NAXDIN dabcasar oo loogu hanjabay in caabudwaaq lagu dhex dilayo,

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024
  • #hanjbaad #dabcasar #liyuubolis

Комментарии • 44

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 2 года назад +2

    Subxaanallah rermiyi cabaa ugu daran yaahuuu Alle idin madhi

  • @abdirahim1408
    @abdirahim1408 2 года назад +2

    Dabcasar waaa Somalia 🇸🇴 wiin waye

  • @ayaanali598
    @ayaanali598 2 года назад +1

    Ilaahaya ha ku xifadiyo aaaammmmiiiiiiinnnnnnn

  • @zaytum
    @zaytum 2 года назад +2

    Daba casar alaaha ku xafido amin war meysan dowlad ama isimo ka jirin cabudwaaq subxaanalaah Cabtooyadaan ma wax laga qabto waa fadar ay somali ka fadhin la.daahey.

  • @BosteyaXuseen
    @BosteyaXuseen 8 месяцев назад

    Dabcaser waxa la diidan yhy in Aragtid xaqiiqda wax laga so abaabula 🇸🇴🇺🇸🏴‍☠️🔰⁉️⚠️📸🗣️🗣️🗣️🗣️👁️👁️🌚🌚🌚🌚🥌

  • @ustaadbile3729
    @ustaadbile3729 2 года назад +1

    C/waaq miyaysan dowladi ka jirin. Dabcasar miyuusan rag ka dhalan. Nimankan kibray wax kibir jebiya miya la la yahay waa yaabe. Reer xirsi goormuu laan dheere noqday.

  • @cabdidaahir8040
    @cabdidaahir8040 2 года назад

    Asc reexirsi wagardhac baawasta laba labay udilaan hadana waaqariyaan hada dila

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 2 года назад +1

    Mareexaan ma saan baa u danbaysay sheekh dabcasar yeeydan ka soo tag yay ku cunine somalia puntland jubaland muqdisho ayaa kuu bahan ina dabcasarow yeeydan marexan sheganaya ka soo tag subxaan 😇😇😇

  • @KaynaankooshinJaamac
    @KaynaankooshinJaamac 10 дней назад

    Boqorka Somali weyn qofkii caaya afkaa qaloocanaya

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 2 года назад +1

    اللهم صل وسلم على سيدنا محمد

  • @KaynaankooshinJaamac
    @KaynaankooshinJaamac 10 дней назад

    Cayda waa ceeb waxaa dadka caaya dadka aan caqliga lahayn

  • @Gametime-ne3xx
    @Gametime-ne3xx 2 года назад +1

    Ninkaan isagaa fidno wado..meel walbuu tago khilaaf iyo isqabqabsi

  • @joharonurr5611
    @joharonurr5611 2 года назад +1

    Daba casar kaso carar cabuud waqa wecloome puntland 🥰

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 5 месяцев назад

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @fadumamohamoud67
    @fadumamohamoud67 2 года назад

    Dabcasar was min fiican oo diin leh.

  • @msalad6532
    @msalad6532 2 года назад

    Reer diini waxaa ku dhacay inkaartii somalia
    Iyo mareexan oo ay isku
    Dir jireen

  • @somdhabah6059
    @somdhabah6059 2 года назад

    Caabudwaaq uma baahna duligaan magacyada isugu yeeraya..khashiinkaan waa in laga sifeeyo magaalada..

  • @abdullahiayanle955
    @abdullahiayanle955 2 года назад

    Dabcasar asba waxuu ka Soo jeedaa asalkiisuna yahay "أهل القوس" عرب فقيه ayaa buuga futuux AL-XABASHA ku sheegay

  • @hadalyargaflaaan3141
    @hadalyargaflaaan3141 2 года назад

    Dabacasar waa walanyahy nio caruurta in uu sidaas u waraysto mahn waa dhalinyro yar Jaad badan cuntay

  • @koorahd3384
    @koorahd3384 2 года назад

    iimaankaa la adihiin yaahuu meeshu maanay ciidan soo qabta lahayn kelaabtu meesha belaayaaba joogta acuudu bilaah hodon sanaag

  • @fadumamohamoud67
    @fadumamohamoud67 2 года назад

    Reer xirsigu ma kuwii majeernbaa mise was kuwo kale?

  • @roblesubow5650
    @roblesubow5650 2 года назад

    dabcasar waxaan aqlaaqlahay lamahadlo

  • @Dalroone2
    @Dalroone2 2 года назад

    T

  • @xamralive
    @xamralive 2 года назад

    Caabud waaq maxaa new polis keenay?? yaab badanaa war ma waxaa la bedelay Map kii Soomaaliya oo ma Itoobiyaa dhulkii Somaliyeed ee ay horay u haysatay ku darsatay dhul hor leh & dhulkii xorta ahaa ??

    • @kokow3973
      @kokow3973 2 года назад

      hada maa ogatay
      orad Google ka kasofiri cabdwaq map ka Ethiopia ayaa lagu daray
      somali wey huradaa

    • @bilesharaf9141
      @bilesharaf9141 2 года назад

      @@kokow3973 somalia baa dowlad aysan ka jirin inay ku darsato wa xaq

  • @idaacadatiktok5765
    @idaacadatiktok5765 2 года назад

    Miskiin

  • @moe895
    @moe895 2 года назад

    Walee reer xirsi waa waasheen kuraygaan maqal suu codka u badasho ogaadeen iskaga dhigayo waxa waa cabtooy xunxun oo habaar qaba magacii reer xirsi wey ku ciyaareen laf kasta oo mareexaana hada reer xirsi godob bey ka galeen walina madaxaa loo salaaxaya inkastoo qaar la qisaasey magna laga qaatey laakiin dhiigu maharo waliba dhiiga sokeeyaha reer xirsiyow jirida iska qabta oo cabtoyda xirxira ninkastoo mooryaana oo jiri ah oo qaad uu ruugo raba new boolis buu iska dhigaa inuu u shaqeeyo oo qori kasoo qaata xaaraan dadkii dhameeyay walee adinkuna nabad kuma seexatan gole mareexaan is ilaalin baa idin dishay iyo dakano alow yaa idin dhaha jirida iska xir xira reer xirsiyow ilaahey intiina xun umada idinka qabay culumo badan iyo gabyaaba waa leedihiin waase ceebayseen war isbar qabta waa ceebowdeene intaan mareexan idin xasuuqin ileen laydinka badane subxaanalaah

  • @adanibrahim9402
    @adanibrahim9402 2 года назад +1

    European kulah uuuuuf

  • @izgokui78595
    @izgokui78595 2 года назад

    Bisinkaa waa wada sarqan dabcasar kuwas xabsiga halagu wada guro

  • @jeeswano7047
    @jeeswano7047 2 года назад

    WAA KA XUMAHAY ANIGOO HAWIYE AH BAA QIIROODAY DABACASER IN LA DILO WAA XUMAAN AAN WAXBA LASKULA HARIN EE OGAADEN ILEEN WEXEEY AHAAYEEN XOOLO

  • @qeyaalikunool7076
    @qeyaalikunool7076 2 года назад

    Asc iskagatag

  • @zund4
    @zund4 4 месяца назад

    No need for this nonsense
    Qabiil animosity and vulgar language
    Shameful

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 2 года назад

    Waa cabdooy baa odaygii heshay hhhh

  • @fartunj4196
    @fartunj4196 2 года назад +1

    Mareexaan ma aha waa kuwa iska dhigayo

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 2 года назад

      Mareexaan ma malaa"igbaa. Isma dilaan miyaa. Dhib kasta haddii aad cid kale saartaan xaggee aadaysaan

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 2 года назад

      Mareexan baa dhiiga ku qubeystaaa

  • @siciidomaxamed5466
    @siciidomaxamed5466 2 года назад

    Doqoni illaa maduqowdo dhaadhaan

  • @fadumamohamoud67
    @fadumamohamoud67 2 года назад

    Jaahiliin

  • @bilesom2865
    @bilesom2865 2 года назад

    Bisinka

  • @KsA-bx1gm
    @KsA-bx1gm 2 года назад

    Reer. Xirse maa. Loo danbeyay