FAHAM MASKAXDADA: DAY #2

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 фев 2025
  • Waxaa aad muhiim u ah inaad fahanto sidda ay Maskaxdaadu ushaqayso si aad unoqoto qof aduun iyo aakhirab wax qabsadda

Комментарии • 26

  • @rifaiahmedali5936
    @rifaiahmedali5936 Год назад +1

    Aad ayaad u mahadsantahay Ustaad alle miisaanka xasanaadka hakuugu daro.

  • @sadamabdidahir8329
    @sadamabdidahir8329 Год назад +1

    Ustade allaha kaa abal mariya cilmigad nagu biirisay
    Wxn kaa faiday cilmi an horey u aqoon
    Shukran

  • @yoonisibraahim7447
    @yoonisibraahim7447 Год назад

    Maasha Allah ustaad jazaa ka llaahu kheyr.

  • @kamaldr.j8728
    @kamaldr.j8728 Год назад +1

    Ustaad aad baad u mahadsantahy❤

  • @abdikhadir12
    @abdikhadir12 Год назад +1

    sheeekh waad mahsantahy wax bdn ayaan ka faaide

  • @abdirahmanhusein4747
    @abdirahmanhusein4747 Год назад

    Barakallah sheikh
    Sax was cashar muhim ah

  • @mohamoud_8852
    @mohamoud_8852 Год назад +1

    Masha Allah, Shukran. Anni Waxaan Kugu Xiranahay 2018 ilaa iyo hadda channel kale kasoo gali jirtey xiligaas Anxiety aa la'iil darnaa, Alle Ka'sokow anno daawo qadan aa ka'cafimaadey. Dad Badan Ayaad mugdiga kasooo saartey Runtii.

  • @aliamohamed5085
    @aliamohamed5085 Год назад +1

    Masha Allah ustaad jazakumulaah qeeyr aniga mantaan ku arakay aad ayaan wax kaga faiday Ilahey ha ku barkeeyo aqontaada angane Ilahey hinga dhigo kuwa ka fideysta alhuma amiin🎉

  • @yusratawane8790
    @yusratawane8790 Год назад

    Jazakallah😊

  • @hassanwarsame3121
    @hassanwarsame3121 Год назад

    Mahadsanid Ustaad.

  • @sabirabas3145
    @sabirabas3145 Год назад

    Masha Allah Shiiq Allah Kubarakeeyo

  • @laylaxasan8232
    @laylaxasan8232 Год назад +1

    ماشاء الله

  • @Adoontii_Allah
    @Adoontii_Allah Год назад +1

    جزاك الله خيرا بارك الله فيك 🙏👍🏾Waxbadan ayaan kaa faa iiday ilaa iyo weekend gii hore ee noo soo badani

  • @ahmedhersi6006
    @ahmedhersi6006 Год назад +1

    Ustaadii aad iyo aad ayaa u mahadsantahy, dadaalka badan ee aad nagu bixineyso inaan cilmu-nafsi ahaan aan u korno. Ustaadii muuqaalladaada si fiican ayaan u dhegeystaa, waxaa dhacdo muuqaalada qaar codkoodu inuu hooseeyo markii earphone lagu dhageysanaayana mar bidix yahay marna midig yahay. Ustaadii haddii aad naga hagaajin karto adigoo mahadsan.

    • @DaudGuushaa
      @DaudGuushaa  Год назад

      Aadbaad umahadsan tahay. Insha Allaah waan hagaajinaynaa

  • @cabdaladaahir8539
    @cabdaladaahir8539 Год назад +1

    Maasha.laah ustaad kheyr Allah ku siiyo lkn waxa mooda codkaaga inu gaabanyahay ma aniga xageyga miya misa qaabka aad wax u duubtay aya wax ka qaldan

    • @DaudGuushaa
      @DaudGuushaa  Год назад

      Haye Walaal waan saxayaa codka Insha Allaah

  • @abbasdahir3366
    @abbasdahir3366 Год назад

    Mundane codkaaga aad ayuu u hooseeyaa

  • @abdishakuur1498
    @abdishakuur1498 Год назад

    Wll itee kala so xariraaa

  • @halbeegtrading7632
    @halbeegtrading7632 Год назад +2

    Xili Lagu baahna ayaad ku soo biirtay Barta Iyo Bartamaha Bulshada 🎉Hal Talo Ana ku siiyee Codka Quality giisa aad ayuu u hooseeya iyo Muuqaalka intaas iska so sax😊 mahadsanid 🎉😊

    • @DaudGuushaa
      @DaudGuushaa  Год назад +1

      Waad mahadsan tahay feedback ga aadna siisay. Shukran

    • @halbeegtrading7632
      @halbeegtrading7632 Год назад

      @@DaudGuushaa Hor wanagan ayaan Idin Rajeyna walal👏🏾