Hal Maalin Ayaan Caday Suuqa ku Wareejiyay Anigoo Makeup Marsan | Barnaamijkii Ugu Qosolka Badnaa😂

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 окт 2024

Комментарии • 225

  • @Cabdulahinur227
    @Cabdulahinur227 7 дней назад +54

    biri waa 7oktobar waa maalintii xasuuqa iyo qafaa lashada yahuuda waana ku farax sanahay sanad guura wacan somaliyey

  • @i.yl7
    @i.yl7 7 дней назад +27

    Odeyga bakoorada wato real Baba❤️ cimri dheer iyo caafimaad insha allah

  • @Daaygauser-vz6uy8ck2r
    @Daaygauser-vz6uy8ck2r 7 дней назад +26

    Malaysia 🇲🇾 Malaysia 🇲🇾 Malaysia 🇲🇾 koko bulle muqaalka xigo waa adiga iyo koko bulle

  • @ugaaskacidda499
    @ugaaskacidda499 7 дней назад +18

    Qoftaan inteesan madax shub noosoo duubin 1million hala gaarsiiyo dhakhso😂

    • @SulekhoApdi
      @SulekhoApdi 7 дней назад

      😅😅 dee ku Dhakhsada gaarsiya gabdha dee xaasidin tihin reer xamarow 😂

  • @AnzelRaage
    @AnzelRaage 7 дней назад +21

    War nasra 1m garsiiiiya wax walbo weeey gaday😂😂😂😂😂

  • @nahwo867
    @nahwo867 7 дней назад +17

    soomaalida xaasisanaa war gabadha 1m ku tuura

  • @Axmedgaandaa
    @Axmedgaandaa 7 дней назад +16

    Wllo anuga waxan kuso kordhonlaha barnamujka hadii nasra abtidoon hadaye indho shareer xidhaan lahayeed oo ayee iiblahayeed wajiga nolosha dhabtaa ayee ogaalahaye barnamujkuna markaasuu qima yeelanaha mcn ayuu noqolaha

  • @HamseAbdi-d2p
    @HamseAbdi-d2p 7 дней назад +29

    Nasro wan suku laney 1m wll mcn 😊🎉❤

  • @HudaJama-w9o
    @HudaJama-w9o 7 дней назад +14

    Asc nolashayega laba qoof ayaan u saraye adiga ayaa sadex ku ah mashallh ku soco dareqa tosan alaah ha ina xafido

  • @NaimaMohamedAli-k6k
    @NaimaMohamedAli-k6k 6 дней назад +7

    Makeup ku ciyaaray qofka ku aqoon xitaa wuu ku fahmaa nasraay😂❤❤❤

  • @ZaynabCadar
    @ZaynabCadar 6 дней назад +11

    Allh 😂gbdha xijabka purple 💜 kaa qabto funny dheh 😂

  • @faayAdenSuuley
    @faayAdenSuuley 3 дня назад +2

    Masha allaah Nasro abtidoon waxfiicanaa sameeysay dad kafaanaayaa kudhiiranaayo ineey shaqaystaan oo shixaadka sharaf moodaan

  • @falisa576
    @falisa576 7 дней назад +7

    Eedo mcnto Allaha ku xafido.
    Make-up kina hadad so marsatay
    Wa lagu so qabana matihid qof
    Qarsomi kara nasrooy
    Masha Allaah eedo waxan sugnaba
    Wa 1milyan insha Allah

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 7 дней назад +8

    Nasradii wey fikirtay 😂caday iyo iskiriin wareejis bilawdayba sideed 1 million ku gaadha is leedahay 😂😂😂

  • @FaarahelmiHassan
    @FaarahelmiHassan 7 дней назад +25

    Nasroy buc buc iyo waytane soo wareeji😂😂

  • @Kabtankab.x
    @Kabtankab.x 7 дней назад +14

    Muqaladan cml marka sodhikto anobuuq kujiro maba dawado inta jiifto wani salamay 😂 hwn wngsn

  • @abdirahmansulubsheikh5932
    @abdirahmansulubsheikh5932 7 дней назад +8

    Barnamijkaan aad iyo aad ayaan oga helnay nosoo badi nasray

  • @kingmohaaofficial6725
    @kingmohaaofficial6725 7 дней назад +5

    Dadka qaar wad inkiirtay lkn nasroy any way 1m coming soon❤️💯

  • @Daaygauser-vz6uy8ck2r
    @Daaygauser-vz6uy8ck2r 7 дней назад +6

    Balanqaadke aad samaysay ayaan ka sogaynaa markaad Malaysia 🇲🇾 koko bulle xamar inaad u shidid waaye koko bulle

  • @HaboonAdan-ng2qh
    @HaboonAdan-ng2qh 7 дней назад +8

    Nasro Abtidoon keep going insha llah 1m ❤❤❤❤❤

  • @nadea_82
    @nadea_82 7 дней назад +29

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only Allah knows about. Allah is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who broughtOh people, we are your sisters, by Allah 😭😭😭 We do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you, oh nation of Muhammad. People are brothers. Oh Allah , make your righteous servants subservient to us. Oh Allah , make your righteous servants subservient to us. My appeal to every Muslim, oh Lord, if he sees this message, may He prolong his life, make him happy, and cover him. May Allah reward him. Allah is sufficient for me, and He is the best disposer of affairs. There is no power or strength except with God. Oh people, oh nation of Muhammad, oh people of goodness, oh people of mercy. We are your sisters and your children. By Allah , we do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you. Oh nation of Muhammad, I only spoke out of extreme hunger and distress. My mother, sisters, and I are displaced from our homes because of the war. We are in a state that no one knows about except Allah . Allah is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs, against those who brought us to this state 💔💔 By God Almighty, I only wrote this appeal out of extreme poverty and poverty, oh people. I beg you by God Almighty, Lord of the Mighty Throne, that I do not have food at home. By God, my brothers and sisters have been sitting around for two days. Without food, by God our situation is very difficult, we are 4 people in the house and my father passed away and there is no one to support us and we live in a rented house and we cannot pay the rest of the rent. I am not lying to you nor deceiving you nor cheating you. I am a Yemeni girl displaced because of the war between me and my family over a rent dispute and the owner of the house. By God, my brother comes every day and humiliates us and talks about us and wants us to go out to the street because we are unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and talked to the neighbors again and gave us a deadline until the end of the week and we swore to God to let us out of the street now we are in arrears of 60 thousand Yemeni riyals for 3 months rent may God have mercy on us our country is suffering because of this war and we do not find our daily sustenance and we live my mother and sisters our father passed away may God have mercy on him and we do not have anyone in the world to come to us in these harsh circumstances my little sisters went out to the street and saw the neighbors eating and stood at their door giving them even a piece of bread and by God in whose hand is the heavens and the earth they closed the door and kicked them out and they came back crying dying of hunger no one has mercy on them and now the holiday has come back to me if no one of us helps us with a kilo of flour by God we will die of hunger brother I seek refuge in God and then in you and I want your help for the sake of God I ask you by God you love goodness and help me even if it is about the rent of the house send me a WhatsApp message on this number 00967717126434 and ask for my card name and send it and do not delay may God compensate you with all good My little sisters, look at their situation and help us and save us before they throw us out into the street and humiliate us or my family and I die of hunger. We ask you by God, if you are able to help us, do not delay on us, and may God reward you with good.'~~_«%•&»_~~_~&:»'////;&&;&;&;;&🎉😢😢😢😢;&;&&&//&..,!~~~♡♡♡~~~♡~♡~•~•~•~•~♡~♡~♡~;l.i.i.i.i.i.l.|-.-↑↑|↑:Π}.،.}|^,.،,...،،,.. ̃ ̅˔ ̈ ̉ ̊˽˞˛ ̃ ̅˔ ̈ ̉ ̊˽˞˛ ̃ ̅˔ ̈ ̉ ̊˽;&;&&»»»»»،»،»،___» "!"!"!" "

  • @NoorkeyAbdirahman
    @NoorkeyAbdirahman 7 дней назад +12

    NASRAY MY QUEEN WANKUWATAAA WALASHEY GALIII ILEHEY GUUL AAAKUGARSIYAAA

  • @bintucali7288
    @bintucali7288 6 дней назад +11

    Walaalayal gabadhan aan u kacno 1m ku tuurno intaanay maryaha tuurin

  • @ruumi1665
    @ruumi1665 7 дней назад +6

    Guulayso wlo qaalih
    One million subscribe gaadhsiya gabadha 😊

  • @gymforlivegymforlive7515
    @gymforlivegymforlive7515 7 дней назад +4

    1m nasro cunto warejineyso waa argeysan plz Somali garsiya 1m

  • @umuakram5275
    @umuakram5275 7 дней назад +3

    Nasra waa qof aad u dagan oo naxriis badan❤

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 2 дня назад +1

    Kusali xababken muxamed scw scw scw scw scw

  • @Faysalabdiqadir2233
    @Faysalabdiqadir2233 7 дней назад +3

    Wlhi gabadhan waan ka dambeyaa from Somaliland ❤

  • @ruumi1665
    @ruumi1665 7 дней назад +5

    Ilaahay haku amaansado wlo
    Xamarna rabbi amni haka dhigo Aamin

  • @muna607
    @muna607 7 дней назад +11

    Adaa lagu barooyaa nasraay cadeyga😂😂😂 ilahay mar uun ha ii kaso inaa kula kulmo❤

  • @CADNAN46
    @CADNAN46 7 дней назад +3

    Asc Sister waxad sosameysa barnamij lalefow iyo Sanbus San uarak no falcalita dadka😊

  • @AyaanSaraam
    @AyaanSaraam 7 дней назад +18

    Masha allh wlhi inaa ree muqdisho gabadhoda tahy wacadahy

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 7 дней назад +7

    Masha Allah Good job👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 7 дней назад +2

    Manshaallah nasro abtidon suuqlay noqotey nasro qurux alah ku barakeyo queen ❤❤😂

  • @FawsiyoMaxamuudshaari
    @FawsiyoMaxamuudshaari 5 дней назад +1

    Kuwas wa comment ku dhiiglayasha dumarland nazroy😂❤

  • @ZaynabCadar
    @ZaynabCadar 6 дней назад +5

    Qurux dumaryey ❤️

  • @Khadarjeeri
    @Khadarjeeri 7 дней назад +2

    Waku salaamay walaashey nasra waku taageera awal mobile qof kale leeyahay ayn ka daawan jiray lakin caawa mid aniga aan leeyahay ayn ka daawanayaa barnamijka aawadid waa wax qurux badan marka abaayo alle haku xafido horey usoco ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Daaygauser-vz6uy8ck2r
    @Daaygauser-vz6uy8ck2r 7 дней назад +2

    Soo dhawaynte koko bulle xamar ayay jogtaa Nasra abtidoon ilaa iyo hada waxaan kaa sognaa inaad martiqaad u samaysid koko bulle and hazaze bulle Mogadishu ayay kula jogtaa walaashaa koko bulle

  • @IssackKerow
    @IssackKerow 7 дней назад +2

    Muqaalatha inbathan an jeclahay
    Guleysa walashey❤🎉

  • @khadraaxmed2661
    @khadraaxmed2661 7 дней назад +2

    😂😂😂😂😂 walaahi wad is bahdishay 1M ku Ma dheeman ba Marwoo ciyaal ciyaal

  • @mawadomaaya1612
    @mawadomaaya1612 7 дней назад +3

    Meykabka ku gaad maad isleheed 😂😂❤

  • @Shankaroon-kq1ww
    @Shankaroon-kq1ww 7 дней назад +4

    Bajiyo iyo Sambuus adoo gadaaya kadhik video ga xiga

  • @shukrikheif4210
    @shukrikheif4210 7 дней назад +4

    Saxiibkey oo ma cadeysto aan uu kadaa 😂😂😂

  • @cllaahikeykey4138
    @cllaahikeykey4138 7 дней назад +6

    Team nasra abtidoon one ❤

  • @elminaahmed1070
    @elminaahmed1070 6 дней назад

    Sifiican ayaad yeesha booqashadayda aniga muqdisho waxaan soo booqday meelaha dadka danyarta waxkugataan xamarweyne iyo bakaaro dhinaca danyarta waankasoohelay sidaloonoolyahayna waa soo arkay.

  • @CuradaReerShuceepCalikamiin
    @CuradaReerShuceepCalikamiin 7 дней назад +4

    Ani shimee Nasro lakulmaa 😭💔😢

  • @fatumaosman3573
    @fatumaosman3573 7 дней назад +1

    Next do one when you are selling commodities in the market

  • @isseabdulkadir6417
    @isseabdulkadir6417 4 дня назад

    Waa arin aad u wanaagsan runtii ganacsatada yaryar in ladhiira galiyo mahadsanid abaayo❤

  • @XalimoCali-y2t
    @XalimoCali-y2t 3 дня назад

    Nasroy wad warerete allaha ku wanajiyo ado marwa ah hadey irsaqadi ka gashay ina war waregto si ad 1m ku gaarto yaab

  • @KhadiroAhmed
    @KhadiroAhmed 7 дней назад +2

    Team nasra one like 😢😢 please

  • @fatumaabdi9166
    @fatumaabdi9166 7 дней назад +5

    First person like igu sharfa🎉

  • @yusracabdiraxmaan9964
    @yusracabdiraxmaan9964 7 дней назад +1

    Nsro Sanaa 1m ku rabtaa miyaa apdate na ma tihid subxnllh jifaaa kujirtaa ee iska hurud😂😂

  • @kadardahir301
    @kadardahir301 6 дней назад +1

    Ala nasray walahay barmaamijyoadaada waan kahelay lkn saad dadka indhaha sacabka aad oogu marinaysid ka yaabay😂😂😂

  • @umufartuun4959
    @umufartuun4959 3 дня назад

    Abayo
    Nasro.waa
    Ku.salaamay.1milyan.comesoon❤❤❤asxaabta.abayo.nasro.haloo.gurmado.1.milyanka.si.dhaqsi.leh.ha.gaarsiino❤❤❤❤❤😂

  • @FarhiyaAbdiTahlil
    @FarhiyaAbdiTahlil 7 дней назад +1

    1M Coming soon in Ader nasaro qali🎉🎉❤

  • @faisaabdi4597
    @faisaabdi4597 4 дня назад

    Nasraay milyanka waa kuugu adkeeyen Malaysia aad🎉🎉🎉🎉

  • @Mohammedkral
    @Mohammedkral 7 дней назад +4

    Waxey eheed inaa dharsulufo marsato eheds

  • @AbdunaazirAbduqadir
    @AbdunaazirAbduqadir 6 дней назад

    illahay dartii ban ku jeclay wllhi guuleyso

  • @Daaygauser-vz6uy8ck2r
    @Daaygauser-vz6uy8ck2r 7 дней назад +1

    Waxaan kaa sognaa waa balanqaadke team 27 iyo soo dhawente koko bulle

  • @MuxammadCali
    @MuxammadCali 6 дней назад +1

    Wallhi idigoo dhab kaatahy hadadan arag been loow idheh waxaan iskadaa rabbi kuma badin
    Ogow nimcada ilahy shukri beey rabtaa

  • @SaciidSaciid-n8y
    @SaciidSaciid-n8y 7 дней назад +2

    Nasro funny waan ku salaamay❤

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 7 дней назад +2

    Qosolka adunka nasroy😂😂😂❤❤❤

  • @Wllzoyaa
    @Wllzoyaa 4 дня назад

    Codkada naturalka ah aya kufashilaya cod m.a aledahy nasro ima gadesid 😂😂

  • @YasimiinIsmaciil
    @YasimiinIsmaciil 7 дней назад +1

    wll gabadhan 1mgadhsiya wllhi xasidiinbad tihiin 😂😂😂inantani waxad ku kaliften malinkasta inay magalada dhexdeda wax kuso dubto

  • @AbdiwahaabNoradam
    @AbdiwahaabNoradam 7 дней назад +1

    1M coming soon 🎉🎉🎉

  • @fathi182
    @fathi182 7 дней назад +5

    Good job

  • @fardowsab2422
    @fardowsab2422 15 часов назад

    Nasra ilaahay ha ku xafido🎉❤

  • @CumarBalak
    @CumarBalak 6 дней назад

    Make ap la aan aya qurxon thy wlhi❤

  • @Faysalabdiqadir2233
    @Faysalabdiqadir2233 7 дней назад +1

    Waxaan kayabay reer Somalia muxuu qof walba niicle ama telephone yar uu uwataa 😊😂

    • @sadaqjohn1822
      @sadaqjohn1822 7 дней назад +1

      lacagaha eku dirsadan kan shashada wala ilashana😂😂

    • @Faysalabdiqadir2233
      @Faysalabdiqadir2233 7 дней назад

      @@sadaqjohn1822 mala iska xadaa micnaha tuug maajirta

  • @XamdaXaashi-dw6ug
    @XamdaXaashi-dw6ug 6 дней назад

    Nasraay please borama hadaad iman lahayd kaama ag dhaqaaqeen❤❤❤

  • @SaafiyocabdulaahiShosmaan
    @SaafiyocabdulaahiShosmaan 3 дня назад

    Abaayo allah kubarakeyo

  • @cabdullahicadde7640
    @cabdullahicadde7640 6 дней назад +3

    Wll cadaygu dadaa shaqadooda tahay oo ka taajirey oo ka xajiyey adigana ciyaar ayaad ka dhiganeysaa

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n 7 дней назад +2

    Shaqeeso abaayo nasra qurux 🎉😂❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉❤❤❤

  • @ifraaxayaanle736
    @ifraaxayaanle736 6 дней назад

    Mashaa allaah wallhi waa iga qoslisay Makeup'ka maku dhididin miyaa abaayo 😂😂😂😂😂😂

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 16 часов назад

    😂😂😂😂 nasro abtidoon funny tahay cadey iso dhiib walaaley

  • @FardowsoSayidcali
    @FardowsoSayidcali 7 дней назад +1

    Walali intadan sheeting fahmay inu dumashiyahay

  • @suldanomohamed5605
    @suldanomohamed5605 22 часа назад

    Waar Dee inantani marka xigta inteysan waxaynu maleysan. Inoo soo duubin wax walibaa oo 1 million ay ku gaadhi karto wey soo duubtay. Ee naga gaadhsiiya sida ugu dhaqsaha badan

  • @IsraNatural
    @IsraNatural 5 дней назад

    Gabadho 500 bisa i gara siya❤

  • @djDeeqsi
    @djDeeqsi 7 дней назад +7

    Oolyo so marso anagane waan ku naqanaaa😂😂

    • @nasra_abtidoon
      @nasra_abtidoon  7 дней назад +4

      Wa iga badiseen😂

    • @djDeeqsi
      @djDeeqsi 7 дней назад +1

      @@nasra_abtidoon ok 👍 mhdsanid sister 1m coming soon wllshie

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 7 дней назад

    Wcs xrifka wxa iga qosliyey dhahy ciylkz cday la anaa hese cday sii io kn klo dhahay wxa la idhahy nasra mnty cday qeybinoso nasro koko mxa nogu so qbn la,adahy 😊

  • @saidaiskufilan2166
    @saidaiskufilan2166 5 дней назад

    Horey u soco wlshy

  • @Faysalabdiqadir2233
    @Faysalabdiqadir2233 7 дней назад +1

    Inta udanbaysa xayay siin habaysan nala gaadhay 😂😂

  • @sadaamcismaanahmed9225
    @sadaamcismaanahmed9225 7 дней назад +1

    Wsc marwodii rerkaay nasra abtidoon ❤❤❤❤❤

  • @AishaAbdullahi-z4l
    @AishaAbdullahi-z4l 5 дней назад

    Nasro bari saan waa lagu ceynaa chelenge samyr wxn iska daa plz

  • @Daaygauser-vz6uy8ck2r
    @Daaygauser-vz6uy8ck2r 7 дней назад

    Nasra abtidoon ilaa iyo hada waxaan kaa sognaa inaad martiqaad u samaysid koko bulle and hazaze bulle Mogadishu ayay kula jogtaa walaashaa koko bulle

  • @suleeqacumar3967
    @suleeqacumar3967 6 дней назад

    Masha alaah guuleeso ❤❤ my sister

  • @IBRAHIM_JOKER_13
    @IBRAHIM_JOKER_13 4 дня назад

    Keep going asxaabta❤

  • @ShuukriCali
    @ShuukriCali 7 дней назад +1

    wcs nasroow ma naxaanka ku shidan 😅😅😅😅😅🙊🙊🙊

  • @Mubarik_Lp
    @Mubarik_Lp 6 дней назад +1

    1m I.a queen 🎉❤

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 5 дней назад

    الحياء خلق الإسلام
    أخرج ابن ماجة عَنْ أَنَسٍ قَالَ: قَالَ رَسُولُ اللَّهِ - ﷺ - « إِنَّ لِكُلِّ دِينٍ خُلُقًا وَخُلُقُ الإِسْلاَمِ الْحَيَاءُ ». حديث حسن
    XISHOODKU WAA DABEECADDA ISLAAMKA
    IBNU MAJAH WAXU KA WARIYEY ANAS
    NABIGU (SCW) WAXUU YIDHI:
    ( DIIN WALBA WAXAY LEEDAHAY DABEECAD
    DABEECADDA ISLAAM KUNA WA XISHOODKA)
    WAA XADIIS WANAAGSAN.
    ADEER XUSEEN

  • @Ibrano090
    @Ibrano090 День назад

    Nasro waa extrovert wye ❤

  • @jahaazipoy7757
    @jahaazipoy7757 7 дней назад +1

    Ddka cadiga gado masalaatiina
    Markii ay Nasro dhahdey way cabsadeen

  • @okeeybadhcsw
    @okeeybadhcsw 6 дней назад

    Waw nasro 1.m halageersiiyo waqof soojabtay

  • @mohameddakane
    @mohameddakane 6 дней назад +1

    1m meeqa nooga dhiman🤔

  • @Faysalabdiqadir2233
    @Faysalabdiqadir2233 7 дней назад +1

    Wlshy Somaliland imo ooka waaal dadka ❤😂

  • @AbidMohamed-ek4dd
    @AbidMohamed-ek4dd 7 дней назад +3

    Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)

  • @KaafiyoShire
    @KaafiyoShire 6 дней назад

    Nasroy dumashiga igu darso wankahele😂

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 6 дней назад

    Nasro qof ku aqoon wayay maba jiro😂😂😊

  • @saadiadirie3877
    @saadiadirie3877 7 дней назад +1

    Masha alaah nasro

  • @idiriskaiitaabofun1339
    @idiriskaiitaabofun1339 6 дней назад

    Indho shareer ama maska afka soo xiro