War nio maa afsomalia ku hadashid si uu casharkaaga macno u yeshto walbo war somalia yaa runta u sheego dadka mesha wada fadhiyo waa somali macalinka ne engilsh uusan qatar ku aheyn ayuu isku dir qinayaa hhh yaab iskama dhaaftidoo sxbow kaas amaan kaa raaci maysee hhhhh
Sxb meeshu waa Dalka kenya macalinka Ardada uu waxvaraya waxay isugu jiran qoomiyada kala duwan somali kali ah ma ahan kenyan iyo dadkale ku jira marka luuqada englishka in wax lagu sasa sbabtay
It’s a great lesson thank you.Our Senior Mentor Ahmed Busry
Horey usoco Ustaad dadka negetive ka ah warkooda yuusan ku saameyn luqadaad doonto wax ku sharax qofkii doonaya inuu af soomaali wax ku fahmo casharada aad duubtay oo afka soomaaliga ku sharaxday haka soo dhageysto oo haka soo daawado youtube Ajcrypto
Great 👍
Amazing
amazing lesson
Legend
Knowledge is powerf 💪❤ thanks our teacher ❤
Learning from the expert
Knowledge is power.
Qoralkas inten kahela
Where is this physical class going on ❤
Waar ma anagiiba isma qarin karno 😂 m.a horay uso ustad
Aqoontu waa awood