Cabitaanka shiidka waxaan furey 10 sano ka hor waana cabitaanka aan ka soo dhoofey, marka cidii rabto ha ila soo xariirto insha allah waxan siinaya wax walba oo aan qibrad oogu leeyahey,
@@khalidali3063 wakhtigeda markay gadho wa laga babinaya wax macna oo ay samaynaysona maba jirto oo waxa ka muhiimsan inan dalkayaga haysto oo aan xukumo oo anay amisom i gumaysan oo aan anigu is ictirafsana hay ka hor intanay cid kle i ictirafsan
@@khalidali3063 Hye hargaysa laga tage hargaysa ma hooyad aya leh? Calanka markan ku dayay ha modin inan dalkayga ka tansulay oo an cid kale sinayo wax kasto dhacayana lagama yaabo inan dalkayga godki an oga inan dib ugu celiyo,somaliland cida ka talisa iyo waxay tahayn kagam sheekaynayo ee wad ka dharagsan tahay ama somaliya dheh ama somaliwayn ta ad shegto ee ad ku xartay ku so gabo lkn mar danbe ha ka filin qarankan inu u gacan galo dadkan oga ee an waxay yihiin ka dharagsana hay munafaqada iyo cadawnimadana ku caan baxay,haa dad fiican way ku jiran kuwan iga rali ahada ayn leya hay
@@khalidali3063 manta ayay ugu liidata ayu ku leya hay, haa wad iska odhan karta oo tariikhda somaliland waxad ka taqana iska yar oo wad iskaga so boday adigon aqoon u lahayn, 1-somaliland adeer waxay so martay marxalado fulayga iyo doqonku shakiyen, 2-somaliland waxay so martay marxalad ay wax burbursan moye wax kale indhahu qabanayn 3- somaliland waxay so martay marxalad an lo ogalayn ina hal dabaq laga dhiso 4-somaliland waxay so martay marxalada meshi ad istagtoba qarax kula kacayay oo ay cadawgi la jabiyay ay ku asen dhulka barakaysan ee qarankan 5-somaliland waxay so martay marxalad wax garadkeda iyo aqoonyahankeda iyo ardaydeda iyo madaxdeda waliba kuwo kale maha kuwi dawladi somaliya u shaqaynayay la ugadhsanayay iyago waliba ay ugadhsanayan kuwi ay u shaqaynayen 6-somaliland waxay so martay marxalad hubki cashurti laga qaday lagu so ibiyay lagu rusheyay oo lagu babiyay oo karayal iyo bebeyo la dul mariyay inti ka bad baday inti qaxdayna la iska dayn oo laga daba hdhine diyarado lagala daba tagay si lo madhiyo waliba diyaradahodi iyo kuwo ay south africa ka so kiraysten 7-somaliland waxay so martay marxalad xadhig dil dhac xafadaho dadka logu so galo habeenki oo la layo ta ta ka xun ee ad shegaysa wa tee? 8-somaliland waxay so martay marxalad bandaw markay cadceedu dhacdo oo xita salad an lo bixi karin 9-somaliland waxay so martay marxalad nin kasta qori haysto oo dhib ay ku hayan amniga 1991kii oo hubka dhigis lagu sameyay dadki ciidanka qarankana la asasay inti kalena kayd loga dhigay ciidanka qaranka 10-somaliland waxay so martay marxalad iskada madaxwayne mushahar qate anay ciidanka qaranku shan boqol qadan karin oo an waxba lahayn anu madax kaliyana xafiis lahayn Waxa intaso marxaladod ka liita ee ad sheegaysa waxay,ma horumarka iyo qaranka quruxdisa ay indhihi fayaw ku farxayan iyo ciidanka sida u dhisan ee quruxda leh ee awooda leh ee ciidan somali leda hay ka jabuti uun dhamo ma kasa kula noqday wax liita anigh garan mayo waxa kula fiican adiga ma waxa anu so dhafnay aya kula fican wayahe mise dee xasidnimadi aya kugu kacday?
Hye wllky tnks
Tankaleeto ganacsiga sharaap shiidista ama qudaar shiidista hadaan ku fal jirey furitaankiisa wlhi
Codkaaga markaan maqlo waxa igu soo dhacayso markiiba Sheekooyiinkii Basaasiinta oon aad u xiiseeyo . Hore u soco Masuul
Cajiiiib wlhi wx badan ayan ka faaaiiidey muuuqalkaaan mhdsanid ustaaaad
Walaalayaal inta qoraalka aragta fadlan subscribe iisaara soona booqda channel keygi
Subscribers isar pls ani wan kusar igucawi plz
Waan kuu saaray isaar
@@umubarrzakhchannek5000wakuusaaray isaar abaayo
@@maweladacarurta7695 waan kuusaaray ee channelkaaga khayrka u adeegso
imika ayaaa bilabayaaa insha allah
Maasha allah waa suhaib ahmed oo idinka soo salaamaya borama awadal somaliland mahadsanid bro
Sakeriye abdilahi ayaa barnaamijkan soo diyaariyay in layska dabaqaataana laga fiican
Laba kamid ah waxay ka guuuxayeeen laabtaydayda
Inshaa allah waan samaynayaaa
M.Allh wll hor u soco😍
Asc wll waxaad noo soo diyaarisa ganacsi lagu bilaabi Karo 10000$ oo Ku bilawnaa mhdsnd
Wxad ka soo xaday fikradahan sakariye C/lahi Cali dhamantod xata mid kamad rebin amba kumad Darin
Ninkaan wan iska jeclahay rabigeey haku jeclaado
M.a mucalimuu hormar wacan kurajena horay usoco
Thank You so mucн ustaad
Allah haku barakeeyo
Barakow wll qaali ah
Wll hee anigaba bakar baa laygu magacaabaa
Ma sha allah Bro Keep going
Subscribers isar pls ani wan kusar
masha allah fekerkaa siwacan ayaan uqaatay hadana waxaan ka aasaasay burco somaliland waa fekrad aaad u fiican waaad ku mahadsantahay sidaad nuugu sheegtay wax anfac leh
Intan qof dhiirigaliye ah arkayey maracade figrafisa mid lamida ma arag mahadsanid
Good points
Aad ayaad u mahad santahay
Mahadsanid sxp maracade
Asc walaalkey mahadsanid
Fikradaan ganacsi waxaan soo bandhigay akhii zakariye
For More Information Contact Falanqeyntube@gmail.com MAHADSANID @BASRA
Mahadsanid sxp
Sxbow siyasada intaa naga dayso video nocan oo kala nosoo gali iyo kuwo guusha kahadlaya
Shaqa adag baad haysaa masuul.
Mahadsnid in baddan
Mahad sanid ustaad🤔💙🤝
Walaal adigu waxad aad ugu fiicantay dhanka ganacsiga
Anoo shaqa kale heesta hadana xarqaan iska bartay falaad lee ku bartay hadasa i anfacay
Thanks wllo masha`allah
Wad mahad santahay sxb
Wa fursad cajiba !
Fikradaan ganacsi waxaa soo bandhigay akhii zakariye
@Halima Waan ku sheegay qeybta Hoose ee Muuqaalka Walaal inaan aniga laheyn xuquuqda FIKRADAHA Mahadsanid
@Zakariye Abdulahi Ali Bogiisa ayuu ka soo koobi gareyey
Thanks wll
Masha allaah
Walal Hadalkanu Waaki Zakiriye Abdillahi Copy Righku ma wacne
Xuquuqda Fikradaha Waxaa leh Walaalkey @Zakariye Abdullahi Ali
For More Information Contact Falanqeyntube@gmail.com
Mahadsanid mudane
wllo jabuuti 1000maloga ganacsan karaa
XirFadaada wax kzTabaH ka HoreYsa wLL
Hal ra'yi baan kugu khilaafsanhy oo ah waxbarashadu ganacsi magasho
hargeisa ma somalia wuraa naga xishood
Sxp rayigaagu aad buu ufiican yahay lkin waxbarashadu ganacsi ma gasho
Bro maadi aya kahadleysaa waxbarashada diiniga ayaaba lacag lagu bixiyaa waana wax caadi ah 🤙🏾
@@abdiwahidisse7469 wllo waxii umada udan ah ayaa inoo dan ah
@@abdiwahidisse7469 caadi maah in qofka lacag laga qaato waxna loo dhigaa waa inaad aqoon kugu filan oo aad ugu yaraan 14 sanno ah aad haysata mise dowlad la'aanta ayaa keenaysa
Wlhy waa fursado banaan mahadsantay
xagee ku maqashay hadalkan is leeyahay mid kalo o youtuber eh ayan ka dhegestay adigana warki o sidiisa ah ad codkadi un noo saartay
Xuquuqda Fikradaha Waxaa leh Walaalkey @Zakariye Abdullahi Ali
For More Information Contact Falanqeyntube@gmail.com
Waxa laga rabe ina ku shegto videoga xuquuqda firika qofka leh
Waxad ka aragtay zakaria
Cabitaanka shiidka waxaan furey 10 sano ka hor waana cabitaanka aan ka soo dhoofey, marka cidii rabto ha ila soo xariirto insha allah waxan siinaya wax walba oo aan qibrad oogu leeyahey,
Anaa rabo sxb fikrad iga soo sii
Mohammed garad wll. Aniga raba inan furto IGA cawi wixii aad. Aqoon u ledahay hawshan mahsanid
Karin iyo hamda waxaan u baahanahey meel aan idinku sheeko insha allah
Sxb hollan aa joga wthatsupka igu darso meeshaas aan ku shekeysaneynaa.waa kan 0031638556575.mahadsanid.
Oky zxb waxan ku soo qabanaya insha allah
Sidee Bank Lo Jabsan karaa 🤣🤣
Cabitaan iyo Harqaan Hano Dambeye
Cadnaan Montolivo Qof muslim ahbaatahay inaad umad dhacdo miyaad rabtaa wll bisinkee Danbigaaso kale laguma fikiro
@@samirahsamir6930 lacag miya isin karta walale si iskaga dhaafo mse hadal un heysa
🤣🤣🤣🤣 waa hal Malin kutajir
Waan kaaga mahad celaa
Wll isku day in aad kaso hadasho ganacsiga forex trading ee online ka iyo sida uuu ushaqeeyo mhdsnid
Haadi Ibrahim ganacsiga waa xaran wll culumada somaliyed ayaa ka hadlay
Lkn wll wxn arkay culumo somaliyeed oo xalaaleeyay lkn ilaa hda ma jiro caalim somaliyeed oi si toos ah xaaran ugu tilmaamay waxa jira kaliya sheikh umal oo tashuush galiyay mhdsnid
Haadi Ibrahim
Sheik dirirna waa uu ka hadlay wana xaran ayuu yidhi
hargaysa maha somaliya ee waa soomaliland
Still waa qayb Somalia kamid ah diid ama doon
afkaadho lagamaba hello somaliaa
Waa laga helaa way buuxdaa walipa
Sxb somalia afakaaadho waaa taaalaaa iyadooo laga keeeney kenya ayee dhooban thy dalkeeena sxb shaqada cab hal xabbo aaadan heesan ama qaaali ah yeysan shaqadaaada u joogsan
Somaliland ayaa laga helaa. Lol
Waxan lagu ibiya 180ilaa 360
Aad iyo aad
msha allh wad mhdsantahy
Adiga se waad na qiyaantay maad noo sheegtid sida looga shaqay san karo uteube ka misa waa xirfadaada hhh🤣🤣
Wa maskax fiicanthy bro lkn nosobadi
Mara cade show
Aad bad umahadsan tahay
شكراً لك أخي
Mahad sanid ustaad
sucudi arabiya waxalasiiyaa 225 doorar
Cabitaanle aaa
Loma bahna waxas new new
Fadlan subscriber iisaara
Noso badi wll
walaloow adiga bal samey
Fikradan Zakirye Abdulahi ayaa iska leh
Haaahy zxp waa copey warkaaan
Anigu waxan la yabaa dadka iska tirsada hargaisa iyo gobolada somaliland ee idhahda somalia inay dadkasu hurdan uun umalaynaya wali🤔
@@khalidali3063 wakhtigeda markay gadho wa laga babinaya wax macna oo ay samaynaysona maba jirto oo waxa ka muhiimsan inan dalkayaga haysto oo aan xukumo oo anay amisom i gumaysan oo aan anigu is ictirafsana hay ka hor intanay cid kle i ictirafsan
@@khalidali3063 Hye hargaysa laga tage hargaysa ma hooyad aya leh? Calanka markan ku dayay ha modin inan dalkayga ka tansulay oo an cid kale sinayo wax kasto dhacayana lagama yaabo inan dalkayga godki an oga inan dib ugu celiyo,somaliland cida ka talisa iyo waxay tahayn kagam sheekaynayo ee wad ka dharagsan tahay ama somaliya dheh ama somaliwayn ta ad shegto ee ad ku xartay ku so gabo lkn mar danbe ha ka filin qarankan inu u gacan galo dadkan oga ee an waxay yihiin ka dharagsana hay munafaqada iyo cadawnimadana ku caan baxay,haa dad fiican way ku jiran kuwan iga rali ahada ayn leya hay
@@khalidali3063 manta ayay ugu liidata ayu ku leya hay, haa wad iska odhan karta oo tariikhda somaliland waxad ka taqana iska yar oo wad iskaga so boday adigon aqoon u lahayn,
1-somaliland adeer waxay so martay marxalado fulayga iyo doqonku shakiyen,
2-somaliland waxay so martay marxalad ay wax burbursan moye wax kale indhahu qabanayn
3- somaliland waxay so martay marxalad an lo ogalayn ina hal dabaq laga dhiso
4-somaliland waxay so martay marxalada meshi ad istagtoba qarax kula kacayay oo ay cadawgi la jabiyay ay ku asen dhulka barakaysan ee qarankan
5-somaliland waxay so martay marxalad wax garadkeda iyo aqoonyahankeda iyo ardaydeda iyo madaxdeda waliba kuwo kale maha kuwi dawladi somaliya u shaqaynayay la ugadhsanayay iyago waliba ay ugadhsanayan kuwi ay u shaqaynayen
6-somaliland waxay so martay marxalad hubki cashurti laga qaday lagu so ibiyay lagu rusheyay oo lagu babiyay oo karayal iyo bebeyo la dul mariyay inti ka bad baday inti qaxdayna la iska dayn oo laga daba hdhine diyarado lagala daba tagay si lo madhiyo waliba diyaradahodi iyo kuwo ay south africa ka so kiraysten
7-somaliland waxay so martay marxalad xadhig dil dhac xafadaho dadka logu so galo habeenki oo la layo ta ta ka xun ee ad shegaysa wa tee?
8-somaliland waxay so martay marxalad bandaw markay cadceedu dhacdo oo xita salad an lo bixi karin
9-somaliland waxay so martay marxalad nin kasta qori haysto oo dhib ay ku hayan amniga 1991kii oo hubka dhigis lagu sameyay dadki ciidanka qarankana la asasay inti kalena kayd loga dhigay ciidanka qaranka
10-somaliland waxay so martay marxalad iskada madaxwayne mushahar qate anay ciidanka qaranku shan boqol qadan karin oo an waxba lahayn anu madax kaliyana xafiis lahayn
Waxa intaso marxaladod ka liita ee ad sheegaysa waxay,ma horumarka iyo qaranka quruxdisa ay indhihi fayaw ku farxayan iyo ciidanka sida u dhisan ee quruxda leh ee awooda leh ee ciidan somali leda hay ka jabuti uun dhamo ma kasa kula noqday wax liita anigh garan mayo waxa kula fiican adiga ma waxa anu so dhafnay aya kula fican wayahe mise dee xasidnimadi aya kugu kacday?
Asc
Asc sxb
Anoo awal darbi jiifa ahaa dooxa seexan jirey
Maanta waan ku aflaxay dawaarka
Imikana sifiican dawaar ubartay
Waxbaan gelin barataa
Oo masoo koobi karo horumarka angaadhay
Oon imika iskoris dawaarkusoo koray la imoodayn imikana ber fasoor jaamacad dhiga
Afakadho wadankena malaga helaaa
.
112
T
Dadkaa koo biyesaa wlh