Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
The host Abaas is the best 🙌🏾😘 keep the good work sir thank you
┇► yaa kheyrka inaan faafiyo garab igu siinayo 😭😭😭 mahaysto dad badan oo idaawada WALAAL 😭😭😭 Maheli karaa qof igadaawada kheyrka aan faafiyo WALAAL isobooqo 😭😭😭
Haa aniga ayaa kudaa wanaya wll khayrku ma ahan wax ladiido lakiin hada araktid channel wax maalaayacni ka sheekaynaya waxa uu helaa dad ah 1k iyo kabadan lakiin hadaad aragto mid qayr faa finaya waxaa lagayaa baa in aydaa wadaan 100 qof ama kayar hada ba aanu Allah unoqono oo aan towbad keeno allah waxa uu jecelyahay dadka towbad keena
Cabdulahi waa nin geesi ah oo isku kalsoon masha Allah
Masha allh wiilka jamacada Mogadishu ksobaxay wa m.a hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo
Rio De janeiro capital city maha sxb capital city of Brazil wa Brazilia
Ayy Abdullahi mohamed ali aahaa mash alaah walalkey guul wcn
Astaan Tv iyo Barnaamijka weydiimo aad iyo aad ayaad ugu mahadsantihiin Barnaamijka aad umada Somaliyeed usoo bandhigteen dhamaan Qabanqaabiyaaysh iyo shaqaalaha Astaan Ramadan Mubaarak
Ciyaaro io filimaan hindi inaa la is weydiiyo maa tartan aqooneyd ah zubxaanallah astaan sidaan wax ka badala xal ma ahee
Cilmigu waa sida bada
@@nihaamxasan2282 sixirka waa cilmi hadana waa xaaraan maxaa bad ah
Kalsonida ayaan la dhacay
Dtube iyo youtube waba isku egyihin chnce qasartay waye
BARNAAMIJKA WEYDIIMO CAAWA WAA HABENKIISII UGU DAMBEEYAY EE TARTANKA, SANNADKAAN SANADKIISA KALE ALLE NABAD IYO NOLOL IYO CAAFIMAAD HA INAGU GAARSIIYO DHAMAANTEEN INSHAA'ALLAH ❤️☝️🇸🇴
Daadihiya magacii wllo yaal
Cabaas
Wlhi wilkan sualo adag ayaa laweediye
Casimada brazil waa Brasília marka qalad ma dicin
Waxaan ku talin lahaa in Abbas la bedelo, la keeno Host cusub ama ku celceliska naga dhaafo. Dadka doqomo maahan, way ogyihiin inay 3 fursado leeyihiin
Saan unacaye ninkas
Kan hada la keenay aaba ka daran 😂
Wcs wallo Cabaas
'Totalaaranism' kulahaa, Cabas hadii kun mar isku daydid tan ma keeneysid 😂
Wll 😢 Allah ☝️ ayaa Ina yiri is caawiya aan idin caawiye ❤️ subscribe saar 😥 hada ila awoodo 🥺
Labada aadka shikisan tahay lama sheego Asxabay waxad tidhahdan uun labo halayga tuuro hhhhh
C waaye
leverpool tii dheheysay kadhaq siyaha padneed
Hhhhh maahmaahda wan k helay marar badan lagu maahmaha arkay siisa daryeelaa tukale ku dara 😂😂
Suaalaha waa adkaadeen rutii
java 1995waa D
M.a GUUULAYSTA
abaas tababar ha loo diro ama halaga badallo sanadka dabe waayo aad iyo aad ayuu u shaki gelin fursad ku hartay iyo hadal shaqi badan
Walal albab kasta oo ka xiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💟💟💕
abaas isagaa dadka khalkhalinaya aamusimaayo
naga bilaaba dee astaaneeey
wilka suaalaha ku adkade wadadaly
Java, waa loo google gareeyey sure
Goorme loo google garenaye hal ilbiriqsi buuba kusheegay🤣🤣🤣
Java qof aan aqoon malahan 😂
War yadhaheen lama arkayo su alaha mesha ku qoron lama arkayo
C weeye Tahaafut al tahaafut
A
dadka aqonta le badañka mahelan

java 1995
waa D