PRANK | shaadiyo Sharaf | Oo ka oy Siisay Yaxbul | saan Ma fileynin Part 4| By adnaan Model

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 225

  • @hanadali6155
    @hanadali6155 Год назад +158

    Anigoo og inuu prankgan been yahay ayaan hadana daawanayaa 😂😂😂😂. Yaa ila mid ah 😂😂

    • @DhemanLuul-dn2pu
      @DhemanLuul-dn2pu Год назад

      Anigba war jeceli lee ii gesate 😂😂😂

    • @hanadali6155
      @hanadali6155 Год назад +1

      @@DhemanLuul-dn2pu 😂😂🤣. Shaadiyo qof la fahmi waayo maba ahan codkeeda.

    • @cashoxasan
      @cashoxasan Год назад

      Boqorka prankiga

    • @AliMohamed-dv9vb
      @AliMohamed-dv9vb Год назад

      Wakhti lumislee igatahay we all ready know😂

    • @DhemanLuul-dn2pu
      @DhemanLuul-dn2pu Год назад +1

      @@hanadali6155 Haa ani wxn isdhahye codkee badalane 😅

  • @samirobaaxasan5094
    @samirobaaxasan5094 Год назад +21

    Prank somali hda maqashi wakina caadi lisku dheloya😂😂😂

  • @anasgantaal5765
    @anasgantaal5765 Год назад +31

    Hada waxay iga dhaadhicinayaan yaxbul iyo shacdiyo sharaf ismafahansana 😂😂😂 Haye wakalana waan idinka sugayaa barasho wanaagsan 😂

    • @Dr-Hashimi
      @Dr-Hashimi Год назад

      Waxaas ee naga dhaadhicineyaan, SHAADIYO codkeeda qofkasta fahmi karo

  • @fazkafamily8966
    @fazkafamily8966 Год назад +16

    Prank waaniga qasaarsy😂😂😂shadiyo codkeeda qof aan fahmi Karin majiree caqli caayga nagadaaya😂😂

  • @fazkafamily8966
    @fazkafamily8966 Год назад +10

    Prank aqligeena lagu caaynayo baan daawaneyna😂😂aduunyo

  • @suhuusahur6782
    @suhuusahur6782 Год назад +8

    Hadaad rag tahy asad diabi prank ku samee waxba yaxbul iyo shadiyo ha ku meerysanine🤣🤣

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Год назад

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ::::;;;

  • @IkranIbrahim-nm5iw
    @IkranIbrahim-nm5iw Год назад

    Prank Ben ah hadad maqshid waa kana

  • @boqorkakaftankainamohammed1448
    @boqorkakaftankainamohammed1448 Год назад +1

    Englishkaa singleka mxa waye 😀😀😀

  • @miskiinalle8129
    @miskiinalle8129 Год назад

    Weli kuguma arag real prank waxaa waa wax fashila zxp adnaan

  • @maryanali9833
    @maryanali9833 Год назад

    Good one very funny she’s evil saadiyo 😂😂😂😂😂

  • @sharma-hi3op
    @sharma-hi3op Год назад

    Bentii ugu weeneed xishood. Majiro miyaa

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade01 Год назад

    kkk cadnaan waakaso dartaye prank waweyn kaaga baranay nio waakaso dartay wlhy dad sheekeysanaya oiayaqaana maa prank nooga dhigeysaa ciyaal ciyaal dhalay

  • @hanimg3571
    @hanimg3571 Год назад +6

    I like how she speaks in English😂😂😂😂❤️❤️❤️

    • @lookatthefront9720
      @lookatthefront9720 Год назад +1

      batulo speaking 🎉🎉🎉 farax speak 🗣️ 😂😂😂

  • @hodanmowliid7437
    @hodanmowliid7437 Год назад +4

    Aabaha prank adnaan waa ku salaamay from hargeisa 💚🤍❤️🤚

  • @fathumoabdiosman3195
    @fathumoabdiosman3195 Год назад

    Nagadaa shaadiyo sharaf anagoon aragbaan haday hadasho garano

  • @ديمةمحمدسعيد
    @ديمةمحمدسعيد Год назад

    Shadio anigoo waligy la kulmin aya indhaheda garan laha markasu asigoo yaqan garan wayay miya mrky msk so xiraty qiyaliga iska dhafa huno

  • @NimcoNuur-rc2vx
    @NimcoNuur-rc2vx Год назад +1

    Shadiyo cad maha walhi 🤣🤣🤣yaxbul waa laga yabiye

  • @atkacade08
    @atkacade08 Год назад

    Anoo og inuu benyhy prankgan aa iska dawoyaa 😂😂😂

  • @fartuunsaalax5909
    @fartuunsaalax5909 Год назад

    Prank laisla og yhy anaga no kenten shaadiyl caadi baa lo fahma ye

  • @sahraahmed2143
    @sahraahmed2143 Год назад

    Waxan prank mahan nagadaya nh

  • @abdulahiabdullah1760
    @abdulahiabdullah1760 Год назад

    Prank miya hada waxan misa wa challenge

  • @usameabdi1059
    @usameabdi1059 Год назад

    Hadaa idinka yeelo moos😂😂😂😂😂 wxkle la imaw cwa aya ansubscrab ku dhahaa Ben marabou ani😂😂😂

  • @hafsaheri4543
    @hafsaheri4543 Год назад +1

    😂😂 codkeeda ayaba caan eh ma fahmaayo miya shekadan waleysla ogyhy

  • @abdiasishaybe3237
    @abdiasishaybe3237 Год назад

    Yaad waa laysaan

  • @farduuscali5865
    @farduuscali5865 Год назад +2

    shaadiyaa❤

  • @xamdimohamed553
    @xamdimohamed553 Год назад

    Anigoo og baaa daawaday prank beenta yaxbul baa shaadiya codkeeda aqoon waayay caqli gal ma ahan cadnaanow qiyaaliga waaba ka helaaa yaaa ila mid ah

  • @ugaasomuhumed7489
    @ugaasomuhumed7489 Год назад +4

    Waligey prank waa laisla ogyahay madhihin lkn kan wixisa waa wax iska cad micnihi shaadiya codkeda lagaran wayna miyaa ar soomaliya 😅😅😅

  • @foziaali7610
    @foziaali7610 Год назад +2

    Shaadiyo codkaaga maba dhumaayo😂

  • @cabdicasiismuusecabdicasii644
    @cabdicasiismuusecabdicasii644 Год назад

    Shadiyy miyad socota adna

  • @captain_bile236
    @captain_bile236 Год назад

    niyow adaanow prank sax ah iyo midka runta ah waa la fhamaya legand aa ku tahay prankiyada lkn naga daa prankigan la isku shegayo yaxbul ku samee mid aadan u shegin

  • @jamalibax3095
    @jamalibax3095 Год назад +2

    I louthing before prank when I saw yaxbul and shadia 😂😂😂

  • @abdirahamanbilehussen7057
    @abdirahamanbilehussen7057 Год назад

    Angu ma tayar ayaan Nahy ku lahaa 😂

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 Год назад

    Kkkk wuleyahy sharci yaxbo warya Adnan dhaf walalkey my zesr shadiyo cadey kkkkkk❤

  • @nacummohal5126
    @nacummohal5126 Год назад +1

    Anogo og inu Ben yahay banu iska dawann😂

  • @abdifatahmohamedfarah4902
    @abdifatahmohamedfarah4902 Год назад

    Otherwise hadikale abowe iyah😂😂😂

  • @sabrincali3196
    @sabrincali3196 Год назад

    M.a Allah Allah kuxafido Aboowe ❤❤

  • @iammustafe5850
    @iammustafe5850 Год назад +3

    Waxni imika waa prank maa naleedahy shadio ilmaha dhashy ayaa hadalkeda yaqaan ciyaalyohow😂😂😂

  • @maxamed1169
    @maxamed1169 Год назад

    Wara washamsi laguqaado rabtaa anagaa hada naga dhaadhicnee waxaan🤣🤣

  • @Farduusa-ug9er
    @Farduusa-ug9er Год назад

    😂😂 aniga oo dush kadawad ayaa shadiy codkeeda garny zxp wabse yago isljog

  • @sharafhanduleh8116
    @sharafhanduleh8116 Год назад

    Shadiya xanjada iska daa markaa war duubayso subxannaalah

  • @zalmazharav7410
    @zalmazharav7410 Год назад

    Ala shaadiyaaay😅😅😅😅

  • @alaskafingaflip6531
    @alaskafingaflip6531 Год назад +5

    Dadkan ma oga miya dad Wawen oo aqli leh ine dawanayan prank ugu fashilka badna 😂😂😂😂

  • @Kamalvlogs10
    @Kamalvlogs10 Год назад

    Ilmaha xalay dhashay aya fahmayo iney shaadiyo tahay ninyahow talent la imow social media talent ubaahanyahay pranks fashil ah

  • @lajecleey
    @lajecleey Год назад +3

    Been badanaa ma yaxbulaa shadiyo codkeda aqoon😂😂😂😂

  • @khadarqeyz519
    @khadarqeyz519 Год назад +2

    Aduunyo😂 kan prank miya

  • @khalidmacalin
    @khalidmacalin Год назад

    fashil waa dhaafay shafiyo ilmihi xalay dhashay codkeeda wuu yaqanaa 🙀🙀🙀🙀

  • @samiiroabdi8754
    @samiiroabdi8754 Год назад

    😂😂saad u socday beentii u waynayd ba manta keenty

  • @bushrajamac2641
    @bushrajamac2641 Год назад

    Kkkkk aabaha prank adnan waa ku wataa✌

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Год назад

    Hortaa shadiyo codkaa my badalty horta

  • @IfrahHussein-fo1bx
    @IfrahHussein-fo1bx Год назад +1

    Ilahow dulqdka iziyadi Ben cadi ah dawanya😢😅

  • @munamohamed4247
    @munamohamed4247 Год назад

    Filim ahan lee udawana prank somalida 😅

  • @candiqani2029
    @candiqani2029 Год назад

    Oo hada waxaa leeydhihi rabaa shadiyo yaxbul moow fahmin anaga caqli malihin😂😂

  • @shukriyanokhalif6848
    @shukriyanokhalif6848 Год назад

    Oo hata waxas naga dadicini rabta shadiyo sharaf Iyo yaxbul ismafahmayan

  • @abdirisaaqboorame
    @abdirisaaqboorame Год назад +1

    Tan waankaadiday

  • @anisoyusuf1826
    @anisoyusuf1826 Год назад

    Aniko og inuu been yahaay😂😂😂😂

  • @secret.history777
    @secret.history777 Год назад +2

    Prank laysLa Ogyahy hhhhhh bila caqli wa la dareemya isma lahaa miyaa

  • @hassanxamari4656
    @hassanxamari4656 Год назад

    Sxb prank beenta nagadaa waad isla ogeedeen waraaa caadi iska diga

  • @ayuuush-ho9ke
    @ayuuush-ho9ke Год назад

    Hada waxad naga dhaadhcin shadiyo yaxbul isma garanyaan abti 🤣🤣🤣🤣 yaaaaab

  • @commissionermadoyvlogs1926
    @commissionermadoyvlogs1926 Год назад

    Adnan riwayadaha nosobadi.. Prank aya iso urisen.

  • @moukarammohamed819
    @moukarammohamed819 Год назад

    Film cadiya ayey matalen

  • @sacdiyoasxan12
    @sacdiyoasxan12 Год назад +1

    Saaaa codkeeeda lama garanyo miyaaa waxaan prnk maahane naga dhaafa😂😂😂😂

  • @usameabdi1059
    @usameabdi1059 Год назад

    Shaadiya miyaa codkeeda la kaseen wlhi kan wa fashil adnaanow Ramadan wye benta naka dhaf😂😂😂😂😂😂

  • @amaalhassan2
    @amaalhassan2 Год назад

    Prank Awalu Dhawac Aha Hadana Cadnana Dhamestiray

  • @maryanmaxamad366
    @maryanmaxamad366 Год назад

    Anaga caqliga maa la nahay marka naga dhadhicinesan kana prnk eh micnihii shadiyo codkeda magaranyo maa ishegi rabtiin 😂ilhy dulqd nasiyo

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 Год назад

    Adann best profesional prank always😂😂😂😂ee

  • @anzaluvs
    @anzaluvs Год назад +1

    Pranki Somali beenta ku nacay 😂😂 shadiyo codkeda ma fahmin buu dhehi rapa

  • @abbesalad3954
    @abbesalad3954 Год назад

    Shaadiya It’s very funny😂😂😂😂

  • @maxamedcasayr291
    @maxamedcasayr291 Год назад +1

    Dadka caqligooda baad cayaysaa ku daawanaya sababtoo ah waxaan prank maaha codka shaadiyo wuu garanaya yaxbul , real prank la imow

  • @sacdoyoabdikadir424
    @sacdoyoabdikadir424 Год назад

    Cadnaan prank ga soomalida bilowday miyaa sxp 😂

  • @abtresaizack2685
    @abtresaizack2685 Год назад

    At least ruwayad ayan idinsodubney inadhaha waxani arin ma'ahee😂

  • @Aliyaa698
    @Aliyaa698 Год назад +1

    Wlhi Bilahi talahi Anoo Arkiin Shadiiya waligay aya Codkeda iyo indhaheda war xata sii jedkeda wan kasaa😂 benta jojiya

  • @hawaabdirahman9830
    @hawaabdirahman9830 Год назад

    Lkn codkiida siduu ku kini wayay 😂

  • @suleimannoor1023
    @suleimannoor1023 Год назад

    Shadiya codkeda saqirka xitaa wuu kasy 😅😅 benta naga daayo😅

  • @epthikanihamzeko9152
    @epthikanihamzeko9152 Год назад

    Somali Maxamed maa idinka dhadhacaysa yaxbul iyo shadiyo isma yaqanin

  • @princesslula6018
    @princesslula6018 Год назад

    Dadka waxan cml like sarayan ayan layawi dad anaga naqaldayan aya like in waxan cml usarna ayey rawan yaaq

  • @ahmedmahamed9168
    @ahmedmahamed9168 Год назад

    Manta waxan miyaa prank nalo ga degaaay😂 shadiyo codkida yaranta xafadena ayaba taqano 😅😅😅

  • @user-uu8bt2is1i
    @user-uu8bt2is1i Год назад

    🤣🤣🤣 KAN PRANK MA AHA AWOWE WX LIISLA OGYAHAY WYE
    SHADIYO CODKEDA ANAA AQAN XITAA
    SANADKII MAR BAN DAWADA

  • @farhaanosman2570
    @farhaanosman2570 Год назад

    What is rong with you shadiyo😂😂😂😂😂

  • @abaasabshir3583
    @abaasabshir3583 Год назад +2

    Shaadiyo codkeda horay laga garanaa prank waa fashil😅😅😅

  • @jamila1350
    @jamila1350 Год назад

    Hda mxa nalehdhahy yahbul shaadiyo maaqonsanin😅😅😅😂😂

  • @xubixarago9720
    @xubixarago9720 Год назад

    Kkkkkk waxan prank maha wa idinku fahanee dib u celiya been caadi ah

  • @ayuubilkacase2882
    @ayuubilkacase2882 Год назад

    English ka shaadiyo. Waa iga gadanyshay😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @rahmamohamed8554
    @rahmamohamed8554 Год назад

    Shaadiyo codkeeda ya fahmi weynayo fashil😀😀

  • @Shakureyy
    @Shakureyy Год назад

    Shaadiya codkeda dadka wa ka dhax aqonsana hubaall ❤

  • @shakurhaji6218
    @shakurhaji6218 Год назад

    Prankigu been badana...war maalmahan kadartay...

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed Год назад

    😂😂😂yaxbul English kan xage ka keentay sxp legend wan ku wata wlh 😂I 😂

  • @ayuubilkacase2882
    @ayuubilkacase2882 Год назад

    Ma kaniini baa usocda ku lahaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 waa 😂

  • @muniiraqurux77
    @muniiraqurux77 Год назад +1

    shadiyo sharaf codkeeda ma yaqaano miya😂

  • @shugrishacni4527
    @shugrishacni4527 Год назад

    Prank waxaan ma ahan waxano kalo nalolo imaan shaadiyo codkeda buu aqonwaya baa nalaka dhadhicin rabaah

  • @hiboawil3811
    @hiboawil3811 Год назад

    Codka shadiya aad aa loo fahmaa

  • @livequuteofficial5172
    @livequuteofficial5172 Год назад

    Shadiyo codkeda ilma yar yar yaqanan lkn pranki kale waku samey karteyn kan fashil waye😂😂😂😂

  • @BARWAQOSawda
    @BARWAQOSawda Год назад

    Ramadan kariim ❤❤🎉

  • @suheybibnushurie1625
    @suheybibnushurie1625 Год назад

    Codkaa iska daaye xitaa ruwayadan waxaa ladoway malintii iska fodinaaye draftiga ayey ugu jirtay

  • @ayuubilkacase2882
    @ayuubilkacase2882 Год назад

    You are dhaqancelis ku lahaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hibogulee220hibodeeqa6
    @hibogulee220hibodeeqa6 Год назад

    Hhhhhh ani ma taayaraa ahay kulahaa😂

  • @tmkynwa1758
    @tmkynwa1758 Год назад

    Okiolaha doonta ueg aaaa 😂😂😂
    Saadia 😁😁

  • @hodanmowliid7437
    @hodanmowliid7437 Год назад +2

    Qofkii kowaad ee daawada 👀🫵is me 🤗🙏

  • @Fatherofali1
    @Fatherofali1 Год назад

    Prankiga ugu fakesan dunida shadiyo aa la garan wayna miya 😂😂😂😂😂

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 Год назад

    Saan see waaye indho shareer ma gashanid codgaagu waa sidiisi 😅😅😅