Deg Deg Qorshaha 3 Dawladood Oo Iska Kaashanaya Aqoonsiga Somaliland & Wararkii U Dambeeyay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 29

  • @truthinyourface7345
    @truthinyourface7345 7 месяцев назад

    Maansha Allah

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed5308 7 месяцев назад +2

    guuul somaliland from Djibouti💚🖤❤💯💯💯💯

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 7 месяцев назад +1

    Allah ha unaxaristo

  • @KhaledMohamed-r5o
    @KhaledMohamed-r5o Месяц назад

    Guul guul

  • @KhaledMohamed-r5o
    @KhaledMohamed-r5o Месяц назад

    Mnsha aallaah

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553 7 месяцев назад +1

    Inshallah guuuul somaliland guuuul 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @Hooda36
    @Hooda36 7 месяцев назад +5

    Soomaaliland Alloow Dhoowr 💚🎉 🤍🎉 ❤️ 🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 7 месяцев назад +2

    Maasha allah waa in laga shaqeeyaa sidii uu reyla odinga u noqon lahaa gudoomiyaha midowga africa waanu guuleysan doonaa insha allah ❤🎉❤🎉 somaliland guul forever insha allah

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 7 месяцев назад +2

    Somaliland was created by Allah SW and no one shall put asunder ❤ you from Kenya 🎉

  • @Hooda36
    @Hooda36 7 месяцев назад +1

    Assalamu Alaikum Arabsiyo news wllo thanks for sharing your time with us and your support Allah haku xiftiyo❤🎉❤

    • @rodag7831
      @rodag7831 7 месяцев назад

      Somaliland idinka leh aqoonsiga aay Somalia xoog ku haysato. Waa iin ka qaadataan UN seatka oo mudaaharaad UNka hor sameeystan.

  • @nathra7351
    @nathra7351 7 месяцев назад +1

    Maashalah Somaliland guuuladowga somalia hadhaco ishalah

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 7 месяцев назад +1

    Warwacan For my Somaliland ❤️🤍💚🌹

  • @XamdaXamda-t3t
    @XamdaXamda-t3t 7 месяцев назад +1

    Ilaahy hayna siiyo xaqeena dawlad la aqoonsanyahay guul somaliland marwalba inshaa allaah

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu 7 месяцев назад

    Masha allah somaliland guul💪🤍💚💚💚❤❤🤲🤲🤲🤲👍

  • @FatoumaMohamedMahdi
    @FatoumaMohamedMahdi 7 месяцев назад

    BARAKAALLAH BALAAD FRANCE WA KULU DAWAAIL AMIS DE LA REPUBLIQUE SOUVERAINE DE LA SOMALILAND

  • @zahrasaed148
    @zahrasaed148 7 месяцев назад +2

    Dub uwada Hadal wuu soo dhamaadey mariya dhiig baa naga dhexeeya hadaanu nahay m Somalilanders 💚🤍❤️🎉🫡

  • @shadiaelmi-ke1ru
    @shadiaelmi-ke1ru 7 месяцев назад

    😢😢

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 7 месяцев назад +1

    Aniga ayaa markii u horaysay ee la dilay Abdinaasir ku qoray inay kuligood dadka Reer Somaliland ee la beegsanayo ay iska dhiibaan Safaaradaha Reer galbeedka ee Mugdisho si ay ugu soo daad gureeyaan Somaliland 😨

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 7 месяцев назад

    Ka warama kuwa Reer Shiikh Isxaaq sheeganaya ee siyaasi leh ee dhaqan leh ee af iyo gacanba ku taageeraya ee horgale u ah Huwan Daruud Faqash iyo Somaalia ee shaqaalaha iyaka u shaqaynaya ee Reer Shiikh Isxaaq ee Muqdisho jooga ee maganta u ah ee aan waxba geesan qolal inta ay ku xidhaan mujrimiin la soo xulay si dadnimada, Islaannimada iyo dhaqanka suuban ee Somaalida ka baxsan u jidh dila, u cadaaba oo dila. Kuwaa cadawga soojireenka ah, ee cadawga Somalilaand ah ee ku kacaya wax habardugaag ka xishoodo, waxa ka cadawsan oo ka xun kuwa Reer Shiikh Isxaaq sheeganaya ee siyaasi leh, ee dhaqan leh, ee wadaad leh ee ganacsade leh ee Somalilaand jooga ee taageersan ee af iyo gacanba ugu hiilinaya ee horgalaha u ah cadawgaa ciilqabaha ah ee fuleyga ah ee dhalinyaradii diyaaradaha madaaradooda imanaya soo hagayey ee aan waxba galabsan ee qurba nacaskaa magan ugu ah qolaal inta ay ku xidheen isugu tegey ee si kasta inta ay u cadaabeen diley .

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 7 месяцев назад

    Marxuum‐ مرحوم = kii loo naxariistay. Qofka yidhaahdana dambibaa uga kordhaaya ee halayska ilaaliyo

  • @FatoumaMohamedMahdi
    @FatoumaMohamedMahdi 7 месяцев назад

    INTA DAMIIRKALE EE NAFAHOODA EE MALKOODA IYO MAGACOODA CITOYENS DE LA REPUBLIQUE DE SOMALILAND ILLALINAAYA
    HAA ISUDHIIBAAN SAFARADAHA (DEMANDENT L ASILE DES AMBASSADES AMERICAIN''EUROPEENNES . EN TOUT CAS LES AMBASSADES DE LE PLUS PROCHES EN TANT QUE CITOYENS SOMALILANDAIS

  • @rodag7831
    @rodag7831 7 месяцев назад

    Raali Odhinga idin ma aqoonsanaayo. Waa khyaamo iin dad muslimiin tihiin oo diidan kiinya iin aay maamusho hawadiina. Kiinya waxay rabta iin Galbeedka la kaashato sida Itopia iyo Somaliland heeshikooda la carlaqdeeyo oo iyaga loo soo wareejiyo. Waayo Itopia deal ka aay heshay Uganda bay ku direysa oo rabta deal kaa soo kale.

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 7 месяцев назад

    Iyadaaba dishaye dawladkushegtuye maxayka odhankarta wixiidilay marxuumiinta alah naartahaku fogeeyo

  • @abdullatifabdulla2074
    @abdullatifabdulla2074 7 месяцев назад

    War wax caqliga gala kaga hadla arimaha somaliland. Lkn beenta duuban naga joojiya jaalayaal.

  • @daahirjimcaale-mz9xo
    @daahirjimcaale-mz9xo 7 месяцев назад

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa waxa habboon inaynu ogaanno beesha caalamku dawladaha africa waxbaba uma arkaan waxna ma weydiiyaan.
    2.0. Haddaba aqoonsiga waxa bixiya inkastoo aanu wax micnaba ku fadhiyin general assembly UNations. 3.0. Haddaba waxan aynu ku mashquulna maba aha wax lagu wareero.
    4.0. Waxa dhaanta inakoo dalka kheyraadkiisa la soo baxna dhaqalahana kor u qaadna.
    5.0. Haddaba ha waalnaado jacaylku aynu weerarka aadno.

  • @MohaAbdi800
    @MohaAbdi800 7 месяцев назад

    Inna kaahin ayaa dadka lay ayaa habeekii waa fircoon waana falaloow waana shaydaan waana beenaale kahordhaqaag nacdsbaa kugitaalee😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 7 месяцев назад

    Haku gulaysto odinga

  • @AwillYeey
    @AwillYeey 7 месяцев назад

    Weak talk.