Prof. Jawaari waa in hadalkiisa qiimaha badan la hirgeliyaa oo ay madaxda dalka go'aan kasoo saaraan ciqaabaa uu mudanyahay qofkii ku xadgudba shuruudaha dalka ka yaala arintaas qiyaano qarran.
prof lagu qasaarey wadankeena waa qani laakiin dad xaasid ah oo aqoonin sida wadan loo horumariyo raqiis ah ceelgaabta kunoolaa dad yahow somali aqoontiina waxey tareyso malaha hasan sh waa waxaad u maleysaa nin aan ilaahey aqoon xaraan iyo xalaal midna shaqadiisu aheyn hadii aan baarlamaankan iyo hasan sh laga qaban walaahi qasaaro ayaanu ku danbeyn hawiyahan aqoon ta laheyn ee loo aqriyey waxey saxiixeenoo uul ayo saxiix laga hayo war ninka marka uusan damiir laheyn oo ilaahey aqoon isagoo 70 jir ah oo aaqiradiisa been ku gadanaayo berbera bosaaso hadana tu kale somaliyey hadii tuugadan la iska qaban waayo walaahi waxaan noqoneynaa umad qasaartey oo wax waliba aan daawaneyno
gudoomiye qabyaalada ku wado e marka hore qabyaalada iska saar mida kle hawiye waligi dalka ma usan iibsan sida isaqa iyo darrodka xilka intuu haye naga qaban wyeh arinta uu professorka ka hadle jawaari iyo dadki lamidaka ahaana xilka ka qaaday marka adiga dharka qabyaalada iska so dhig hassan sheikh hawiyanimo iska daa waa siyaasiga somalida ugu siyaasada badan
hasan sh dollar ii dhiiba ayuu ku jiraa waa dalaal suuqa xoolaha ka shaqeyn jirey aqoonta uu leeeyahey waa intaas xishood malaha ilaa hada umada somaliyeed waxuu u heystaa inaan hilmaamidoono oo sheekadaan ey dami doonto umada soamliyeed waxaan ka codsanayaa in aanu anag is xoreyno oo anagoo dhan aan ladagaalano mujrimiinta beenlayaasha xaraashleyda oo hasan sh iyo shariifka iyo tuugada aadan madoobe war waxaas oo sharuucda internationalka aan aqoon oo aan naga xishooney ee noo heysta umad wixii doona laga sameyn karo ithiopia waa in wadanka laga saraa oo lagu banaan baxaa soamliyey idinka yaa isxoreyn kara hasan sh waa dalaal ha liska qabto isaga iyo caruurtisa iyo xasaskiisa wadankii ayey boobayaan
Mashaa allaah excellent speech
Mashallah we will defend our country till the drop of blood 🩸
Gumaysigu wuunagaranyaaye inagaa isgaranweynay somalinimo unbaa waxeena kudufaacanaynaa dhunkeena iyo mustaqbalka dhasheena danbe guul somaliyeey ❤❤❤❤❤
alahq unaxariisto 😢😢😢😢
Prof. Jawaari waa in hadalkiisa qiimaha badan la hirgeliyaa oo ay madaxda dalka go'aan kasoo saaraan ciqaabaa uu mudanyahay qofkii ku xadgudba shuruudaha dalka ka yaala arintaas qiyaano qarran.
Siyaasi walbo oo naga mida waa cada qaate waxaan sidaas u leeyahay Afka waxa ay ka dhahaayaan wlhi in uusan uurka jirin
Ethiopia bal ka bilaaba oo ka caydhiya mudo 24 sacadood ah koonfurta oo dhan markaas ayaa la ogaanayaa iney arintan idinka shab tahay oo ugu horeyso koonfur galbeed
Goormanka baxaynaa "Dalkeenu waa qani"? Dalkeenu qani waayahay balse waa lalabaxay wixii ku jiray adeer.
Xasan culusow wuxuu hoos kala shaqaynaya somaland dadkana been ayuu kumaa weelinayaa anigoo ah somalida kililka 5 naad gumaysi ayaan kujirnaa cadaw ayaa dawladnimo nagu haysta Ethiopia kama kacdo meeshay dagto nacaawiya hub nasiiya
Fariid nin raga.
somalih waxaa halkah dhigay waa idinkah
Mesha aad na dhigteen lee naalnaa hada siyasiyiin tihiin
waa sax laakiin dad madax ah aan qeyraadkaas u jeedin ee ku tuugsanaaya anigaa kuu ogol anigalee wax isii raga madax isku sheegaayo aduunka ma arag madax aan damiir laheyn oo gaalada ka daran gaaladu wey dhacaan laakiin adinkoo dhahaya waxaan nahey muslim ayaad waxey gaalada kaxishooto ku dhaqmeysaan inaaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuu dhalinyaroy waa iga dardaaran dadka qaraxa loo dhiibo waa idinka odoyaal ayaa 100 dollar idin leh wax waliba waan idin siin isqarxiya dagaal gala war wadanka burkiino faso waxaa lawareegey kabtan dhalin yaro ah oo wadankii oo dhan uu yiri horumar dhalin yarooy wax aqriya aduunka lasocada wadankaan sharci majiro dhaqan xumo iyo madax tuugo ah subxaana allah
prof lagu qasaarey wadankeena waa qani laakiin dad xaasid ah oo aqoonin sida wadan loo horumariyo raqiis ah ceelgaabta kunoolaa dad yahow somali aqoontiina waxey tareyso malaha hasan sh waa waxaad u maleysaa nin aan ilaahey aqoon xaraan iyo xalaal midna shaqadiisu aheyn hadii aan baarlamaankan iyo hasan sh laga qaban walaahi qasaaro ayaanu ku danbeyn hawiyahan aqoon ta laheyn ee loo aqriyey waxey saxiixeenoo uul ayo saxiix laga hayo war ninka marka uusan damiir laheyn oo ilaahey aqoon isagoo 70 jir ah oo aaqiradiisa been ku gadanaayo berbera bosaaso hadana tu kale somaliyey hadii tuugadan la iska qaban waayo walaahi waxaan noqoneynaa umad qasaartey oo wax waliba aan daawaneyno
gudoomiye qabyaalada ku wado e marka hore qabyaalada iska saar mida kle hawiye waligi dalka ma usan iibsan sida isaqa iyo darrodka xilka intuu haye naga qaban wyeh arinta uu professorka ka hadle jawaari iyo dadki lamidaka ahaana xilka ka qaaday marka adiga dharka qabyaalada iska so dhig hassan sheikh hawiyanimo iska daa waa siyaasiga somalida ugu siyaasada badan
MAXAAD IS KA HAGRATAY ?SOWTII QOORTA FARMAAJO KAA SOO QABTAY GOLAHA SHACABKA EE DIBADA MAALIN CAD KAAGA TUURAY .😅😅😅😅😅😅😅😅😅
😂😂😂😂😂
hasan sh dollar ii dhiiba ayuu ku jiraa waa dalaal suuqa xoolaha ka shaqeyn jirey aqoonta uu leeeyahey waa intaas xishood malaha ilaa hada umada somaliyeed waxuu u heystaa inaan hilmaamidoono oo sheekadaan ey dami doonto umada soamliyeed waxaan ka codsanayaa in aanu anag is xoreyno oo anagoo dhan aan ladagaalano mujrimiinta beenlayaasha xaraashleyda oo hasan sh iyo shariifka iyo tuugada aadan madoobe war waxaas oo sharuucda internationalka aan aqoon oo aan naga xishooney ee noo heysta umad wixii doona laga sameyn karo ithiopia waa in wadanka laga saraa oo lagu banaan baxaa soamliyey idinka yaa isxoreyn kara hasan sh waa dalaal ha liska qabto isaga iyo caruurtisa iyo xasaskiisa wadankii ayey boobayaan
Dastuurka Somaliland MA LAHA, CIDDA LEH U SHEEG