Cabdi Dhaanto Qabiilkiisa Saxda ah Oo Banaanka Lakeenay Daawo🤔👍

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 янв 2025

Комментарии • 437

  • @QuruxdaQoyska2
    @QuruxdaQoyska2  5 лет назад +33

    Waxaan Filayaa Dad Badan Oo Markii Hore Si Qaldan Wax Ufasirtay In Ay Maanta Ifahmeen Guul Team Q Q2

    • @nuuracabdi6161
      @nuuracabdi6161 5 лет назад +6

      Kaalay horta maanad qof wayn ahayn wax Muhiima oo dadka anfaca ka soo hadal intaa ku meeraysanayso dadka kale

    • @islaothmani6356
      @islaothmani6356 5 лет назад +2

      Waad ku faraxsaneed waa iga wale 1 qosolkaga baxayay 2 comment waad xirtay saan dulmigaga lagugu sheegin

    • @لولوالجنوب-ص5ق
      @لولوالجنوب-ص5ق 5 лет назад

      Mashaallh Alle Haku Xafido Wll Qali 🙏🙏🙏🙏💖💖💖💝💝💝🇸🇴🇸🇴🤙🤙🤙🤙👏👏👏

    • @hodanissa3891
      @hodanissa3891 5 лет назад

      لولو الجنوب mansh allah walalo Shanti kkkkkkkkkk

    • @superkikochannel3209
      @superkikochannel3209 5 лет назад +1

      Laakiin qabyaalibaad tahay xoolayahaw

  • @geljirowninweyn4542
    @geljirowninweyn4542 3 года назад +1

    Cabdi dhanto wa Gugundabee hawiye oo jidle_ Murule , waxay dagan dagmada liiban ee wadanka Ethiopia 💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪

  • @abdiaziizabdullahi3941
    @abdiaziizabdullahi3941 5 лет назад +20

    Sxb c. Dhaanto waaa nin gugundhabe hawiye ♥️ oo xamar leh cida ugu geel badan Somali viva gugundhabe hawiye ♥️ ♥️

    • @suadabdullahi4503
      @suadabdullahi4503 4 года назад +1

      Abdiaziiz Abdullahi hawiya xamar ma leh ku sexo taas cidna ka ma xigtan dadka yaase ku siiyay adiga

    • @marshaal9099
      @marshaal9099 3 года назад

      @@suadabdullahi4503 taada kahadal

    • @scofieldgang1495
      @scofieldgang1495 3 года назад

      Isku geel manaqano walal 🤣🤣🤣

    • @yamays
      @yamays 3 года назад

      @@suadabdullahi4503 sax ♥

  • @jihaanjeesto8248
    @jihaanjeesto8248 5 лет назад +44

    Abdi dhaanto waa Jidle waana wiil Soomaliyeed Ogaadeen beey moodan Ogaadeen ree abtigii Waaye mida kale Muqdisho Qabiil kama jiro Anigu Darood Baan ahay Muqdishana waan ku dhashay waana ku Nolahay Waligeeyna Wax Darood Nimo Wax yar igu Yiraah Ma Arag Ee Wiilka Fanaanimadiisa Hadu Dhaafi Laheen Lama Xireen Wuu yara Fudud Yahay Xarigiisana Waa Qalad Uu Asiga Qof Shaqsi Ah Ka Galay Qof Sharciga Ka Weyna Majiro Jidle kenya Iyo itopiya Soomalia intaba wey dagaan Abdi Dhaanto Waa Jidle sida lasocda dadka Qabiilkiisa ku mashquulsanow

  • @cabduqaadirmaxamed908
    @cabduqaadirmaxamed908 5 лет назад +26

    C.dhanto wuxu doona ha ahaado waaa Somalia ma ahan qof ajanabi inkas Somalia qabyalad kama dhamaato bro

  • @CuradOfficia
    @CuradOfficia 5 лет назад +54

    Asc asxaabta in ta jacel janada allaah ha usahlo subscribe igu caawiya janada allaah ha usahlo

  • @bukhaaribooker82
    @bukhaaribooker82 5 лет назад +2

    Kkkkkkkk. Wlhi waad naga raysay waxaan u soo shubanay shaah saan u sugaynay aad noogu soo koobtay soomaali waaye MashaAllah you right 👏👏👏👏

  • @faadumocali1220
    @faadumocali1220 3 года назад +1

    Qof somaliya qof somaaliya mahoosjoogo cabdi dhanto wiil somaliya wadaniya ugargaaraha maskiinbadan guuul baankugu ogahay 💯💯💯💯💯💯💙💙🤍💙💙💘💘💘💘💘💝💝💝💝💝🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🕺🕺🕺🕺🕺🕺🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🤝🤝🤝🤝

  • @abdullahishula6381
    @abdullahishula6381 5 лет назад +10

    Abdi Dhanto inuusan ogadeen ahayn waa hore ayn gartay sabaabto ah Ogadeenko waa dadda xishood badan oo afgaban murti leh balse cabdi dhaanto iska yaraha qalbi caruur wuxuu rabo iska dhahaya

    • @khadradawoa2750
      @khadradawoa2750 5 лет назад

      Abdullahi Shula ✅

    • @ubaaxaabahaaayuuiiyahaymax7794
      @ubaaxaabahaaayuuiiyahaymax7794 5 лет назад

      Sxb yaa muqdisho marti ku ah marka hadalkaaga waxaad moodaa in uu isdhaafaayo wayo adiga ayaaba ah qabiiliste xun

    • @abdullahishula6381
      @abdullahishula6381 5 лет назад

      Cabdi dhaanto halkaas waxaa kaga lumay tageero farabadan iyo shacab uu haystay

  • @kwar3606
    @kwar3606 5 лет назад +52

    wale qabil layguma cadabayo hadan dhinto allxamdulilah

  • @aminnuradin2642
    @aminnuradin2642 4 года назад +2

    Abdi dhanta wa ogaden aniga ayana dad iskugu xigna wazirka shegeysidna ma.aqano e dadka waalida kadaa wll

  • @Labadhako
    @Labadhako 5 лет назад +1

    Subscriber kii wakaala laabtay waa bugtaaye alle haku bogsiiyo

  • @aminamahmud7702
    @aminamahmud7702 5 лет назад +13

    Asc Abdullah wallkey waxan ku weydiinaa time kaaga mad ka fa iideysati wlhi ma dhameysan karo busy ow gees qabiilka naga daa huuno allaha ku barakeeyo

  • @husseinaden4509
    @husseinaden4509 5 лет назад +14

    quruxda qoyska waa idinka dhamaatey, wiil yar oo somali heesaa ah baad ku mashquushaan, somaali waa hal ee hana qaybinin, we all brothers, somaali guul

    • @itsmebalqiis8960
      @itsmebalqiis8960 5 лет назад +1

      Maashaa Allaah illaahaayow ku hafiid

    • @simansheikh7670
      @simansheikh7670 5 лет назад

      Xussein.adeen.ruun.baa.sheegtey huno weey kadhamaateey.u.sheeg

    • @abduljama1245
      @abduljama1245 4 года назад

      Brother wakhtigada meel kheerbadan ku buuxi hana iskumashquulin nin heesaa ah

    • @abduljama1245
      @abduljama1245 4 года назад

      Abdullahi adiga kuma fahmin, maxaa iskugu mashqulineysa waxan qeymalaheen, plse dadka haso'horistaagin hadadan wax kheer aadan ku'hadleyn

  • @user-rv3jk4il1y
    @user-rv3jk4il1y 5 лет назад +40

    War ogaadeen uma bahna Nugu fiilan Naga badan Intan nahay manshallah

    • @lafgareen6500
      @lafgareen6500 5 лет назад +1

      Kkkkk,,,Adiga,,,,Yaa,,,Ku Bahan,,,,,,,,Xabashiyahay,,,,,Gajada,,,Ahh,,,,Eee,,,Qajafada,,,,Sonkorta,,,,Kumisata uf

    • @lafgareen6500
      @lafgareen6500 5 лет назад

      @Farho Abdulle Faqash,,,,,,Aya Lamoday,,,,,Willka,,,,,Ahh,,,,Somali Alaw,,,Alaw Ale

    • @safiaabdi8080
      @safiaabdi8080 5 лет назад +3

      @@lafgareen6500 gajo dawarsato adigaa ah ayo waa bahane inkalmey caloshaa idhuuriyows

    • @lail111
      @lail111 5 лет назад +1

      @@lafgareen6500 War digrlowyahow dacas ka xumi amous

    • @lail111
      @lail111 5 лет назад +4

      @@lafgareen6500 Naya ma adigo reer AMISOM ah ba hadlaysa?

  • @YuusufShcabdi
    @YuusufShcabdi Год назад

    Waa hawiye oo aha gugundhabe oo aha jidle oo aha dalcawstire oo aha cade oo aha reer ow macalin

  • @koomabeauty
    @koomabeauty 5 лет назад +5

    Number 1 waa aniga like isaar

  • @abdifatahabdi4281
    @abdifatahabdi4281 5 лет назад +30

    We dont need inaan ogaano qabiill waayo macno noomasamaynayo waa somali mihiim xagee kasoo jeedaa

    • @simansheikh7670
      @simansheikh7670 5 лет назад +1

      Waaan.kugu raacsanhy.fiikiirkaga niinkaaan.cabdullahi.aweeli wuu.fiicnaa.lkn.hddaa.wuu.haalaabeey

    • @ahmedm7221
      @ahmedm7221 4 года назад

      Abdifatah Abdi waa in la ogaadaa qashinka

    • @wadanionline
      @wadanionline 4 года назад

      Abdifatah Abdi saX Nin waxgaranaaYo ayaa tahay wllky

  • @madaxweynahamustaqbalka6979
    @madaxweynahamustaqbalka6979 3 года назад +4

    Alla maxaa aqlilow ahay comments leba firiyay wax walibana halkan Ka ogaday inta aan ley dalinin de 😂😅🤣

  • @faadumocali1220
    @faadumocali1220 3 года назад +1

    Waanin soomaliya cidkale umabaana💯💯💯💯💙💙🤍🤍💙💙

  • @umuaxmed9390
    @umuaxmed9390 5 лет назад +31

    somali goormay qabyaalad kawaynaanaysaa bisinkee

    • @itsmebalqiis8960
      @itsmebalqiis8960 5 лет назад +2

      Illaaheey haka madooweyo qabiilka iyo qabyalaada

  • @kaltunsaxansaxochannel6650
    @kaltunsaxansaxochannel6650 5 лет назад

    Wlaal abdulahi runtii anigu hada kama sugeyn waxan oo kale waxad ahayd wiil aad u qiimo badan lakiin maalmahan waxad modaa in aad hoos u noqoneysid please naga daa sheekoyinkan waxan kaa sugeyney arintii aisha yar hore u soco wlala 2020 waxan kaloo ku weydiiyey ma waxa jirta somali aan muqdisho u dhaman waxad kasoo loonooshegta ma waxa jirta somali kala diir ah?????

  • @muktargudhow9425
    @muktargudhow9425 4 года назад +2

    That is true bro and u go the point tribalism z shet but the reason z to know each other keep going dear brother

  • @luulmaxamed2996
    @luulmaxamed2996 5 лет назад +10

    C.dhanto mala dulmin muqdishana dad laguma dulmiya ee asaa af dheer meeqa fanaan aa jogto maa la dulmiya

  • @afdheermedia6195
    @afdheermedia6195 2 года назад

    Cabdi dhaanto waa Jidle Gugundhabe hawiye

  • @aweyscabdi9676
    @aweyscabdi9676 2 года назад

    Cabdi dhaanto qabiilkiisu gorgortan ma gali karo waan nin laandheere ah

  • @adarmohamed4209
    @adarmohamed4209 5 лет назад +2

    Asc reerkonfurku Qabiil mayaqaanin manakahelan laakin wilkaas waawiilkaldan oo walaalkeena waxan leenahay haladaayo hanalasiidayo i don't care his trips and we don't want know he is only Somali and we love him just who he is we have to unite as one Somali

    • @fardowsoabdulahimuhamud8978
      @fardowsoabdulahimuhamud8978 5 лет назад

      Kkkkkkkkkkk maxa dhahaday kafur qabil lagam yaqano maxay dadak fb ugacayan hadasan qabiil aqano abdi dhaanto oo shiqalay umaleyen ogaden oo ayay can jireen

    • @fardowsoabdulahimuhamud8978
      @fardowsoabdulahimuhamud8978 5 лет назад

      Simaliyo dhanab qabilak taqana waalal konafur waqoyi iyo galabeed iyo bariba way yaqanan

  • @ibraafrah6425
    @ibraafrah6425 5 лет назад +15

    Ogow inaad taageeroyaal badan ku waayi doontid qabiil raadinta

    • @ibraafrah6425
      @ibraafrah6425 5 лет назад

      @Cabdullahi Cilmi ina Elmi brother thanks waa

    • @ibraafrah6425
      @ibraafrah6425 5 лет назад

      Ku salaamay adi iyo xaaskaba waa Qurun waa waxa somali u degi ladahay guuleyso Abdillahi iyo marwadiisa bye

  • @samiraabdi4573
    @samiraabdi4573 5 лет назад +1

    Asc Cabdilahi abowe cidiyaha maxa marisay cadi mahe

  • @habiiaibrahim1402
    @habiiaibrahim1402 4 года назад +1

    walaahi qof fahmey aa iska yar manaqaano wasiirkii xasan sheekh uhaayey jagadaas

  • @bilisoqurux2293
    @bilisoqurux2293 5 лет назад +1

    wll awal wax wanagsan o laga ga faidad ku hadli jirte inaga daa qabilku waa ka halka dhigay somaliye

  • @aminaahmed3779
    @aminaahmed3779 5 лет назад +11

    Sax wlhy wllkeena cabdala Allah hakubrkeeyo abdidhnto waaa wllkeen somaliyed qabiilkudono ha ahaaadeee

  • @itsmebalqiis8960
    @itsmebalqiis8960 5 лет назад +2

    ABDI DHAANTO KALIIGII MAA QALDAANO DAAD BADAAN OO WALDAAN AYAA BUUXO

  • @ubaxjama5976
    @ubaxjama5976 5 лет назад +8

    Qabiil kama kortaan miyaa soomaaliyeey maxuu kuu tarayaa inaad qof qabiilkiisa aad ku masquusho war xishooda oo aaqiro xasuuso

  • @abdirizakjb6325
    @abdirizakjb6325 3 года назад +1

    waa jareer soomaali

  • @dadkadalkadanta5592
    @dadkadalkadanta5592 5 лет назад +24

    Wale wan dalay san u sugaye cidu yahay aqir waxad igu so kobtay wa somali yana ogen inu yahay somali wanba yabay yacni qof kasta qabil ayu leyahy cebna mahn in lesku aqon sado qabilka wll

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 5 лет назад +11

    Waa sax qabiillka waa in laysku Garto, lakin wad ka gaabsatay. Waa somali waa runta lakin wa rerkas Ina tiraa ceeb maha kkkk

  • @suheylasaid5117
    @suheylasaid5117 5 лет назад

    Aniga waxan ku dhashay sh.hose dagmada afgooye kuna bar bartay walikey xita kama bixin xamar xita ma kala aqan waxan u baran wayay xamar cid igama dagneen ano saas u indho xiran ka so dhofay hata usa 🇺🇸 ayaan joga qabil ma kala aqoon ilaa iyo hata aniga xita qabilkega hal hatan shego ma si wadi karo saas ay tahay mesha an ka shaqeyo somalida jogto waa dad qabilka u ah walal xita qabilo an walikey maqlin meshas ka maqlay reer konfured cad cadka ama hawiyaha ama darood ka ku dhashay konfur kuna bar baray qabil ma yaqanan tasi anaa marqadi ka ah

  • @soomaalijalaato7756
    @soomaalijalaato7756 5 лет назад +2

    Abdullhi lkn asiga afkiisa ayaa ka heynaa jig jiga ayaa ka so jeedaa waana la ogahay qabiilka awooda ku leh

  • @fadumomohamed2857
    @fadumomohamed2857 5 лет назад +4

    Quruxda qoyska walal walalkeen dadka muqdisho lagu dhibateeyo ayuu qayb ka yahay qabiilkuu rabo ha u dhasho marka dadka waxan jirin haka dhadhicin reer koofur haday qabiil yaqanan lama layeen malinkasta samooday maha warooy ka joog

  • @katrajama9666
    @katrajama9666 4 года назад

    markji horba waad qaldaney hafan waad qaldantahayee ilaahay toobada u raadso ee qofkaan ku aqoonin baa loo waramaa ee waan ku garteyee bay bay

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 3 года назад

    Maxaaf Nagy sheegi wayday qabiilkisa dee jaw

  • @hawaadam3447
    @hawaadam3447 3 года назад

    Yaa Mudisho laga xigaa mar haddii uusan xamar ku dhalan mudishaawi ma aha reer xamarna ma aha. Xamarse miyeysan Caasimadii Somalia ahayn Carka Muqdishaaeiga lagu noqdo xagee laga soo qaataa.

  • @8abdihassan88
    @8abdihassan88 5 лет назад +1

    Asc goorman kawayiinanayina qabiilka wan ka xumahay sheekadan

  • @ayanmoh6078
    @ayanmoh6078 5 лет назад

    Walaalo cabdi waa nin somaliyed uma arko mixiim qabiilkisa

  • @ubahfarah4511
    @ubahfarah4511 5 лет назад +2

    waayo abdi laahoyow dowladeena ayaa social media ah. taasi waa tu inoo bilatay 2017 waan wada heelo tumanaynaa ee xaakim ayay u doorteen tolow social media haloo codeeyo anigu MMS iyo dabcasar ayaan cod kayga sii yay xaakimnimada xageeda

    • @engjaamcxusen6801
      @engjaamcxusen6801 5 лет назад

      doqonta usha agteeda dhig haday garanwaydana gogah ugeli.2017kii kahor maxaan kaa qoraa illayn waa innagiiyi.

  • @baariyoo
    @baariyoo 5 лет назад

    shaqsi Somali ah ayuu yahay. qabiilku aakhiro qofna uma gargaarayo ee camalkiisaa wax u tarayaa. ha la iska daayo qabyaaladda iyo nin jeclaysi qabiil aawkiis. kan meesha u soo fadhiistay inuu nin bulshada ka mid ah qabiilkiisa ku xiiqoow adeer wax kale oo kuu dhaamo alle hakuu sahlo. wabillaahi towfiiq

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 5 лет назад +6

    Qabiilkiisu waa Somali

  • @siciidofarah2652
    @siciidofarah2652 5 лет назад +1

    Wasiirka ma aqoon anigu qofkii yaqana bal iso sheeg 😃

  • @sakariyenuur7585
    @sakariyenuur7585 5 лет назад +12

    Martida iyo waxaad ka hadleyso Ma Aan Fahmin Yaa Caasimada Somalida Marti Ku Ah Yaana Marti Looyahy? ?? Marka Aad Hadlayso Waa Inaad Mizaantaa Hadal kaaga Si Dad Bulsho Badan Kuu Firsato

    • @aishahussein4229
      @aishahussein4229 5 лет назад

      sakariye nuur cabdi dhanta sow rer jigjigo mahan casimadisu wa adisabab no mor bentiy la dhodhobay 1960

    • @Malaay-cu8li
      @Malaay-cu8li 5 лет назад

      Yaa ubaahan caasimada Tuugada

    • @aishahussein4229
      @aishahussein4229 5 лет назад

      Malaay 2017 waxa ubahan daka uso dawarsiy tago melkastab haka yimadan mexey so donan hadey nan u bahne ya visa casumad u diray

  • @saharamuse1965
    @saharamuse1965 5 лет назад +12

    Nin Somali oo xamar Marti ku ma jiro Somali gobol Marti lagu noqonkaraa ma jiro Somali waa Somali ha hadaalina qabiilku Mar baa laga gubi dona

  • @itsmebalqiis8960
    @itsmebalqiis8960 5 лет назад

    MUQDISHO ABDI DHAANTO KALIIGII KUMAA DHIIBAANO UMAAD BADAAN AYAA KU DHIIBAAN NIINKII LAGUBII JIIREEY ILLAAHEEY HAA UU NAXARIISTO REERKIISII IYO ABIHIIS OO NACDIINTII UU INDHOO BELEEY UU CARAREEN XEERYAHA QAXOOTIIGA

  • @Jammaad
    @Jammaad 5 лет назад +3

    Soomali cudur halis ah bayqabaan aan dawo lahayn waana cudur dilaa ah ku ah cadow dhaqankaaga dhalashadaada wadankaaga waana (QABIILKA)

  • @cabdiqanicabduqadiribrahim4653
    @cabdiqanicabduqadiribrahim4653 3 года назад +1

    Gul cabdi dhaanto somali

  • @abuamal7991
    @abuamal7991 5 лет назад +2

    Waziirkii dhalan yarada iyo Ciyaaraha waziir nuuuux 🔍VAR

  • @amarabintuali246
    @amarabintuali246 4 года назад

    Wll somalida mugdisho oodhan baadhiban isaguna waakamid qabilka doono ha ahaade ayagana isugu wacan

  • @qoraneahmedabdi3355
    @qoraneahmedabdi3355 4 года назад +1

    Halkaasna waxaan kafahmi karaa haduu meel kale kasoojeedilahaa inayn waxba nooga dan'ahayn amba waxba nagagalin.

  • @cabdiahmed5244
    @cabdiahmed5244 3 года назад

    Saxib cabdi dhanto wata gersanahay wana dhagastaa

  • @dahabaahmed1030
    @dahabaahmed1030 5 лет назад +2

    mash alaah cbduhahi mahdsanid

  • @mukhtaarcabdi3498
    @mukhtaarcabdi3498 4 года назад +1

    Afsoomaaliga iska sax dhaaante maaaha waaa dhaaanto

  • @halimaibrahim3059
    @halimaibrahim3059 5 лет назад

    Reer Muqdisho degan gelinka shanaad aa jiro ee Soomaali koofur iyo gelinka 5aad.

  • @Somaliboy516
    @Somaliboy516 5 лет назад +1

    Qabiilka iska daa Somali waa hal, Cudurkan qabilka somali ALLE ha bixiyo, waxa adunka naga rebay waa qabil...

  • @zahrabelabeauty7863
    @zahrabelabeauty7863 4 года назад +1

    Ayantan waxad kentay in ad cinwan ben ah ad so qorto benta dhaf

  • @leylamohamud8542
    @leylamohamud8542 4 года назад

    Xamar waa caasimad ee qof marti ku ah ma jirto kuwa aan ku dhalen ee dhahaayo koonfur baan ka soo jeedaa waa qalad meeshaa ku dhalatey aad ka soo jeedaa

  • @nasir6769
    @nasir6769 4 года назад +4

    Hadii uu ahan lahaa ogaadeen ma marti ayuu ku ahan lahaa muqdisho? Sxb nin weyn ayaa tahay ka fiirso hadalada qaar

    • @abdisaidali5457
      @abdisaidali5457 4 года назад +1

      Maya! Waa ayagaa leh waa magaalo madaxdoodi

  • @amiiraseleban3182
    @amiiraseleban3182 5 лет назад +3

    Waa miskiin dhinac lagawado maray 👀

  • @simankeynaan5579
    @simankeynaan5579 5 лет назад +3

    Waxaad ka hadashay maanta ma ahan wax fiican macnaha toobigaaga anaga cabdi dhaanto qabiilkiisa maxaa naga galay oo aad waqtiga nooga qaadeeysaa yaasa ku yiri noosheeg qalad ayaad naga gashay nin isagaba caay iyo af xumo ku jooga sooshal media yaha oo wuxuu yahay oo dhan la og yahay ayaad nagu mashquulineeysaa mowduucaan oo kale ha nugu soo celin waa xan xana ma dooneeyno ee wixii aan kaaga baranay noo soo tabi waxaan nahay taageerayaashaada

  • @foos7330
    @foos7330 5 лет назад +1

    Asc asxaabta wasiirkii hore isbortiga wuxuu ahaa tarzan hadaan qaldaneyn marka ma murusadaa cabdi dhaanto👌

    • @nadifasiad5456
      @nadifasiad5456 5 лет назад

      Tarzan wuxuu ahaa ujeedeen abgaal ayuuladhashay

    • @bushrobella8978
      @bushrobella8978 5 лет назад

      Saan maa somli kutihin tarsan wuxu ahaa nin ah duqa magalada allaha unaxaristo eng yarisow cml waxbarta cawan yahey tarsan sports muxu ka ogyhy yaaa rabbi

  • @aaminocali7586
    @aaminocali7586 5 лет назад +5

    M.a my bro abdulahi keep going

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 года назад

    Waa somali in la cusuriyo ma aheyn somali qabiil kama dhamado adunka wexey ka danbeyaan 5kun o sano xata hadu ajnebi yahey waa biniadan hadii saan lagu jiro somalia halagu kala tago hana la gado halaga dhigo godka lagu dugo qashinka adunka

  • @hodanegal2765
    @hodanegal2765 5 лет назад +16

    Ninkan marku maskinka aha o youtupe ka kucsba wu ficnaa likn hada qabyaladyste nqday

    • @shacnimohamed4897
      @shacnimohamed4897 5 лет назад +1

      waa murile c dhanto hoyadii waa ogaadeen

    • @dekaabdikadir1218
      @dekaabdikadir1218 5 лет назад

      ma ila aragtey

    • @hoodomoha2113
      @hoodomoha2113 5 лет назад

      dee subscribe badan buu helay
      saasaa keenaysa inuu dib ka xumaado ileen waa gaadhay dantiisiiye malaa yacni buu noqday hada

    • @arawelomakufto8460
      @arawelomakufto8460 5 лет назад

      @@shacnimohamed4897 murile wl ma qabiil baa sorry ma garanaye wlo xuman ha i arkin ok

  • @qoraneahmedabdi3355
    @qoraneahmedabdi3355 4 года назад +1

    Abdullahiyow walaal khayr Allah kusiiyee Hadalkaaga dulicdiisa hadiiaad aad ufiiriso waxaad moodaa inuu eexasho kujirto maxaa yeelay waxaad xooga saartay Abdidhaanto inuu yahay inaan dad kale ahayn madaamoo uu koonfur kasoo jeedo,

  • @rumanahm5634
    @rumanahm5634 5 лет назад +3

    Ma in aad isku qabiil tihiin baa sidaa ugu farxasantahay

  • @majidsaid178
    @majidsaid178 4 года назад

    WOOOO .....wiilkeyga ka tag inaad qeybinta Soomaaliya ka dhigatid barnaamij....waa jirta inaad dood ka dhigatid aniga QABIIL kama hadlin.....laakinse maxaa keeney REER KOONFUR!!!!. Oo aad weliba ku celcelisey!!!!!!.????.

  • @khadromohamud6491
    @khadromohamud6491 5 лет назад +1

    abdulahi wan ku dawana ilmahaga ku dawada nagada maran wad ka sodarta

  • @axlaammohamed9411
    @axlaammohamed9411 5 лет назад

    Cabdi dhanto wa shikhal qofki raba qabilkisa hoyadisna wa ogaden

    • @mohamedgeelqaad4741
      @mohamedgeelqaad4741 4 года назад

      Sheekhal ogaadeen baa abti u ah adigana waxaa dhici karto inaan abti kuunahay

  • @dahirwarsame7528
    @dahirwarsame7528 4 года назад

    Waa nin habaaran asigaa isu hadlayo, war walaahi inaan aqoon midka uu adeerkiis ku sheegay qabiilkiisa, wax muraad aan kaleeyahay na majirto, macnahii waxa uu rabo inuu dadka waqtiga uga dhameeyo waa asiga iyo qaar asiga oo kale, waa cudurka waalida ee somalida meesha dhigay, waxuba waa laba kalmadood, hadeey macno lahaan lahaayeen asigaa ku matagay, waa waqti dhumis.

  • @qoraneahmedabdi3355
    @qoraneahmedabdi3355 4 года назад

    Abdullahiyow waxaa lagayaabaa in lakulantid nin labo ooy wax dhaxmareen kahadlaya oo odhanya " anigu uma kala'eexanayo oo imakala xigaan" meeshaas soo kamafahmi kartid in haduu midkood qabiilkiisa yahay uga hiilinlahaa kakale,

  • @mursalsheikh123
    @mursalsheikh123 Год назад

    Waaxaas dhan okaadi eeqabiilkiisa iskasheev

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 4 года назад

    Jidle waa la yaqaan wa dad dhalad ah. Jidle wa curadka gugundhabe. Gugundhabena wa curudka hawiye haddi adan aqonin hadda baro haddi ogaadeen lagu shaabadeeyay sidaa mahan .cabi dhaanto inuu fudud yahay ma diidanin wa wiil iska dhallinyaro ah.

  • @maxamadcali9130
    @maxamadcali9130 3 года назад

    Cabdi dhaanta wa nin gugudhaba hawiya ah

  • @dheemanshiiq7771
    @dheemanshiiq7771 5 лет назад +3

    Maxaa naga galay qabiilkiisa qofka waxaa lagu tixgaliyaa shaqsiyadiisa iyo edaabtiisa lkn hada adaaba qabiileyste ah reer muqdishana dadka maficlaan ee jooji heyb sooca iyo reer hebelka aad dadka u aqrineyso

  • @sucdimacalin8101
    @sucdimacalin8101 5 лет назад

    Cabdala nin culus allaha ku sharfo

  • @diriyemohamud3525
    @diriyemohamud3525 5 лет назад

    Sxb waxajira dadbadan ongaraneynin wasirki hore ood shektay

  • @nimcomohammedjimale8531
    @nimcomohammedjimale8531 5 лет назад +2

    Inu hawiye lafta ka xun yahay ila intan caqliyeystay wlhi wan maqlaayey oo hawiye dartiis wadanku u dagi la yahay.
    Balaayo magac xun dheh.
    Uff nebciya dadka lafta qabilku kaga jiro.
    Wlhi xita adi kuma aqaani lkn??
    Waxn idin tageera 💖💖🇸🇴uun in somalinimo idinku wayntahay.

  • @madeenodeeriyemadeenodeeri718
    @madeenodeeriyemadeenodeeri718 4 года назад

    Muqdisho waxaa iska leh abgaal

  • @caaliyaabdirahman8204
    @caaliyaabdirahman8204 5 лет назад

    Hadal ben ah hashegin cabdulahi hadi asxab badana ka tageyso o yutubkaga nici donto

  • @hussainkayad1327
    @hussainkayad1327 4 года назад +1

    Qabiilkiisu qofka muxuu samaynayaa

  • @ibruae2720
    @ibruae2720 Год назад

    kkkkkkk cabdi muqdisho.cid.kamalaha.kuwa.dhaayeyana.cid.kamala.aniga.waxabada ayan is naqana reerka iyo asagab cabdi wa nin aad iyo aad u qalabi fiica aanana garaneneni waxa qabiilka hadan waxa uu uga soo tagaya soomaliy wa mahad salad iyo .koxada cali dheere kolay wad fahateen

  • @halimoabdullahi3882
    @halimoabdullahi3882 5 лет назад

    Wasiirkii hore manaqaan cidiisa marka moo jilci

  • @luulali3070
    @luulali3070 5 лет назад +1

    War noo sheeg cida uu yahay..cabdi???????????????🤔👈

  • @malikyare6103
    @malikyare6103 4 года назад

    Nacaskan Qabiilka ku Waashay Subscribeta kala noqda..

  • @ibrahimmahmood768
    @ibrahimmahmood768 2 года назад

    Adiga laftaadaa jirar wayo qabiilka ilaahay soomali qalbigooda iyo ficilkooda iswafaqo hanaga dhigo maxaqabiilka inlasheego kujira waa wiil somaliyeed casimadiisi joga

  • @Xamze
    @Xamze 3 года назад +1

    Abaha wase ma pointiga direct ushegtid 😡

  • @cgf383
    @cgf383 5 лет назад +3

    Niyahow abdulahio ina adeerow 10 munite kuzoo gaba gabe saa labo xyysiis u saari lhyd warka u dheereysaa🤔

  • @sharafahmedchannel7557
    @sharafahmedchannel7557 4 года назад

    Alla umadu qabiil jeclaa kuli qabiilkiisa sugayaan waaba sugi la aa bay ku hayaan war ninku waa nin somaliya oo dadkiisina jooga.
    Ee qabiilkiisa maxaad ka rabtaan ma qaaran baad ka doonan lahaydeen ???

  • @tamanyasin9388
    @tamanyasin9388 4 года назад +1

    hhhhh zheeko qof aan aqoon ku laahyn waa zena zxa ku dheh

  • @أمجلالالدينالعامرية

    Abdi dhaanto waa hawiye ree Abti ayaa loyahay.ogaadeen baa u.ah ree Abti balse waxaan hubnaa in lagu cunsutiyeeyo ogaadeenimo yacni ree Abti baa loyahay.ush wax jira masha dadkan somalinimada mayaqanaan ree muqdisho

  • @mustafaawkoshinfiqi2778
    @mustafaawkoshinfiqi2778 5 лет назад +2

    Ogaden Ma aha ayuunbaad Ka wadaa 😀 Lkn Ma in uuna ogaden noqon oo uu hawiye noqday ayaa ku soo farxad galisay oo aad clip kan u soo duubtay?

  • @faisalissa3216
    @faisalissa3216 4 года назад

    Wariye doqon ah baatahay. Wilkisa qabilkisa sheg qarabadisa nosheg kuma anan dhihine: dadka aa shegeysidna maba naqan qabilkodq xataa walahi. Tankale aamuqdisho marti ku ah oo somali ah inaa jirantahay. Yaabka yaabkis aan maqlijirey