Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Fad baa da'a oo Faraaci noqdee La kala firidh Faalka ii baxaye💔
"Fad baa da'oo faraaci noqdee La kala firidh faalka ii baxayeeyFaqeeni yimi meel fagaare ahooFogaaye miyaan fayoobahayeey!"
Sxb khabiir halkan wlh waxan ad.kugu mahad celiniyaa sida ad wax badan i.bartay o iga qarsana fanikii o.janal ah🎻🎻✍❤❤
Mahadsanid sxb.
Khabiir qaraami.wll aad baan kuku.mahad celinaa we love u ❤🙏
Mahadsanid Abaayo sharaf
Kaar waa heesta aan u jeclahay saxiib
Kaar iyo Murug waa Laxamo Ashqaraar ah sxb hal Abwaan Baana Wada leh Saxardiid Jabiye Caadi maahan.
Yasalaam yasalaam
Waa tahay👍
Ninka ereyada leh waa cajiibe waa kuma?
Inuu isla isagu lee Yahay u badan tahay inta badan isagaa wixiisa isku daba ridan jiray Erayado, Laxan, Kaban iyo Codba.
@@khabiirqaraam7935 suuragal.
@@khabiirqaraam7935 wll iga raali Sorry noqo Boqolkiiba boqal miyaanu laxankan iska laheyn iyo erayadaba iska laheyn saxardiid jabiye Aun Adoo raaliya
@@umulkhairahmed168 Abaayo Laxanka Saxardiid Jabiye baa leh Erayada ma hubo cida leh Balse Abwaan Cumar Dhuule inuu lee yahay baan u badinayaai
@@khabiirqaraam7935 haye wll Mahdsanid anba waan umalaynaya inuu cumar sameeyay
Fad baa da'a oo
Faraaci noqdee
La kala firidh
Faalka ii baxaye💔
"Fad baa da'oo faraaci noqdee
La kala firidh faalka ii baxayeey
Faqeeni yimi meel fagaare ahoo
Fogaaye miyaan fayoobahayeey!"