Full Awooda 5 aad Maxuu yahay ujeedka laga leeyahay wax ka beddelka Dastuurka? Xil CCW

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024

Комментарии • 210

  • @ahmedmohamed-lz5ms
    @ahmedmohamed-lz5ms 10 месяцев назад +2

    CCW waa siyaasi aan siyaasada muufaysiga ciyaarin. In other words, he is a principled politician. Somalia needs thousands like him!!

  • @abdirahmannour8747
    @abdirahmannour8747 10 месяцев назад +1

    CCW. xaqiiqatan wa mid kmida siyaasiyiinta ugu aragtida dheer
    Nin an aragtidisa ka gaban wax wlpa u ka hadlayana reference u hya
    The real leader

  • @Runsheeg53633
    @Runsheeg53633 10 месяцев назад +11

    I appreciate how this guy is educating young minds. God bless him.

  • @Dangarad.01
    @Dangarad.01 10 месяцев назад +1

    Si wacan buu u sharaxay, mahadsanid mudane CCW.

  • @mohammedsaid9259
    @mohammedsaid9259 10 месяцев назад +3

    Sifiican buu noo fahmsiiyay Thanks. Dhibka waxa waaye madaxdiiba hadii aysan garanayn waxa dimoqraadiyada la yiraahdo, dadkii maxaa laga sugaayaa!
    Umadaan Allaa u maqan ee Geelooda hakala raacdaan.

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 10 месяцев назад +9

    Asc maansha Allaah Cabdiraxman waa Siyaasi meel dheer wax ka fiirinayo, maansha Allaah.❤ illaahey Qayr ha ku siiyo cabdiraxman.

  • @taloiyotarbiyo
    @taloiyotarbiyo 10 месяцев назад +10

    X. A.Ashakur inkastoo aan waxyaabo badan uga aragti duwanahay hadana waxaan u qirsanahay in uu yahay shaqsi meela badan uga horeeya siyaasiyaanta somalida sida.
    .Daalacashada taariikhda.
    . Aqririnta waaqica taagan
    . Odoroska mustaqbalka
    Waa waxyaaba qofka ka dhiga in uusan caadifad hadlin ee uu warkiisu mug iyo miizaan yeesho.
    Mahadsanid Mudane

    • @Zizouu94
      @Zizouu94 10 месяцев назад +1

      Marko farmaajo mucaarad ku aha aya ka aragti duwan thy lkn hada wa amaaneysa madama o xasan sheikh mucaradaayo munaafaq mooqif lahen ba thy

  • @abdirahmanwarsameawabdi673
    @abdirahmanwarsameawabdi673 10 месяцев назад

    absolutely, Abdirahman Abdi Shakur Raacashada bn ku jecelahay waxaan u qirsanahy in uu yahay siyaasi muufaysi ka dheer oo ah mucaaradka ugu fiican markasta oo dawladaas khaladaadkeeda aan u qarin.

  • @samadoonchannel4153
    @samadoonchannel4153 10 месяцев назад +1

    Nin wax badan og waaye AAW , aragtidiisana waa tan ugu quman

  • @maqtalcandiqani1594
    @maqtalcandiqani1594 10 месяцев назад +1

    Keep going forward Mr ccw
    Nin ku dayasho mudan
    Umusha waxa ufican
    Ayaa ilmaha u fican

  • @MohamedHirsi__999
    @MohamedHirsi__999 10 месяцев назад +1

    Absolutely xaqiiq buu ka hadlay mudanuhu thank you

  • @yusufali4345
    @yusufali4345 10 месяцев назад

    Abdirahman Abdishakur waa nin leh siyaasad waraacinimo runtii somali in la isku nabdeeyo waxaa asal u ah Dastuur la isku waa faqsan yahay waana mid uu markasta ka hadlo
    Mahadsanid

  • @cabdicabdulahi
    @cabdicabdulahi 10 месяцев назад

    Maansha Allah Xildhiban CCW waa siyaasi bislaaday fahmayna somaaliya dhibka haya iyo xalkeeda. Thanks wariye Aweyes.

  • @luulsharib
    @luulsharib 10 месяцев назад +1

    Abdirahmaan shakuur bilaash baa loo dooran waayay
    Waxaan hubaa in uu Hassan ka fiicnaan lahaa 🇸🇴🇸🇴💯💯💯

  • @SaidMohamedElmi-q1j
    @SaidMohamedElmi-q1j 10 месяцев назад

    YES, SENATOR CCSH waa ku saxsan yahay in MAQAAMKA MOGADISHO LA DHISO, first ka dibna all other. Things hasoo raaceene.

  • @zalahmohamms5132
    @zalahmohamms5132 10 месяцев назад +1

    Engneer c rxman wuxuu istaahilaa in àan isga doorano sida uu hadalka noo deeqsiiyay càamo iyo ciroolaba hala door to inagoo qabiil ka maran❤❤❤❤❤❤❤

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 10 месяцев назад

    Xasan sheekh maxamuud arin shakhsi ayaa u muuqato ee ma rabto inay dadka iyo dalka wax u qabato marka Cabdiraxmaan hadalkiisa waan ku raacsanahay.

  • @abdisalamanshur5320
    @abdisalamanshur5320 10 месяцев назад +1

    Masha Allaah waa siyaasi aan runta lagaban runtii guuleysa masuul

  • @mohamedhussein7477
    @mohamedhussein7477 10 месяцев назад

    Cabdiraxmaan cabdishakur waa siyaasi ruugcaddaa ah oo wax badan xogogaal u ah

  • @aziza894
    @aziza894 10 месяцев назад

    Waa nin siyaasi ah waxbadan og aftahan ah.

  • @FaisalMohamud-x9p
    @FaisalMohamud-x9p 10 месяцев назад +1

    Kuwii caayijiray xiligii farmaajo ccw hada way amaanayan
    Wadanku waa soconaya xasan iyo
    Xamsa they have good jobs

  • @mahamudjama6048
    @mahamudjama6048 10 месяцев назад +13

    ninkan ilahay baa inaga og calooshiisa lakiin waa nin aan ka gaban waxuu aaminsanyahay, fikirkiisan kolay aniga waa igalay

    • @maryamadirie8722
      @maryamadirie8722 10 месяцев назад

      Hhhhhhhhhhhh yaa adiga kuu dirsaday Mr shakuur calooshiisa waa kusaxan yahay fikirkiisa waayo xorbuu fikirkiisa

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 10 месяцев назад

      ​@@maryamadirie8722qabiil maa u xanaaqday waxuu hadlay fikir kiisa asagaba subxaanallaah

    • @y.a1903
      @y.a1903 10 месяцев назад

      😅 waxba kama aadan sheegin waxna uma reeban .... qof kasta hadalkiisa lama fiiriyo balse waxa la fiiriya wax qabadkisa marku xilka qabto.

  • @nasaracilaanla7830
    @nasaracilaanla7830 10 месяцев назад +5

    Madaxeeeynaha mustaqbalka Markan OO kale Waan taagersanahay taarikhda ayuu dib U eegaa

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 10 месяцев назад

    Ninkan kolay hassan sheikh ka caqli badan inta iiga muuqata

  • @obsiiyeilkacase4652
    @obsiiyeilkacase4652 10 месяцев назад +2

    Wariye aways guulayso waxaatahay madaxda mustaqbalka waayo markasta waxaan tahay dhexdhexaad

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 10 месяцев назад +1

    Cabdiraxmaan Cabdishakuur afkaaga iyo dhagahaaga haismaqlaan balaayo luga dheere.

  • @aliyare8433
    @aliyare8433 10 месяцев назад

    C/raxmaan cabdishakuur waa good leader
    4:28

  • @farahomar8730
    @farahomar8730 10 месяцев назад

    I Agree with A.A.W

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 10 месяцев назад

    Xildhibaan abdiraxmaan 100% ha badasho dastuurka hana noqdo MADDAXWEYNAHA GOBOLADA DHEXE IYO KOONFURTA. SOUTH CENTRAL SOMALIA. HADUUBA MUUQDAA

  • @dahaboibrahim4563
    @dahaboibrahim4563 10 месяцев назад

    Runti Abdiraxman waa nin aqoon iyo dal jecelka ku sareeyo masha Allah

  • @abdullahimuktar8323
    @abdullahimuktar8323 10 месяцев назад +1

    Wlhi Gaylan media yaa ka magley arinta IGAD ee Abdirahman abdishakur

  • @abdifatah777
    @abdifatah777 10 месяцев назад +2

    MashAllah mooriyaanka .a.shakuur hadal macaane....

  • @ccyalabdoc5493
    @ccyalabdoc5493 8 месяцев назад

    Ninkaan waa aqoonyahay dhameeystiran, he knows very well what he is talking about academically.

  • @obsiiyeilkacase4652
    @obsiiyeilkacase4652 10 месяцев назад +1

    C.cabdi shakuurna waa macabsade laakiin wuxuu kuxumaaday farmaajo soobax from awdal

  • @Bakarashid0
    @Bakarashid0 10 месяцев назад +2

    Xil.Abdishakur waa mahadsanyahy araktidiisa

  • @143-k1d
    @143-k1d 10 месяцев назад +1

    nin kaan cimrigiisa wuxuu ku dhameysanaa dowlada aa qaldaan aaan saxaa

  • @axmedmuxidiinhilowle4341
    @axmedmuxidiinhilowle4341 9 месяцев назад +1

    Habargdir inee madaxwene noqoto waa never ever

  • @HassanAbdulkadir-wm2fw
    @HassanAbdulkadir-wm2fw 10 месяцев назад

    Asc waxyaabaha dagdaga waxay ku hoos jiraan Dastuurks saaxib cid ku dooranaysa ma jirtee mucaaradnimadaada micno ku ma dhisnee dib isku qabo oo madaxweynahaada La shaqee Madaxweynaha adiga waa ku Aaminay ee Amin adiga Cabdiraxmaanoow

    • @BadriyoBoono
      @BadriyoBoono 10 месяцев назад

      Saa maxuu ku amina reer dhan hala go doomiyo

  • @Japanking1
    @Japanking1 10 месяцев назад +1

    C/raxmaan waa inuu cashar dastuurka ku saabsan siiyo madaxda dowlada.

  • @awoowalio1702
    @awoowalio1702 10 месяцев назад +1

    BAD maceeye. A.rahman Shakur

  • @zalahmohamms5132
    @zalahmohamms5132 10 месяцев назад

    Craxman c sh waa aqoon yahan❤ smliyed❤❤❤❤❤❤❤

  • @YusufHamud-n1d
    @YusufHamud-n1d 10 месяцев назад +2

    Asc abdirahman abdishakur Mr gacay dheere waxaad tahay siyaasi kaliya ee aan dhageysto doodahiisana iguna Qanciyay Siyaasada waxeey tahay walaal Somalia adiga oo kale ayeey u baahan tahay waxaad tahay madaxweynah mustqalka So socda waad diyaarsan tahay hore u soco Somali adiga oo kale ayeeyo baahan tahay anigana codkeyga wad haaysataa Nasiibka ha kula jiro I am from Deebleey kkkk

    • @AbdulDelta1
      @AbdulDelta1 10 месяцев назад

      Deebleey waa halkee .? Dhoobleey ?

  • @mumadabdi2107
    @mumadabdi2107 10 месяцев назад

    ❤wlhi m.a Xil c/rahman hadalkii shacabka ku hadli lahaa buu kadhawaajiyay

  • @SollasMedia
    @SollasMedia 10 месяцев назад

    Waraysi waxtar leh buu bixiyey Cabdiraxmaan Cabdishakuur

  • @cabdicazizgateysaaran5076
    @cabdicazizgateysaaran5076 10 месяцев назад +1

    Masha allah aways barnaamoj qiima le

  • @Durun14
    @Durun14 10 месяцев назад

    Siyaasi mug iyo misaan leh

  • @Mr.Beddal
    @Mr.Beddal 10 месяцев назад

    Nin mayal adag oo aan siyaasadiisu muufaysi ahayn😮

  • @DiiriyeAbdi-xh8ms
    @DiiriyeAbdi-xh8ms 10 месяцев назад

    Wax dheer oo naf leh waayey Aamin lagaa Rabo maxey Tahey warkan Yaa ceshto Warkiisa qalbi ka hadalka.Somaali waa taagerr San tahee Pu maa u hadleysaa

  • @Casaawesheikhaxmed
    @Casaawesheikhaxmed 10 месяцев назад +3

    Ccshakur waa nin fiican laakiin waxaa lagu nacay farmajo nacayb sida kale waa dacaad waana masuul

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 10 месяцев назад

      Waa qabyalad socotto

    • @abdullahiahmed2409
      @abdullahiahmed2409 10 месяцев назад

      C/raxmaan Cabdi Shakuur Inuu Farmaajo jeclaado ma qasbaa. Markaad leedahayna lagu nacay fahmin, mise Farmaajaa jaceylka Soomaalida ka masuul ah.

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 10 месяцев назад

      @@abdullahiahmed2409 haa Farmajo waa xabiibul malaayiin

    • @abdirisakisse4277
      @abdirisakisse4277 10 месяцев назад

      Farmaajo waa xoolo alle Hal mar janis siiyey waa damiinka siyaasada aan waxba fahansaneyn waa ruux maran oo wadanka balayo aan la dooran baa iska maamuleysay

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 10 месяцев назад

    Xasan sheekh waxaan jabuuti ayaa looga soodhiibay dalka inlagu burburiyo ayaa la rabaa

  • @Mali44163
    @Mali44163 10 месяцев назад

    A.Rahman C/shakur waxa aan Ku racasanahay ina dalka marka hore laga ansaxiyo Maxkamad sare oo madax banan kadibna wax kale dastoorka ladhameystiro 100% taas wax kani karta isku imasho iyo hormarka Somali oo dhan waxa ka taas dowladnimada rasmiga 💯💯🫡✅

    • @maryamadirie8722
      @maryamadirie8722 10 месяцев назад

      Tastuur waa kitaabka Allah laakiin meelkale wanaag kuma jiro

  • @ibrahimbrody2720
    @ibrahimbrody2720 10 месяцев назад +1

    Mashallah

  • @Hadan-hu5rk
    @Hadan-hu5rk 10 месяцев назад

    Future president mr Abdi shakur

  • @yaasirabdi6221
    @yaasirabdi6221 10 месяцев назад

    Plz xayeesiinta naga daya sheekada lasocodkiisa ayuu naga qasaa

  • @shariif_abu
    @shariif_abu 10 месяцев назад +1

    true story mudane xildhibaan cabdiraxmaad cabdishakuur warsame khabiir sare

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO 10 месяцев назад

    Aad iyo aad baan kaaga mahad celinayaa mudane C C W taariikhda baa ku qormaysaa sida tan siyaasadda huffan daaha furan waa moderate roll model ka ah 🎉🎉🎉🎉🎉 ujeedka waa bur buriska dowladnimo mar labaad kadib kala diristiii milateriga soomaaliya 1991 ee cumar carte qaalib. Why ? Soomaali bay utaalaa waase mid cad malo ahayn

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf 10 месяцев назад

    Halyeey dad iyo dal waayay ❤❤❤

  • @luulsharib
    @luulsharib 10 месяцев назад +1

    Ninkan wariyaha malaha experience fiican maxaa ka wanaagsan maxay tahay wadan dhan baa meesha ka baxayee

  • @cabdifitaxcalisanbuur
    @cabdifitaxcalisanbuur 10 месяцев назад

    Hogaamiye Abdirahman Abdishakur Warsame Waa Qaamuus-ka Siyaasada Somalia Ee taladiisa hala qaato

  • @yonisducaale866
    @yonisducaale866 10 месяцев назад +3

    Very interested interview, thank you mr aweys ✅

  • @MakeJohn-b5x
    @MakeJohn-b5x 10 месяцев назад +1

    Wax kasto aan ogaado ayuu leyahay.
    Xogaa shaafto ayu rabaa
    Ninkanu.
    Somali baryo wax kuma leh

  • @luulsharib
    @luulsharib 10 месяцев назад +1

    SOO AKHRI IN AFRICAN UNOIN KOODA LAGU BIIRO KHASAARE KA WAYN OO KA XUN MA JIRO!!!

  • @abdinasirfidow3156
    @abdinasirfidow3156 10 месяцев назад +1

    Ina cabdi shakuur isagaa ku ololeenayay waqtigii doorashada in uu dastuuska dhameystirayo marka ma wuxuu naleeyahy cidkale madhameystiri karto oon aniga ahayn بائي تجر وبائك لاتجر .

    • @mubarakxasan9136
      @mubarakxasan9136 10 месяцев назад

      Haa saasuu dhahay lkn muu dhihin dastuurkaan bedelayaa😂 sida madahwayne hassan sheikh

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 10 месяцев назад

      Beddelid ma aha Dhameystir

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 10 месяцев назад

    Xeer ilaliy ma jiiro

  • @zalahmohamms5132
    @zalahmohamms5132 10 месяцев назад

    Waayo sida uu noo deeqsiiyey warka madax weynaha iyo reysal w intey saan u Soo fariistaan iyaga ayaa laga rabey mana sameyn

  • @عبدالرحمنعبدالله-ص7ق
    @عبدالرحمنعبدالله-ص7ق 10 месяцев назад

    waa runta lagama xishudu uu shega sxb ka madaxa wayena xassan

  • @mohamedabdikhadar4743
    @mohamedabdikhadar4743 10 месяцев назад +1

    wad ku mahadsan tahay xilibaane waraysigaan aad bixisay oo aad ku iftiimasay wax badan

  • @Japanking1
    @Japanking1 10 месяцев назад

    Madaxwaynaha Jabuuti ayaa lug kule arrintaan ayaan filayaa

  • @143-k1d
    @143-k1d 10 месяцев назад

    A A W Asagoo Dowlad La Safan Ma Arag, Dowlad Kasta Oo Somali Hadee Timaado Wuuka Soo Horjeedaa Ilaa Wasiir Laga Dhigo Ma'ahee Yaab.

  • @abdiazisabdilahi8174
    @abdiazisabdilahi8174 10 месяцев назад

    Mr aqeys zxb barnaaamijyadiii waad naga gaabisey waayadan noosoo dedaaal

  • @zalahmohamms5132
    @zalahmohamms5132 10 месяцев назад

    Hadaba mdx w s iyo reysulwasaarahuba wey seegtey somalina waxay ku maahmahdaa wixii laqarayo qurun baa ku Jira kkkkk❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂

  • @husniyare256
    @husniyare256 10 месяцев назад

    Hadalkaaga waan ku diirsaday

  • @mustafaisse5135
    @mustafaisse5135 10 месяцев назад

    Good job Haawiyow Xiishmad malaaha, majeerten wax walbaa anaga leh Hooyadii somali waa Garoowe, maxamed Siiyiid Caabdula Xaasan ,Gabaygii uu majeertin utiiriiya, iNta Habar mejeertena iyo Halamash Naagaleh kkkkkkk meelkasta soomaliya iyaaga Dabka ku shiidaya. Waa Daaqan Duumar waxkasta hanalo shiigo oo ku saabsan Dowlada somaliya more than 30 Years ago

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 10 месяцев назад +1

      Adi yaa tahay horta ha baqin sheeg qabiilkaaga. Ina Cabdulle Xasan, gabay la dhaho "Hartiga nin aan garaneyn ayaa hadalka qaarkiis yiraahda" ayuu u tiriyay oo uu kaga hadlayay dhismooyinka, labiska, hubka, boqortooyada iyo horumarka ay gaareen Majeerteen oo uu xeebahooda xitaa ka hadlay. Waxaa kaloo gabayadiisa ka mid ahaa 100ka Dhuudo boqol u waayay gabay la dhaho, Dhuudo waa xaruntii ciidanka boqor Cismaan iyo sidoo kale gabay la yiraahdo kilyo adeeg yeesha sida Kenadiidka hartiga.
      Daraawiishta laftirkeeda waxaa ku jiray intaas oo abaanduule oo Majeerteen ahaa oo watay ciidan Majeerteen ah oo ay deegamadooda kala imaadeen sida abaandulayaashii Abshir dhoore, Gambool, Axmed Zaki iyo kuwo kale. Adi reerkaaga taariikhdiisa aan kuu sheegee ya tahay isa sheeg. Xukunka iyo maalkana cid kasta ayaa jecel Majeerteen kaliya ma ahan.

  • @saciidmohamed4946
    @saciidmohamed4946 10 месяцев назад +1

    Waa in horay loo socdaa, Mudane Xasan Sheekh aragtidiisa ayeynu rabnaa hadeynu shacab nahay.

  • @geeskaafrikaga3842
    @geeskaafrikaga3842 10 месяцев назад

    Wariyaha daacad maaha, mise wuu dhagalayaahay. Maxa ka wanagsan ayay kaga dhagtahay, si kastana waa loogu sharaxay.

  • @alimahamed8166
    @alimahamed8166 10 месяцев назад +1

    Abuu 15 cod.15 may

  • @faysalmoalim1532
    @faysalmoalim1532 10 месяцев назад

    Runtii waa wax dhab ah “waziirku marka u Adiga kula dooda bu dadka kalena la doodi karaa”

  • @geeddibaabow9370
    @geeddibaabow9370 10 месяцев назад

    البيب يفهم الاشارة🎉

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt 10 месяцев назад

    Wariye aways guulasyso

  • @ah3069
    @ah3069 10 месяцев назад +1

    Madaxweyne xasan waxuu kabaqay in raizulwazaaraha laga horkeeno , sidaa darteed wuu kagaarsiinayaa oo balaaha ayuu kasii rifayaa intaanba halkaa laisla gaarin . Marka waa halkey lagaarto.

  • @cabdulahiamxaar2187
    @cabdulahiamxaar2187 10 месяцев назад

    War inu kahor dhaco wa uudiday lkn jago hadii kahelo wuu yeeli Mrkabaweyne waninki badi somaliyed shiLimada yarta siistey dhibkat ogeyd laga garey masiirki
    Somaliyed kenya iney naguala muranto kashaqeyey

  • @SSTV5080
    @SSTV5080 10 месяцев назад

    Ani waxan layaabay see dhaliil looga dhigi karaa madaxweynihii la doortay shaqadii loo doortay buu qabanayaa😮😮😮😮😮 ar dalkaan dadkiisu ma dhowa😢😢😢😢

  • @mohamedcumbulfarah2352
    @mohamedcumbulfarah2352 10 месяцев назад

    Legend legend legend

  • @dulmidiid1445
    @dulmidiid1445 10 месяцев назад +1

    Ergayga abaaraha
    Aaway ergayga fatahaadaha

  • @nasirkadar8257
    @nasirkadar8257 10 месяцев назад +1

    War ninkaan mucaarad baan ku ahaan jiray laakin caawa ayaan tageeray waayo wax aqoon ku dhisan ayuu sheegayaa inkasto jaamacadi Malaysia uu ku so dhacay sida ina adeerkiis ii sheegay , ana waa adeerkeey odoyga 😂😂😂😂😂😂

  • @husseinjeilani5220
    @husseinjeilani5220 10 месяцев назад

    Ninkaan waa nin diyaarsan aqoon ahaaan

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 10 месяцев назад

    Always

  • @MohamedAli-s9y8n
    @MohamedAli-s9y8n 10 месяцев назад

    Af Soomaaliga haddii aan lagu darin Erey Qalaad (English) ma soconaayo miyaa? ..... Full... maxay tahay?

  • @zalahmohamms5132
    @zalahmohamms5132 10 месяцев назад

    Hada laga bilaabo waa inoo doorta craxman qabiil ha ufiirin ❤❤❤❤❤❤❤

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 10 месяцев назад

    Maaya

  • @AbdullahiMohamud-o9u
    @AbdullahiMohamud-o9u 10 месяцев назад

    Inqilaab Kama dhicin Soomalia 1969. Madaxwayne miyaa la Inqilaaba? Doorasho ayaa la Rajaynaaya, Milatarigii ayaa masmulkii la wareegaye, Madaxwayne Cidna Xukun kama tuurin..

  • @alijama6723
    @alijama6723 10 месяцев назад

    Qof iyo cad ma Cabudhiye

  • @MohamedAli-rd7rn
    @MohamedAli-rd7rn 10 месяцев назад

    Anigu baarlamaani haada ayaan fahmay. In yar hanoolaato inta badan danley ha ahaato.
    Aan tijaabino waayo 20 sanno ayaa naga luntay. Madaxweyni iyo Madaxweyni ku xigeeyn

  • @abdinoor2194
    @abdinoor2194 10 месяцев назад

    Cabdiraxmaanoow wadan kasoo kabana burbur siyaasadeed iyo dhaqaale iyo mid bulsho laguma dhiqikaro
    Asxaab tiro badan
    eeg dalka wixii ka dhacay dawladii Rayidka ahayd
    eeg Somaliland
    eeg puntland
    Wadanka waa in lasoo koobaa asxaabta ama talada lagu ururiyo hal meel Laakiin la furfuro dhaqaalaha inta umadan Reer baadiyiaha laga gudbayo

  • @deqawarsame-nd9yd
    @deqawarsame-nd9yd 10 месяцев назад +1

    Cc shakur isma maqashid miya shaley ad.lehed dastuurka wa dhameystirya marakad md u tartameysey manta o mucarad a.tahay dastuurka dalka laga wareysan mayo.wa.muqadis in la.ansixiyo hora lisoconaya

    • @AbdulDelta1
      @AbdulDelta1 10 месяцев назад

      Dastuurka waa qabyo balse mashruuc iyo shaati uu nin toshay umada laguma qasbi Karo.

  • @AbdirashidHussein-g4z
    @AbdirashidHussein-g4z 10 месяцев назад

    5tii sano maxaa qabatay oo aan shaqo imaaraad ahayn

  • @bashiiradem4568
    @bashiiradem4568 10 месяцев назад

    Wan ku raacsanahy aragtidaas CCW dalkaan uma baahna muhimna umahan e uu u guuro qaab madaxtooyo dalkan baahiyo duruufo ka muhimsan ayaa yaalo Halaga shaqayyo kolay xasan ban aqaanayo ka shaqayn maayo Marna wax Soomaali u dan ah ee

  • @AbdullahiMohamud-o9u
    @AbdullahiMohamud-o9u 10 месяцев назад

    Mr Hoogay oo Ba’ay Sharciga aad ayuu u Yaqaanaa , laakiin Qabyaaladda aad oogu Wayn…

    • @abdirisakisse4277
      @abdirisakisse4277 10 месяцев назад

      Qabyalada sabbtoo eh adoo jilicsan eh baa wax la leh

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 10 месяцев назад

    No two centres of power, get rid of prime Minister or presidents office

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 10 месяцев назад

    20:30 Lakiin Ma Doowlada buu la wadaagay, Markuu Badda saxiixay. Mise ineey Qalad tahay, Oo Hanti Qaran tahay buu san Garaneen, waagaa.