Deg Deg:Sh.Umal oo runta u sheegay Deni & Axmed Madoobe hanaga harto Shiiqa waa qabiiliste.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 135

  • @abdikadirahmed9540
    @abdikadirahmed9540 4 дня назад +5

    Masha Allah sheikh Umal ilahay hakuxafido , sheikh Somali asal ah

  • @HodanJAMA-ww7fr
    @HodanJAMA-ww7fr 3 дня назад +1

    MashaAllah Sh. Umul and thank you so much for your good advice for those guys, I hope they are listening your advice.

  • @husseinyussuf7117
    @husseinyussuf7117 4 дня назад +6

    Masha Allah sheikh Umul Allaha ku xifdiyo runta ayaad sheegtay soomaaliya Guul iyo Gobanimo ❤❤❤❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @AbdirashidElmi-v8g
      @AbdirashidElmi-v8g 4 дня назад

      Xasan shiikh somali heshis ah aan ka rabna wixi ka so hara huhaa ban u arka

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 4 дня назад +1

      ​@@AbdirashidElmi-v8gninka damiir xumo awgeed meel caruurta nafaqa daradu heyso buskud dhiiq lagu siiyo ninka udhaafi waayey ee dabaqa weyn ka dhistey miyaa somali heshiis ah iyo inuu wax utaro somali ka sugeysaa?

    • @AbdirashidElmi-v8g
      @AbdirashidElmi-v8g 2 дня назад

      @@wadanihashim1934 madax muqda iyo mindi sawir ah midna lagama samro dr xasan shikh marki la dortey waxan u maleynayey two terms ba la dortey wayo arag ban u arkayey tagero ka firsasho la,an ah ayan tageray dr xamze ayu magacabay tageradi wa si labo jibarantey xasan 90' ayu hal mar kala waregay besha 6aad iyo xalane ya na mamula runta in la shegana lama rabo wax weyn anan ogeyn ya jira waxban yanan ku edin xasan shikh hal didan geed xoqoto ma weyso xagen ban u cirsana ayan taganahay

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 4 дня назад +4

    MASHA ALLAH ❤

  • @nasroulusow4188
    @nasroulusow4188 4 дня назад +5

    Allaha Xafido Shacabka Somalia 🇸🇴 Amiin!

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 4 дня назад +5

    Waa arimo shisheeye Ilaheey umadda Somaliyeed haka qabto cadowgooda

  • @AbdulaahiMuuse-f2d
    @AbdulaahiMuuse-f2d 4 дня назад +3

    Msha allaah. Shiikh. Umul allaah. Barkeeyo

  • @qaasimmohamed6246
    @qaasimmohamed6246 4 дня назад +4

    SHEEKH. UMAL. WALÀAHI WÀD U AQLI CELISAY HADAY WAX MAQLAAYAN. SOOMAALI WAXAY TIRAAH. NIN DHUNSAN DHAAYE MALAHA. جزاك الله بل خير. يا. شيخ

  • @sheekhmohamed7053
    @sheekhmohamed7053 4 дня назад +4

    asc
    Hadalkan wuxuu ahaa xiligii Farmaajo ee halagu baraarugo

    • @BashirAdam-k2n
      @BashirAdam-k2n 3 дня назад

      Dad baa hada looga dhigayaa shiikh daawashey ku rabaan

    • @KhayreXadi
      @KhayreXadi 3 дня назад

      ❤​@@BashirAdam-k2n

  • @abdikarimadawe500
    @abdikarimadawe500 4 дня назад +4

    Sh umul Allaha ka abaal mariyo tusaalaha wanaagsan oo wadanka ugu hiilinayo, waxaan leenahay waa la dhimanayaa lama noolaanaayo ee aaqirada Hala xasuusto

  • @ShukriRaghe
    @ShukriRaghe 4 дня назад +3

    Maanshaallah xaqa ayaat ka hadashay Allaha ku xafido

  • @AbdillahiDjamaAbdillahi-l2o
    @AbdillahiDjamaAbdillahi-l2o 4 дня назад +2

    Sheekha maaha in loo gefo, Weligii sh Umal weligii cod uu leeyahay qabiil kuma taageerin.

  • @daandureyya7491
    @daandureyya7491 4 дня назад

    Jizakumallah kheyr . Sheekha meel dheer buu wax ka arkaa . Umadaan hada wax waa laga qaban karaa. Hadii leeysku yimaado.

  • @SumayoQurux-t3o
    @SumayoQurux-t3o 4 дня назад +1

    Sheikh matkasta waa uu sax sanaa masha allqh sh umal culama kaale ee somaliyed sidaas ayaa lakaraba

  • @fosiyakamil2008
    @fosiyakamil2008 4 дня назад

    Sheekh Allah ha ku xifdiyo

  • @Abdirahimhayl
    @Abdirahimhayl 4 дня назад +3

    Mash Allah.

  • @KhayreXadi
    @KhayreXadi 3 дня назад

    Mshlh mshlh mshlh shekhana sheekh umal

  • @امناصر-ق9خ
    @امناصر-ق9خ 4 дня назад

    Mansha alaah tabarakah guul gobanimo sheekh usual ilaaahayoow kuxifdi shekhna umal

  • @husseinsheikh8074
    @husseinsheikh8074 4 дня назад

    Mashaallah sheikhana jazaka Allahu kheyran.

  • @fatimasalad4555
    @fatimasalad4555 4 дня назад +3

    Sheekha Alaah Ha Xifdiyo

  • @abdielm3551
    @abdielm3551 4 дня назад +1

    Thanks sheikh

  • @امناصر-ق9خ
    @امناصر-ق9خ 4 дня назад

    Sax sax sax sax sax sax sax sax sax ilaaahayoow kuxifdi ruunbadanaa afkaga cano luuguqabay ruunbuusheegey sheekha umul

  • @ArrowJubase
    @ArrowJubase 4 дня назад +1

    Somali community should always give priority to greater Somali not self interest ,Denni and mathobe, I fully suport sh Umul

  • @abdullahiabdirahman7115
    @abdullahiabdirahman7115 4 дня назад

    Mansha allaah sheikh umul jazakallaah

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 4 дня назад +2

    Shiikh Umal xaqa ayuu ku booriyay madaxda soomaaliya haddii ay wax ku qaadanayaan. Lakiin dadka dulmiga ku taagyeeraayo Deni iyo Axmed madoobe haka waantoowaan.

  • @calicusmannuur9692
    @calicusmannuur9692 4 дня назад +1

    بارك الله فيك الأخ الوالد الشيخ محمد عبد أمل

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 4 дня назад

    Wallee Sh Maxamed Cabdi iyo Sh Soomow Isku Sheekh ma aha

  • @mohamedabdulle9031
    @mohamedabdulle9031 4 дня назад +3

    Illahey ha ku xafido shiikh umulow
    Waad asiibtey

  • @cagtakahooscadaawahasoomaa5735
    @cagtakahooscadaawahasoomaa5735 4 дня назад

    ماشاءالله تبارك الله
    جزاك الله خيرا
    الله يحفظك ويرعاك
    شيخنا الحبيب
    Walaal, waad waanisay hadii ay waansamayaan, Allahana adigana kaa abaal mariyo, Walaalana Rabi SWT kiwi ku waana qaata haka dhigo،
    Hadii hadalka shiikhu yahay mid waqti hore ahaa iyo hadu hadadaan yahayba waa hadal qiima gal ah
    Walaalayaalow dadka iyo dalkuba rafaad iyo dar xumo way kasoo daaleen, ee maantay yaan cadow gumeysta loo loogin

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 4 дня назад

    SHEEQ UMAL ALLAH KU XAFIDO WAAD U CAQLI CELISEY HADEY WAX MAQLAYAN WAAYE GUUL SOMALIA GOB IYO GOBANIMO CADOWKANE ALLAH JABIYO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdullahialimudey8260
    @abdullahialimudey8260 4 дня назад

    Masha Allah wa hadey qadanayan

  • @jamamire-i3h
    @jamamire-i3h 4 дня назад

    يا مغلب القلوب ثبت قلبي علي دينك

  • @calicusmannuur9692
    @calicusmannuur9692 4 дня назад +1

    حفظك الله ورعاك

  • @SubeerBedel
    @SubeerBedel 4 дня назад

    Sheekh umal siyaasada kadhexbax ragani ragbay iskacelinayaan ha ujabinin ixtisaanimo yeyna kuqaadin

  • @mohamedroble7741
    @mohamedroble7741 4 дня назад

    Moryantii Xamar oo Shikh umal Amanaya
    Xasan shikh Shisheya oma shaqeya miyaa.
    Imaarat iyo masar soo shisheya mahan.

  • @AliMohamed-sw6pg
    @AliMohamed-sw6pg 4 дня назад +2

    maashaa allaah sheeqaanaa alllaha kubarakeeyo

  • @HassanOsman-c9g
    @HassanOsman-c9g 4 дня назад +2

    Allaha kaa amaal Mariyo waanadaada wax ku polka ah.

  • @SubeerBedel
    @SubeerBedel 4 дня назад

    Shekh siyaasada iskadaa

  • @Shimbir33
    @Shimbir33 4 дня назад

    Shalay Ma Afkaa lahayay Mise maantuu xasan lasoo hadlay

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 4 дня назад

    Sheikha madaxdaas gacantu qabtay xadithki aha walalka hadu gardaran yahay iyo hadi laga gardaran yahay ba u hiili ayu fuliyay madax-das gacantu gaqtay wad qaldan-tihine jooga bu ku yirri, Sheikh jazakAllahu qeyr, ayaguna kuwa qaata Allaha ka dhigo Aamiiiin

  • @cambogamer53
    @cambogamer53 4 дня назад

    Sida la'og yahay soyaalka siyaasada Somaaliya Sheekh Umul laga soo bilaabo xiligii Sheekh Shariif wuxuu markasta la jirey dowladda dhexe marna ma tageerin mucaarad.

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 4 дня назад +2

    Sheekha yaa u sheegay in shisheeye loo adeegayo. Waxaa wanaag san in uu san qofka masuulka ah uu san ka hadlin wax uusan xogogaal u ahayen ama ka war hayen.

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 4 дня назад +2

    Sheikhow HSN ladahadhal ninkan Somali kala geeye waa HSN DHIIQO

    • @hassanmohamedroble8396
      @hassanmohamedroble8396 4 дня назад

      Caro kagu dhacday, dhiiqo waa adiga nijaas yahow urayaa. Madaxweyne heena afkaaga qadhmuun kala bax.

    • @143-k1d
      @143-k1d 4 дня назад

      faqash lee kala geysa somalia afweyne aa u horeeye oo diiday inuu xilka dhiibo xaarmaajo aaku xigay oo laga diiday 2 sano xaaraan faqash always faqash

    • @abdulraziqahmednbfreddetik1768
      @abdulraziqahmednbfreddetik1768 4 дня назад

      M hasan culimadisu iyo kuwa ku qabilka la ahi waxha ushegan hadu shekh umal ka hadlo waxay qaban cuqdad xaa ka rabta unaka madaxweynahaynay oranayan

    • @abdulraziqahmednbfreddetik1768
      @abdulraziqahmednbfreddetik1768 4 дня назад

      @@143-k1d fool xumo ku dishay doqon unaka leh caqli Ann ahayn ma lihidin iyo xaan cunaa badaraan rabaa uf uf

    • @abdulraziqahmednbfreddetik1768
      @abdulraziqahmednbfreddetik1768 4 дня назад

      @@hassanmohamedroble8396 sidi adiga iyo asalkaga lo raran jirey baa lagu rarin sidi damerihi

  • @abdullahisheikh6219
    @abdullahisheikh6219 4 дня назад +1

    Sheekha waa fiicanyahay ILaaheey kheeyr haka siiyee. Laakin kalitalisnimada la wado inuu ka hadlana waay fiicnaan lahayd

    • @hassanmohamedroble8396
      @hassanmohamedroble8396 4 дня назад

      Dad wax kasta inay walaaqaan rabaan, cid fahmi karta ma jirto. Wadanka Madaxweyne ayuu leeyahay, dimoqoraadiyadu waloow ay tahay nin walba sidu doono uqaato.

    • @143-k1d
      @143-k1d 4 дня назад

      tii xaarmaajo muuka hadlin 2 sano xaaraan ku darsaday oolaga diiday aqliga faqash ka jooji aan xusuusta laheyn

  • @MariamAd22
    @MariamAd22 4 дня назад

    Aniga waxay iilaatahay shiek umaal inuu ogaday in khabailadiisu ay dalka iyo dadka somaliyed ineey dhibaatoyiin badaan ku hayn o cadowgana uhiiliyan marwalba

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 4 дня назад

    Dhibka waxaa Aabe iyo Hooyo u ah Xasan Sheekh u qudhiisa u dhaqmaaya hogaamiye kooxeed mooryaan ah. Una dhaqmaynin sida madaxwayne mas’uul ka ah dalka oo dhan.

  • @Abdullahi-e9h
    @Abdullahi-e9h 4 дня назад

    sheikhu maanta waa hadlay yaah lkn soomaali waxba ma maqasho ilaahoow umada soomaaliyeed u miciin

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 4 дня назад +1

    Shaleyna sheekha Muqdisho ayey ku ceyrsanayeen oo nin Soomow la yiraahdo soo Farmuuqayey, maantana Sheekha Waa amaanayaan.
    Sheekh Umal haloo sheego in Hassan munaafaq Yahay iyo in uu isagu shisheeyaha carabka u laalaadiyo kuwana ay iyaguna hogaanka dalka ku dayanayaan taas oo ah in mid walba uu leeyahay Xassan yuusan shisheeyaha idinku gumaadin. Waana dhaqankii Undulus lagu qabsadey.
    Sheekh Umalow sida aysan dadka reer muqdisho aysan u dhibsaneyn hagardaamada xassan sheekh ayaa anaguna aysan noo dhibeyn hagardaamada Axmed iyo Dani.
    Hassan Waa kiii shaley shirarka mudulood iyo badbaado qabiil qabsanayey markii uu xilka qabteyna waxa la arkayo ku dhaqmaya. Sidee lagu aaminaa Marka nin caadifad qabiil ay ku jirto iyo naceyb dad gaar ah. Mushkilada jirta ayaa taas ah oo xitaa Soomaaliya lagu waayi karo.

  • @dr.mahmdabshir7760
    @dr.mahmdabshir7760 4 дня назад +1

    Waa cajalad waqtigii Farmaajo! Lol😅😅😅

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 4 дня назад

    Umal cidi waxba kama dhageysto markay siyaasad noqoto. Horay ayuu u soo fashilmay oo dad khariban taageeray. Dawlad dhis haddii lagu aamini lahaa wadan shabaab iyo Mooryaan ayaa maanta Ka talin lahaa.

  • @ahmedsaalah7549
    @ahmedsaalah7549 3 дня назад

    Xasan shiiq ayaa soo diray😅

  • @somaligirl8743
    @somaligirl8743 4 дня назад

    War odeygana ma Xasan dhiiqo baa soo lacageeyey yaan war Hooyo shiikhow Xasan dhiiqo juudan dhiiqo ku galin ee ka jog meeshan Waa

  • @hufangalmudug2677
    @hufangalmudug2677 4 дня назад

    YAA KA ROON CAQLIGAA USOO DEGEE🤔

  • @HassanNoor-o1b
    @HassanNoor-o1b 4 дня назад

    Wadadkan siyasada hakadhax baxo o keli ah haku ekaado dinta okeli ah

  • @gullamgullam7442
    @gullamgullam7442 4 дня назад

    Shekhow xasan shekh arinta aad tabatay ee ajanabi u shaqeynta ah wax ka WEYDII ileyn " baabi'inta ciidankii dalka wa loo diraye.

  • @HassanOsman-c9g
    @HassanOsman-c9g 4 дня назад

    Dad damiil leh ayaa waano qaata ee dad qabigu ka dhinta waano maqaataan
    Ee shekh umulow waad ku mahadsan tahay waanadaada wax ku oil ka ah

  • @AhmedMohamed-vm7oj
    @AhmedMohamed-vm7oj 4 дня назад

    SHIIKHOW MAXAA LAGA TANAASULAA NINBAA TAAGAN ANAA KELIGEY SOMALIYA OO DHAN DOORASHO BEENA KA QABSANAA NINKAAN RABANA SAARAAYO NINKAAN RABANO DEJINAAYO. ADEER MEESHAAN WAX LAGA HESHIIYO MA YAALIIN NIN QABYAALAD WAASHEY OO XASAN LA DHAHO BAA WADANKII GODKU RIDEY

  • @MustafeMohamed-mj4vr
    @MustafeMohamed-mj4vr 4 дня назад

    Xaguu Qaranku ka jiraa kkkkk

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 4 дня назад

    Cadowga koobaad ee umada Soomaaliyeed waa xasan dal xaraashe qabyaaladi ku qaaday kuma dhigto madharge

  • @abdulxassan4657
    @abdulxassan4657 4 дня назад

    Cajaladan waa waqtigii Mw.Faramajo xukunka hayey.
    Sh.Umul waxuu taageray Farmajo.
    Sh.Umul maanta yuu taageersan yahay ka dib markii loo diiday in Mogadishu Muxaadaro ka jeediyo?

  • @AhmedMohamed-vm7oj
    @AhmedMohamed-vm7oj 4 дня назад

    ADEER KAADIB BAA TAHAY QOF ISLAAMA OO ALLE YAQAAN OO WELIGII SHIIKH UMAL KU EEDEEYEY QABIIL LAMA HAYO. SHIIKUL DIYAARUL SHARQI IFRIIQIYA BAANA SOMALI IYO SAWAAXILIBA U AQOONSANYIHIIN

  • @eng.abdulkadiryasinmohamedxana
    @eng.abdulkadiryasinmohamedxana 4 дня назад

    Kelmaddan shiikhu wuxu yiri xilligii dawladdii farmaajo ay ka hor yimaadeen

  • @Madar.1
    @Madar.1 4 дня назад

    Sheikh umal, waan kugaranay adiga inaad tolkaa lahadikartid balseh, Sheikh Ali wajees, ufadwooda Hassan sheikh ay-isxigaan ma, orankaraa Hassan war waxaan waa khalad Miseh mushaarkaa udaran?

  • @mahamoudali9397
    @mahamoudali9397 4 дня назад

    Xasan sheekh iyo ismaaciil cumar geele iyo muuse biixi waxay ku hshiiyeen in qabiilka daaroodka layiraahdo la tirtiro

  • @Abdinassir-w8g
    @Abdinassir-w8g 4 дня назад

    Haye

  • @sayidjaamac1724
    @sayidjaamac1724 4 дня назад

    Waa kaa kaynu shiikha u naqaanay imaanka lagaa qaad mahadaa han yaraantiisa haawey xumi soo istaadhay intee le,egyahay wax dambe ha cunin adiga iyo xasan xabaal degdega laydiin kala jeex oo laydin ku rid

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy 4 дня назад

    Sh.umal.sowkiilhaa.dowlada.soomaalia.waagaal0.maxaakagalay.kahadalkeeda.malacagbaalasiiyay

  • @ahmedyasin8544
    @ahmedyasin8544 4 дня назад

    Waa arin hore hada ma aha waa xiligii farmaajo

  • @yahyegani8164
    @yahyegani8164 4 дня назад +1

    Shiikha waa lasoo diray

    • @mahmudabdiali7877
      @mahmudabdiali7877 4 дня назад

      Hayeh mabilowday lafayare

    • @alisheikh1442
      @alisheikh1442 4 дня назад

      Shukhadi hawiye shale marku xasan.xarash caytamaya maxey u qaban wayen???​@@mahmudabdiali7877

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 4 дня назад

    WAA LA IDIN FAHMEY IN WIXII XILIGII FARMAAJO AAD NOO SAARTEEN

  • @abdirahmannur5984
    @abdirahmannur5984 4 дня назад

    Intii horeba shewkhow waad ku raalli ahayd maqnaanashaha Deni ee miyaad toos A. Madobe u abbaartid?? Haddiibase aad farriin dirayso waxay ahayd inaad ninka qallooca wada ee HS inaad waaniso uguna caqli celiso inuu gurguurte kusoo laabto xaydaabkii laysla ogolaa, laguna doortay isaga????

  • @abdulraziqahmednbfreddetik1768
    @abdulraziqahmednbfreddetik1768 4 дня назад

    Shkh umal ano ku ixtiramaya bal kan kalana xagu wax ku wadaa bal firi sidu u dhaqmayo wakan wadanka xukume

  • @AliDalmar-o3c
    @AliDalmar-o3c 8 часов назад

    Was ayaandaro incadowgii somaaliya inlaadaba roor ma aha eesiyaasiinta Somalidu haha xishoodeen

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 4 дня назад

    Shiiku waa warmooge

  • @tabkaduceysane8085
    @tabkaduceysane8085 4 дня назад

    Wataa maxkmada culimada somaaliyeed, sabtoo ah culimadu waa mid hadii one Sheikh u hadkana wey wada hadleen waa Sida raajixa ah oo hadii laga hadlo arimo siyasadeed ay isku wafakh sanan yahiin balse waxa ay Kula tagsan yahiin only fahan masaail even not ayaad quraana ama axaadiis balse waa arimo sheikhaa yaan aamin sanahay fahankiisa

  • @saaqsakaaro3982
    @saaqsakaaro3982 4 дня назад

    Dad baa shiiqa leh sax Mahan waxaad shegeysid qabyalad iyo caqli xumo gunimo gaartey

  • @mohammedkeinan8040
    @mohammedkeinan8040 4 дня назад

    sh umal ma aha marhore iyo mardambaba qabiil ee waashekh somaliyeed waxaad xaq uleeyahay in mesha ayxumaanta kajirto inaad tabto qabiil iyo qofmidna shuqulkumalaha

  • @alkhayratmedia5956
    @alkhayratmedia5956 4 дня назад

    War beenta dadka kala tag ilaahna ka cabso video gaan waa xiligii farmaajo 4 Sano ka hor

  • @HassanNoor-o1b
    @HassanNoor-o1b 4 дня назад

    Tankale
    Hassan shek ayausomare nimankan darood in ukalahadlo e kabax arinkan siyasiga ah

  • @HirsiFarah-h4k
    @HirsiFarah-h4k 4 дня назад

    XAMZE labaad waaye kaasi muxuu xasan sheekh runta ugu sheegi waayey hada afkii xasan buu ku hadlayaa

  • @AbdillahiDjamaAbdillahi-l2o
    @AbdillahiDjamaAbdillahi-l2o 4 дня назад

    Dib ha loo raaco dawladihii waddanka soo maray Ku meel gaadh iyo mid rasmi ahba, waa labada gobol ee raafka Ku haya hoggaan kasta oo kursiga jooga. Hebel ayaan naccaana maahee labadaa nin ayaa u shaqeeya labada dawladood ee loo wakiishay burburka somalia,kuwaas oo ah Kenya iyo Imaaraad,kuwaasoo iyaguna wakiil usii ah dawlado waaweyn. Dadka gobolladaa joogaan way afduubanyihiin iyka

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 4 дня назад

    Sheeqa hawshas hawshiisa ma aha mida kale ayaalow waxaan kugu nacay qof bad kasoo dhex hadhasha

  • @AbdiraxmanHussein-y8o
    @AbdiraxmanHussein-y8o 4 дня назад

    Sax labas madaxweyna kasto wa kaso hor jedaan ee somAli weyn haweydiso sababtas

  • @yahyegani8164
    @yahyegani8164 4 дня назад

    Shiikhu xaqiiqda kama uusan hadlin

    • @ShirkaaraXuseen
      @ShirkaaraXuseen 4 дня назад

      Xaqiiqda ma waxaad utaqaanaa danaha dani iyo axmed madowe mise danta guud ee dalka

  • @IbraahimCabdulaahi77
    @IbraahimCabdulaahi77 4 дня назад

    Waa khaldan yahay sh,umal waayo kama handling kuwa ku baabiyay Umada soomaaliyed qaraxyada ku baabiyay caaqil culumo iyo aqoon yahan maxaa keenly in uu siyaasad kahadlo

    • @HassanHassan-mt8np
      @HassanHassan-mt8np 4 дня назад

      Adigaan ogeyn boqol jeer buu ka hadlay khawaarij ta ee raadi xitaa waa loo hanjabay sheekha ha fududaan ee wax raadi sxb

  • @AbdirashidElmi-v8g
    @AbdirashidElmi-v8g 4 дня назад

    Maxamed ayanle intadan hadalkan faraha badan adan qurqurin ujedada titlekagan fahmey shiikh umal amaan idin kama rabo inad hadda baraneysana qoralkaga macneynaya walahi ma dhageysan videowgaga shiikha runta u shegay labadas mamul madaxdoda ha u riyaqine xasan loma jojinayo ha ku socdo meshay ku dambeysana wa oganeyna qofki naftu ku sinto

  • @BashirAdam-k2n
    @BashirAdam-k2n 3 дня назад

    War waa xiligii farmaajo ee maaha hada been bey sheegayaan

  • @najeepjabriil5262
    @najeepjabriil5262 4 дня назад

    Shikhan wuxu daremay dabadhilifka meshu dagan yahay

  • @mahamoudali9397
    @mahamoudali9397 4 дня назад

    Sheekhu mar haduu waxa mersha ka jiraba uuna waxba ka ogayn inuu iska aamuso ayay ahayd

  • @ugaskabeesha4539
    @ugaskabeesha4539 3 дня назад

    Horta runtii wa in laga hadla xaqiiqada labadan nin ahmed madowe iyo dani mar walba wa dad umada kale kaso hor jedan marka ma ayaga ka saxan kan xilka ugu sareyo dalka hayo iyo 4 maamul kale wa maya tan kale war hadad wax tirsaneysan miiska ku shegta waxay in sida islan cafutay carartan maha

  • @akhalif579
    @akhalif579 4 дня назад

    Waa tolo wanaagsan sh umal hadii soomaali wax maqleyso.? Lkn iney maalayaan klama aha ileen kuwii soo dirsadey baa gadaal ka taagan

  • @cadceed-wt5
    @cadceed-wt5 4 дня назад

    Umalow intas ad ku edeneyso ragas marka laga reebo Dano shisheye wa lo qaateen ee yeey ethobia so teegerin un

  • @abdirahmaniss620
    @abdirahmaniss620 4 дня назад

    Xasan shikh miyaa

  • @MxmedBile-zs7xn
    @MxmedBile-zs7xn 4 дня назад

    Ayaanlow marka gunada laagasto maxaad shiigi doonta

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj 4 дня назад

    Immul daanyeerow orod xasan munaafaq futada usoo dhaq
    Kelebyohow wahaabiga urayaa.

  • @ahmedjimale7588
    @ahmedjimale7588 4 дня назад

    Arintaan marhore ayay dhacday xiligii farmajo

  • @eng.abdulkadiryasinmohamedxana
    @eng.abdulkadiryasinmohamedxana 4 дня назад

    Waa xilligii farmaajo

  • @AbdiGabobe
    @AbdiGabobe 4 дня назад

    Siden.kuraca.nin.aangaa.hub.iskugudhibay.inan.iskulayno.sh.kanoqo.arintan.beel.naceeba.jira.tana.kudarso.puntaland.galgadud.bardale.jubaland.hirshabeele.

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj 4 дня назад

    😂

  • @AhmedMohamed-vm7oj
    @AhmedMohamed-vm7oj 4 дня назад +1

    SHIIKH UMAL ARINTAAN WUU KU QALDANYAHAY ARIMAHA XASAN SHIIQ WATO EE QABYAALADA IYO QURUNKA AH EE UU WATO NIN FAHMI KARANA MAAHIN SIYAASADA LAYSKU HEYSTANA INUU DHEX GALO MAAHIN.