Okey maba xuma Gobal waliba wixiisa ha maamulo….Gobalka Saaxil marka laga Reebo Barbara bal soo eega Baahida iyo Darxumada taala wag waxbarasho,Caafimaad iyo Daryeelba…Lacagtuna ama Cuurta aad sheegaysaan ha noqoto ama midkaleba Saaxil way ka Qaawantahay….wa xuba Hargeisa ayey taalaa ee Maddex tooyada ha loodoonto Waa Khayran katiiran
Beenti adeerka munafaq cigaal ku sheegay syad ku sumoteen! Somaliland merlin kadta custum iyo dakad way ku Tala, cigaal faqash aya diday oo qalinka ku xasiday!!
Wariye kaca hurudada, waruntina ,people should wakeup fight for rights, Keep going
Dawladii qabsatee sidaad doontiin u dhaqma
Iskuulkii8 salzay laga dhisay ee boodhinka ahaa ayaa xidhan oo la waayay arday
DIYAARADA QAADKA KEENTA BURCO WAXAA LAGA QAADAA 5000 OO DOLLAR WAXAA LA GEEYAA HARGAYSA
Cashuurta maaliyad verbera lagu cashuura waana lagu cadhuuri doonaa markay dhoofayaan qalad fahnsantihiin
Waar xishooda.
Tolkay waxaan leeyahay hadii dawladihii hore diideen horumarka deegaanadaasi waa qalad markaa yaa idiin qaabilsanaa dawladahaasi
TOGDHEER SIYAAD BARE MARKUU JOOGAY WAXAY AHAYD GOBOLKII UGU DHAQAALAHA BADNAA MAANTA MAXAY TAHAY. SOMALILAND DADBAY U SHAAYSAA OO KU NAAXAY
Dafir...
Maxaa kale eed dafiraysaa?
Ood-wayne maxaa kasoo baxa
Waa cirro khasaartay???
Schoolkiii sare eee gaashamo ay ka dhistay DDS ayaa xidha oo arady lo waayay eed iyo xumaan ka warama
Okey maba xuma Gobal waliba wixiisa ha maamulo….Gobalka Saaxil marka laga Reebo Barbara bal soo eega Baahida iyo Darxumada taala wag waxbarasho,Caafimaad iyo Daryeelba…Lacagtuna ama Cuurta aad sheegaysaan ha noqoto ama midkaleba Saaxil way ka Qaawantahay….wa xuba Hargeisa ayey taalaa ee Maddex tooyada ha loodoonto
Waa Khayran katiiran
Wlhi wali ma arag nin berbara iyo Gabiley ka hadlaya oo leh waxayagi burco iyo odwayna qatay lkn qoladan reer odwayne iyo hawdka burco intasay kuso cel celiyan
maxay ka sheegi karaan Burco, maxay ahaayeen Gabilay iyo Galbeed wakhtigi Siyaad Barre Burco waxay ahaayd magaaladii 2baad ee ugu daqaalaha badnayd somooli land idinkaa ku naaxay
Waa la hagradey sxp waa runtii xoolaha laga keeni berberaa lagu cashuura cashuurtooda dib wax laguma celiyo
Reerku waxanuunsanayaan
Waxab eed idiin qaban maysee wax qabsda
Car waydinkaa haysta maanta dawladee waxaa aad sheegayso samee oo magaaladaada Ku cashuur 😂😂😂 cabaadka joojiya Gabiley iyo Berbera ALLAH ayaa dhulkooda u barakeeyey oo meel fiican dejiyey alxamdu lihaah Isha ALLAH haka duwo aaaaamiiin.
Beenti adeerka munafaq cigaal ku sheegay syad ku sumoteen!
Somaliland merlin kadta custum iyo dakad way ku Tala, cigaal faqash aya diday oo qalinka ku xasiday!!
Odeygu odweyne ayuu ku waashey degaanada ardey yaraan ayaa ka jirta burco ayaa loo guurey intaasu fahmi waayey
Anagaa hooyadiin wasna garac xajisoow
Arap iyo grxj ayaa oodweyne wada dagee ha horimariyaan deganka
Wacaad eedaynysan dawalda hore hada dhista
DA SO CALI YA WAR BAD HAY SANA BURCO U SO CALIYA CANSHUUR TI XALAH
Kuwii ugu xumaa ee ina soo maraa waa kuwii cadawga inoo soo raacay ee ciidanka laayey maantana iyagoo xilka haya shisheeye u shaqaynaya
Waligay ismaan lhayn dad intaa dadoodu tahay uurka ka buka waxan kaloon leeyhay dawaldan maanta tu ka xumi inaanay jirin
Horta anigu waxaan idin leeyahay dawlad kastaba waxaa ku jiray wasiiro,xildhibaano,madaxweynayaal,markaa imika hadal looma baahna ee waxaa loo baahanyahay wax qabad dhab ah,ee si dhakhso ah ugu hawlgala.
Mucaaridnimo waydun cabanayseen Maanta oo aydun dalkii madaxweyne ka tihiina waydun cabanaysaan oo dad wax qabsaday ayaydun xaasidaysaan kana xuntiihiin horumarka iyo aqoontuna waa tii ay dadka Berbera iyo Gebilay Somaliland ku dhisen qaranimadeeda lacagta dalku leeyahayna Hal tijaar oo deganada ah aya so dabacay gabilay iyo Berbera waa dhulka tijaar ta iyo Aqoonta madaxda somali oo idil
Cashuurta xolaha burco sidee berbera loogu cashuuraa? Burco maxay ka faa'idaa wayee xoolaha
Waad gaajoonasiin garac xajisoow
raqahan cuqdadaysan wardadka gabilay iyo bebera iyagadhistay ohorta qadhan iskaga ururiyay,imikad sadexboq ayanbixinaya sadexdu kulabadana
Waxnarashadiina ma dawlad ba idinka reeb tay cashuurta xoolaha aad sheganaysana haday sharci noqoto oodweyne iyo burco kuso shacuura oo Berbera ka joojiya manta oo aydun dalkii madaxweyne ka tihiina miyaydun caban mise waydun aarsan ileen nolosha dadka Gebilay iyo Berbera Berbera oo iyagu walalo idin haysta cadawgiina ah oo horumarkiini haysta manta di u Rida dadka oo yaanay talaabo hore uqaadin haday cidi cid wax u hayso nololiba may hagagsanaten xasadka waa lagu faa ida deeqaha uu bixiyo ILLAHAY cidina cidkama nusqamin karto waxana idiin qurux badnan lahayd idinkoo Aqoonta iyo horumarka kaga dayda
Wali beenti mucarad nimadi bad wadan😂😂😂
Ama kusoo cashuura burco ama iskaaya anagu waanu Ku cashuraynaa Barbara because anagaa leh
Abtiyaal wax uun qabta oo cabashada badan joojiya .
He need to go back caydhuu qadanayey
Odaygani waa wareeray dibad Ayuu qabyaladii kusoo barty Ayuu dalka dib ugu soolabty Halka wx uu tarilhaa ayuu dadka wada dhashy Ayuu naxli kuberayaa sorry meel kastba dalkeeda ayaa dhista
Waxii tegay tage xasuustaa ma xidhiidhsho ayay somalidu ku maahmaahdaa hada waxii yaal halaga hadlo
Waa fagash😂😂😂😂😂
oo inaad u qaadhaanto iskuulada ood is abuushaan yaa idinka hor taagnaa markii horeba. Cuqdada iska saara abtiyaal oo waataa taladii dalka laydiin dhiibay ee ee dhisa waxaad dhisaysaan
Maanta idinkaa Hayee caagimqada
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂imisa jeer baa wax lagu cunay degan kayaga oo aan dib logu soonoqon
School ka Gabiley dadka deegaanka ayaa dhistay why not you
Ma wax marka hore ba khalad aha ina burco xoolaheda berbera lagu cashuuro wan la so celiya