Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Subxaana Allah, waa nasiib xumo in nimcada Ilaahay ku siiyay aad ku shukrin waydo. Hooyadana mid sahlan ma ahayn, way barakicisay gabadheeda.
Habarta gabdhaha dhashay dhib badanaa 😂😂😂
@@samiraomar1103 ma aragtay?? Habar jinni gabar jinni ayay soo ahaan jirtay ayaan maqlay.
@@hawomohamed507 😂😂😂
Asc waan ku salaamaya adiga iyo asxaabta kugu xidhan.Gabadhaas waxa waashay hooyadeed.Qofka bini aadamka waxa qurux: badan aduunyada intii uu ilaahay kaa siiyo inuu iimaan sado oo uu ilaahay ku mahad naqo.Haka dayrin waligaa nolosha la daris la tahay.Ha udoodin waligaa ku kaloo ku dayashaa.Taa waxa daliil u ah" haadka samada duuliyo diinkuba usiman calaf.Marka wixii uu ilaahay ku siiyo ayaa lagu mahad naqa🤴💚💯💯
Subxana Allah 😢😢😢 hoyada ayan fiicnaynba oo reer aduunyo ah.nicmada rabi waa lagu xamdi naqaa marwalba
ماشاء الله شكرا حبيبتي جزاك الله خيرا ❤
Masha allah waa qiso ku cibra qaadasho in qofku ku qanco wixii allah u qadaray❤
Wcs walaashey igu qaaliya faatima muna maasha allaah waanku salaamay inbadan
Asc walaalo qaali waanku salamayQisadan kow waxan ka fahmay hooyada hablaha dhashay ayaa ah mid iimaanka ka aradan.Waayo iyada waayo arag ah oo qof weyn ah ee maxay iskaga lisaysaa laba hablood.Waxa kale oo xus mudan mar haday walasha sidaa noloshada uga xanuun sanayso maxad mooday aadame kale.Nimcada alle ku siiyay qarsada dadaw.Kuna qanca waxa allaah kuu katabay.(wardi bimaaqasamallaahu lak takun qaniyan)
Islaanta maxaa ka siya
Mahadsanid qali
mashaAllah tabarakallah thanks hbo mcn
Habo qadidda phalestine maxaaa ugu aamustay
Wuxu ilahay ku siyo waalagu mahadiya alxamdulilah cala kuli xaal
Noo soobadi qisoyinka saliga nabiga scw allaha ❤❤❤❤
Qiso cimro qaadasho leh. Fatima beryahan lagu arko
Maasha Allah 😍😍😍🤲🤲
Maasha allaah tabaaraka laah
Walal faatuma aniga mabo i dhaafta qisoyinka soo deyso waanbo ku tahsta waxan malintas dawana wax badana waan ka fa’iday mahadsanid wll mcn
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha Kuxfdo mashallh
Taasiwaxay ahaycalaflasy quaankakariimka ahkumaqanacsanayn iyo Siciido ilaahaydiiyeye waa Doqon I calafmaleh eewaxkabarta
Asc hooyadeed qayb wayne ayay ka ahayd duminta guriga. Ilaahay ku wii nimcada uu siiyay ku shugri naqa ee qarta haynaga dhigo
Live miyaa
Mash allaha
Sallalaahu Caleyhi wasalim
Walahi that’s bad news for the younger sisters ❤️👍
Fatima Muna walalo qaali
M.a
اللهم❤صل❤وسلم❤علي❤نبينا❤محمد❤ صلي الله❤ عليه❤ وسلم❤
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
AAMIIN Aamiin yaarbi🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤴💚💯💯
Fariidsanaye wiilkaas ma aniiga dhalay hadii dumarka qanaaco laheen waleeska fuura😂
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hooyadu way khaldanayd, inay cuqdad isu galiso dadka walaalaha ah maahayn
Iyaduna nacas bay noqotay walaasheed ku hinaastay
Subxaana Allah, waa nasiib xumo in nimcada Ilaahay ku siiyay aad ku shukrin waydo. Hooyadana mid sahlan ma ahayn, way barakicisay gabadheeda.
Habarta gabdhaha dhashay dhib badanaa 😂😂😂
@@samiraomar1103 ma aragtay?? Habar jinni gabar jinni ayay soo ahaan jirtay ayaan maqlay.
@@hawomohamed507 😂😂😂
Asc waan ku salaamaya adiga iyo asxaabta kugu xidhan.
Gabadhaas waxa waashay hooyadeed.
Qofka bini aadamka waxa qurux: badan aduunyada intii uu ilaahay kaa siiyo inuu iimaan sado oo uu ilaahay ku mahad naqo.
Haka dayrin waligaa nolosha la daris la tahay.
Ha udoodin waligaa ku kaloo ku dayashaa.
Taa waxa daliil u ah"
haadka samada duuliyo diinkuba usiman calaf.
Marka wixii uu ilaahay ku siiyo ayaa lagu mahad naqa🤴💚💯💯
Subxana Allah 😢😢😢 hoyada ayan fiicnaynba oo reer aduunyo ah.nicmada rabi waa lagu xamdi naqaa marwalba
ماشاء الله شكرا حبيبتي جزاك الله خيرا ❤
Masha allah waa qiso ku cibra qaadasho in qofku ku qanco wixii allah u qadaray❤
Wcs walaashey igu qaaliya faatima muna maasha allaah waanku salaamay inbadan
Asc walaalo qaali waanku salamay
Qisadan kow waxan ka fahmay hooyada hablaha dhashay ayaa ah mid iimaanka ka aradan.
Waayo iyada waayo arag ah oo qof weyn ah ee maxay iskaga lisaysaa laba hablood.
Waxa kale oo xus mudan mar haday walasha sidaa noloshada uga xanuun sanayso maxad mooday aadame kale.
Nimcada alle ku siiyay qarsada dadaw.
Kuna qanca waxa allaah kuu katabay.(wardi bimaaqasamallaahu lak takun qaniyan)