Welll com to puntland dhulkiii udugah hadaanahey dhalinta puntland soo dhawaada minanku minankeenii waayeh reer xamae dhihi jireeh Well com aad ugu farxey inaaad isdhexgashaan dalin yaro i will see to muqdisho markaa dib dalka ugu sooo laabo garawe muqdisho iney ii xigto waayeh
Welcome puntland 💚⚪️💙 dad aan tageraad tihiiin dhamantiin my team 🙏🏻
By Xamar aa war so labta wa idiin xiisnaye 💯💯💯👏😍😍👏 Muqdiahawiyayaal damashaad wacan
Kusodhawada dhulkiii uduga dhalinyaro🇸🇱❤❤❤❤❤wllhi dhalinyaro aduunkan ujeclnhy in lawalaalobo oo dhalinyaradu isdhexgasho ilhow somaliya saaan kusiisocotaa ani dhalinyaradaan adaaan utageeraaa wllhi from mudug🇸🇱❤❤❤🖖🖖🖖
M.a ❤️💯🤞🏼nacebkiina hajawo
Diyarad 24 sac ayaa sarna from canada 🇨🇦
Welcome puntland dhlinyro ku bashala dhulkiina
legend always is a legend
nin talent leh nin aan tagero inbadn sxb keep going mursal
Keep going mursal ✊❤
Guulysta wlladeen qali welcome garwe waa guurigiin hooyo kle bowe iyo baayoyin mcn
Mansha allah puntlan ku dhowadad waa dalkinkii alla hayni xafdo
Walal hore usoco
puntland waa dhulkiinii dhalinyaro welcome
War ninkaa waan aqaana kula furay chanelka
Nin Mursal Tom waa SocdaY wllhy Duco iYo Hapaar miD Una BaahaNa Keep GoinG GoinG Bro
Welll com to puntland dhulkiii udugah hadaanahey dhalinta puntland soo dhawaada minanku minankeenii waayeh reer xamae dhihi jireeh
Well com aad ugu farxey inaaad isdhexgashaan dalin yaro i will see to muqdisho markaa dib dalka ugu sooo laabo garawe muqdisho iney ii xigto waayeh
Sagar salaama adinkoo nabad ah inoo soo lsabta wan idiin sugaynaa insha allah
Waw masha Allah safar waangasn
The youth can bring our people together. No one else. Odayaasha tuura
Wllkeyna MCN MurZal RUclips ka Ayena KubahaaaN
Masha allh
Edo horey u soqo libaxnimadaan aabaha kugu dhaley
M.a soo dhawaadaa
Somali wa one intii diida mooyee .is dhex galka dhalinyada wa horumar
Mnzha allh
Welcome dhulkah udugah🇸🇱🇸🇱🇸🇱
Masha allah somali somali baa leh
M.a so dhawada🥰🇸🇱
Keep going mursal tom
Msha allh safar salaamo wllyal
Ayy waxkale soo dhaweyn kaweyn
Frist comment keep going safar salaama
Sxp murcal ugu horen wanii salmay adi io asxbta salan kdib waxn kuleyhy keep going mida kle sxp wadka cajistay RUclipskaga balse waxn kuleyhy kudadal sida aad ku horamari lahad RUclipskaga hormarkga aya iiah faraxd wad dhaqaqde sii dhere
Mashalaah garowe
Welcome bosasona no imaada plz🥺💋💋
Qrdhana so mra dhlinyro
Keep going murdal
Mash allha
Keep going
Safar wacan👍👍👍
War kuwan ma mareykan baa dhalay mise waa diyaano
Kowsoo dhawada dadkiina
Safar salaama walaalaheey
M.a si fcn oo hagar la'aan ayaaa la idin sooo dhaweeye
Soodhawaada laandheerayaal
Lᴇɢᴇɴᴅ ᴍᴜʀsᴀʟ♥️
Hargeiza mad imanayza brother????
ilahey mageyo balayo idin imaday
@@sumayoqueen9975 maxa ka qaldan abti😏😏
@@c.caziizbidixo8946 liinta in la siiyo miyaa rabtaa 😂
Masha allh plz ii soo boqo RUclips keega plz
M. Keep going
New subscribe bro welcome 🇸🇱💚
WELCOME PRO
Waa idin so dha waynla ha lkn se schol ba aday mar un wa idin ar ki dona🥺❤🇸🇱🔐
Mursal niyow waa inacday waa captain rufaaci Aron waa
Sxip mursal boqorka
W
Shuushuu sist iska ilaali daaqada maficnee markaad soo laabanee i.a waalagu gaade haddee 😂
Wlhi waa la idin kala kacshey
Pin noogu qabo wllkei channelkeena adiga oo mahadsan🙏
Jaakadii meeday sadaamow
Diyaarad daaqadeeda maxaa ku dhacay hee
Diyaarado dhintay baa ka shaqeeyo soomaaliya
Waji ba ba Mxa Nagu Tagty Nio
Labaax ku dhaley
Soodhawda🇸🇴💓qalpfurna🇸🇴💓💓💋boqrtohoryeusocod
Kusodhawada markasta dhulkiina kuna raxeysata
Maxeey tahay Baburta dhinacyada laga saranyahay ma ilbaxnimeey modan rer tulo waxiid .
Aamuskad ku fiicantahay.shuuuush
@@fadumomusse2132 hush nayaa
Ma adaa mj ilbaxnimo uga shekayn cawanyahay
Asc
Lkn puntuland Ogaden majogan 🤦♀️😂😂😂
😂😂 wayjogan lkn kuma badna ya ogadeena adiga mise mursal
Halmalyan ka badan oonogaden ah baa jooga tuur absame meeday ganacsatada ugu badan baa jooga
Edo aad kugu farxey markii la dhahey Ahmdey dhaley
Wax badan kasoo duuba
Bosaaso mala inaay murusal
Qardho iyo bosaaso ma imanaysaa
copyland hhh