Ugudanbenti waan tagay…?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024

Комментарии • 102

  • @Haykal5
    @Haykal5 Год назад +44

    Qofkii abid ugu cilmi iyo xishoodka badnaa ee Alle abuuray waa nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم ♥️✨️

    • @queenb1003
      @queenb1003 Год назад +1

      Salallahu Caleyhi Wasalam

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Год назад +67

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) 🥺❤💞🕋🙏

  • @Hoodo121
    @Hoodo121 Год назад +46

    Tasbiixda iyo dikriga wuxu kamid yahay wax yaalaha allh lugu dhawaado 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @queenb1003
      @queenb1003 Год назад +1

      Salallahu Caleyhi Wasalam

    • @Haffyy
      @Haffyy Год назад

      Allah akbar ♥️💯

  • @ifraxabdullahi1401
    @ifraxabdullahi1401 Год назад +6

    gabadhan waan iska jecalahay hadalkeda mogadisho hadad imaato in aaan kula kulmaan rabaa❤

  • @user-dh2jw9vb1h
    @user-dh2jw9vb1h Год назад +7

    Allaah subxaanahu watacaalaa aynu kacabsanno , rag iyo dumarba , dumaraw xijaabka xirta , okhayrka kudadaala ,
    Wadankeenna Somaaliya hor markiisa kudadaala , Nairobi aaa aaa!!!?

  • @afnaanaragsan5580
    @afnaanaragsan5580 Год назад +10

    Samixa wall wan iska ka jeclahy from hargysa

  • @boqoradashinnida
    @boqoradashinnida Год назад +23

    Illaahy Dartiiis Subcribe iidhaha 😭😭😭Muslinimo 😢

  • @gaaclali471
    @gaaclali471 Год назад +15

    Smiixa gabadhena we love you so much 📌

  • @hassanmohamudguliye-hsm9195
    @hassanmohamudguliye-hsm9195 Год назад +7

    Don't take your beloved ones at that hospital if you love your relatives! speaking from experience !

  • @ramuush7147
    @ramuush7147 Год назад +2

    Allow ha ikeen mar kle lcg wax matardee wax Gargaar ah malaha Abahey mcn wax logu qaban waye oxygen aso ubahan udiideen🥲 wax yar kabacdi lcg lagu saaraa 🥲🥲 alle kabaqa🥲

  • @abdiahmed1689
    @abdiahmed1689 Год назад +4

    THANK YOU SAMIXA

  • @samuu7275
    @samuu7275 Год назад +2

    Abayo anaa hospital kaan dagay walashey ku dhali rabday lkn walahi kalkaalisoyin heegan ah majoogan walashey we isku furan gaarday wax gar gaar ah ne meesan helin waxan genay cafwan walahi wax jiro mahan wa xasidiin ee dhal dhalalka yesan ku sirin

  • @dajiyeaxmad8684
    @dajiyeaxmad8684 Год назад +5

    Keep going to 1 million legend🥰🥰

  • @zaamahmed1470
    @zaamahmed1470 Год назад +4

    Kan isbtal ma ahan ha igu so dhisin sistarey

  • @AyaatAbdullahi254
    @AyaatAbdullahi254 Год назад

    Mashaalaah Nice Hospital

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 Год назад +12

    Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed 🥰♥

  • @faatimacooking3577
    @faatimacooking3577 Год назад +5

    Sallahu caleyhi wasalim ❤❤❤

  • @abdinooromar3324
    @abdinooromar3324 Год назад

    MashaAllah balanteenu waa health gate ❤

  • @bilanmaxamuudabdulleadan7987
    @bilanmaxamuudabdulleadan7987 Год назад +1

    sorry wlshey mida kobad marwalpo waxa qiimo loyeelaa waxa aantayada leheen sababataa uxayeey sinesidi makaranayo waayo haduu mid fiican yahay umada weeynaha dhan kasoohadli leheed adika neh waad kuqaldanthy in aat wax aadan aqoonin kasohadasho waayo hospitalkan waantagay wiliba waalidkeyka oo dhibateysan ayuu waxba uqaban waayey kargarka aad ku tilmaameyso waxba kamajiro dadkasto ayaa aqoon uleh wlhi ee ale umada hakabad baadiyo

  • @abdirahmanadan3724
    @abdirahmanadan3724 Год назад

    MY WIFE TO BE PROUD OF U FATMAA❤

  • @adoontialle4536
    @adoontialle4536 Год назад +1

    Abaa m.a samiixa waxaa rabaa inaad nawada cafisid maadaamaa dadka caanka ah ay noo fududaatay inaa wax kasheegno naska keen cafi abaayo 😔😪

  • @nuurtohappyfamily2611
    @nuurtohappyfamily2611 Год назад

    Macha allah

  • @hindaibrahim230
    @hindaibrahim230 Год назад

    Boqoradii la wayey malmahaan🥰🥰🥰🥰

  • @filsanwaberi9481
    @filsanwaberi9481 Год назад

    Asc hn samiha labarkaaga iso dir

  • @khadraqasmin6452
    @khadraqasmin6452 Год назад

    Xaqiqatan hospital fiican maahan walashey oo stroke heesato ba kudhiman gaartay Mey na caawan marka umada aan lamarin hababin

  • @umeyaahmed2017
    @umeyaahmed2017 Год назад +1

    I need a job samixa am a nurse ee

  • @fartunlastbrn8323
    @fartunlastbrn8323 Год назад +1

    Wnku salame huno🥰

  • @maxamamadnugus7505
    @maxamamadnugus7505 Год назад +4

    ASC WAAN OGAHAY IN DAD BADAN KOMENTIGA IGU SOO CAYN DOONAN LKN ANIGA AYAGA LAMA HADLIN WAXAAN LAHADLAYAA WLSHY MACAAN SAMIIXA KHALIIL WAXAA MACAAN WAX YAR AYAAN MAANTA KAA CODSANAYAA ILAAHAY JANATUL FIRDOWS HOOYADA MCN IYO ADIGABA HAYDIN GEEYEE IYO DHAMAANTEEBEE. WL L. MCN MAGACAYGU WAA CABDI CALI YUISUF WAXAAN AHAY WIIL OGAADEEN AH MAXAMED SUBER AH KANA RER CABDILE INA ADERKAA AH HUUNO QAALI AABAHAY MANOOLA HOOYADAYNA MEEL QAMALE AH AYAY ISKAGA NOOSHAHAY ANA WAXAAN JECLAHAY INAN NOQDO QAARI QURAAN. 114 XIFDIYO AYAAN JECLAHAY. WLL QAALI MAADAAMA AAD NAYROOBI KUNOOSHAHAY. NAYTOOBINA TAHAY MEESHA KALIYA EE AFRIKA XAGAA QURAANKA UGI HOREYSA WLL WAXAAN DOONAYAA INAN ILAAH DARTII IYO QURANKIISA USOO HAAJIRO OON IMAADO CIDNANA KAMA GARANAYO XAGAAS WLL WAXAAN DOONAYAA INAAD MADARISADA BISHA IGA DHIIB MUDA YAR KADIBNA AAD I ARAGTO ANOO 114 QURANKA DUSHA KA SHUBAYA ANA AAN AAN KUU ABAAL GUDO ILAAHNA KUU ABAAL GUDO ABAAL RAAGANA RAGBAA ISKA LEH INTAA UMBAANA WLLO LAGU YAHAY ADUUNKAAN RER CABDILE AMA OGAADEN KUWADA NAHAY AAKHIRO WAXBA LAYSUMA AHA IFKAA LAGU YAHAY WLL WLSHY MCN SAMIXA. WLL MCN MARKA HADAY KULA QUMA NAATO INAAD ICAAWISO WAXAD IGALA SOO XIDHIIDHAA LABADAA LAMBAR ILEEN ANIGA MEEL AAN KAALA SOO XIDHIIDHO AYAAN FARAN WAAYEE TAAS AYAANA IGU KALIFTAY INAN MEESHAN. PUBLIC. GA AH CODSIGAYGA. SOO DHIGEE ASXBTA WLSHY IDINKANA WAAN IDIN. SALAAMAYB HAYLANA YAABINE DANTA NINKA RAGA AH MESHAY DHIGTABA WAA LAGU QAATAAYE. HUO WAXAA IGU KALIFAY MARKAN CARUUR ILA AMA IGA YAR 114 QURANKA DUSHA KASHUBAYSA MACAL TAJWIID. TARTANKA HEER CAALAMINA KANQAB QAADANAYA AYAAN GO AANKAA GAADHAY WAXAAN DOONAYAA INAAD WLL IGAYSO DUGSIGA MUCAB BINU CUMAYR MACALIN. JAMAC OON KHADKA KALA SOCDO XAALADIISA 0946063610. 0902501512. WAKUWAA WHATS APP LAMBARKAYGU WLL QAALI

    • @najaxnajax4656
      @najaxnajax4656 Год назад

      Allaha kuu sakhiro walaal meesha aad joogto ma ka weysay dugsi qur'aan. Se Nairobi nolosheeda ma sahlanee ileyn meel aad ku hoyoto iyo cuntana waad u baahan tahay waana kharash badan tahay askari aawey sharcigaaga ku leh ama lacag iyo laaluush, taasna ma ku dartey xisaabta. Alle ha kuu yasiro

  • @amish6567
    @amish6567 Год назад +3

    Xagee samiixo❤

  • @maxamedaamiin6204
    @maxamedaamiin6204 Год назад +1

    Samiha mihrabi❤

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Год назад +3

    Keep going my sisters samixa khalil go forward 💯💖💔

  • @zamzamqueenzamia4019
    @zamzamqueenzamia4019 Год назад

    Keep going my siz mcn ❤❤❤👌👌👌👌👍💯❤❤❤❤❤❤

  • @ayanayan5087
    @ayanayan5087 Год назад

    My hospital ❤

  • @akey1436
    @akey1436 Год назад +1

    Hawo🤩

  • @abdirizaksharif8940
    @abdirizaksharif8940 Год назад

    Manshalh

  • @maxamamadnugus7505
    @maxamamadnugus7505 Год назад

    mansh Allah

  • @zeinabahmed2289
    @zeinabahmed2289 Год назад +7

    Samixo abayo macnto wan kujclhay adiga iyo dirisla abdi macnto malmahan wakala hartana wan idinku xira aa abayo wan isla kin jaclahay aa abayo wax Isla soduubo sharfy qurux badanay from og bahgari

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 Год назад +4

    Nurseska qofka madaxda u ah nin ayuu u egyahay gabar hadhihina 😂😂😂😂

  • @aninamaalim4552
    @aninamaalim4552 Год назад

    Wa hospitalki abigey xaskisa ay kudimate ma jecli runti😥

  • @ahmeddahir2100
    @ahmeddahir2100 Год назад

    Samixa waku salaamay

  • @abdiqaniheersare3248
    @abdiqaniheersare3248 Год назад

    Grea

  • @nalkahirsi8472
    @nalkahirsi8472 Год назад

    Horta somalidu Maxay u xayey siyaan hospital iyo dawyinka Adunka hospital la xayey sinyo Arki maysid waxa haduu hospital uma bahna xayey sin

  • @shucaypfabio7218
    @shucaypfabio7218 Год назад

    Mnshallh horay usoco zizter

  • @Sadrisharaf
    @Sadrisharaf Год назад

    Waan idin imaanaa hdaa card isticmashan🥰

  • @kowsarabdiqafar9632
    @kowsarabdiqafar9632 Год назад

    M.a wllshey samiiha

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed Год назад +2

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 12k i gaadhsiiya fadlan fadlan 😭😭🙏

  • @degayassin
    @degayassin Год назад

    mashalaha
    habo

  • @quendeeqsanofficial2162
    @quendeeqsanofficial2162 Год назад

    Ayyy tnx

  • @sahrocaedy4110
    @sahrocaedy4110 Год назад

    Waan Ku jecla runti qalbiga igatala love you 💋💋💔

  • @geenyosanaag8534
    @geenyosanaag8534 Год назад

    Samiiha waa nawaaloysaa

  • @musaddad1196
    @musaddad1196 Год назад

    Naa wllo macasha iska jar oo is dhuub 😂😂😂😂

  • @xamsebille9624
    @xamsebille9624 Год назад +2

    Cusbitaal la xayaysiinaayo😂😂

  • @ayaancali3471
    @ayaancali3471 Год назад +1

    Samixa mxd ugu soo dhawayn oo dadka u xanusin ha iska cafinad qabane

  • @ahmedtmofficial5849
    @ahmedtmofficial5849 Год назад +1

    Yaaa ku soo dhawanaya dadka xanuuun miyaad ugu yeraysaan

  • @ahmedxaabsade7259
    @ahmedxaabsade7259 Год назад

    Samiiha vies kada hoos udhahcay jiifka ka kacdee

  • @buskudochannel2970
    @buskudochannel2970 Год назад +5

    Samiixa waynin badanaa naa gym aad 😂😂😭

  • @user-jn8lf8qd7g
    @user-jn8lf8qd7g Год назад

    Dhakhtrnimo bartay kuleedahay mesha crurta lgaliyo iyo bilaha lgugaliyana mtqan

  • @khayrdoon4138
    @khayrdoon4138 Год назад

    Dr's samiixa l❤

  • @itachismartninja1250
    @itachismartninja1250 Год назад

    Asc huuno

  • @abassyarissowchannel8725
    @abassyarissowchannel8725 Год назад

    ♥️♥️♥️♥️♥️❤️

  • @siazon7701
    @siazon7701 Год назад

    Samiixaay huuno iscaatee gabadha intaad laguursan caatadaa ufiican markaas guursato ilmadhasho iska crayola hadaad rabto

  • @huhshta
    @huhshta Год назад

    Samixa walal cayilka wa cudur ee iscatee huno

  • @moofarah359
    @moofarah359 Год назад

    Next catossh

  • @sihaamabdishakuurali4142
    @sihaamabdishakuurali4142 Год назад

    Kadibna🤣🥰

  • @caaishoqaasim5135
    @caaishoqaasim5135 Год назад

    Waacabsanooyaa marka arkay saalada dhalmada

  • @kinsharifofficial9175
    @kinsharifofficial9175 Год назад +1

    Asc Abayo Qali Sethyi Masha Alhi SUBSCRIBED Qaali Sher isame❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏🤝🤝🤝🤝⚘️⚘️⚘️⚘️⚘️⚘️

  • @sahrayu2080
    @sahrayu2080 Год назад

    Inshllh❤

  • @shamsaabdullahi9165
    @shamsaabdullahi9165 Год назад

    Keep going abayo mcnto ❤️

  • @mahedimohammmed4256
    @mahedimohammmed4256 Год назад

    Dumashi nin kii dirsle abdi ah meee ¿¿??????????

  • @ridwanguyaar472
    @ridwanguyaar472 Год назад

    Waba isbitlkeyga mudo 3sano cml

  • @waayahawaalan7865
    @waayahawaalan7865 Год назад

    Bawani🤣

  • @cubeyda
    @cubeyda Год назад +1

    Catoosh ku qabso hakula xayesiiyo 🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂👐🏻

  • @maxamedmj4962
    @maxamedmj4962 Год назад

    Ee wax ma noo sheeginbee ma iska xayeysiineysaan hhh

  • @sahrocrypto9621
    @sahrocrypto9621 Год назад

    Ka faa'iid cyrptocurrency ! 🤑🤑🤑🤑🤑
    Dunidu maanta way hormartay. Keennii smartphone haysta lacag fudud ayuu ka sameyn karaa. Anigu waxaan fahmay cryptocurrency, waana ku faa'iiday sababtoo ah waxaad gashan kartaa $10 - 50 , waxaadna ka faa'iidi kartaa 100 ama 1000 jibbaar.