WAREYSI XANBAARSAN XOG CULUS | ZAKI BIN XAAJI ( WIIL HOOG )

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • #subscribe
    DHALINYARADA SOOMAALIYEED EE SIDA WAYN BARAHA BULSHADA U ISTICMAASHA AYA ABIY AXMED DHULKA SI XUN UGU JIIDAY
    Voting has begun in Russia's presidential election, which is all but certain to hand Vladimir Putin another six years in power.
    Ballots will be cast over three days, even though the result is not in doubt as he has no credible opponent.
    Polling stations opened in the Kamchatka Peninsula, Russia's easternmost region, at 08:00 local time on Friday (20:00 GMT on Thursday) and will finally close in the westernmost Kaliningrad exclave at 20:00 on Sunday.
    It was at a grand military awards ceremony last December that Vladimir Putin, 71, told the Russian public he would stand for the presidency for a fifth time.
    At the solemn event, held in one of the Kremlin's most opulent halls, Russia's leader of 24 years had just handed out top honours to soldiers who had taken part in Russia's "special military operation" in Ukraine.
    He was chatting with a small group of participants when the commander of a pro-Russian unit in Ukraine's occupied Donetsk region approached him.
    "We need you, Russia needs you!" declared Lt-Col Artyom Zhoga, asking him to run as a candidate in Russia's forthcoming presidential election. Everyone voiced their support.
    Vladimir Putin nodded: "Now is the time for making decisions. I will be running for the post of president of the Russian Federation."
    His spokesman Dmitry Peskov later described the decision to run as "absolutely spontaneous". But the Kremlin rarely leaves its choreography to chance.
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
    Israel says it is studying Hamas response to possible deal
    The Israeli government has issued its first official remarks on Hamas’s response to a possible truce deal, stating that the group’s comments are being studied by all parties involved in the mediation process, but offering few details.
    “Hamas’s reply has been conveyed by the Qatari mediator to the Mossad. Its details are being thoroughly evaluated by the officials involved in the negotiations,” a statement from Israel’s foreign intelligence agency, the Mossad, said on Tuesday, per the office of the prime minister.
    US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
    www.timesofisr...
    US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
    Report: Bullish US negotiators draft phased deal freeing hostages for 2-month pause
    The Associated Press confirms a New York Times report on a two-part plan for the release of hostages kidnapped from Israel and a pause in fighting of up to two months, citing two senior administration officials.
    Like the New York Times, the AP report notes that CIA director Bill Burns is expected to discuss the contours of the emerging agreement when he meets on Sunday in France with David Barnea, the head of Israel’s Mossad intelligence agency, Qatari Prime Minister Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, and Egyptian intelligence chief Abbas Kamel for talks centered on the hostage negotiations.
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

Комментарии • 187

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  5 месяцев назад +45

    KU YAACA ZAKI BIN XAAJI ruclips.net/video/eHhs1YJY6D8/видео.html

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 5 месяцев назад +35

    Hooyada Zaki xaaji waan uhanbalyaynayaa waxay noodhashay geesi soomaalida difaaca hooyo waxaan kuleehay hanbalyo

    • @awalenuro4947
      @awalenuro4947 5 месяцев назад +2

      Hooyo wa mahadsantahay hada dhimantayna Allah haku naxaristo Hooyo

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 5 месяцев назад +23

    Zaki Bin xaji waziirka ilaalinta hantida qaranka. Waa wiil wanaagsan. Cabdixafiid mahadsanid

  • @yasmiinhaji2119
    @yasmiinhaji2119 5 месяцев назад +20

    Mashaalh this is waziirkan Wn so dhaweeyan Somalia 🇸🇴 lajen 🙏🙏🙏

  • @nuur___ozil
    @nuur___ozil 5 месяцев назад +24

    Zaki bin xaaji waziir legend baad thy anagu hadaanahay saraakiisha waan ku wadanaa

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 5 месяцев назад +15

    From wasiirka arimaha gudaha Abdixafiid legend🌙☪️✌️

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 5 месяцев назад +19

    Masha Allaah
    C xaafid
    .zaciim
    Zaki Bin xaaji in Aad wareysatay
    Mahadsanidiin
    Qofka fiican.bulshada
    U Adeega Aan weynayno
    Qiimayno
    In sha Allaah
    Gobol iyo reer
    Yaan loo Eegin
    Somalia 🇸🇴
    Hanoolaatto

  • @user-ix7dn8nu7x
    @user-ix7dn8nu7x 5 месяцев назад +18

    Saki bin xaaji waa nin ka aan ugu jeclahay dadka Caan kaa❤

  • @KINGSO880
    @KINGSO880 5 месяцев назад +12

    Zaki bin xaaji for president 🇸🇴

  • @quruxabdi8465
    @quruxabdi8465 5 месяцев назад +11

    Waziir waanu joogna Saraakiisha xaadir
    From zaki binu xaaji

  • @layloyaasinnuur6596
    @layloyaasinnuur6596 5 месяцев назад +10

    Maansha Allah Cabdixaafid iyo wasiika waan idin salaamay ❤❤❤

  • @janodoon6938
    @janodoon6938 5 месяцев назад +8

    Zaki legend. Wasiir. Proud of you

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 5 месяцев назад +2

    Zaki Binu Xaaji lejen weeye guuleyso Wlle nin bilaa mucaarada oo dhalinyarada soomaaliyeed inta taqaano ay wada jeceshahay weeye masha alah horey u soco

  • @AbsamoFilmsVlogs
    @AbsamoFilmsVlogs 5 месяцев назад +3

    Team wazarada everywhere
    Keep going abdihafid

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 5 месяцев назад +8

    Zaki Bin Bin Xaaji mid ka mid ah shaqsiyadka ugu qiimaha badan ummada soomaaliyeed wa qof aan jeclahay mar walba inaan arko
    Cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo walal walal zaki
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 5 месяцев назад +5

    Waziirka dhalinyaro badan ayuu soo garab istaagay Allaha ka ajarsiiyo

  • @siddiiqmuctasim5804
    @siddiiqmuctasim5804 5 месяцев назад +2

    Mashallah
    Allah ha barakeyo waziirku runtii waa shaqsiyad cajiib ah.
    Aad Baan ula dhacey qodobkaas u danbeeya ee sadaqada.

  • @mohameddayib8856
    @mohameddayib8856 5 месяцев назад +8

    Zaki Binu Haji. Generale go ahead.

  • @abdikhfarkampala3343
    @abdikhfarkampala3343 5 месяцев назад +6

    🎉 waziirka the one an only lagend 🎉❤

  • @MsKeyf
    @MsKeyf 5 месяцев назад

    Masha allah wasiirak maa lakeenay mantay my wasiiir❤❤❤❤

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 5 месяцев назад +3

    Mashallah ❤alah wasirkeni sharafta badan saki bin xaji wa halyey somaliyeed difaco qaranka somalia 🇸🇴 ❤wa nin an qabil ku dax milmin o ku filantahay somalia 🇸🇴 guuleso from saki iyo from Somalia 🇸🇴 ❤🎉mahasanid cabdixafid jamac inad no so marti qaday halyeygan somaliyeed

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 5 месяцев назад +9

    Zaki xaaji guul waa geesi

  • @LaylaIbland
    @LaylaIbland 5 месяцев назад +3

    Mashallah wasir zak

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan4104 5 месяцев назад +3

    Mashallaah Zaki waa nin culus guulayso wll🎉❤ viva Zaki

  • @quruxabdi8465
    @quruxabdi8465 5 месяцев назад +6

    Abdixaafid waad ku mahadsantahay inaad waziirka inoo keentay.
    waziir waanu kula joognaa hadaa nahay saraakiisha

  • @ApdiladifAxmeddhore
    @ApdiladifAxmeddhore 5 месяцев назад +3

    Masha Allah cabdi xafid warbixinad dhalinta soomaliyd halaburkalah wamahsatahy adiga iyo dhalinta soomaliyd

  • @anisaqueen7496
    @anisaqueen7496 5 месяцев назад +8

    Sarakisha xadir wye ❤

  • @ifrahabdillahi4575
    @ifrahabdillahi4575 5 месяцев назад +2

    Masha Allha saki binxaaji wasiir kana iyo cabdixafid

  • @nadaabokar646
    @nadaabokar646 5 месяцев назад +1

    zaki good point ayuu ka hadly waad mahad santahay soomaaliya waxy u baahantahay inta zaki oo kale ah allaha ha inoo xafido❤

  • @laylaabdi1509
    @laylaabdi1509 5 месяцев назад +2

    From wasiirka sarakiisha Waan jogna

  • @Raho339
    @Raho339 5 месяцев назад +4

    Maansha Allaah Laba WiiL oo Aad UcuLus♥️👌

  • @filsanabdi218
    @filsanabdi218 5 месяцев назад +5

    Woow so dhowoow wasiir❤

  • @aadamdiiriye3012
    @aadamdiiriye3012 5 месяцев назад +6

    From wziirka

  • @ubahfarah3135
    @ubahfarah3135 5 месяцев назад +4

    Mansha allah Mansha allah wasiirika welcome

  • @IimaanIimaan-ho3re
    @IimaanIimaan-ho3re 5 месяцев назад +9

    Sarakiisha waa xaadir waziir

  • @Seynabcadey-t1t
    @Seynabcadey-t1t 5 месяцев назад

    From wasiirka saki binu xaji

  • @Burco.
    @Burco. 5 месяцев назад

    Zaki België 🇧🇪

  • @user-Malcom
    @user-Malcom 5 месяцев назад

    the one an only Saki binu haji wasiir gulayso

  • @amanahmed5060
    @amanahmed5060 5 месяцев назад

    Mashallah zaki allaha nodayo in ta kalane allaha ka yelo sidiisokale ku damir somalinimo leh

  • @ramladuale7669
    @ramladuale7669 5 месяцев назад +3

    Zeki an tageera hore usoco🎉

  • @Raho339
    @Raho339 5 месяцев назад +6

    Allaah Is One☝️♥️❣️

    • @MsKeyf
      @MsKeyf 5 месяцев назад

      ❤❤❤❤

  • @haninuur7159
    @haninuur7159 5 месяцев назад +3

    Zaki Xaaji WAA niin culus 👏🏽

  • @faizaboos7933
    @faizaboos7933 5 месяцев назад

    Ramadan Mubarak.Zaki Illah ha Xafido waa wiil difaca Magaca Somaliya .
    Guul baan u Rajayn

  • @mustaphaaofficial6226
    @mustaphaaofficial6226 5 месяцев назад +4

    Nin weyn captain zaki bin hajj

  • @khadar_hunter1
    @khadar_hunter1 5 месяцев назад +2

    The legend Wasiir ZAKI🔥

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 5 месяцев назад +3

    Guuul guul

  • @Xafso25
    @Xafso25 5 месяцев назад +2

    Wasiirkena ❤🎉

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 5 месяцев назад

    Sarakiisha wan joogna wasiir 🎉🎉

  • @user-kj2yb5sd3h
    @user-kj2yb5sd3h 5 месяцев назад +1

    31:32 waaa Su,aasha
    Qalibigeyga
    Kusoo noqnoqta
    Markasta,
    🙏 Abdixaafid
    Qofkasta somaali ah
    Haduu sidaas U fikiro wlhi
    Hormar gaari laheyn

  • @aminoali9911
    @aminoali9911 5 месяцев назад +1

    Wasirka Misanka culus from sarakiisha

  • @Haashim3460
    @Haashim3460 5 месяцев назад +2

    From Zaki binu xaaji

  • @CabdinaasirIsxaaq-z9z
    @CabdinaasirIsxaaq-z9z 5 месяцев назад

    Farooom waziirka❤❤

  • @hsnadam9250
    @hsnadam9250 5 месяцев назад +2

    Nio abdihafid waligey ku taageeyrsanaa qalbi wanaaga horey usoco

  • @jamamohamed9721
    @jamamohamed9721 5 месяцев назад

    Waa mahadsantihiin zaki iyo abdihafid

  • @BilehAbateye
    @BilehAbateye 5 месяцев назад +1

    Mahamed qadar Wereisi

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 5 месяцев назад +4

    Zaki nin ad ufiican

  • @ridwananwar2345
    @ridwananwar2345 5 месяцев назад +1

    Firaari

  • @DeqaHasn
    @DeqaHasn 5 месяцев назад +11

    Saraakiisha no hoos marnaba❤❤❤saki binu xaaji🎉🎉🎉

  • @Khayrwade01
    @Khayrwade01 5 месяцев назад +8

    Cida quraanka jecel welcome❤

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay 5 месяцев назад

    Zaki My Legend

  • @MohamedKhadar-no4ve
    @MohamedKhadar-no4ve 5 месяцев назад +1

    From zaki binii xaaji saraakiisha

  • @NajmoHassan-r2b
    @NajmoHassan-r2b 5 месяцев назад +3

    Zaki was ku salaamay waziir

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 5 месяцев назад +7

    Cabdi xaafid waxasn joogaa boorama waxaan kaa codsanaynaa in aa waraysi kaqaado geedi Sahan fadlan waa codsi

    • @hasnanoordeman5828
      @hasnanoordeman5828 5 месяцев назад +1

      Haa warunta geedisahan wa ubahanhay wa ilobay wa halyey ❤

    • @mohamedabdikadir777
      @mohamedabdikadir777 5 месяцев назад +1

      Geedi sahan ayan rabnaa waa nin waxbadan og i.a❤

  • @yussufhassan486
    @yussufhassan486 5 месяцев назад +19

    Wazirka Coffee ☕️ udhib

    • @arfahdaud5329
      @arfahdaud5329 5 месяцев назад +2

      ASC asaxabay dhamaantii ninkan Zaki bini Haji 1m hallagarsiyo

    • @arous9390
      @arous9390 5 месяцев назад

      Niyooow waziiirka ma faadir baaaad ku ogayd

  • @Bilaal-w4k
    @Bilaal-w4k 5 месяцев назад

    Saki binu haaji✌️

  • @SeidBk
    @SeidBk 5 месяцев назад

    From wasiirkeena

  • @Ikran_isse4890
    @Ikran_isse4890 5 месяцев назад

    Dadka canka ah waxan ugu jecelhy wasirka nolow wll❤❤❤

  • @Hindocumar-p5h
    @Hindocumar-p5h 5 месяцев назад +3

    wasiirka dhalinta soo dhowoow

  • @AdanBare-cn7um
    @AdanBare-cn7um 5 месяцев назад +3

    Doni b soqabo abdihafidow✋✋✋✋

  • @fatimamohamud42
    @fatimamohamud42 5 месяцев назад +2

    Form wasirka

  • @hanad6666
    @hanad6666 5 месяцев назад

    Legend zaki muwadin dhapa 🇸🇴❣️🫶🔥

  • @RidwanAdan-v9v
    @RidwanAdan-v9v 5 месяцев назад +2

    Saraakisha wan joogna ❤❤

  • @nuuraali9788
    @nuuraali9788 5 месяцев назад +2

    Zaki bin xaaji waziir soo dhawoow sarakisha ka mid aheye

  • @YonisMohammed-tx4os
    @YonisMohammed-tx4os 5 месяцев назад +2

    Zaki bin xaaji legend waa la balamiyay

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 5 месяцев назад

    Dhis like horay u qata sxb

  • @fowziaali3942
    @fowziaali3942 5 месяцев назад +3

    Wan ku faraxsanahay in aad wasiirka noo keento waziir wan kula jogna hadan sarakisha nahay

  • @fariha9470
    @fariha9470 5 месяцев назад +1

    Zaki bin xaaji legend 🇸🇴👍

  • @XussenAbukar
    @XussenAbukar 5 месяцев назад

    Zaki bin xaaji nin caqli badn bathy dad badn Ka caqli badn mnshalh allh Ku dhworo

  • @Mohadeene
    @Mohadeene 5 месяцев назад +1

    Next chunkz😅

  • @suleimansh.adamhererbritis128
    @suleimansh.adamhererbritis128 5 месяцев назад +1

    Mahadsanid c.xafid waxan ahy odey weyn o rer Borama ah, wasiirka sarakishisa ayan ka mid ahy

  • @99.shorts.s
    @99.shorts.s 5 месяцев назад +3

    Yaaa so dawanaya muqalkan so galiyay asxpta

  • @user-xg8cg5hz8k
    @user-xg8cg5hz8k 5 месяцев назад +1

    Aniga ayaba kamida dadkan xalada dagal wan ka dib dhaca xiliga waraysigan socoday ma ogayn ❤❤

  • @zakariyaabdihashi1827
    @zakariyaabdihashi1827 5 месяцев назад

    Zaki my forvite is kaptain ❤

  • @sahalade4245
    @sahalade4245 5 месяцев назад +1

    Ramadan mubarak
    C/xaafid iyo zaki ❤

  • @maryambakar151
    @maryambakar151 5 месяцев назад +1

    Waziir so dhow aniga wazadana waan katir sanahay intana waan katir sanahay

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 5 месяцев назад

    Waa ku wadanaa Zeki wasiirka Alle wadanka soomaaliyeed ha siiyo nabad bash bash iyo barwaaqo

  • @HoussenAbdi-fc2ls
    @HoussenAbdi-fc2ls 5 месяцев назад +1

    Wasiirka coffee udhiib ❤❤

  • @AdanBare-cn7um
    @AdanBare-cn7um 5 месяцев назад +2

    Next doni b please

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 5 месяцев назад +1

    SOOMALIDU WAA DAD DHIIRAN LAAKIIN WADA JIRKA DALKEENAA DHIMANE HALA JALEECSADO 💖 💓 ❤️ 💕 ❤ ILAAHAAY QALUUBTEENA HA MIDEEYO DHALIYARADU WAX BAAD BEDELI KARTAANE DALKII U JEESTA PLEASE.

  • @NAJAXAhmed-n6o
    @NAJAXAhmed-n6o 5 месяцев назад

    Ayyy wasiir nin baal dahab noogu jira ❤

  • @yuusufaxmed5425
    @yuusufaxmed5425 5 месяцев назад

    🇸🇩 🇸🇸

  • @arous9390
    @arous9390 5 месяцев назад

    Wasiirka waan joognaa saraakiisha from Djibouti 🇩🇯.

  • @libanciro7070
    @libanciro7070 5 месяцев назад

    Wa nina culus wasirka🎉

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 5 месяцев назад

    🎉🎉🎉

  • @libanabrisoffial7294
    @libanabrisoffial7294 5 месяцев назад +1

    Wasirka zaki bin xaji sarakisha wariye abdi xafid marti uu yihin halis mujiro sarakisha like hala saro❤

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 5 месяцев назад +1

    Saki thanks waa kuwadanaa

  • @iqrashabiin1271
    @iqrashabiin1271 5 месяцев назад +1

    Zaki hoyday kuguma qasarin marky ku dhalayse gulayso ina hoyo 👋🩸🥰

  • @libaan.c.l8143
    @libaan.c.l8143 5 месяцев назад

    zaki bin xaaji ❤🥰🥰🥰🥰

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 5 месяцев назад +1

    Two Legend

  • @MRCUSMAANSTUDIO112
    @MRCUSMAANSTUDIO112 5 месяцев назад

    Sooqabo Ninkii ahaa Whizbi Adoo Raali ku ah Arimaaheeni ❤