Ka sharaf badana kana run badana nebi maxamed scw ❤️

  • @subeermowliid
    @subeermowliid 4 месяца назад +334

    Inta u xiistay markay wada ciyaari jireen ceyda, amiira, koko, iyo cumeer😢😊

    • @user-ut2el2bs7p
      @user-ut2el2bs7p 3 месяца назад +3

      Alla walaahi waa uxisay kooko amira cayda iyo cumeer 😊😊

    • @muslima1238
      @muslima1238 День назад

      ❤😂🎉😢😮😅

  • @nimcocarabow143-oq9lr
    @nimcocarabow143-oq9lr 4 месяца назад +64

    inta koko markay guulay satay faraxday one like🎉❤❤

  • @user-xw7sj3cf4q
    @user-xw7sj3cf4q 4 месяца назад +117

    Team koko one like❤❤❤❤

  • @kingshuuu-io5gt
    @kingshuuu-io5gt 4 месяца назад +187

    Team koko one like ❤❤

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun1768 4 месяца назад +302

    Leylatul qadriga kheyrkiisa allaha na waafajiyo i.a🤲🥺

  • @user-zm4gp2hm1q
    @user-zm4gp2hm1q 4 месяца назад +95

    Amiira qurux guul iyo guul daro wan wata qalbi wanaag koko hambalyo wa uqalanta❤❤

  • @MssKorea-mm7kr
    @MssKorea-mm7kr 4 месяца назад +86

    Koko ayaan taageeraayay mar walibana waan taageerayaa I.a

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 4 месяца назад +378

    Team koko one like hambalyo ❤

  • @CkaafiAbdulahi-wu4pm
    @CkaafiAbdulahi-wu4pm 4 месяца назад +87

    Caawoo dhan waa duceeyaaye guuul koko iyo gabanimo isha kuma aragto Aamiin yaarabi

    • @qaalihassan4312
      @qaalihassan4312 4 месяца назад +5

      Ani xitaaa wlhi omg ❤❤

    • @Amuunmoha8
      @Amuunmoha8 4 месяца назад +7

      Ilahey amarkii koko habeenkey faraxsanthy way gulaysata m.a ilahey farxada hawsiyadiyo ❤🎉

    • @asmitaaahmed1335
      @asmitaaahmed1335 4 месяца назад +1

      Wllh ani waan niyadh jaabe marki kowadh😢 iyo Marki ladahe qof caga istaajiyo guulesanaa😢 stress iqabte balse markey gebedheyna istajise Wllh farxadheydha lama qiyasi karo😊😊❤

    • @Amina_Isse
      @Amina_Isse 4 месяца назад +4

      Orodoo wax qeer ku duceyso waa 10kii dambee😮

    • @qaalihassan4312
      @qaalihassan4312 4 месяца назад

      @@asmitaaahmed1335 Somahan 😂😂 ani waa qeyliyay

  • @Kokobulle18799
    @Kokobulle18799 4 месяца назад +61

    Dunidaaan Masoo Marin ruux ka qeyr badan nabi Mohammad scw ❤

  • @user-dz5zt1rc7d
    @user-dz5zt1rc7d 4 месяца назад +73

    Aduunka maso marin ruux la mida sharaf badan Rasuulkeena Muhammad scw ❤❤❤

  • @NuurAxmad-si7lz
    @NuurAxmad-si7lz 4 месяца назад +138

    Kusaliya xabiib kena muxamad scw ❤❤❤

  • @masbal9180
    @masbal9180 4 месяца назад +65

    Amiira qurux maskin weeye asad in ad kajarto ma ahayn wa qalbi saafi 😢 taj ango wukaqasaray

    • @user-vg3tc5bq2b
      @user-vg3tc5bq2b 4 месяца назад

      Koko anti ayuu uyahay wuusiiye amiiro wuu ka jaray😊

    • @maryammacalinnuur4033
      @maryammacalinnuur4033 3 месяца назад

      Mcnha sundus iyo fowziyo cuqdad ayee kuu qaadayaan ayuu is dhhy
      Amiiro ayee is fahmayaan

  • @Maryan319
    @Maryan319 4 месяца назад +59

    Aniga gabdha dan wanjeclahay koko amiro fosiyo dibil sundus iyo gabdha maqan oo kamid ah teamka 27 xita wilasha kulkin wa isimantihi hore usocda❤❤❤❤❤

  • @user-qs1fk4fo8i
    @user-qs1fk4fo8i 4 месяца назад +26

    Aaway dadkii jeclaa nabigeena Muhammad scw scw ❤🎉😢😢😢😢😢

  • @abdallaabdi1
    @abdallaabdi1 4 месяца назад +46

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad )ﷺ(‎

  • @Ronaldo_Cr7_No1
    @Ronaldo_Cr7_No1 4 месяца назад +51

    Koko is soo beautiful ❤❤

  • @camirkey
    @camirkey 4 месяца назад +18

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ ❤️ 💖 ❤️

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 4 месяца назад +27

    Koko she's soo stunning nd humble 😢❤❤

  • @ayaangacal3720
    @ayaangacal3720 4 месяца назад +117

    Amiro cawa quruxdeda kwrma 😂❤

  • @dhawrasanjaamac4222
    @dhawrasanjaamac4222 4 месяца назад +60

    Saliga nabiga scw😊

  • @user-gi2rd2kg8j
    @user-gi2rd2kg8j 4 месяца назад +41

    Amiiraday fusha la raba I a guul darted u dawanoya ayada muqal kujirto ima dhafo guul yaqeyo amiira

  • @ibnuqoobey9339
    @ibnuqoobey9339 4 месяца назад +21

    Koko in my heart ❤️ guulayso fans kaga oo hageisa k soo salMaya

  • @samiira08
    @samiira08 4 месяца назад +71

    What a Game Congratulations Fans Koko 😂❤

  • @Cabdishakuursiidcali27
    @Cabdishakuursiidcali27 4 месяца назад +34

    Fans koko bulle marnaba nohoos 😢😅😮

  • @Farhiyacdy-4035
    @Farhiyacdy-4035 4 месяца назад +11

    Koko aa tageraye alla se ufaraxde pure soul Masha Allah hambalyo ❤️

  • @user-hz9kd5jk6z
    @user-hz9kd5jk6z 4 месяца назад +5

    Team amiiro one like ❤❤❤❤

  • @NuuroNuurocaamir
    @NuuroNuurocaamir 4 месяца назад +397

    Team amiiro like

    • @user-ni2wi5pj6x
      @user-ni2wi5pj6x 4 месяца назад +4

      Koko ayaan tagger ❤❤❤❤mar walba gulayso wlshy ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Xaalii-qv4yp
      @Xaalii-qv4yp 4 месяца назад +5

      Amiiraa🫡🙌💋✨️

    • @Sucdiqurux81
      @Sucdiqurux81 4 месяца назад +4

      Amiro isn't easy ❤

    • @khalidnuur8628
      @khalidnuur8628 4 месяца назад +1

      Koko❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @JamaadAbshirGeele
      @JamaadAbshirGeele 3 месяца назад +1

      Koko anaa qalpigaa kaaga duceeyey❤❤

  • @yusraabdllahi7131
    @yusraabdllahi7131 4 месяца назад +13

    Waligeyba Kooko game ay ku jirto ayadle tageera m.a guul guul darobo
    Lkn cwa lucky gril come back so sameysay m.a❤👏

  • @XafsoAbdi-go3sp
    @XafsoAbdi-go3sp 4 месяца назад +29

    Koko saaurbay inayguulaysato wayna guulaysatay ciyaartii hore 0 tanne 30 ma. Waynkufaraxsanahay guusheeda koko markay caaga ayciyaaraysay bismillaah ayaan dhahay siayugulaysato alxamdulilaah ilove you sister ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Kaltuuney1222
    @Kaltuuney1222 4 месяца назад +14

    Amiira ayaan mr wlba la jira guul iyo guuldaraba 🎉😂

  • @sagalahmedcade834
    @sagalahmedcade834 4 месяца назад +26

    Queen koko ilveyou xabbi guulayso marwalba❤❤❤❤❤❤

  • @KowsarHassan-pm8lo
    @KowsarHassan-pm8lo 4 месяца назад +93

    Lucky girl is not easy dibay usoo noqotay ishii cadawga Allah kaqabtay😢❤❤

  • @khadijabakar7770
    @khadijabakar7770 4 месяца назад +20

    Koko Wlh blh waankuducenayay inaa kulesatit I’m happy marwalbo eywaxweyso caoosha hur alx we win love ❤️❤️👏🏽👏🏽👏🏽

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 4 месяца назад +27

    Kokoo nasiibley Mash Allah flip bottle xtaa kuma fcna hadana way heshay ❤

  • @Nasrudiin687
    @Nasrudiin687 4 месяца назад +21

    Igulasali nabi maxamed scw❤❤❤

  • @user-qt3of6ir2x
    @user-qt3of6ir2x 4 месяца назад +19

    Team Amiira like❤

  • @Malyan-pe5pb
    @Malyan-pe5pb 4 месяца назад +25

    Amiira is so beautiful wallahi Masha allah ❤😢❤❤

  • @farhiyasaid1149
    @farhiyasaid1149 4 месяца назад +42

    Team koko only like 👍

  • @user-qt3of6ir2x
    @user-qt3of6ir2x 4 месяца назад +11

    Amiira guul iyo gul daro wan ku wadanaa qabi❤❤❤

  • @aishaziyaadaishaziyaad
    @aishaziyaadaishaziyaad 4 месяца назад +27

    Koko is not easy ❤

  • @HeydaYassin
    @HeydaYassin 4 месяца назад +7

    Koko Come back waali ah ayey sameysay❤🎉 congratulations

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 4 месяца назад +8

    Ayyy♥️ AMIIRADEENA 👸♥️caawada nuurkeeda baxaaya 💞🥇👸👏👏👏👏m,a our queen sidaa uqurux badnaw waligaa🥰😘

  • @DADWEYNAHA784
    @DADWEYNAHA784 4 месяца назад +52

    Kusali nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤😂🎉😢

  • @Dr.Qalinle
    @Dr.Qalinle 4 месяца назад +17

    Horta seetihiin adinga rer commentland 😊

  • @user-rn2yn4kc9f
    @user-rn2yn4kc9f 4 месяца назад +12

    Kooko qalbiyadaa kaa taagee raayay ilove you noloshu kuma ciisho guuleyso abaayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Riyaana34
    @Riyaana34 4 месяца назад +9

    Yes team koko caawa 🎉🎉🎉❤❤❤❤ wllhi waa taageersanaa hdana wey badisay m.a iyadoo ugu dhibco yar hdana ku qanac sanayd nasiibkeeda wey sugysay ❤❤❤m.a

  • @user-ny7cm9sn8s
    @user-ny7cm9sn8s 4 месяца назад +11

    Team Amiira qurux lkn nasiibka na ciilay🥺

  • @mohanadahmed5785
    @mohanadahmed5785 4 месяца назад +14

    U sali nabiga scw ❤❤

  • @ShamsadinYousuf
    @ShamsadinYousuf 4 месяца назад +4

    Never give up Hadii aaad maqashid waakaas Koko way quusaty kadipnaa waad aragtaa ❤😢😮

  • @suhaybabdi-bl8nl
    @suhaybabdi-bl8nl 4 месяца назад +14

    Cawaa kokoyadyi quraxbadan mnshaaa❤❤❤❤

  • @wllnaanaa
    @wllnaanaa 4 месяца назад +17

    Team koko like ❤❤

  • @user-qt3of6ir2x
    @user-qt3of6ir2x 4 месяца назад +9

    Amiira she's so beautiful Masha Allah❤❤❤❤

  • @Ugaaskuukuu
    @Ugaaskuukuu 4 месяца назад +10

    Wlhi koko ayaan watay hambalyo 🎉🎉🎉

  • @user-jo4xi1ob6q
    @user-jo4xi1ob6q 4 месяца назад +2

    Team Koko Like Up 🎉❤

  • @hamdamohamed8930
    @hamdamohamed8930 4 месяца назад +18

    Koko guul inshalh

  • @hallayusuf-tz6gb
    @hallayusuf-tz6gb 4 месяца назад +12

    wll kusali nabi muxmed alhumasali cala muxamed ❤❤❤💓💓💓👍👍

  • @Inacarale
    @Inacarale 4 месяца назад +6

    Wow koko hambalyo queen sey kula farxa san yihiin saxibada m.a amira deyda cashaqa mar kale guley san donta qalbiyey😢😊😊

  • @fatimaabukar4926
    @fatimaabukar4926 4 месяца назад +8

    Iiso duceeya in Alle caafimaad isiiyo 😢

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 4 месяца назад +16

    Kusaliya rasuulkeena muhammad scw❤❤❤❤❤

  • @user-ec8tm5bh8u
    @user-ec8tm5bh8u 4 месяца назад +21

    Team amiira one like❤

  • @user-kj5ih6tu1v
    @user-kj5ih6tu1v 4 месяца назад +6

    Asad game saan ka badal sbbto ah Siday isku xigeen ku dheelsiii hadii dhibco lahela iyo hadii aan dhibco lahelin asad,sidaan isku qas,waaye mafiicno badal Asad,my Brather Thnks Team 27

  • @Nalkanur1234
    @Nalkanur1234 4 месяца назад +10

    Koko congratulations waad uqalantaa guusha🎉🎉❤

  • @SabarinMuhiyadinIsmail
    @SabarinMuhiyadinIsmail 4 месяца назад +7

    Team amira one like

  • @user-bo2ig9ns9b
    @user-bo2ig9ns9b 4 месяца назад +7

    Amiira la jiray

  • @muzdalifamaxamedreerxaashi7741
    @muzdalifamaxamedreerxaashi7741 4 месяца назад +2

    Amiira guul iyo guuldarro madaxa noosaarantahay koko hambaliyo

  • @Faadumofilsan1991
    @Faadumofilsan1991 4 месяца назад +10

    Koko ayaan lajiray marka caagada tuu rayeen ayaan u du ceeyey😊☺🤗

  • @RoodoUpdy
    @RoodoUpdy 4 месяца назад +3

    Asad 2M ma gareysid 1.11M gaare wa isku qaladay umaleyna anyway guul 😂❤❤🎉

  • @AYAANXuseen-og5hv
    @AYAANXuseen-og5hv 4 месяца назад +7

    Ayyy lucky girl ugu dambeyn isha allah kaqabtay Hambalyo ❤❤❤kokodeyda caashqa ❤

  • @CawoMahamoud
    @CawoMahamoud 4 месяца назад +1

    Walahi waramadaanee koko ayaan tageerayey iyo amiira bas walahi run weeyi

  • @maajidyare3525
    @maajidyare3525 4 месяца назад +2

    Real Madrid fans one like ❤❤

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 4 месяца назад +4

    Alhamdulillah kokodeyda macanti❤❤️😍🥰🥰♥️♥️😌

  • @Cabdiindhey
    @Cabdiindhey 4 месяца назад +5

    Team amiira like🎉 10:08

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 4 месяца назад +2

    Congaratulations my brother asad 1.9m i.a 2million before 15 june waad gaari😊🎉

  • @zakiapdalla
    @zakiapdalla 4 месяца назад +5

    Team Koko butler like ❤❤❤❤❤

  • @luisdias-uv8pq
    @luisdias-uv8pq 4 месяца назад +3

    koko nasiib kiyo qof ah waye wey qalbi wanagsan tahay guleyso ❤

  • @ayaangacal3720
    @ayaangacal3720 4 месяца назад +7

    Cawa dhar blck ayey wada qabaan qurux

  • @Sameys-1232
    @Sameys-1232 4 месяца назад +4

    Caawa dhan waa naxsna finely alxd congratulations 👏 🎉fns koko 💖 lucky girl markii la dhahyo wa sano kale

  • @hanibintuadem3749
    @hanibintuadem3749 4 месяца назад +2

    Hbn walba ay koko ciyaarto iyadaan la jiraa tageera guulayso qliyyyyy❤❤❤

  • @user-yu5bd4xk2y
    @user-yu5bd4xk2y 4 месяца назад +10

    I love u koko 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @alibashihaji5354
    @alibashihaji5354 4 месяца назад +3

    Masha allaah wa 4 gabdhod qurux badan kalama dhacan asadow 4ta igu daar

  • @Abassjelle8
    @Abassjelle8 4 месяца назад

    Ramadan Mubarak all Muslims ☪️ brothers and sisters around the globe 🌎❤

  • @iftincabdilahi-nt9uv
    @iftincabdilahi-nt9uv 4 месяца назад +6

    wlh koko aan watey ani nasiibkiiyo qofaa ahey

  • @AyaanKayd-ez3nj
    @AyaanKayd-ez3nj 4 месяца назад +22

    Habeenka laylatul khadriga alle hayngu beeko

  • @ita-y7e
    @ita-y7e 4 месяца назад +5

    Team amiira qurux ❤❤❤

  • @King___________yaxye
    @King___________yaxye 4 месяца назад +2

    2,000,000 maalinta ciida insha allaah zxp guul wacan kuurajaynaa

  • @abdikanializ8881
    @abdikanializ8881 4 месяца назад +2

    Apaayo Qali... Marna walasheyda mcn.. waxan rabaa inan wax kuu weydsto waxas oo ah inad darkeyga Eid ah inad igaadho wayo adiga waxad tahay gabir qalbi Salim ah 😢 side o kale the humble man Asid 😢

  • @Nadiraay23
    @Nadiraay23 4 месяца назад +8

    Wxn sugaba wd is kenty team 27 like ha Ila dhafina ❤

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy 4 месяца назад +6

    Kokooooo😂❤jh labo habeen be guldreste cawa🥰💃 m.a ani amiro baljiree ewel lkin hade weyso koko balajire

  • @Dalmar_deef
    @Dalmar_deef 4 месяца назад +1

    Dhamanten an wada dhahno allahu akbar madama an Ramadan inti udanbeysay garnay wana alle mahadis ku xamdiya like tana igu qabta shukran

  • @NaciimKhadar
    @NaciimKhadar 4 месяца назад +2

    Ofc lucky girl ❤❤ congralation🎉

  • @AmiiraAhmed-nc9rh
    @AmiiraAhmed-nc9rh 4 месяца назад +6

    Asadow team 27 igu salaan waliba koko wlshy walhi wan jeclahay😊

  • @AyanitaKapa
    @AyanitaKapa 4 месяца назад +3

    𝑇𝑒𝑎𝑚 𝑎𝑠𝑎𝑑 ℎ𝑎𝑗𝑖𝑜 𝑜𝑛𝑒 𝑙𝑖𝑘𝑒 😢

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 4 месяца назад

    Azad hagio number one somali youtuber keep going

  • @asmitaaahmed1335
    @asmitaaahmed1335 4 месяца назад +2

    Wacan aa nasiib laga daha❤❤ she had the lowest point yeb she won❤❤❤ jah🥰🥰
    wllh saan uu darxe marke gebedheyna badhise❤❤❤😊

  • @user-yu5bd4xk2y
    @user-yu5bd4xk2y 4 месяца назад +4

    Yessss my girl koko look pretty❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @KhadraJibril-it8bp
    @KhadraJibril-it8bp 4 месяца назад +2

    asc wr wb eedo asadoow waxaan ahay team 27 waxaan u xiisey af kaaga is ku dil oo waxaan kaa codsan lahaa in aad sundus ku soo darto eedo❤🎉🎉❤❤

  • @user-nu6bf1sz4x
    @user-nu6bf1sz4x 4 месяца назад

    Keep going Asad waa ku wataa Sundas ba tagerayay

  • @nasyuushcabdinaasir2670
    @nasyuushcabdinaasir2670 4 месяца назад +9

    Uuuf asad amiira xazid ku thy 😢😖🤬

    • @user-qt4td4xy7j
      @user-qt4td4xy7j 4 месяца назад

      Ma qasabaa inay guulaysto amiira muxuuse sameeyay asad dadkanaa yaab badnaa😢

    • @user-un9wr7hl2b
      @user-un9wr7hl2b 4 месяца назад

      Ma aragty horta

    • @asmitaaahmed1335
      @asmitaaahmed1335 4 месяца назад +1

      ​@user-qt4td4xy7j wey qarar sanyihin iska daa😂😂😂😂