TEAM JAKARTA VS TEAM KASHAWIIR ||CHELLENGEKA XARFAHA 😂

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 сен 2024

Комментарии • 42

  • @idirismohamud5669
    @idirismohamud5669 5 месяцев назад +8

    Without afka cali ... its boring .. cajizz nooh

  • @Fataxo7
    @Fataxo7 5 месяцев назад +9

    Buurta ugu dheer africa waa KALIMANJAARO🏔

  • @najiibcumar-gu8rw
    @najiibcumar-gu8rw 5 месяцев назад +5

    Jkaarta runtii waaye wllhi sool sanaag saraar ❤❤

  • @Ustaadibrahim23
    @Ustaadibrahim23 5 месяцев назад +2

    Xabiibkayna ku saliya ❤❤❤

  • @user-xi1em5eu3c
    @user-xi1em5eu3c 5 месяцев назад +1

    Faleembo captan inaa kadhigto meeheen 2 daan tly see waaye hee 😂😂😂😂😂

  • @AminaHani-tr7nq
    @AminaHani-tr7nq 5 месяцев назад

    Afka cali io keydsane la aan waa caajis wlh next ragas kusoo dharr

  • @WLLNAASID
    @WLLNAASID 5 месяцев назад +3

    Afka cali soqbo😂😂

  • @HuskaYare-x3d
    @HuskaYare-x3d 5 месяцев назад +1

    Faleembo isn't easy 😊😮

  • @husengarad
    @husengarad 18 дней назад

    Sharey waa laf habarceno ah

  • @user-zm4gp2hm1q
    @user-zm4gp2hm1q 5 месяцев назад +1

    Team jakaarta❤

  • @hoodoyuusuf797
    @hoodoyuusuf797 5 месяцев назад

    Jakaarta badiyay

  • @Nuurshe143
    @Nuurshe143 5 месяцев назад

    Buurta ugu dheer Africa waa kalmanjeero meeshu waa meel lagu ba'ayba

  • @tilly7322
    @tilly7322 5 месяцев назад

    Kashawiir iyo wiil rer puntlandka ah funny waaye raga libintooda waa lo qiraa....m.a

  • @nuurkuulow2974
    @nuurkuulow2974 5 месяцев назад

    Sool sanaag magalo waaye kulaha jakarta 😀waa gobol

  • @MohamedIsaaq-k2d
    @MohamedIsaaq-k2d 3 месяца назад

    Sax waaye 25:10 😊

  • @fatimaalikhayre1571
    @fatimaalikhayre1571 5 месяцев назад

    Shareey waa sax waa laf habarceyne ka mid ah

  • @diwac....10
    @diwac....10 5 месяцев назад +2

    Allow zaLadaha naga AqpaL....

  • @user-bu4xe3mp3q
    @user-bu4xe3mp3q 5 месяцев назад

    Afka cali la aan waa iftiin la aan❤❤

  • @AmiinAbdi-fw4pf
    @AmiinAbdi-fw4pf 5 месяцев назад +1

    Kashawiir legend wye😂😂

  • @user-xu9bk1oh4t
    @user-xu9bk1oh4t 5 месяцев назад

    Mesha afka cali kaman mayac waye😂

  • @Ibraahimciid12
    @Ibraahimciid12 5 месяцев назад +1

    Buldhuq waa duduble umaleynaa sey ula.soo booday

  • @muktar528
    @muktar528 5 месяцев назад

    Afka Alii nox dax digte

  • @user-cp6jd5fg3l
    @user-cp6jd5fg3l 5 месяцев назад +1

    Yaaduusa maqlay😅

  • @hajiihassan4803
    @hajiihassan4803 5 месяцев назад

    RAUL Gonzalez
    Ronaldo
    Eden Hazard
    Vini Junior

  • @farjanotvso
    @farjanotvso 5 месяцев назад

    Kan wax daadihinaya waxba aqoon halgamayaashi somaaliya iyo hogaamiyaashi maleesiyaadka isaga qaldan waxayna kuleeyihiin jamaacad baan soo dhigan xaal qaado jaamacadeed dib ugu noqda school

  • @KingSports-bq7kz
    @KingSports-bq7kz 5 месяцев назад

    Yuu respect sxb mar walba hooyo sas u qadari

  • @KhalidMohamedDayib
    @KhalidMohamedDayib 5 месяцев назад

    Fikrat kale malethin miya😂😂😂

  • @SankaXalweste
    @SankaXalweste 5 месяцев назад

    Shareey wey jirta wlhi laf mursade ka mid ah waye😂

  • @AbdiraxmanAlcadala
    @AbdiraxmanAlcadala 5 месяцев назад

    Sxpow faleembo marax caadiya waye sualo adag weydi dadka😂

  • @QadarQalanjo
    @QadarQalanjo 5 месяцев назад

    Buurta Somalia ugu dheer waa Surat🕢 Africa Kilimanjaro 😅😂
    Wax barta lagama karo😂😂😂😂

  • @demabdillahi
    @demabdillahi 5 месяцев назад

    Afka ali il et ou wllo❤❤❤❤❤❤❤

  • @AmiirabdinasirAmiirabdinas-v7r
    @AmiirabdinasirAmiirabdinas-v7r 5 месяцев назад +1

    barnamish uafkacalikucirin barnaamishma aha

  • @husengarad
    @husengarad 18 дней назад

    Away afka cali iyo keysane lantot nur malaha

  • @ABDIAZIZMohamudIsmail
    @ABDIAZIZMohamudIsmail 5 месяцев назад

    Kalimanjaro burta africa ugu weyn

  • @user-xi1em5eu3c
    @user-xi1em5eu3c 5 месяцев назад

    Faleembo is not easy ❤❤😂😂😂

  • @Cabdiqanidiin
    @Cabdiqanidiin 5 месяцев назад

    Zxp. Ragu. Qurux. Malaha

  • @farjanotvso
    @farjanotvso 5 месяцев назад

    Tan kale sadex magaalo oo ka bilaama S kulaha siinay sanca iyo suuq bacaad. Goormay magaalooyin noqdeen suuqyada magacooda Aqoonta barasho ubaahan tahay plz go back to school faleeba ugu daran nin wax kasta daadiyu isu haysata balse waa zero

  • @xamdamaxamed903
    @xamdamaxamed903 5 месяцев назад

    🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mascuudmount2320
    @mascuudmount2320 5 месяцев назад +1

    No afka cali More boring wye

  • @maxamedjellemohamed
    @maxamedjellemohamed 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤

  • @ibnuuu6054
    @ibnuuu6054 5 месяцев назад

    ᴠʀ 😂😂😂 ɴsᴛᴇxᴏ ɪɴᴅʜᴏ ᴡᴀxᴇʏ ᴅʜsʜᴅɪ ɪɴᴛᴀ ɪʟᴀ ᴍᴀǫᴀsʜɪ

  • @AminHassan_danger111
    @AminHassan_danger111 5 месяцев назад

    🎉🎉🎉🎉🎉