MUHIIMADII UGU WAYNEED AAN KA DAMACSANA DABALDAGA FARXADII ONE MILLION

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 фев 2025

Комментарии • 4,1 тыс.

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 6 дней назад +702

    Naag wax baratay anagana waxan umahadcelinayna familygii wakhtiga kugaliyay wax kubaray ilahay haku daayo all family bulle xagana kasalamaya hambalyo koko ❤❤❤❤❤❤

  • @mohaibrahim8320
    @mohaibrahim8320 6 дней назад +300

    Guys koko bulle waxey naga mudantahay 1M kabadan wallahi ee an score kale aan dhigno si ay ugaadho 1.5M, 2M inta igu raacsan 👍

  • @Ahmed.shreifteam27
    @Ahmed.shreifteam27 6 дней назад +426

    Dunidaan masoo marin rux ka qeyr badan nabi maxammed scw scw ❤❤❤

    • @FartuunYaasin-u2d
      @FartuunYaasin-u2d 6 дней назад +3

      Scw scw scw scw ❤

    • @IkranMohamud-p9m
      @IkranMohamud-p9m 6 дней назад +2

      Salalahu caleyhi wasalam ❤️❤️

    • @kamalkaay9925
      @kamalkaay9925 6 дней назад +2

      Caleyhi Afdalu Salat wa salam Alahuma Sali Wa Salim Wa Barik Cala Cala Sayidana Wa Nabina Wa Xabiba Na Wa Shaficana Wa Qaiduna Wa Xabibu Rahman Mustafa Salalahu Caleyhi Wa Cala Alehi Wa Saxbihi Ajmacin Muhammadﷺ

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 6 дней назад

      Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉

    • @rayaanabaas165
      @rayaanabaas165 6 дней назад

      Scw scw

  • @HiboMaxamed-w9f
    @HiboMaxamed-w9f 2 дня назад +8

    Walhi farxad itahay inaa walheen cawiso dhamaantiin allh ajar hidin siiyo dadka ku tageero allh ha daayo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢❤❤❤

  • @zahrahiireey2002
    @zahrahiireey2002 6 дней назад +218

    War somaliyey cunugtaan 2m iyo kabadan ku tuura wlh awal waa jeclaa bis lkn hada respect weyn baa u haya koko qof wax bartay bis aya sidan u fakiri karo guleyso abayo 🎉

  • @ShukriAliMohamed-w9z
    @ShukriAliMohamed-w9z 6 дней назад +110

    Mss koko sadaqada dadka masakiinta usameysey akhiro weykutaal aduunyona wey ku taal 😢😢 waad uqalanta intaas iyo inkabadan 😢😢 lats be 10 million guy 😢😢😢😢 she is very sweat ❤❤

  • @AlvaroYaya9
    @AlvaroYaya9 6 дней назад +162

    Kowthar bulle wlashey waxa tahay qof umadda masakiinta alle usoo diray iney caawiso oo ilaahey ku beeray iimaan iyo naxriis ceelbiyood in la qodo waxyar ma ahan wxa kaliya sameyn karo qof iimaan leh oo allah jeclaadey wa ku mahadsantahay koko Hambalyo 1m ❤🎉🎉😢

  • @KaldeqMhd
    @KaldeqMhd 5 дней назад +34

    "Qalbi wanaageyga, waxaan kuu hambalyeynayaa guushaada! Waa farxad weyn in aan arko horumarkaaga iyo dadaalkaaga oo miro dhalaya. Waa xaqiiqo in aad mudan tahay taageero iyo jacayl. Waan kuu garab taaganahay mar walba, naxariis iyo rajo wanaagsan ayaan kuu rajeynayaa. Horey u soco, guushaadu waa guusheyda!"
    From Canada 🇨🇦

  • @TEAM_27.4
    @TEAM_27.4 6 дней назад +415

    gacamahaan iyo indhahaan Quruxda badan
    Umaleen maayo inay dhaafayaan Saliga Nabiga ﷺ N.N.K.H 🫶🏻💕

  • @Abs12459
    @Abs12459 6 дней назад +104

    Koko qofka uqalma in la support gareeye waye wlhi this girl very very smart girl wayae lwhi m.a congratulations my sister❤️❤️😭😭👏👏🔥

  • @AYAANCadey-dr2pq
    @AYAANCadey-dr2pq 6 дней назад +120

    Maasha allah ceelka biyaha waa sadaqo jaariya aduun iyo aakhira waa ku soconaya koko iyo qof walba ceelka island shaqeye❤

  • @adenabdiyussuf5921
    @adenabdiyussuf5921 3 дня назад +4

    I really don't subscribe for u tubers due to multiple reasons but now I have subscribed for you because you deserve.koko is polite, honest, educated,hardworking, kind and appreciative human.
    Akhlaadu wa caajib
    Allah kudhowro gabar somaaliyeed oo nasab dhabatshay .
    Guuleso walal kauthar bulle .

  • @Abdihashi_qorane
    @Abdihashi_qorane 6 дней назад +99

    Muuqal shucuurteyda badaley oo aan la ilmeeyey runti inantan yari wxn ku taagerey naxaristeda iyo qalbi xaadhnanta waxey garatey wax rag waaweyn garan waayen ayado gabadh da'yar ah aqoon iyo damiir garasho allah aya kugu deeqay huuno cimri dheer iyo caafimaad rabi haku siiyo wax aad umuhiimsan ayad kubixineysa xoolahaga ajar iyo xasanaad allah kaasiyo wa sadaqo jaari ah🙏❤👍

  • @Nafisa-s8u
    @Nafisa-s8u 6 дней назад +169

    Wlhi waa qiroday😢 jasaakallahu qeyran jasaa apyo sadaqo jaari wye ALLAAH haku xafido apyo mcn wanaga iyo xushmada walidkada ka dambeya

  • @YACQUUB_OSMAN6536
    @YACQUUB_OSMAN6536 6 дней назад +48

    Guuleyso abyo Koko, Qof sidaas oo dhan dhaliyara u ah oo fikir keedu sareeyo baa tahay guulayso.
    Wax ku dhiba rabi kuma tuso.
    Please keep helping most of the vulnerable people in our community

  • @fsdaqare2270
    @fsdaqare2270 4 дня назад +4

    Kuma qasarin tagerinimadeyda qofkii saxda eheed ayaan dortay abayo farxad warto ku nolaw Masha allah❤

  • @nasramuuze2541
    @nasramuuze2541 6 дней назад +84

    Qof aad u wanaagsan bad tahay runtii aduun iyo aakhirapa wad u shaqeystey❤😊marpa hadaad ceel sameysey

  • @AbdiMajid-hero
    @AbdiMajid-hero 6 дней назад +65

    Gabdho koko bulle ku deyda role model ha idin noqoto aduun iyo aakhiro ayey ushaqeysaneysa runti sharaf iyo karaamo queen koko allah yacizak i.a 2m coming soon🫡🫡😍🥰🥰

  • @DagmoFaysal
    @DagmoFaysal 6 дней назад +51

    Apayo koko walhi man arag qof ka aqli wanag sane dadkas ad cawisay ed sisay mel ay biyo kacaban malinta akiro wax bay ku tarayan insh allh ❤ waxan jclan laha dadka dhan in ay sidada noqdan

  • @Mudan143
    @Mudan143 3 дня назад +2

    Masha allaah walaal xidigta umada soomaaliyeedbaad tahay hore usoco walaal

  • @Abdinaasirbadar
    @Abdinaasirbadar 6 дней назад +107

    Anigana hamigeyga waa sida koko oo kale 1m insha Allah one day

  • @mohamedadanabdirahman5172
    @mohamedadanabdirahman5172 6 дней назад +30

    Masha allah maalinta ku taagero maalin wacan bey aheyd walhi aduun iyo aakhiro sadaqa uu ku yahay ceelkas hadaan lacag helo waxan ku fikirayo waaye❤

  • @Ayaney-e4g
    @Ayaney-e4g 6 дней назад +51

    Alla jidka noo baneeyaaa team koko hadal makarnee😭😭😂💃

  • @XamdiShariif-qh5fz
    @XamdiShariif-qh5fz 3 дня назад +2

    Wllahi markan arky Koko oo kartay 1m wan farxay si ani camal ankaray hanbalyo Koko guul ayankurajaynaa abayo MCN waxan sugi la' yahay adigo 2m ookartay

  • @UmuMaida99
    @UmuMaida99 6 дней назад +71

    Omg wlhi wa dhif iyo naadir in la arko qof sida koko unaxriis badan oo uwanagsan xabiibti waxa tahay qof qiimo bdn oo marwlba nagu dhiirageliya wanaaga iyo kheyrka allah hakaa abaalmariyo midas kartidada iyo codkarnimada awgeeda magaca rag dhaan ayaan kuu bixinay👌🥰gabadh waalidkeeda iyo ummada odhan uduceyen aya tahay ilaahey hakaa raali noqdo duceysan♥️♥️😭😥

  • @AdnaAxmed-sq5ny
    @AdnaAxmed-sq5ny 6 дней назад +66

    Don't cry waxasoo dhan waa tacabkaaga qalbi❤

  • @Ruuney1212
    @Ruuney1212 6 дней назад +48

    hambalyo abayo 1M waxan kaloo kuleeyahay cimriga iyo caafimadka allah kuu dhereeyo cadawga iyo xasadka dadka adoo kale ah waxyeeleya allah ka xijaaabo yaa rabbi wax dhib ha tusin waa inan yaroo dadkeeda jecel iney baahi tirtee allow ducadooda xijaab uga dhig 🤲🥺❤🧕

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj 5 дней назад +4

    Dad badan ayan ban yuotobe sabscirebe u saray balse lacagteyda intarnetka koko ayaa ii sadaqeysay walahi inta kale ee aduunka ku mashqulsan wan kala laabtay koko hore u soco abayo ka badan ayan kuu rajeynaa

  • @saacidmaxamed1922
    @saacidmaxamed1922 6 дней назад +43

    Mash allh labadii ku dhaley allh ka sugown ayaga aya mahad iska.leh manta meesha hada joogta dadalkaaga horey u wad wlshy

  • @mariaabdirizakelmi1721
    @mariaabdirizakelmi1721 6 дней назад +24

    Masha alah😭😭team koko cawa farxadena waye mida kale koko kutayasho mudan thy wlhi ceel masakiin lo qodo wax aad u fcn waa ❤

  • @amiiraxamuudi4593
    @amiiraxamuudi4593 6 дней назад +195

    Runtii qofkii mudnaa caanimada ayaanu caan noqday anakuna taagernay dhiirigelinay jeclaanay and also rolemodel ka dhiganaya in qof dhalinyaro ah uu social mediaha ku joogo kalsooni codkarnimo wanaag naxariis caawinad dadka bahiyaha gaarka ah qaba wlllhia waa wax dhif iyj naadi ah ama unique ah m.allah koko bulle wllo ilhy isha aadanaha hakaa xijaabo sida kuu jeclnahayna ilhy hakuu jeclaado ❤
    Hamplyo again and again queen❤ intaas iyo kabadanba wllhia waad mudanthy ❤

  • @ibrahimmuse2285
    @ibrahimmuse2285 5 дней назад +3

    Wlhi intaan qof youtuper ah aan arkayey koko qof ka qiimo badan maan arag waayo waa qof qalbi wanaagsan dadkeeda danyarta ahna la dareena anigu aadban u taageeraa wlhi waliba anigoo hargeisa jooga l love you sister

  • @canabcismaanhappy5328
    @canabcismaanhappy5328 6 дней назад +27

    Bal kawaran frxadeda wxay ka hormarinaysa tan Dad wlhi walidki ku dhalay kuguma qasarin sadaqo adun iyo aqiro kusocota bay ku noqon byo mcn mlinta saa somalia utagtaa bilowday inad Dadkaga dhexgasho cawiso madaxweynayasha wxaysan sameen bad sameysay wan kugu fana wlhi koko ila xalay man sexan frxad hoyo carurta wan kiciyay koko 1m gashay wana egayay ila inta galaysay ❤❤❤🎉😢

  • @bashkayare1235
    @bashkayare1235 6 дней назад +16

    Hamplyo hamplyo koko waxa tahay qof qalita inatas iyo in ka badan wad u qalanta wan kula farsansahay guul guul gabimo horay u soco

  • @Suleiman-t2j
    @Suleiman-t2j 6 дней назад +16

    You won many heart by supporting and standing with vulnerable communities in the mid of aid emergencies. Thanks for giving back to the communities. Congratulations

  • @dekosmalo
    @dekosmalo 3 дня назад +2

    Keep going my sister I support you so much

  • @Baariyee45
    @Baariyee45 6 дней назад +51

    Adunka Maso marin rux ka kheyr badan Nabi Mohamed scw ❤❤❤❤❤❤

  • @MahamedAhmedmahamed-i9e
    @MahamedAhmedmahamed-i9e 6 дней назад +104

    Hambalyo koko 1M❤❤❤🎉🎉

  • @SiciidSulub-j2t
    @SiciidSulub-j2t 6 дней назад +53

    Raganimo Wlhi Koko abaalkii asad waad u mahadcelisay gobnimadu waa taas sharaf iyo karaamo

  • @nishfanah5784
    @nishfanah5784 5 дней назад +2

    KOKO guuleyso wlh you are my Role model Somaliyey inan KOKO cml noqdo marwalbo kufakara pray for mi inu ilahy Rajadey i ruumeeyo.KOKO nee u duceya waa gabar yar o kudayaasho mudane😢Soft-hearted girl,big love ❤️

  • @mulkihaji5679
    @mulkihaji5679 6 дней назад +19

    masha Allaah wx wanagsan ayaa qabatay oo ku dayasho mudan wn ku farxay kuma qasaarin inaan ku tagero wiliba aan ka mid ahay dadkii u horeye saray hambalyo koko kuleej carurta ey wx kubartaan ha ilobin🎉❤❤

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 6 дней назад +19

    The queen of RUclips Koko Bulle 🎉🥳🎂
    Adiga waxa tahay qof yaqan ruuxa abaal kuu gala mashallah 😊
    Ciyaal xamar ismuujiya dadka wax tusa Koko haa laa gaarsiyo 2M week dhexdiisa. C'mon guys

  • @TEAM_27.4
    @TEAM_27.4 6 дней назад +63

    Heesuhuba Waxey gaareen 1M
    iyo kabadan Saliga Nabiga ﷺ N.N.K.H
    Nabigeena Suuban miyuusan uqalmin 10M iyo kabadan kusali xabiibkada Muhammad ﷺ Siina faafi Kheyrka Ajir kugu socdo

  • @garaadogaraad1917
    @garaadogaraad1917 5 дней назад +2

    Masha allaah gabadh wax baratay waa bulsho wax baraty taas macnaheeda ayaad ka dhabeysey waa kaaga mahadcelin koko sidaa u caawisey walaalaha somaliyed runtii waa arin ku dayasho mudan horey usoco team koko congratulations

  • @SumayoSh
    @SumayoSh 6 дней назад +28

    Finally 1M 🥳🥳Congratulations koooko 🎊 M.a 1M waxqabad fcn ayaa samesay runtii Koko wa kugu tageeriya midasina wayo intad xaflad lacag badan ku bixin lehed waxa ka fcn ajirna aa ku heleysaa dadkas masaakinta ah oo kuso ducenayan mar walba nasiiba ledahay M.a 👏👏👏

    • @canabcismaanhappy5328
      @canabcismaanhappy5328 6 дней назад +3

      Haaa wlhi kawaran hada gbdhaha xamar joga 1m koda xflado ay kuqabsaden dad cana laysigu yera hes iyo bila micne kawaran gbdhan qalbiga fcn asxbteda umadaba inte qancise hdanaaa masakinta cawinaysa lma helaan bulle weye qoftan ❤❤❤🎉

  • @HabiboAhmed-j1s
    @HabiboAhmed-j1s 6 дней назад +89

    Bes intaas nagu filan abayo wa aragney wanaagada marqati ayanu kanahay wexey dowlada qaban weysay inad adiga kaliga qabatey illaah hakugu naxriisto dunida dusheeda sidad ugu naxrisaneyso masakiinta 1m iyo kabadan uqalanta xbbti🥹🫂🤍♥️

  • @idilboulalehidilboulaleh3136
    @idilboulalehidilboulaleh3136 6 дней назад +24

    Mashaalah hamblyo koko gurux I have followed you from the beginning, you have had a very good journey, you manage to conquer many people with your pure heart ❤️ nolow lil sista

  • @MUNAALISIYAD
    @MUNAALISIYAD 5 дней назад +2

    Kokoo wakulasugayay 1M
    inaagarto wauqalantaa intaas iyo in kabadan wana kulagu la qaybsanaya farxadada keep going kokoooo🎉

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 6 дней назад +22

    Ilaahay SWT hakaa farxiya oo hakaa abaalmariyo koko bulle adiga iyo walidkaa, dadka walalaheena ah ee aad ceelasha u samaysay, Aamiin Aamiin ya Rabb❣️🤍

  • @FatuushAbdullahi
    @FatuushAbdullahi 6 дней назад +102

    Kokoyey beerta nabada wa yartahe stadium mogadishu ka dhig noh plz asad no balami😊😊😊😢 🙏

    • @LeeyloCarfaaye
      @LeeyloCarfaaye 6 дней назад +12

      Waa kugu raacsanhy koko 🎉stadium Mogadishu noogo dhig koko team beerta waa nagu yarthy asadna noo kin 🎉🎉🎉❤❤😢🙏

    • @ashaabdulahihassan
      @ashaabdulahihassan 6 дней назад +7

      Abyo hdda la kulanto aa numberkeda hesho ama meel laga la xariiro ii soo sheeg abyo😢❤❤

    • @Ogaalsidee
      @Ogaalsidee 5 дней назад +1

      Saasaa fiican

  • @dr.smunishaliabdi3112
    @dr.smunishaliabdi3112 6 дней назад +22

    Wlhi wan ilmeye abayo shaqada manta hamiga lahaa adunka ina dad cawiyo 😢😢 ❤❤ hmplyo hmplyo congratulation 🎊

  • @neima837
    @neima837 5 дней назад +3

    Machallah koko buleh congratulations 1M 🎉I love you sister inchallah 2M welcome to djibouti ❤

  • @XaliimoFuad
    @XaliimoFuad 6 дней назад +32

    HABO KALIGAA MAA DABAAL DAGEYSID LAAKIIN HAMBALYO🎉🎉🎉🎉🎉1M KABADAN AYAA KUU RAJEENAYAA IN SHAA ALLAH HABO LOOMA HILMAAMI KARNO

  • @Baarlamaan
    @Baarlamaan 6 дней назад +21

    Hampalyo kawsar mohamud bule 100k ilaa hada wan kula socda farxada 1m wn kula qebsaneyna teamkoko hadanu nahy hadii runta laga hadlo 1m kabadan aya uqalanta lkn dhibmalh waa gaari doona i.a 2m coming soon congratulations million times walasheyda sida masakinta ucaawineysid alle haka abaal mariyo queens 💪🎁🥳🥰

  • @HamdiHire-d5h
    @HamdiHire-d5h 6 дней назад +16

    Koko xaflad inaad dhigatid umaba baahnid marba hdaad ceelkaas qoday 🎉🎉
    Congrats sis ❤

  • @abdialimouna5016
    @abdialimouna5016 5 дней назад +1

    Form Djibouti , I love you my darling. Congratulations to you koko qurux ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @mohammeda.samatar2815
    @mohammeda.samatar2815 6 дней назад +8

    Masha Allah waa kuwaas dadka Somali u baahantahay inaan caan ka dhigno, guulayso wllshy horena u soco. Ka badan ayaad u qalantaa runtii. Dar Ilaahay kuu jeclahay.

  • @CambaroCiltireh
    @CambaroCiltireh 6 дней назад +9

    Gushada said ayan ugu faraxsanahay kokoyey abaye intan iyo inka badan aa uqalanta qalbi ❤❤😊

  • @hoodoabdi9551
    @hoodoabdi9551 6 дней назад +17

    Masha allah tabarakallah what a amazing idea😭❤️❤️ congratulations huunno qof smart ah bad tahay anagana sharaf bay noo tahay ina garabkaaga nahay guuleyso qofka keliya dadkeeda, hamigeeda iyo farxadeenaba ka wada shaqaysaa tahay not khiyaal❤️❤️👏🏾

  • @AnabMahamud-b1h
    @AnabMahamud-b1h 5 дней назад +1

    My dear sister koko congratulations Inaan ku taageero kuma qasaarin hore usoc insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Hamdoush123
    @Hamdoush123 6 дней назад +9

    Asad maanta wuxu arkay midhihii beertay mnta in wada 1m wada noqdeyn mnsha allah asad hadyad u qalmo sii insha alalh inta ka bdan mudan yhy

  • @ikranabdullahi1269
    @ikranabdullahi1269 6 дней назад +16

    hambalyo hambalyo kun io kowjeer wlshy mcn koko bulli intaas io in kabdn ayaad uqalantaa wll mcn thank you

  • @Abdihashi_qorane
    @Abdihashi_qorane 6 дней назад +15

    Hanbalyo inanta kaliya caanka ah ee Allah ku maneystay qurux, aqoon, naxriis, xishood iyo qalbi furnan m.a halkan iyo meel kasaraysaba waad uqalanta wllo gabadh yaroo dadaal iyo karti badan baad tahay wxn aaminsanahy dhowr malyan inaad waqti kooban kudhaagi kartid sababto ah xirfadeda iyo talent geeda intaba wad leedahy wxa tahay gabadh aan aad utaagero waxana kugu taageray wanaagaga faraha bdn iyo qalbi furnanta Hanbalyo markale 1m si sharaf leh ayaad ku gaadhey xaqiqdi farxada allah kuu siyaadiyo huuno👏👏🎉

  • @mariamabdulkadir6314
    @mariamabdulkadir6314 5 дней назад

    MashaAllah abayo waxa sameysay waxa ugu wanaaksan ayad sameysay horey usocdo abayo, You are a Role Model of today's youth!!

  • @muusexasan3205
    @muusexasan3205 6 дней назад +35

    Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations millions koko bulle

    • @HanadMaxamed-rt7of
      @HanadMaxamed-rt7of 6 дней назад

      Walashey koko hambalyo Hambalyo 1malìy hori usoco intaan inka badan ayakuurajina

  • @Adnacabdilahi2006
    @Adnacabdilahi2006 6 дней назад +26

    1k ilaa 1Milion waan Kula socoday adyo congratulations million times 💋 inta iyo in Ka badan Ku rejayna insha'Allah waxa UU sameysay dadka ilhy ha Ka abaall mariyo 🎉❤

  • @Hanad-e9h
    @Hanad-e9h 6 дней назад +23

    Hambalyo Kokoyey 1m wlhi wey tagtey oo talaabsatey maahan sida youtuberska kale oo maalin alle keeno Prank iyo wax micno laheyn sameya wa gabadh aduun iyo aakhiro intaba ushaqeysaneysa dadkana ku dhiiragelineysa sadaqada allah barakeyo walasheen👏😇✌️💪

  • @muuminmaxaed
    @muuminmaxaed 5 дней назад +1

    Koko farxadada wa anaga farxadena🎉🎉🎉🎉 1m ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @Salmaqurux-b2t
    @Salmaqurux-b2t 6 дней назад +23

    Qalbii farxadaadu wa tena😢🎉❤

  • @bintuubax2992
    @bintuubax2992 6 дней назад +15

    Jah koko intaa iyo inkabdan uqalntaa
    Congratulations 🎉😢❤

  • @warsanewarsaneyacin5576
    @warsanewarsaneyacin5576 6 дней назад +30

    Koko félicitations im for Djibouti

  • @-Y95
    @-Y95 5 дней назад +2

    Mashaalh congratulations 🎉✨ for 1M koko from 🇩🇯☪️

  • @inafoodeymaxamed
    @inafoodeymaxamed 6 дней назад +10

    Omg wan farxay mrka dhahday xafld ban team koko uqabanaya nolow wlshy❤❤

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 6 дней назад +60

    Koko kum khasaarin taageernimdaad wlhi illhy ha ku daayo apaayo mcn hanplyo 1.m koko wlhi farxdyda la koobi karo😢❤❤❤❤❤

    • @JamaadCabdi-i5x
      @JamaadCabdi-i5x 4 дня назад

      🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaidaDahir12
    @MaidaDahir12 6 дней назад +14

    Tan yari waa gabadh Aqli bdn Masha Allaah❤

  • @deqoabdalla1949
    @deqoabdalla1949 День назад

    Maasha Allaa walaa shey Ajar Allaah hakasiiyo❤❤❤❤❤❤❤

  • @nastexociisemohammed
    @nastexociisemohammed 6 дней назад +18

    hambalyo hambalyo koko abaayo mcn hambalyo 1M🎉🎉🎉🎉🎉

  • @FaatimaAdinuur
    @FaatimaAdinuur 6 дней назад +16

    Koko shaashada mopilke isaaranthy dadka markee iweydiiyan maxaa u saraty waxaan ku dhihi jiray Role model iithy ula jeedkeedka aan u saartyna wuxuu ahaa markan arko si waxbarashada aan ugu dadaalo maadama koko gabar aqoon yahanad ey tahy team ka markee ku dhex jirto su'al waliboo ay ka jawabto. Maanteyba kasii wangsanthy🥹 walee Kuma qasarin koko taagerideda🫶🏽❤️

  • @ebyancabdi8939
    @ebyancabdi8939 6 дней назад +7

    Horta abayo hanbalyo lkn ani wan kaxumahay wayo nasib umalihi inan kulkulmo oo 2wadan ban klajogna lkn qalbiga kula jogaa ❤❤❤❤❤

  • @AshaAdan-z8c
    @AshaAdan-z8c День назад +1

    Hambalyo koko 1milyan

  • @XamdaCabdi-kl8ef
    @XamdaCabdi-kl8ef 6 дней назад +15

    Masha allah koko bulle wad uqalnta inta iyo inka badanba wllo❤❤❤❤❤❤

  • @CismaanSiciid-h9j
    @CismaanSiciid-h9j 6 дней назад +7

    Aniga soomaliland ayaan jooga ila malintad bilowday ila manta waan ku dawada ee halkad ila dabal dagin😢

  • @sumayoabdirisak889
    @sumayoabdirisak889 6 дней назад +16

    Waa u walantaa qalbi intan io ka badan insha allah guuleso ever time ❤🎉congratulations congratulations milion jeer❤

  • @NimcoMaxamedCismanMaxamed
    @NimcoMaxamedCismanMaxamed 5 дней назад +1

    Koko buleh waxa tahay qof aan ku deysado wllhi ❤intaa in kabadan aa u qalantaah wllhi

  • @IsmahanQurux-d6m
    @IsmahanQurux-d6m 6 дней назад +13

    Hamalyo koko kabadan u qalanta kokodena boqoradeena❤

  • @IdamohamudIdamohamud
    @IdamohamudIdamohamud 6 дней назад +32

    Kooko hambalyo 🎉lkn kookoo hada kadib ciyoow wax noo soodhig I.a mideeda klena habeen kasta vidio aa rabnaa I.a❤ hanaga mashquulin kookooyeey🎉🎉❤

  • @SalmoMaxamuud-m1o
    @SalmoMaxamuud-m1o 6 дней назад +12

    Congratulations 🎊 walaashey koko bule intaa iyo kabadan waaouqalan taa wallhi wajeclaanlahaa inaakuladabaaldago lkn siwalba masuurta galeeso lkn qalbiga kaala dabaal dagaa maanta waxaa umaleenanaa inaa Ani 1m kagalay markale Congratulations waligaa noofarax sanoow mss 1m 🎉🎉❤

  • @kalidmohamedabdillahi
    @kalidmohamedabdillahi 4 дня назад

    Félicitation koko horee u soco inchaAllah. I'm from Djibouti ❤❤

  • @Nimcocadey-e2v
    @Nimcocadey-e2v 6 дней назад +5

    Boqoradeyna Koko wad uqalanta intas iyo in ka badan abaayo gawar qalbi wangsan baa tahy noloshu kuma xumeyso guuleyso boqorada👸🏼

  • @FadiaKamas
    @FadiaKamas 6 дней назад +5

    Wwww mancha allah qof adoo kale ah inaan caan ka dhignay wlhi anagaa xitaa isagu mahad naqeynaa , hamplyo gclo🎉❤

  • @Fozinaqali
    @Fozinaqali 6 дней назад +15

    Hambalyo hambalyo koko bulle 1m🎉❤🎉🎉🎉

  • @abdirisakfrance1605
    @abdirisakfrance1605 5 дней назад +1

    Koko waqtiga dabal dega isoo sheeg waxan jooga bosaso wa imana isha allh ❤❤❤

  • @AhmedSaalax-h1l
    @AhmedSaalax-h1l 6 дней назад +11

    Hampalya koko qurux waa ku jeclahay ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @SumayoAbdi-ed1ir
    @SumayoAbdi-ed1ir 6 дней назад +20

    M.a wllhi waxaaa tahyy gabar lagu daydo ❤

  • @shugriahmed5519
    @shugriahmed5519 6 дней назад +15

    Hanpalyo quruxy 1m kabdn uqalntaa boqoradeena m.a koko maxamuud bulle❤❤❤❤❤

  • @al-cadaala4874
    @al-cadaala4874 5 дней назад +4

    Waa marka kaliya aan ku taageeri karaayo hambalyo aan ku dhayaaho, hambalyo ina bulle waxaa iiga kaa muuqanaayo inaa ka mid tahay dadka soo noolaynaayo rajada eberka ku dhaw ee ummadad Somaliyeed mar walba waxaan daawan doonaa waxa aad soo dhigtid si aan qayb uga noqdo dadaalkaaga baan ugu faraxsanahay inaa teamkaagii koowaad, aad baan ugu farxaa markaa public figure dhanka dad dhiska iyo dalka dhiska uga faaiidaysanaaya caanimadiisa, rajo waynbaa iiga kaa muuqato illahayna waxaa ka rajaynayaa inuu kuugu dadaalkaaga. Hambalyo mar labaad iyo mar sadexàd.

  • @RayanAbdi-g3x
    @RayanAbdi-g3x 6 дней назад +11

    Hambalyo hambalyo koko❤waad uqlantaa intaa inka badanba❤

  • @AnisaAdan-pl9rn
    @AnisaAdan-pl9rn 6 дней назад +16

    Congratulations 🎉 ina adeer intaan io kabadan aa uqalanta hambaliyo hambaliyo 🎉🎉 keep going wllashei❤

  • @anfacabdi-k9k
    @anfacabdi-k9k 6 дней назад +12

    Hambalyo miss 1m hambalyo koko qurux badan🎉🎉🎉🎉

  • @SacdiyaAli-u1c
    @SacdiyaAli-u1c 3 дня назад

    Congratulations 🎈🎉 for 1 million koko