DARDAARANKII CAWIL - SOOMAALI KASTA WUXUU U BAAHAN YAHAY INUU DAAWADO VIDEO-gan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 дек 2018
  • #BartamahaNews #Somalia #CawilDaahirSalaad
    Allaha u Naxariistee Cawil daahir Salaad wuxuu ku dhintay Qaraxii ka dhacay Muqdisho Sabti Dec 22, 2018.
    Soomaaliya wey inoo wada baahan tahay.

Комментарии • 16

  • @shucayb939
    @shucayb939 4 года назад

    Allow kuu Naxariiso allow QabriGa kuu nuuri

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 3 года назад

    Allh u naxaristo

  • @caweyskadalmar
    @caweyskadalmar 5 лет назад +3

    Ilaahay ha naxariisto

  • @samadoon313channel6
    @samadoon313channel6 5 лет назад

    Alah ha u naxriisto qof soomaali ah oo xalaal ah dad ka noocaan ma xasuuqi Karo alshabaab iyo waxa la shaqeeya ba ma ahan wax xalaal KU dhashey lacnida rabi haku dhacdo ilaaheey umada haka qabto

  • @ilhanhaji459
    @ilhanhaji459 3 года назад

    ilahow ku naxariso

  • @Zaam495
    @Zaam495 5 лет назад +2

    إنا لله وإنا إليه راجعون
    Qabriga Allah u wasiciyo dhaman intii kudhimatay

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 5 лет назад

    Ilaahey waxaan ugu baryaa janada ugu sareysa firdowsa all aclaa aamiiiiiiiin

  • @somalihistorymp4121
    @somalihistorymp4121 5 лет назад +1

    Alle ha u naxariisto
    lkin qofku marka uu noolyahay
    ayaa hadalkiisa la tixraacaa oo la falanqeeyaa
    markuu dhintay fikirkiisiina isagaa la dhintay
    intii dhimatay alle jano fardowsa ha geeeyo

  • @adenyare7575
    @adenyare7575 5 лет назад

    ilahay Ku unaxariisto intii dhimatay ilaahay hacaafiyo intadhaawaca yaa aal kuu hadlaaya Waa loodhamaynayaa tankale maynu arag taniwaa dhiiga ku nool dawlada somaliya loomahayo hogaamiye muwaadina ilaahayo ukeen dalkena qarax ku naaxdo dhiigyacabada umadayda ka soo gaar adiga allow kaqaban kara daalimiinta habeeba hooyo goblaminaya dumarkii asayda usaaray caruurtii agoontimeeyey

  • @yaareenyaareen3799
    @yaareenyaareen3799 5 лет назад

    Illaahoow kuu naxariiso

  • @abdikarinomar2616
    @abdikarinomar2616 5 лет назад

    Allow ku naxriiso 😭😭

  • @munaistahil9985
    @munaistahil9985 5 лет назад

    Inaalillahi wa ina ilayhi raajucun 😢😢😢

  • @adenyare7575
    @adenyare7575 5 лет назад

    ilahay Ku unaxariisto intii dhimatay ilaahay hacaafiyo intadhaawaca yaa aal kuu hadlaaya Waa loodhamaynayaa tankale maynu arag taniwaa dhiiga ku nool dawlada somaliya loomahayo hogaamiye muwaadina ilaahayo ukeen dalkena qarax ku naaxdo dhiigyacabada umadayda ka soo gaar adiga allow kaqaban kara daalimiinta habeeba hooyo goblaminaya dumarkii asayda usaaray caruurtii agoontimeeyey