DHAANTO CUSUB: HASHA REEMIYEE RARAN LAGU XIDHAAY SOO RAG KUMA LAHAYN? HASSAN GANTAAL IYO AYAN NOGOB.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 сен 2024
  • Channelka 2aad ee Warbaahinta Qorahay Media waxaad ka heli kartaa Muuqaalo Tayaysan oo ku saabsan Ogaadeenya Iyo Dunida inteeda kale ee la soco oo saabxiib dhaw la noqo Channelka 2aad ee Qorahay Web TV2.
    Like saar oo la saaxiib Page-keena Facebook www.facebook.c...

Комментарии • 15

  • @KornelAbdi
    @KornelAbdi 8 лет назад +2

    Gabadhu Cod Macaama Mansha allh Guul Iyo Gobonimo

  • @marwa7070
    @marwa7070 8 лет назад +1

    Masha Allah guul ogadeniya jecliyaa reer abtigaay guul

  • @bulxandahir734
    @bulxandahir734 5 лет назад +1

    Walle codkan gabadhan waxan sooxasuustay wa aan geel horwayna kuhayay meel ogadwnia dhexdeeda ah gabadho ayanu goor fiida luuqdooda meel foog kamaqalay oo Dhaanto qabsaday aya qalbigaga kusoodhacday Mansha alah ayaan nogob iyo Xasan gantal wa luuq macanyahiin Mansha alah

  • @jamalelmifure8652
    @jamalelmifure8652 8 лет назад

    waaaaba igu socotaaa dhaantadu allow cadowga ka jabi ogadenia

  • @hassanjuba9624
    @hassanjuba9624 8 лет назад

    Masha allah free Ree Aabahey

  • @udgoonsiyad4826
    @udgoonsiyad4826 8 лет назад

    Wooow 😘😘 me luv it !

  • @bulbuldhere6769
    @bulbuldhere6769 5 лет назад +1

    abwaanintii away tanoo kale ayaan rabaa anina.war lasoo dhaqsada

  • @ABDIFATAHHUSSEINRASHID40-bt8ys
    @ABDIFATAHHUSSEINRASHID40-bt8ys 15 дней назад

    2024 aya dhagesanaya 28 August codka gawadhan aya igu qasbay ina soradiya dhantadan

  • @garasho8888
    @garasho8888 7 лет назад +1

    gabadha waa la isla sheegay codkeeda igu ssoo orod ma aha cod bay meel dhigatay ...xasan na kama liito...dhaantadan waan jeclahay

  • @bulbuldhere6769
    @bulbuldhere6769 5 лет назад

    dhanto mcn ooo lagu far yaraystay iga dheh dhantada iyo codkuba makala.liitaan guuul iyo gobonimo

  • @aaminaaadan6191
    @aaminaaadan6191 Год назад

    Wllhy way iga oohiisy

  • @user-sl9dm1fw6c
    @user-sl9dm1fw6c 6 месяцев назад

    Fsffdg

  • @ayaangobaad2461
    @ayaangobaad2461 3 года назад

    Vl
    pll
    0