Adigu sxb dhex ma tihid waayo Soltelco waad ogayd halka iyo sida uu hargaisa kaga tegay, ee maxaad u sheegi wayday inuu ka wax qabad badanyahay Kuwii hore ee magaalada cunay
Waar ilaahy ka baqa oo mayarka daaya wlhi waa daacad lagu haysto maxaad wax u cuni weydey. Wlhi hadaad mooge bedeshaan maalin kale ayaad ka qoomamayn doontaa, kii soltelco la odhan jirey maad ku mudaharaadaan een 1 wado idiin dhisin
NINKA INA MOOGE HALA DAAYO maxaa yaala dawlada hoose ee lagu haystaa hargeisa runtii wax muuqda ayuu ka sameeyay oo aan cidna loo bahnayn in wax laga waydiiyo INDHAHAA MACALIN AH
Alle ayaa inadilaayee Mooge inloo hambalyeeyo mooyaane dhaliil inagumalaha.
Waar maayirka halaga xishodo wax u qabtay inta u hadhayna way qabanayaan
WAR KI WAX QABTA BA WAY CAYA CAN SUBHAANALLAH MOOGA WA GASI ILAAHAY HA XAFIDO ❤❤❤❤
Mooge waa nin Hargeisa wax badan qabtay
Beenle beenle dhalay
Aad iyo aad
@@AbdirashidYusuf-lv6ww Soltelco ayaa wax badan qabtay sow ma ah 😅😅😅😅
BEEEEEN MASHAQAYSO MAAYARKU WAA NASIIB U HELAY REER HARGAISA
@@AbdirashidYusuf-lv6wwSheeko abwaan majoogto weedhsame waa sax
Dadku xaqbay u leeyihiin in cashuurtooda wax loogu qabto
Goorma ayaad ogaatay waxaad ka hadleyso ma sodon sano ka dib?
Oo yaa waxkuugu qabanjiray canshuurtaada ilaahay ka baqda
Mooge waa iftiinka rajada reer Soomaaliland wuuna ka wayn yahay inuu noqdo maayir.
25 wado ayaa 1 xaafad laga dhisay
Maxd u sheegi waydeen intii aan ololaha la galin.
Niyow ilaahay ka baqa oo xidhooda
Beenle beenle dhalay ma futad hooyada ayuu ka dhisay
Waa maayiri tooga
Mayer giiiiiro
Guuuuuul somaliland viiva somaliland viiva viiva somaliland
Dadkan Ku Qaylinaya Maayar Mooge Waa Dad Qabyaaladi Madax martay oo u Haysta in Mooge uu Riday Muuse Biixi Waxayna Ku Haystaan Muxuu Kulmiye u Gali Waayay oo uu Wadani ugu Ololeeyay, Laakiin Dadkani Waxay iska indho Tirayaan in Maayarkii hore ee Soltelco uu 2017 isagoo Maayar ah U Ololeeyay Muuse Biixi oo uu Beerta Xoriyadda ka hadli jiray Maalin Walba Sidaana uu ku soo Baxay Madaxweyne Muuse Biixi Daantaa Kale oo ay Ka Dhaceen Ciro iyo Faysalba May Odhanin Maayarka Caasimadu Muxuu ugu Ololeeyay Xisbiga Kulmiye oo uu Hargeysa Dhex ugu Noqon Waayay Waayo Dadka Daantaasi Waxay Ogaayeen in Solteco uu ka Tirsanyahay Xisbiga Kulmiye Ololeyntiisuna Wax Weyn May ahayn, hadaba Ololeyntii Maayar Mooge Maxaa ka Dhigay Khalad iyo Nin Magaaladii Kala Qaybiyay Taa Horena Maxaa Caadi ka Dhigay, Maayar Mooge Dadka Doonaya inay Bedelaan 2 Sanno Ha Sugaan Doorashada Soo Socota isna ismaba Sharaxayee Kaad Doonto Markaa Dooro imika intaa u Hadhayna Cid Kastoo iska Qaylisaa Waxba Ma yeelayso Waayo Wuxuu Haystaa Aqlabiyadda Golaha Deegaanka ee Caasimadda Hargeysa Siduu Muuseba Doorasho uun ugu Tegay Mayar Moogena Doorasho uun buu ku Tagayaa, Kulmiyoow Hodhodhooooooooooo
Biixi waa halyay aan sikoo kale la heli Karen oo soo maray somaliland xaalku maanta waa meel aar ka kacay atoor fadhfadhiisay
Waa huwantaa huwante xaarmajo xaarmajo buuuufi xaarmajo dameeerah
Maayorka quruxdiisii wuu noo soo horraysiiyey, waxase uu dib noogu dhigay xumaantiisa. Mana filayo inuu ilaashan karayo quruxdii uu shaqada noogu bilaabay.
Heego dhan ayaa qaylinaysa Mayor Mooge wuxu qabtay waala arkaa magaalada lakiin gudaafadan soogalaytiga ah ee Buushale iyo Bankii balaadh ka soo yaacay ayaa xoolihi ay boobijireen arkay in Cabdulkariim ka jaray imikana dawlada cusubi jari doonto lakiin waligiinba qayliya sogalayti waxba kuma laha wadanka wax danbe oo ay boobayaana majiro haday aadyar joogi waayan Safarda Ethiopia ayaa go home looga soo jaraya.
Dhulkoogi ayay Ogaaden iyo Abaskuul uga soo yaceen. Reer liiban Abokorboo kaliya ayaa dhulkogi ilashanaya halka shisheeye uu qaydar iyo buushale qaatay
Qiiro down 😂😂😂
@@JonathanCkay ma reer buushale ayaad tahay mise Bamuslimo gabalkiini ayaa dhacaye
Cirro iyo ina mooge waa Qabyaaladaystayaal
Adna iska noqo qabyaaladayste
War dad hadi aad tihin mayir moge wad inad daysatan xishoda oo ilahay ka baqa
Wa qolodi kulmiye e laga gulaystey mooge ha Ku boaorania m. Mooge liban bu ninkani Ka so jada cooper ha modina
Maayar mooge, way kuu dhamaatay, noo iman maysid, cashuurna ku siin meyno.
😂😂😂😂MANGAB MOOGA WA MOYAR FIICAN QABIL IYO QURUN KU NOOL WAY DI SOLTACO IN TU HAYAY
Cashuur lama hayo
Adigu sxb dhex ma tihid waayo Soltelco waad ogayd halka iyo sida uu hargaisa kaga tegay, ee maxaad u sheegi wayday inuu ka wax qabad badanyahay Kuwii hore ee magaalada cunay
Mooge waa toog
1 xaafad cayo dhisay mas
Cayesisika ina MOOGE dhantu dhisay lataag..
MOOGE waa tuug qabyalaystaa
Waar xaq baanu leenahay in aanu laa xisaabtamno mayorka ileyn cod baynu siinay cashiur wuu naga qaada
Ina mooge waa inguumeed inguumeed dhalay beenle beenle dhalay oo ciilqabe ah
Mayer giiiiiro😂😂😂😂
Waar ilaahy ka baqa oo mayarka daaya wlhi waa daacad lagu haysto maxaad wax u cuni weydey.
Wlhi hadaad mooge bedeshaan maalin kale ayaad ka qoomamayn doontaa, kii soltelco la odhan jirey maad ku mudaharaadaan een 1 wado idiin dhisin
maayar mooge wax badan buu qabtay
NINKA INA MOOGE HALA DAAYO maxaa yaala dawlada hoose ee lagu haystaa hargeisa runtii wax muuqda ayuu ka sameeyay oo aan cidna loo bahnayn in wax laga waydiiyo INDHAHAA MACALIN AH
Mooge cashuur uma hayno fadlan daantina joog
Qiiro down😂😂😂😂
Marna mayeelaayo ameerika oo laiga qariyo ogaada waa amnigayga waa noloshayda cadawnimo makaraayo ogaada lasocda xaaladayda amnigayga dabaanad qaad no turki no soomaali no Etoobiya no hadaan dhimanaayo hada mamnuuc mustaxiil afduub mamnuuc mustaxiil qasab mamnuuc mustaxiil
malaa hubaa In uu yahay inaa axmed moge
Maayirka waa Shaqsi.musuqmaasuq Sameeyay Dawlada cusubi Ha bedesho maayirka waxaa mudan bulshada😂
Waa huwantaa huwante xirisi faqasha Cirro yaashi xirisi faqasha buuuuuufi huwanta xaarmajo ushaqeesa tuuuuug
Waxan aaminsanay haduu daaho dhaliili lahaa maayirka inuu weedhsame uu Ka soo hor jeedsan lahaa waayo meeshu daaho mara mooyee meesha kaluu maraa
Mayor mooge tuug cashuur ma bixineyno kaaley naga qaad
Mid qudhloo abuuro qurux loodhameeya ka qalalan hoosto qawadaa hadhawtee waa qaybaduuno aduuno qofna laysma raacashe bal qiyaasa Inankaa WERIYAH EE WAXAA INAGU CASUUMAY? BAEEGA EEGA AMARARKAN IYO YAABKAN?
Mr qiiro xagoodu wax uqabtay
Bal jaahilkaa ceel afweyn laga keenay Eega waxa uu warka nooga dhigayo😂
Hhhhhhhhhhhhh😂😂😂😂😂😂😂
Mooge doesn’t know tribes he does work every corner of Hargeisa,so get lost of your silly and ridiculous comments.
Maayorka quruxdiisii wuu noo soo horraysiiyey, waxase uu dib noogu dhigay xumaantiisa. Mana filayo inuu ilaashan karayo quruxdii uu shaqada noogu bilaabay.
Maayorka quruxdiisii wuu noo soo horraysiiyey, waxase uu dib noogu dhigay xumaantiisa. Mana filayo inuu ilaashan karayo quruxdii uu shaqada noogu bilaabay.